Nolosha Maxay Isu Badashay Kadib 2019 ?! | Sababta waa Arrinkaan .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 414

  • @MaxamedAbdulahi-re7tl
    @MaxamedAbdulahi-re7tl 9 วันที่ผ่านมา +52

    Wax walba waxa lagaga baxaa Waa Qur,aan Akhr8ska Qur,aanka Ha lagu Dadaalo Dhalin yaro

    • @bahjaismael6189
      @bahjaismael6189 6 วันที่ผ่านมา

      Shukran , nasiixo thameen ah

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 9 วันที่ผ่านมา +145

    نحن من فلسطين 🇵🇸 أطلب منكم الدعاء لنا ❤❤❤…

    • @AdanNur-l7b
      @AdanNur-l7b 9 วันที่ผ่านมา +5

      يا رب انصر اخواننا في فلسطين 🇯🇴

    • @NADIRAMAXAMED-rx6xp
      @NADIRAMAXAMED-rx6xp 9 วันที่ผ่านมา +2

      اللهم انصر اخواننا في فلسطين

    • @MaxamedaadanMaxamed-to4og
      @MaxamedaadanMaxamed-to4og 9 วันที่ผ่านมา +3

      نصر قريب إن شاء الله

    • @mohomedabdi1435
      @mohomedabdi1435 9 วันที่ผ่านมา +3

      الهم نصر اخواننا فلسطين

    • @Funny_animls-f4p
      @Funny_animls-f4p 9 วันที่ผ่านมา +1

      اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @User7654suy
    @User7654suy 9 วันที่ผ่านมา +31

    ﴿وَلَنَبلُوَنَّكُم بِشَيءٍ مِنَ الخَوفِ وَالجوعِ وَنَقصٍ مِنَ الأَموٰلِ وَالأَنفُسِ وَالثَّمَرٰتِ وَبَشِّرِ الصّٰبِرينَ﴾ [البقرة: 155 - 155]

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 9 วันที่ผ่านมา +66

    Komanti ma qoro laakiin Markaan ogaasho maalin walba ku arka mawduuc dhalinyarada dareemaya ee uu had iyo Goor Soo dhigo Waxay tahay in aan u mahad celiyo Hadaanu nahay dhalinyarada sabaankan adag yacni hawlihiisa wata waxaan aad ula taca jubaa sida axwaasha dhalinyarada uu ula socdo iyo sida uu ugu dhaga nugul yahay talabaad iyo sida nafsigaa ee qotada dheer ee falcelin iyo Lida ka fog ee u dhex shalawdo xalalka iyo talada ku haboon ogaansho dhanka cilmi nafsiga oo qudha waxaan dhihi karaa waa filosoof❤❤❤ الله يرضاه عليك يا اخي كريم انت لنا قدوة حسنة 💝

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 9 วันที่ผ่านมา

      55 comment ayaad bixisay 😂😂

    • @ALmt-Hasanat
      @ALmt-Hasanat 9 วันที่ผ่านมา +1

      !:~| Lakin fikrad walba haa iska qadan ee qof walba in xun iyo in fiican ayu leyahay . Mar'walba ku dadaala in aad Firkradaha aad iska Shadhey' saan .

  • @amiintubeec6844
    @amiintubeec6844 9 วันที่ผ่านมา +23

    Marabtaa macaanka aduunka inaad dareentid kaliya 5 salaadood xifti malin kasta ku dadaalna wax walba oo aduun iyo akhiro ku anfacaya allaah talasaaro insha'allaah

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 8 วันที่ผ่านมา +2

      Aad iyo aad alle ha ina wafajiyo acmaasha wngsan sdoo kle sunayasha waa salado aad uwnagsan hdad isku tababartid.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 9 วันที่ผ่านมา +12

    Ilahayga i abuurtey baan ku dhaartey 2019 qofka aan ahaa iyo qofkan manta qoralkan soo qoraya wlhy farqi waxaa u dhexeeya 85% qiyaastii😮caafimaad ahaan iyo qof ahaanba cajiib ilaa hada waan soo xasustaa noloshii nimadka lahayd 2019kii ilaahow na xafid oo dad dantooda garta naga dhig aamiin

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog 9 วันที่ผ่านมา +25

    Farxad waxa lagu dareema kusaliga nabiga scw❤

    • @MohamedeqAli
      @MohamedeqAli 3 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw

  • @AbdimajidGuhad
    @AbdimajidGuhad 9 วันที่ผ่านมา +61

    I miss past 😢😢😢😢Wallahi I can’t deal with problems because I will start overthinking
    Life is getting so hard but Islam is here to save us til end of our last breath

    • @haa8793
      @haa8793 9 วันที่ผ่านมา +4

      MnshaAllah every problem has a solution and ours is islam alxamdulilaah

    • @AbdimajidGuhad
      @AbdimajidGuhad 9 วันที่ผ่านมา +4

      @@haa8793 yeah truth Allamduillah 💜❤️💙

    • @user-ri1lw7fv6o
      @user-ri1lw7fv6o 9 วันที่ผ่านมา +2

      I feel same bro.
      Waan dareemaya waxa aad dareemaysid nolosha waxa dhadhanka inaga qaaday Waa isticmaalka muuqaalada gaagaaban ee mobile-ka oo fikir iyo isku-buuq iyo jilicsanaan inagu dhaliyey.

    • @AbdimajidGuhad
      @AbdimajidGuhad 9 วันที่ผ่านมา

      @@user-ri1lw7fv6o haa saax bro

    • @AbdimajidGuhad
      @AbdimajidGuhad 9 วันที่ผ่านมา

      @@user-ri1lw7fv6o I deleted TikTok 😂😂🤣🤣🤣

  • @nasteexanuur3093
    @nasteexanuur3093 9 วันที่ผ่านมา +26

    اللهم انصر اخواننا في غزة وحفظهم وأيدهم بنصرك ❤❤

  • @popular7493
    @popular7493 9 วันที่ผ่านมา +20

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤

  • @HafsaAli-w6s
    @HafsaAli-w6s 8 วันที่ผ่านมา +9

    Camarow aniga 2023 aa tell keyga ka takhalusey .
    Markaan isku arkey anigoo hal daqiiqad internet ka maqnaan karin reerka soo dhaxgaleenin xitta cibaadadeyda iga daciiftey ,hurdadiina iga guurtey'waxbarashadii karahsaday .
    Balse hadda alxm nolosheydii wey isbadashey oo waan ka xaroobey gumaysigii internetka .
    Hadda waxaan TH-cam-ka isticmaalaa 30 daqiiqo oo kaliya waliba telphonka hooyo😢

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 7 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaan oran karaa noloshaydii ugu fiicnayd waxay ii bilabatay 2019, Alxamdulilah. Waa markii aan USA kasoo guuray stresskiisa oo aan nairobi imid 2 shaqale ah an aan qabsaday. Ilaahow qofwalba riyadiisa u rumee oo nolol raaco leh sii. Aamiin dhaha 🤲🤲

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 9 วันที่ผ่านมา +24

    Alhamdulilah dheh hadda cafimaad qabto
    ♥️🥰🏃‍♀️🏃

  • @MikleRood
    @MikleRood 9 วันที่ผ่านมา +9

    Waa run walaahi anigaba 2020 ayaa téléphonekaygii ugu horeeyay la iigaday intii kahoraysay sanadkaas noloshu dhandhan ayay lahayd xaladkaste aan ku jiro dareen gaar ah ayay lahayd imikana dareen majiro xaladwalba oo isomarta wax aan daremaayo male sida rabot camal ...

  • @azaanibrahimmohamed2846
    @azaanibrahimmohamed2846 9 วันที่ผ่านมา +9

    5$ 2019 wax walba waad ka helaysay laakin maanta 2024 5$ wax full ah kama helaysid waa 1$ kale xaaladu way is badashay laakin alhamdulilah hadaanu caafimaad qabno dhamaanteen

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 9 วันที่ผ่านมา +12

    Wll ogaansho..runtii qofan ku dayadoo waxn jeclahy inan mar un kalaa kul maa my. Teacher keep going..❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 9 วันที่ผ่านมา +7

    Tuuga hadda ugu khataraan eee dadka nolloshooda xaddaya daqiiqad kasta waa telephone ka 😢
    Wxn rajjaynayaa in muuqaalkan uu wax baddan iga baddali doono inshallah mhdsnd wll Omar

  • @abdulahiaadan6308
    @abdulahiaadan6308 9 วันที่ผ่านมา +12

    6/9/2024😢,waxan Rajeynaa Insh allh anoo Is Badaley oo meel Gaarey Kana Raystey Noloshaan cadaabkaa Ee Mobile u usababyhy 😢😢😢😮inaa Kusoo Noqdo
    Wlhi waa daale😢😢😢

  • @ozanjoker
    @ozanjoker 9 วันที่ผ่านมา +5

    Alhamdullah dhibkaas waa ka cafimad qabaah 😊

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 9 วันที่ผ่านมา

      Been waynaa😂😂😂

  • @MohamedAbbas-e4p
    @MohamedAbbas-e4p 9 วันที่ผ่านมา +14

    Wiilkaas iyo aniga wax farqi ah oo inoo dhaxeeya ma jiro wlhi nolosheyda waxaa la dagay moobilkeyga iyo baraha bulshada waxaana waayay macnaha iyo macaanka nolosha waxaan waayay farxadii saaxiibada iyo ehelka deriska iyo qaraabada nolosheyda oo dhan waxey noqotay qolkeyga iyo shaqadeyda runtii waa dhab arintaan. Allow alle

    • @maryamahassan377
      @maryamahassan377 9 วันที่ผ่านมา +4

      Hadaba is bedel deg deg ah la imow maxaad sugeysaa wlhi nafta iyo sheydaankuba waa cadow ee ka adkow

    • @MohamedAbbas-e4p
      @MohamedAbbas-e4p 8 วันที่ผ่านมา

      @@maryamahassan377 mahadsanid

    • @abdirisaksako3988
      @abdirisaksako3988 8 วันที่ผ่านมา +1

      Nolasha hadad jadwal nolaleed usamaysato Run ahaanti waad dareemi is badal ilahay utalo saaro cibaadadana badi wll

  • @mascuudali7753
    @mascuudali7753 9 วันที่ผ่านมา +3

    Ustaad. Cumarow baryahan dhalinta waad ka jiiftaa micnaha cashiradii taxaaha ahaa waad yara joojisay.
    Noosoo badi videoyadan oo kale ❤🙏🙏

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 9 วันที่ผ่านมา +7

    Maalintii aan shukaansiga joojiyay ayaan isagana faraha ka qaaday, maba daneeyo ee iska shaqaystaa.

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 9 วันที่ผ่านมา +14

    2020 😢😢farxadii ayaa go' day

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 9 วันที่ผ่านมา +7

    Alle ha ku sharfo ustad ogaansho 🎉❤noo soo badi video wax tarleb

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mawduuc aad muhiim u ah. Ku mahadsanid Macalin Cumar Inshaar.

  • @my.religion.Islam-d4w
    @my.religion.Islam-d4w 9 วันที่ผ่านมา +16

    نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهر بـ20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواتي سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\|¶:)'|؛؛؛,,,\\>؛؛؛,,,|\≧؛؛؛,,,@♡؛؛؛,,,♤😢😢♤؛@♤؛؛؛,,,؛؛؛,,,//¶;://}😢😢◊¯-‹😢😢\_◊-‹|_◊/😢😢‹◊¯-‹\_◊-‹|😢😢😢;&&;&;;&;&😊_|_◊/¯◊¯\-‹Π◊..=.,,،،

  • @abdirahman.hatrik
    @abdirahman.hatrik 8 วันที่ผ่านมา +1

    Cumur iishaar thank you very much Bro ❤🎉
    Abaalkaaga janno alle haka dhigo.
    Anagu kuuma abaal gudi karee ❤

  • @Maidacaddey
    @Maidacaddey 9 วันที่ผ่านมา +4

    اللهم اهدنا الى صراط المستقيم😢

  • @haashigumcadle4
    @haashigumcadle4 9 วันที่ผ่านมา +5

    Walhi balawad ka xun o qof biniaadam ah isticmalo ma jirto mobelka iyo internetka
    Isticmalkoda waxan bilabay 2018 nolashayda malintas ayay god ku dhacday, 1 Daqoiqo kama maqnan karo internetka haduu iga go waxan noqoya qof walan o kale wan iska daba wareegi hurdo hashegin
    Waxad moda mararka qar in an ka shakiyo in nolahay on qof nol jiro dhibatada nahaysto book 📖 wa laga qori kara

  • @queenliza596
    @queenliza596 9 วันที่ผ่านมา +7

    Facebook iyo tiktok waaba iskatuuray Alhamdulilah 2022

    • @SumayoUpdi-k8f
      @SumayoUpdi-k8f 9 วันที่ผ่านมา +1

      Abayo Ani Facebook ma isticmalin lkn TikTok kuwashe iduce hada 2 malin kamaqanahe wa ture 😢

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 วันที่ผ่านมา

      @@SumayoUpdi-k8f amin abaa

  • @Martinez21p5u
    @Martinez21p5u 9 วันที่ผ่านมา +3

    2016 Habn kii ayaan asxabta isku imaan jirnay si mid walba kan kale film hindi ah isugu dirno markaas said ayaan u xiiseyn jirnay ugu yaraan 1h Ama 2h inuu socdo ayaa macquul ah si dagan intaan u daawado ayaan iska seexan jiray lkn 2022 illa hda Hal film intaan bilaabay maaan dhameysan.!!
    Ujeedku ma ahn inuu wax fcn yahy io in kle lkn waxan dareemay wixii aan daneyn jiray maanta in aan awoodin xitaa in aan Daawado anigoon uga tageyn wuu xun yahy Ama waqtigaada ayuu lumin io wax la mid ah kaliya in aanan daawan karin ayaan uga tagay,!!!

  • @Saacidgelle
    @Saacidgelle 9 วันที่ผ่านมา +7

    Dhibatada ugu wayn calamka waa talefanka iyo internetka

  • @user-df1dk2vn9t
    @user-df1dk2vn9t 2 วันที่ผ่านมา +1

    13 / sept /2024 i.a noloshan fooshaxun waan kabaxayaa ilahaw sidii roon baan ku waydiistay🤲

  • @kingchalataawi6895
    @kingchalataawi6895 6 วันที่ผ่านมา

    WaXaaN u haystay inay kaligay igu ooobantahay arinkaani lkn waxan arka inay jiraan dadbadan oo ila mid ahi ilaahay waxan ka rajaynaya wax khayrwaba i.a ❤

  • @Somalianboy-z0
    @Somalianboy-z0 9 วันที่ผ่านมา +6

    Isbadal io hoos udhac ayan daremayaa wlhi 2019 io wixii ka dampeeyey😢

  • @ZakariyeSaid
    @ZakariyeSaid 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi farxad iyo nashaad 2018 iigu danbeesay😢 nolol taleefan iyo cadooyinkale nolosheeda galaaftay 😢 ilaahayow ibadal adaa hanuumka hayee😢😢

  • @ShukriUpdilaahi
    @ShukriUpdilaahi 9 วันที่ผ่านมา +14

    Hadan ku Yara batey alle haiga jaree amiin yarabii

  • @maryamaalahisiid5051
    @maryamaalahisiid5051 9 วันที่ผ่านมา +2

    Waa moowduuc aad u muhiim ah xili loo baahna aad so fasaxdey , mobile dhibaato badan ayuu ku hayaa bulshada waxan rajeyhaa in isticmaalkiisa leyska xadidi doono, hadii nolosha rajo laga ley yahey

  • @AbdihafidMohamed-b4b
    @AbdihafidMohamed-b4b 9 วันที่ผ่านมา +10

    Qofki ubahan in carurtisa O jogan America 🇺🇸 ama UK 🇬🇧 in quranka karimka hab online lugu baro sodawaw

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 9 วันที่ผ่านมา

      Maxaa u dooratay America iyo UK? Why?

    • @AbdihafidMohamed-b4b
      @AbdihafidMohamed-b4b 9 วันที่ผ่านมา

      @@user-jp9mu1of2r sababta dadka xaga jogan unba inta badan. Sidas lugu Bara Marka wali ma arag dad gudaha joga ONLNE dalbanaya lkn hdey digan wa lo aqrini wll

    • @AbdihafidMohamed-b4b
      @AbdihafidMohamed-b4b 7 วันที่ผ่านมา

      @@user-jp9mu1of2r dad xags jogan aya intabadan lugu diga online marka sidaas

    • @AbdihafidMohamed-b4b
      @AbdihafidMohamed-b4b 7 วันที่ผ่านมา

      @@user-jp9mu1of2r adiga hdad ogthy qof ubahan ila soxarir

  • @Boqorka1
    @Boqorka1 9 วันที่ผ่านมา +9

    ku saliya nabiga sallallaahu calayhi wasallam

    • @AhmedMuscab-o9f
      @AhmedMuscab-o9f 7 วันที่ผ่านมา +1

      salalahu caleyhi wasalam❤

  • @RamloQurux-b4f
    @RamloQurux-b4f 6 วันที่ผ่านมา

    2019 sanad aan jeclahey inuu solaabto ala yaa iigu celiyo 2019 kadib nolasha waxba ma aheyn❤

  • @hussseinabdullahi1623
    @hussseinabdullahi1623 9 วันที่ผ่านมา +5

    اللهم انصر اخواننا في في فلسطين

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 9 วันที่ผ่านมา +12

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 9 วันที่ผ่านมา +2

    Anigu waxaan joogaa kismaayo
    Maanta waxaan arkay nin talefoonla,aan ah wuxuuna yidhi isticmaalkiisa ayaa iwareeriyay marka waan iska dhigay

  • @NajahMohamoud-wv2sr
    @NajahMohamoud-wv2sr 9 วันที่ผ่านมา +1

    Baraha bulshada waa.wax macnka nolosheena ladagy wllhi ma aqaan markan social media galo een ka baxo waxn arka ano jawigygu badaln yhy si fudud isga xanaqaya ,wax akhriski oo igu adkanya madax xanuun ,kalsooni daro wllhi si aan isago jaro waan garan la ahy wakhtigygii iyo noloshayda kalabadh asaga qaty 😞😭

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 9 วันที่ผ่านมา

      Horta applications ka tiktok iyo instagram iska delete gareey siiba tiktok marka isbadel waa dareemi doontaa

  • @CabdicasiisBashiir-lp5ig
    @CabdicasiisBashiir-lp5ig 9 วันที่ผ่านมา +2

    Waan ku salaamey ustaad cumar inshaar

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 9 วันที่ผ่านมา +2

    Wlahi waxa jira dhaliyaro aad modayso nolosha inay ka quusteen marka aragto xalafalah ay ku suganyihiin 24 hour's Mobilka aan ka marmi karin inay u arkaan qalbigoodi ama maskaxada hogaminyasay inta u kamqanyahay mobilku waxa wajiigsa qofka kuso dagayo argagax murgo daganshiiyo laan hadab dhaliyaro fiinta barata xirfad barta kakac fadhiga jiifka kakac nolosha hami kayeelo waa iga dhiiri galin ❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 9 วันที่ผ่านมา

      Walashey ayaaba dhahday hooyo kulaha sede unoledeyn into mobelka iman maba uqabto in lanolan karo mobel la aan 😂😂😂kwrn hee

  • @saraMohamed-so2kd
    @saraMohamed-so2kd 8 วันที่ผ่านมา

    Qur'aanka aan badsano dhalinyaro iyo salaada salaada oo waqtigeeda iyo qaabkeeda loo tukado xumaanta iyo wxyabaha aad dhibsanayso iyadaa yareyso Inasha ALLah

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 8 วันที่ผ่านมา +2

    2019 kabacdi ayaaba nolol helay alx

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 9 วันที่ผ่านมา +1

    Alxdulilaah wey jirtay xili aan kala joogsi laheyn ina kabaxo rajeynayay Alxdulilaah wana kabaxay wan kamashqulay ilahow iday ilmaheyga ayaga imashquliyay mobelka wana kufaraxsanahay wayo wan jecla ina kamashqulo hada mesha labo saac lagu gaaro qabsana intas yarna qurana kubarana saasana mobelka dhan uga goyay Alxdulilaah

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 9 วันที่ผ่านมา

    Waa inaan badsado salliga nebiga sallaalaahu calayhi wasallam , iyo xuska alle subxaanahuu watacaalaa ❤

  • @kulmiyeprivateschool3906
    @kulmiyeprivateschool3906 8 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waa arrin dhab ah, jiika maanta mobile ayaa dilay. Alle ha inaga badbaadiyo sharta lagu sameeyey 😮

  • @user-lh1kf2ov9c
    @user-lh1kf2ov9c 8 วันที่ผ่านมา

    2021 wxn ahaa Fasalka 3ee dugsiga sare wuxu iahaa sanad aan talefon laan ahaa mudo 3bilood ah
    Wxn dareemay nolosha saxda ah ee biniadanimo wxn seexanayaay 8:30pm salaada cishaha kadib anigoo tagayaa schoolkii waqti hore 5:00am subaxnimo
    Wxn iskabadalay wax bdhn sida inaan darkeyga oo diyarsan oo daqan waliba inaan sameeyo
    Wxa kale aan xaqijiyay inaan wax bdhn aqriyay oo waliba wxn dareemay awooda maskaxdeyda
    Wxn galay fasalka kalinta 2aad oo igudambeysay waqtigaan talefonka qaaty 2015
    Alxm hada waxbarashada heer sare ayan maraaya wali wxn ladagalamayaa caqabadaha nolosha ee sokorday 2020 inshaallah allaha ino dib yareeyo✅✊

  • @muhammedyusuf6300
    @muhammedyusuf6300 9 วันที่ผ่านมา

    Cumar inshaaroow dhalinteena waala socotaa runtii,
    Waxaad moodaa waxaan kufikireeno inaad laguu sheegayo mise mawduucii na walwal galiyo laguu sheegoo kasoo hadashid.

  • @ZackThiaw
    @ZackThiaw 8 วันที่ผ่านมา +2

    Dhibatadu mahaa Isticmaalka Mobilka Faraha badan Ee waa Waxd Ku Dawaneysid tusaale ahayn Anigu waxn Isticmaalayey 14 saacdood. Sacadahasna course ayaan baranayey maan khasaarey mise waan Fa iidey, Point ugu weyn waa Waxd Ku dawaneysid iyo Feed back Kaga soo baxaya 😮

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 วันที่ผ่านมา

      Aad io aad

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 9 วันที่ผ่านมา +1

    Nolosha aduun yadu way macaantahay marka aad talada ilahay qaadato lakin marka naf iyo shaydan kaa faaidaystan nolosha aduunyadu markaa waa qadhaadh

  • @AbuHamsa123
    @AbuHamsa123 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xalka ugu wanagsan waa 4 bil oo khuruja aad baxdo / tabliiq mobelka laga xaraynaayo si aad uu so gabsato
    WALLAHU ACLAM.

  • @MaxamuudMaxamed-s9s
    @MaxamuudMaxamed-s9s 9 วันที่ผ่านมา +1

    Supxanllh illahow ha isku keen dhex qasin❤

  • @itzManha125
    @itzManha125 9 วันที่ผ่านมา

    Allah ha noo fududeeyo aduunka dhibkiisa hada nolosha wee gaabteye cariri aniga 2019 iga is yaagteye allah ha ii soo ceshasho

  • @Apdulaahi14
    @Apdulaahi14 9 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks ustaad Omar

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 วันที่ผ่านมา

    Wallhi wan is waydiyey ani xtaa ano meel ka arkin wallahi su'al aN jwab an uwayey

  • @user-wj4df6og6q
    @user-wj4df6og6q 8 วันที่ผ่านมา

    Cumar inshaar si qoto dheer ayaan kaaga raligalinayaa madaama aan kaa xanaaji fadlan I cafi 😢

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 9 วันที่ผ่านมา +2

    1 sac iyo bar ayaan isticmaaala waana anigoo joogo Germany 🇩🇪🤍✌️

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t 9 วันที่ผ่านมา

      Sxb wxy sirta arintaas ka danbyso?

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 9 วันที่ผ่านมา

      Aniga saalada marka tukado lee iska deynayay hada alxdulilaah labo saac kadib qabsada mana dhamo inta heesto mara wax qabto aa kujirto

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @ayanabshirsaid8235
    @ayanabshirsaid8235 9 วันที่ผ่านมา

    ي لها من صدفة امبارح كنت مع صديقتي في مكان استراحة كنا نحكي معا ونقضي وقت حلو كذا قلت أنا تعرف أن الحياة تغيرت بعد 2018 حكينا اللي صار في المجتمع أو أغلب الناس وتغير طبعهم ،،،،اشتقنا للماضي والله حتى لو كان مؤلم في بعض الشيء😢

  • @therightpath544
    @therightpath544 6 วันที่ผ่านมา

    Qodobkaas ah in mobile aanad qolka lala galin waa mid aad xalka ugu dhow dabcan aniba waan sameeyay waanan ku faaiday runtiii.❤ omer inshaar waan ku salaamaya zp inta badan waan ku daawada lkn comment ma dhiibto.

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 9 วันที่ผ่านมา +2

    1.1million is coming soon ❤HAMBALIYO HAMBALIYO Hambaliyo ❤🎉🎉🎉❤ keep going my brother Omar inshaar

  • @AliHarestoOlow
    @AliHarestoOlow 8 วันที่ผ่านมา

    Baarakallahu feek akhi

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 8 วันที่ผ่านมา

    Isticmalka badan internetka iyo mobile yadu waa cadawga nolosha ee dhalinta jogta maanta aniga xitaa aan ka mid ahay go aan baan qaatay Aan ka laabasho aan lahyn alle ha ii sahlo dhalinyarada haka fakerto mustaqbalkoda .

  • @MohamedAbdiali-zn8yj
    @MohamedAbdiali-zn8yj 7 วันที่ผ่านมา

    Xalka ugu fiican waa inaad isku mashquuliso waxkale sida shaqo iwm, laakiin social media wax lajoojinkaro ma aha.

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 9 วันที่ผ่านมา

    Waa dhibka ugu weyn ee aan haysanno, 14 sano ayaan shaqooyin hayado caalami ah shaqaynaa, waligey shaqada la'aan iguma dhicin inaan dalaco mushaarada ii kordhin, ma ogiye lkn hada sanad ku dhow ayaan shaqada la'aan ahay, qoyskayga waa igu xiriiraa, 2021 waxaa aan ka dhammaaday nolosha, waxaa laygu dhiman nolosha, xataa magaalada waan adi kari waysanahay

  • @DAyax144Jordan
    @DAyax144Jordan 9 วันที่ผ่านมา +1

    Omar I inshaar sxb dhibatada 1xbet ka barnaamij ka so sameee

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ogaansho Legend 👍

  • @Seyfulah114
    @Seyfulah114 9 วันที่ผ่านมา +9

    Kusali Nabi muxamed scw 😊✍️❤️‍🩹

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 8 วันที่ผ่านมา

    waxaN ahaa dadka aan joogi karin 1saac telka la'antiis intuu dabka ku jiro wan dhibsan jiray lkn inaan iska jaro caadada xun ban go'an sadey mrkan vedio daawadey❤

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 9 วันที่ผ่านมา +2

    The one and only omar inshar ❤❤
    My teacher🤍

  • @abdifataahdirir9192
    @abdifataahdirir9192 7 วันที่ผ่านมา +1

    Facts 100💯

  • @mandekaliahmed5157
    @mandekaliahmed5157 9 วันที่ผ่านมา

    Wan ugu racsanahy brother aniga waxan ka mid ahay dadka aynoloshooda dib udhaca xaga attention too much watching tikka and short videos 😢😢

  • @XafsaGuuled
    @XafsaGuuled 8 วันที่ผ่านมา

    Wax kaloo aan qabto maleh😢😢😢😢😢jmcdii ayan so dhameye sanadkaan wax aan qabanayo majirto

  • @Hindahappy-s3m
    @Hindahappy-s3m 6 วันที่ผ่านมา

    Yaa allah sahal umu raha

  • @user-lo8bg6yh1f
    @user-lo8bg6yh1f 2 วันที่ผ่านมา

    Jasakalah ustaad❤👋

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 7 วันที่ผ่านมา +1

    Azc cumar inshar❤😊

  • @abdiwahidsaid7523
    @abdiwahidsaid7523 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 8 วันที่ผ่านมา

    Waa run wlhi inagu mar kasta internet wn joogana maalin ayuu nin Nala shaqeeya sacadu Nala balamay Ka dib dhcay Swedish na wuu aha mrkn u tagnay wuxuu na yidhi balantii waydun Ka dib dhacdeen waqtina idinma hyo hada

  • @Sayid_999
    @Sayid_999 8 วันที่ผ่านมา

    Cumarow Waa runtaa 🙃 ISTICMAALKA talefanka

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 8 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga waqtiga aan mobelkyga ku bixiyey hdaan Quraanka ku bixin laha caalimad ayaan ahan laha lkn manta ayaan isbadal bilaabaya Inshallh and i will delete some apps

  • @SmilingBooks-og9ct
    @SmilingBooks-og9ct 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waxdba mooda inad aniga iga hadlaysid markan firiyo 2018 sidan aha ionsan ahy manta different person😢😢

  • @mandekaliahmed5157
    @mandekaliahmed5157 9 วันที่ผ่านมา

    Taalo wllnimo wa I muhiim

  • @sharmaboy1464
    @sharmaboy1464 9 วันที่ผ่านมา

    Ogaansho calamatul saaca suqra ayaa sacudiga ka bilowday video kasoo diyaari wll❤

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 9 วันที่ผ่านมา +4

    "Raag iyo dumar Lees madhamo riyaa lagu wada jira " Allah yar'xamuha . 😢

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 9 วันที่ผ่านมา +4

    Facebook waaba iskatuuray Alhamdulilah 6/6/2024

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w 9 วันที่ผ่านมา

      Walahi kula mid ayaan ahay

    • @queenliza596
      @queenliza596 9 วันที่ผ่านมา

      @@AbshirMaxamad-d2w 2021 iskatuuray facebook iyo tiktok alhamdulilah

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 9 วันที่ผ่านมา

      Aniga fecbook tik tok labadaba wan tuuray telegram ooaan garob quranka uga jiro lee iishaqeyo iyo TH-camkan wana karestay alxdulilaah

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 8 วันที่ผ่านมา +1

      Hadaan iska tuurin aadba yaraysat9 maalintii 30 daqiiqo isticmasho kawaran .
      Mise waxa aad xal u aragtay in aad ba hawada ku cuntid.

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 วันที่ผ่านมา

      @@cabdiwahaabnadaara7945 2022 iska Tuuray asoo idil

  • @XassanAadam
    @XassanAadam 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey Haku barakeeyo ustaad 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 9 วันที่ผ่านมา

    Wlhi cumarow ilahay haku barakeyo

  • @cismaanmaxamed5257
    @cismaanmaxamed5257 9 วันที่ผ่านมา

    Waa mahadsanthy omar inshaar .
    Reelska Facebook malaha 2023 bii bilaamby

  • @ABDILLLAHI
    @ABDILLLAHI 7 วันที่ผ่านมา

    Ustaad hadalkaasi waa xaqIiiq
    Noloshadhan waxay isku BadshY Social media 😢😢😢

  • @MoShanta
    @MoShanta 9 วันที่ผ่านมา

    Qiyaamahii ban bilowkiisi ku jirna cumar insharow wll

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 8 วันที่ผ่านมา +1

    Alx mobile waan wataa lkn. Isaga ima,wato ee ani wata taas waa fahanteen teeda kle ani mesha ugu badan ee aan wax ka daawdo waa TH-cam waxana ka dawadaa muuqaalo faa'iido ileh oo aan wax ka faa'iidaayo marka dhalinyaro mobileka yuuna ku wadan ee adi wado waqtigaga meel aad wax ka faa'iidayso ku bixin iskana yaree baraha bulshada

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 9 วันที่ผ่านมา +2

    Noloshiba dhadhan yelan weydey ♻️

  • @SimanQaali-fc1gc
    @SimanQaali-fc1gc 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi waa runtaa anaa i badan isweydiiye

  • @BashiirMawliid-h1v
    @BashiirMawliid-h1v 9 วันที่ผ่านมา

    Ogaansho ilaahayaw cimirigiisa dheeree