WASIIR JIRE: 5 SANO OO XAALAD ADAG AH AYAAN SOO MARNAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 373

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +12

    Illaahay ay ayaanle iyo wasiirka hakaqabto cadawgooda allaha nasri khayrqaba hausoorogo somaliya

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว +11

    Farmaajo iyo Al Shabaab way WADA SHAQEEYAAN.Fahad iyo Qadar baa arintaa wada. marka Farmaajo ha moodin in muwaadhin uu yahay kaa soo raba inuu xureeyo 🇸🇴.Ilaahay shartiisa hanaga qabto aamiin

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +13

    wasiir jire goortuu marayo hadalkiisa daqiiqadaha ah 28.04-ilaa 05 ayuu ku cadeeyay in dowlada federaalka iyo alshabaab wada shaqeeyaan cadeyntuna taas weeye, waxaase wanaagsanaan lahayd heyadaha daneeya dalka ama ladagaalama alshabaabtu in la wargeliyo in dowlada federaalka ay wada shaqayn ka dhaxeeyso baaris xoogana ku sameeyaan hadalka wasiir jire ayaa cadeeyay taasi iney jirto. ayaanle mahadsanid adiguna barnaamijyada waxgalka ah ee aad soo jeediso ee inta waxgarata ey fahmi karaan halkuu dalka usocdo amaba cida alshabaab la shaqeysa aan cadeemahooda halkakan aanu ka dhaga dhageyneyno mahadsanid ayaanle cadeyntan rasmiga ah ee inta caqliga leh fahmi karta in dowlada federaalka iyo alshabaab wada shaqeeyaan, nabadeey

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Sxb hay'adaha dalka daneeya eed sheegaysaa waa kuwee oo magacooda noo sheeg, waase ayo cidda farmaajo iyo villa wardhigley baadhitaan ku samayn kartaa yayse u shaqeeyaan oo ayaa xukuma????

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 koley waxaan filayaa inaad ogaatey in baadi aanu shaqeyneyn waxay tahayba

  • @rashaadali7540
    @rashaadali7540 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid ayaanle ,xaqiiqda soo bandhigtid

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +15

    Mashallah waa kuwa Dadkii Allaha Weyni Siiyey Maadiga iyo Diinta Ee aan kuwada Jiray Iskuulada ahayna Isku Xaafada Hodan, Ahaa Bangaari ka Shaqaynayey Laanta Xarunta Ee Xisabadka Allhu Akbar, Cabdirashiid waxow ka Mid yahay Raga Wadanku Ku taagan yahay Ee Ma'uuliyiinta ah, waana Dadka loo Baahan Yahay Ee Dalka iyo Dadka Wadi Kara.

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 ปีที่แล้ว

      Wasiir cabdi rashiid ogaadeen miyaa mise majeerteen

    • @manoskamaxmud6459
      @manoskamaxmud6459 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdiali8874 adgo kale qabiil un daba taagan weeye waxa dadkeena iyo dalkeenaba lo adegsanayo wllo inaad Somali ahaan ufikirto iskuday indhaha furo qabiil dambe hasheegin somalinimo naga badan qabiil waxa kaliya burburiyay wadankeena hooyo yaacccc😭😭😭

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 ปีที่แล้ว +2

      @@manoskamaxmud6459. Run ma aadan sheegin. Hadalkaaga na wa meel ka dhac iyo aflagaado. in aa itiraahdid waxaa tahay kuwa la adeegsan karo. Mida kale. Aniga waxaan iri yuu yahay wasiirka. Taasna nabi muxamad ayaa noo sheegay oo yiri qabiilka isku aqoonsada oo kaliya. Li tacaarafuu. Lkn xumaan ha u adeegsanina. Aniga aqoonsi bey iga aheyd. Taasna diinteena ayaa na fartay. Yuu yahay waa kalmad qaali ah. Hadii adiga aa u aragto xumaan jaahil baa tahay waana danbeysaa ee diinta baro. Aniga xumaan ma sheegin. Tankale soomaalida badankeed waa munaafaqiin oo asagoo qabiileyste ah ayuu wuxuu iskaga kaa dhigaayaa nin qabyaalada neceb. Aloow yaa ku ogaada in aa tahay qabiileyste number one.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah C/ Shire Qaline (JIEDE) Runtuu ka hadlay.

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan raadiyey Telf lakiin ma helin A/ Jirde, Inshallah waa rajayna inaan mar ku Arko, si gaar ah baan ku Salama, Kheye badana waa ku Rajayn, Allaha Kuu Fududeeyo Xilka aad Hayso.

  • @kunkun822
    @kunkun822 2 ปีที่แล้ว +7

    ayaanle pls noo joogteey wareeysiyadaan, maalintii haddii awooddid 5 wsreeysi noo soo dhig😁😁 wlhi waa proffesional

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว

      Waa laga xiiso dhigaa markaas

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว +4

    Very true and good news 👍 👏

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +5

    Nin raba in king ahado bey leyihin maati noqo oo lacag qado. Axmed Walle legend dheh

  • @abdiweliyacquubmohammed4692
    @abdiweliyacquubmohammed4692 2 ปีที่แล้ว +3

    dear Ayanle, i really appreciate your honestly and fruitful interview with those FGS victims for its 5years peirod, and i really congratulate and encourage to keeep forward displaying this heartbroken information

  • @farhangane
    @farhangane 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallaah minister jire qalinle 💯

  • @jamalshukriabdi4220
    @jamalshukriabdi4220 2 ปีที่แล้ว +13

    Asc walaahay wasiirku TaaS beenkuma sheegin.
    Qoyskayga waxaan lahayn baabuurwayn, hadduu Kismaayo rakaab kasoo qaadi oo uu aado Badhaadhe , waxay Alshabaab ka rabtaa 2500 $ , haddii kale ma maraysid wadada, hadda baabuurkeenii waa layska dhigay.
    Waxaanse aad oola yaabaa ,Farmaajaa sidaa ku samaynaayo deggaankaa ay jiraan kuwo saas ku taageersan.

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallaaahi way cadahay in ay fahad iyo shabaab wada shaqayn hayeen

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha naga badbaadiyo maafiyada na qabsatay

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +8

    Wadanka waxa ku baashaalaya rag gaangistaro ah oo qadar iyo itoobiya wakiil u ah, waa NGO aan howl dowladeed iyo amni aan masuuliyad iska saarin

  • @Codayev
    @Codayev 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Ayaanle Wlaalo i have never heard of this guy before, but I can say with confidence this guy is trustworthy and I never thought all these thing will never happen in somalia

    • @mohamedfarahabdullahi9491
      @mohamedfarahabdullahi9491 2 ปีที่แล้ว +2

      All this things happen and are happening, when an ex-killer become the head of intelligent, when the chair person of Parliament was chased for nothing or because you don't support me. This is war crime.

    • @abdi5027
      @abdi5027 2 ปีที่แล้ว

      You never heard of him but you said he’s trustworthy? Doesn’t sound like you’re trustworthy yourself 🤣

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you for your good job that share with your community

  • @bisharabdi6519
    @bisharabdi6519 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ayaanle.
    Soogudbi waxa jira ee dhacaayo.
    Allah ayaa kulajiara.

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah si fiican buu uga hadlay wax walbana banaanka ayuu keenay jubaland way dadaashay allah ayaana u xiiliyay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +10

    Thank you so much Mr ayaanle Hussain for your honest interview this programme I like so much ❤️ keep moving.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +9

    Been ma'ah Farmaajo, Geed Dheer iyo mid Gaabanba waa Fuulay (JUBALAN) suu ukala jebin lahaay u kala furfuri lahaay sax Qabiilo Somaliyed Oo Nabad kuwada Dagan buu iska horkeenay (ISKUDIR) Bulsho ayuu sameeyey Been Ma'aha Runti, Allhu Akbar.

  • @abdiazizisse3119
    @abdiazizisse3119 2 ปีที่แล้ว +3

    Bismilahi alrixmaani raxiim. Wasirku balayu sheegayaa Dowlada Farmaajo wax ii la hareen ma jirto.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle ilaahay haku xafido

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +7

    Shabaab Gaariga sokorta sida ee xamar kabaxo waxey canshuuraan 80$ halka kan kasoo baxa kismaanyo ay canshurtaan 3000$.
    Taasi waxey cadeyn buuxda utahay iney laba Shabaab wada shaqeyaan.
    Farmajo iyo fahad waa laba alshabaab oo arxan laawayaalla ciqaabteedana wey mari doonaan goorey tahayba insha Allah

    • @sahrash.7544
      @sahrash.7544 2 ปีที่แล้ว

      Shabaabku kalama jecla Xamar iyo Kismaayo ,ee Dakada Muqdisho Cashuur ayey ka qaataan Ganacsatadana sannadki ayey ka qaataan 50,000& ilaa 100,000& taasoo ay usii dheertahay cashuurtii Doowlada ,marka celceliis ahaan waxaa dhibaato badan ganacsatada Xamar ,laakiin waxaa Xaqiiqa ah in ay doowladu Shabaabka kusii daysay Muwaadiniinta. Soomaaliyeed .

  • @mohamedm.5792
    @mohamedm.5792 2 ปีที่แล้ว +5

    Hanoolaato waad mahadsantahay inaad Soomalida oo caamo u badan in aad wax yar u iftiimiso xaaladan aad iyo aadka u adag oo wadanka kusoo korortay. Fahad iyo Farmaajo kaba daran Qawaarijta Shabaab. Fahad = Dajaal

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +7

    Thank u ayanle for this interview, also thanks to very polite minister jirde.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +7

    A( Jirde) aad baan u kasaya, Shaqada uu Dalka iyo Dadka u haayo buu ku Cimri deg'degay, waayo wixii Somaali u Shaqeya Waa Cimri degdegayan waayo Somaalidu waa Dad Dhib badan inta JAAHILKA ah baana ku Badan Somaalida Runti.

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 ปีที่แล้ว +6

    ayaanle mahadsanid adiga laftaadu khatar ayaad u nadheedhay lafahaaga ilaasho waxani caadi maaha waa lama arag iyo lama maqal sirloin shisheeye,shabaab, insane belaayo iyo baas ayaa ka social ilaahow na ilaali

  • @farhanduale2769
    @farhanduale2769 2 ปีที่แล้ว

    Keep going abdirashid jire he's smart politician

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +5

    Bangaari Laanta Xarunta, (Xisaabadka) Dagana Hodan Dowlow Walaahi, si Fiican baan u kasaya waa Nin Dabci Fiican Furfuran (Dagan) Cabdirashiid Shire Qalinle (JIRDE).

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxana Allah Wallahi Waa Dhib

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 2 ปีที่แล้ว +17

    Farmaajo team orchestrated a multifront plan prior of coming to office. They always played a clandestine approach where Somali people are very weak as well as sensitive. The team is not independent. They always have someone lacking in background that analysis the plan prior to implement. In other way Somali people disillusioned after 1991 disaster so some thought maybe strong millatry or the people who were Close to late general Siyad may be the solution. That is how A/Qasim or all former arm forces officers who were part of old regime come to power again. We don't need like last 3 presidents from Sharif, Hasan or Farmaajo. We need agents who has oddasity to shake people's mind and lead us to governance pasture and lay good foundation.

    • @mohamudhaji9522
      @mohamudhaji9522 2 ปีที่แล้ว

      You are just selling your pity and unmethodical vocabularies here you have no point .

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir Jirre iyo Ayaanle Hussein mahadsanid. Farmajo ilahay meel xun Ku mari

  • @legoat9259
    @legoat9259 2 ปีที่แล้ว +3

    illaaheen baa amaan mudan ✊🏻

  • @abshiribrahim1212
    @abshiribrahim1212 2 ปีที่แล้ว +1

    Liibaan Hanoolaato waan ku salaamay salaan ka dib, markii aan dhageystay wasiirka maaliyada jubaland wuxuu sheegay dhiibatooyon badan ee ay geysatay dawlada uu madaxweynaha ka yahay Farmaajo. Waxaan kale oo waraysataa xildhibaan Sakariye oo isna ka sheekaynaya dhibaatooyinka loo geystay puntland. Mahadsanid.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +5

    War Wax ma tare Ee nimankaan iska qabta Mooryaanta ah Fahad iyo Farmaajo. Wadankaan halaga gaaro

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +6

    Dawlad farmajo wàa aabaha iyo hoyada shabaab time will tell

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah brother thank you so much

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaliya oo idil waxaa haysta gangs, oo ku gabbanaayo magaca madaxweynanimo, oo arrintaasi ku tusayso, dawladdii soomaaliya la oran jiray iyo qarannimadii ay la hayd, oo hadda dhammaatay, laakiin soomaliya waxaa kala qayb San doonto Ethiopian ka iyo Kenya, taasi ayaa xaqiiqa ah.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah runta baad ka dhawaajisay

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 2 ปีที่แล้ว

    Xogwarran xaqiiq ah waa mahadsan yahay wasiirka iyo Hanoolaato

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 2 ปีที่แล้ว

    Salam, Mr Asante,thanks for the information gathering ,but you do information about the northern somali Hargesia.

  • @ainansheabdirahman8197
    @ainansheabdirahman8197 2 ปีที่แล้ว +5

    Horta Ayanlow Somalidu waa ku baratay, 1- Hadii Farmaajo yahay madaxwaynaha xilkiisu dhamaaday, Ka jubaland miyaanuu xilkiisu dhamaan,
    2-Mida kale hadaydaan 10kii sano ee aad xilka hayseen kismaayo dhaafi waydeen maxaad umadda ugu filan tihiin
    3- Wadankan aad geedihii xaalufiseen maxaad wasiir jawaab u haysaa?
    4- Jubaland kee jeclaan lahaydeen in Kenya ka mid noqoto & inay Somalia ka sii mid ahaato?

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato,inay soo dayso waraysiyadan oo kale Top.

  • @esseesse506
    @esseesse506 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanleh... keep the level of the balance in the middle. Give Farmaajo group the mic . We will never take what you release without equal balance.

  • @caynijele3299
    @caynijele3299 2 ปีที่แล้ว

    anagaa jognay dorashadii mana ahen dorasho xalala madhicin subxanallaah qaaf rabag

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido ayaanlow geesi wadankisa udhaartay baatahay

  • @tba2085
    @tba2085 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Ayaanle. Dhibka Somaliya waa habka dhismaha 4.5 oo ah mid qaldan, sharaf dhacna ku ah sharafta, qaranimada iyo caqliga umadda. Tan labaad waa dastuur wareersan oo marnaba ka tarjumaynin danta guud ee umadda. Qaran iyo qabil isma raaci karaan.

  • @mohamedabdi5240
    @mohamedabdi5240 2 ปีที่แล้ว

    Hore ayaa loo arkey

  • @abdi9734
    @abdi9734 2 ปีที่แล้ว +1

    waa xaqiiq in dowlada soo socota ay u taalo howl badan oo ay ugu weyntahay dhaqan celinta dadka la qalday cbb, in la maxkamadeeyo dadkii 5ta sano dambiyada geystay

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo nin waa qici aha ma ahayn waxuu ahaa nin mala awal kusocda

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxa Shanta Somaali isku Raceen In Farmaajo, uusan la'hayn( BALAN) qofka aan balanta Fulin Diintena shegtay,Oo ku dheratay waayo hadaad Balan gasho Oofi sax hadii kale hagelin Niman balan lahayn waa Geed aan Qolf la'hayn Runti.

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo waa in lugula xisaab tamaa musuqmaasuqa dadka ladilayo iyo Eretria Ethiopia in wiilal soomaliya ku dhintaan waa lidkii dhalayna loodiido in loojawaabo

  • @FatimaAli-qx7ls
    @FatimaAli-qx7ls 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi taas waa xanuun ilaaheey ayaa ka gooynayo

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah

  • @qoslaaye3504
    @qoslaaye3504 2 ปีที่แล้ว

    Waresigaaga ma dheelitirna ayaale sxb ( you got balance both sides of critics to exercise transparency )xagooda waxa lagu xanta in dowlada Kenya la shaqeyan inta ay dowlada Somalia la.shaqeyn la hayen Mashallah wareysi xiiso badan ayaad soo deysa su'aalo adag waa in aad weydiisa dhamaan Masuliyiinta aad wareysaneysid ma aha oo kaliya in ayaga waxa ay ku sheegaya oo kaliya aad soo gudbisid!!!

  • @abdimuse5589
    @abdimuse5589 2 ปีที่แล้ว +2

    Maamul goboleedyada oo dhan dhib intaas le’eg iyo ka badan baa Maamulka Farmaajo u gaysatay muddadii ay xafiiska joogeen. Puntland Dhibka hadda Boosaaso ka taagan Waxaa masuul ka ah Maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo. Marka Farmaajo xafiiska laga saaro shaqo badan ayaa u taal Maamulka xiga si loo dhayo dhaawicii ay dalka u gaysteen.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle please waa in Wadanka loo istaago. Farmaajo iyo Xulufadiisa waa in aan iska xoreeyno. Allaha naga qabto Farmaajo. Allaha naga qabto Farmaajo. Allaha naga qabto Farmaajo. Allaha naga qabto Farmaajo.

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Alle ha noo keeno midka kheyr roon oo yaqaano kuna camal fala dinta, dalka iyo dadka

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว

    War nimankii galbeed nooga yimid dalkii waxii dhulkoodii kakeenay ayey umadii kuwareeriyeen allah baan idinka hoos galnay

  • @libanibrahim5300
    @libanibrahim5300 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhibka Kismayo kajiira weeydi marka hore hadii wariye daacad tahay.

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 5 หลายเดือนก่อน

    Wali wajogaan waxa ka baqesayne waa dhacay😢

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaaya , ma " kurtunoow ma waxaan kuu malaynayey, mase waxaan loo noqon doonin, ". Anigu waxaan jeclaan lahaa in barnaamijkan faafreeb ( filter) lagu sameeyo ka hor inta aanan la baahinin, sababtoo ah. waxaa ku dhexjira hadallo murugo iyo xanuun daran leh. Yacni, kuwaaso maqalkooda iyo muuqalkooda iyo xusuusintooda aayan u wanaagsanayn dareenka iyo nafsiyadda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhegeysta barnaamijkan Hannoolato, siiba Reer Jubbaland.

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato wadani

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaahi Bismilaahi.
    Meesha Qayaamihii baa ka jira.
    Qalaas Qalaas illahey baa noo maqan Soomaaliyey,

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 3 หลายเดือนก่อน

    Xaarmaajo Iyo Fahad Calooley Umadda Ilaah Aaka Qabtay A-sheydaan Eela Jireen. Khawaarijta Eela Jireen Laakiin Waalagula Xisaabtamaa Insha-allah, Hadee Moodaan In Lees Kaaga Haraayo

  • @ahmedabdulle9777
    @ahmedabdulle9777 2 ปีที่แล้ว +2

    N&n waxey gabood fal sameyeyn wa in sharciyad looga gudaa

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle adigu ma wareysatida waxa aan xumaanta dalka madaxaweynah ahayan guul somalia guul farmaajo

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

    Miskiin, Djibouti teediibay la liidata. Xildhibaano jaahila meesha ka buuxda

  • @fosiyacali9212
    @fosiyacali9212 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle waa mahadsan yahay wariyey ruug cadaa ah oo wax badan og noosoo badi wareysiyada

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia iyadoo marxalada ku jirta ayey hdana XINIINYA nooga dheganyiin😂

  • @mahdino4339
    @mahdino4339 2 ปีที่แล้ว +2

    Dambiyada dawlada farmaajo oo cadaymo farabadan loo hayo waa in loo gudbiyaa maxkamadaha caalamiga

  • @mohamudabdiindhayare6559
    @mohamudabdiindhayare6559 2 ปีที่แล้ว

    Waqtikasta oo ay qaadato Axmed Madoobe meesha wuu kabaxayaa insha, alllah, Dhibaato ayuu kuyahy qaranimada somaaliyeed sidoo kale Puntland
    Labadaas maamul gobaleed caqabad way ayee kuyihiin qaranimadeena
    Hunguri ayee ujoogaan
    Cunaqabeenta way fiicnneed waliba talaabo ciiidan in laqaado ayaan wanaagsan insha, allah

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo Fidno iyo Kooxdiisa waa Ciyaala Suuq. Uuf Xagee tegeyaan Farmaajo iyo Kooxdiisa. Akhirana waa Ehel Naar. Aduunkana Sharf ma leh. Uuf Farmaajo.

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaki maleh iney laba Shabaab wey wada shaqeeyan

  • @sahraali346
    @sahraali346 2 ปีที่แล้ว

    Waa. Babeentii

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 2 ปีที่แล้ว

    Far from honest interview

  • @maxamedibrahim7814
    @maxamedibrahim7814 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo ilaah ayaa naga ban karo

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay bilaahay wasiirku ayaanlow inuusan kalmad beena sheegin ee runbuu sheegay waa maafiyo balse waxaa cajiib ah dowlada soo socota sidii ay uga shaqayn lahyd dadkan iyaga ah ee ku milmay xukumada iyo hay adaha amniga ayaa 4sano qaadanaysa

  • @kussyn7297
    @kussyn7297 2 ปีที่แล้ว

    Mr Ayaanle waraysgaaga dhaxdhaxaad maad ka dhigtid si aan u fahno xaqiiqada, hal dhinac unbaad waraysataa

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว

      Ma n/ n in la wareysto maad rabtaaa 😢 tuug tagty aheed

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 2 ปีที่แล้ว

    HAANOLAN TUUGAD WAADANKEN BUIRBURINAY OO KANYA IYO IMAARAD USHAAQEY WAA AXMAD MAADOBE IYO KOOXDA shiisheya laaluushs kuu faaraqo

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 2 ปีที่แล้ว

    Dawlada iyo shabaab waa wada shaqeeyaan

  • @yonisali9841
    @yonisali9841 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkaada runtiisa Allaa og

  • @user-fs8hl7nx7r
    @user-fs8hl7nx7r 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Farmaajo lagama yaabo inoo balan kabaxo.
    Lakiin waxaan aragnaa inaay jubbalaab ayaga wax wablo aay diideen oo Dani gacanta ku hayo.

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle huseen cabdi kacdoonkii rer hiraan miyaa soo gaarey?

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 2 ปีที่แล้ว

    AYAANLE DADKAAN AAD WAREESANAYSID WAXAY KAA JECELYIIHN [[[[[ KENYAANKA]]]]]]!!!!!!!!!!!!!

  • @sahraali346
    @sahraali346 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso guul farmaajo

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle macluumaad aysan heyn masuuliyiinta Jubbaland ayuu hayaa! Wow!

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaandaro barnaamijkii Somaali Hanoolato waxa uu isku badalay bilahan olole fool-xun oo hal dhinac kaliya ah. Dawlad walba ceeb bay leedahay oo in la saxo waa wax wanaagsan lakiin marka siyaasiyiin xanaaqsan saf la soo galiyo oo maalin walba 4tii kalmadood ee canaanta ay ku celceliyaan arrintaas waa mid dano khaas ah wadata, teeda kale, unfortunarely, is boring and a poor editor's job even if you're against Farmajo. Sidan si ma ahee Ayaanle ma sirdoonkii Kenya/UAE ayaad qandaraasyadoodii wax kaheshay? Intaas danbana kaftan ha iga noqoto - waxa kaliya oon rabaa inay soo noqdaan barnaamijyadii hore ee balance-ga oo la joojiya this Walaahi cheap & boring propoganda ee maali walba lagu celcelinayo! Thanks and bye

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 2 ปีที่แล้ว

    Duli sonkor dal shisheeye ka timaad ayuu noo sheegayaa warshadahii sonkorta ee dalka wey bililiqaysteen

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up waxa kenayo waaaa u cadayay oooo la mid lacagti ahayd bixi cuna qabatenkaaa laydinka Qadayahe

  • @esseesse506
    @esseesse506 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanleh....No one is active in somalia without external support. Who is your funding sources? Western NGO or regional player.?

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyihii khadka ka baxay ee unoqday
    Qaab shiiqaysi ah ee niqday daahir caladow
    Oo kale kkkkkk

  • @fadumaafrah5063
    @fadumaafrah5063 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ka xumshay adigoo ah nin dhalinyaro ah Maxaa u radisaa wax allah oo ah xumaan la xiriir dowladda jirta hadda iyo tii Maxamed Siyad

  • @abdulkafifarah4988
    @abdulkafifarah4988 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilada yar har iyo doqonada iyo nagaha taageera farmaajo dikterer

  • @aminabarre1727
    @aminabarre1727 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa in maxkamada lageeya qofkasta oo denbi galaxy,haduu yahay madax weyne wasiir,barlamaan iyo qof caadiya,waa in lagu qaadaa nenbiga uu galay,oo aan la eegin maqaanka.dad islaam ayaan nahay xaqa yaan laga boodon.farmaajo,Fahad,jiis,wadna qabad.gabadh ikraan,waa ay kugsadee dileen,iskana duubeen muuqaal.ha la xukumo .

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax Shacab Nabad kuwada Dagan ayuu iska horkeenay Famaajo, waa kala qaybiyey (JUBALAND) waana Meesha uu Rabo in uu ka Soo Jabhadeyo Doono Farmaajo,waxa uu geeyay Ciidan Hub Raashin, Shanta Somaali waa Ogyihiin Dulmilow Farmaajo, Allhu Akbar.

  • @mohamedfarahabdullahi9491
    @mohamedfarahabdullahi9491 2 ปีที่แล้ว

    Manigaan layabin waxay ragu oo gu cararayaan xildhibaanimo wa xasanad hel oo yaaan ba waliga lagu so qaban......dambile wakii ogudambeen si xun udhinta cadaladna wa tan Allah.

  • @AhmedabdikadirSaed-pn6dj
    @AhmedabdikadirSaed-pn6dj ปีที่แล้ว

    wasiir jire iyo axmed madoobe waa dabadhilif labaduba.