@@mohakobrachannel2594 sxb anigu reer galbeedka waanu kala diin iyo dhaqan duwanahay balse .reer galbeedku waa kuwii no ogoladay in aan dalalkoodna nimado .sharci qadano .shaqo helo si xor ahna aanu u noolano ..hal somalia oo xataa aan qof ahaan ka so jeedo aanay aritaasi macquul ka ahayn .17 sano ayaan Europe jooga .. Waxa aan ka helay 17 sano dalalkan . Ma qiyaasi kartid .anigu shaqsi ahaan waxa aan aaminsanahay in taliban ay yihiin koox argagixiso oo dhiiga iyo lacagta umada ka ganacsada
Ku soo biir Sahan & Horumar! Halkan waxaan kula wadaagnaa talooyin safar dibadda ah, fursado waxbarasho, iyo dhiirigelin si aad u gaarto guushaada. Haddii aad raadineyso horumar iyo hagid ku saabsan safarka iyo nolosha, nagu soo biir
Dhagaysta guul guul inta ledihin war muslim hadya manta naf leyihin qasa ayey ka waban lahayen madaficda lagu garacayo awlada matida marka adun muslim majoge qoftam ya iska jog idhahda
Wexey ku tuseysaa Rer galbeedka mesha ay taagan yihiin iney yihiin dad aad u liita but anaga waxa Naga galay ma jiraan we are Muslims AlhamdulilaH ☪️ ❤
Ani reer galbeedka iyo gaalada lama yaabani lkn wxn layaabanahay dadka waxaas laga dhaadhiciyay micnaha inay afghanistan argagixiso yihiin laga dhaadhiciyay
Horeey u sooco Libaax wxa thy qof aan ku daydo markaste wxan raajeya inan sidado kle aan noqdo yacni videoyadado kLe aan sameeyo Inshallah mLin uun wan rajeeyn doona
Taaliban allaha bay raali galiyeen
Uma baahna nijaasta reer galbeedka
Rer galbeedka shanta ah iyo inta qarsoon oo Muslim ka neceb illaahow rabiyoow hoos udhig oo halaaji Aamiin
Aamiin❤
Amiiin yaa rabi
Amiin🤲🏼
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Mahadsanid sxb.
Gabadhas anagane aan taageerno si aan uwada wajahno cadowga umadda islaamka.
Afghanistan Maantay ugu Nabad iyo Nololba fiican tahay Ilaahoow anana Daalibaan oo kale Nookeen 🤲🤲🤲🤲
arsenalba joogte ma kuwo kale😃
@@adamsaciid4919 Daalibaan argigixiso maad ka aaminsantahay???
0:20 0:21 0:21
Aamiin allow ❤
Aamin
Sababtoo islaamnimada weeye waxaanahay jasad waaxida🇸🇴✊
Qalad ha galin pro .
Taliban maaha islam waa urur argagixiso oo daalin ah
@@Beru700 waxaas reergalbeedkaa dadka ka dhaadhiciya dumarku inay xijaabtaan ilbaxnimo in laga horjeedo ma ahan adigu intaas reergalbeed ka dhaadhici
@@mohakobrachannel2594 sxb anigu reer galbeedka waanu kala diin iyo dhaqan duwanahay balse .reer galbeedku waa kuwii no ogoladay in aan dalalkoodna nimado .sharci qadano .shaqo helo si xor ahna aanu u noolano ..hal somalia oo xataa aan qof ahaan ka so jeedo aanay aritaasi macquul ka ahayn .17 sano ayaan Europe jooga ..
Waxa aan ka helay 17 sano dalalkan . Ma qiyaasi kartid .anigu shaqsi ahaan waxa aan aaminsanahay in taliban ay yihiin koox argagixiso oo dhiiga iyo lacagta umada ka ganacsada
@@Beru700yaa kuusheegay adiga midaa adigaa munaafiq ah oo gaalada wax kadhagaysto
@@MukhtarIsmacil-b1y hadii aad Europe ama ameerica ayaad joogi lahayd ..nolosha dhabta ah ayaad fahmi lahayd islamnimda iyo somalinimada ayaad sheeganaysaa adiga amni iyo lacaga ha ku siiyan
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
امين
﴿وَلَن تَرضىٰ عَنكَ اليَهودُ وَلَا النَّصٰرىٰ حَتّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُم قُل إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الهُدىٰ وَلَئِنِ اتَّبَعتَ أَهواءَهُم بَعدَ الَّذى جاءَكَ مِنَ العِلمِ ما لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِىٍّ وَلا نَصيرٍ﴾ [البقرة: 120 - 120]
﴿يٰأَيُّهَا الَّذينَ ءامَنوا إِن جاءَكُم فاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنوا أَن تُصيبوا قَومًا بِجَهٰلَةٍ فَتُصبِحوا عَلىٰ ما فَعَلتُم نٰدِمينَ﴾ [الحجرات: 6 - 6]
Guul ayan u rajeynaa gabadhaa soomaliyed
Waa meeshii ay kabhooda kaga carareen
Viva Ogaansho
أُولَٰئِكَ كَالْأَنْعَامِ بَلْ هُمْ أَضَلُّ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْغَافِلُونَ
Waxay ku haystaan meeshii nalaga soo bursaday maxaad u booqatay.
Markaanoo kale ciyaalka xaafada Waxay dhihi jireen: waa kharaareen hiitkaa gaaray😂
Wllhi waa sax gaalada heat kaa gaareyyy wayna qaranen😂😂😂
Ilaahay ha ka qabto gaalada🤲🤲🤲
gabadhan somaliyed genyada madow waxaan is aragney 2023 maasha Allah waa gabar aad u fican taagiro weyn ayaan u ahay💯👏
War baahinta maxaa kasocdo midaan macquul maha waxaan okale waa wali ogaansho guuleyso adiga walaala heena falastiin yaa rabi
kusali nabiga scw scw scw ❤
Cumar inshaar si qoto dheer ayaan kaaga raligalinayaa madaama aan kaa xanaaji fadlan I cafi 😢
Mxad kusameyse
Ilaahay cadawga haka qabto
Masha alaah
Kkk hadalkooda waa waxlaguqoslo
waa wax lala yaabo😮😮😮
Walasheen allah j xifdiyo galbedka allah kaqabto shartooda
Cajiib waye
Manshaa allaah cumar inshaar hore u soco
Genyada Madoow❤❤❤
Masha allaah awoodii islaamka ahaa baa soo noqonaysa insha allaaa
المغالطه المنطقيه فعلاً
جزاك الله خير اخي🇸🇴
Muslimiinta kor alle hka YeeLo
Mareykan waaye aboowe
Ku sali nabiga صلى الله عليه وآله وسلم
《 igu so biir 》
Ogaansho maraykankay ku noshahay waaa reeer Boston Massachusetts Maryan Abdi geenyada madoow
Afghanistan way guulesteen
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏
Aamus dhillaa ku dhashey hooyadaa iyo sambaxaartii ku dhashey wasse😂😂
@@Abdihakimarji1 Subxaanalaah Oo Walaal Maxaad igu Cayday oo KuDanbaajiyay ???
@@Abdihakimarji1ceeb weeyi maxaad Wiilka kucaayaysaa
@@Abdihakimarji1nacas ma gurigaaga ayuu joogaa maxaa ucaayi
نحن قوم اعزنا الله بالاسلام
الحمد لله 🤲🤲🤲🤲🇸🇴💪
وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ ۗ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ
Geenyada madow wan hambalyeynaya masha allah 🙏 ♥️ ❤️ 💖
Wallasheen geenyada madow waanu garabtaganahay .
Ku soo biir Sahan & Horumar! Halkan waxaan kula wadaagnaa talooyin safar dibadda ah, fursado waxbarasho, iyo dhiirigelin si aad u gaarto guushaada. Haddii aad raadineyso horumar iyo hagid ku saabsan safarka iyo nolosha, nagu soo biir
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
Wcs ustaad Cumar Inshar Jzk kheyr guuleyso, reer galbeedka
Beentey fidin jireen aya so gabaga
beys meysa, mar walba xaqa ayaa
Sareyn dona,
I AM SOMALI I AM ORIGINAL SOMALI. PEAPLE I AM MUSLIM ❤❤
People.
Genyada madow waa gabar aad ufican oo degan hadana af gaban wlhi wiligeey waxan arkey oo aan lakulmey 2023 wlhi waa gabar aad u fican👏
Midnimo Somalia 🇸🇴 ❤
❤🇸🇴
mid nimada islaamka dheh wall
@@Fardowsaxaniif-zh7cgsomalia waa dal islaamkuna waa diin isma dul saarno
somaliyade?
@@Sharkey3 lakin iskaamka oo midiibo aya kafiican anaga kaligeen inan midiwno
Mashalah
Big fans
Walabo wajiileysta reer galbeedka waa soo dhamaaday. Hanbalyo Afganistan
Inta xalkan ku jirtaa wll geenyada madow mala taageero fadlan❤ reer galbeed
Viva geenyada❤
Caac bay hayaan
Somalida tiina ilaashada umadahan kale haku mashquuline
Tuba male iyagu aduunka way ka dambeyan inay cid kale dusha ka fuulan ooy la sheekeyam mooyi waxkale mahayan
Amiin yarabi
Gaalo dhagarteed qofka aan ogeyn xaqiiqdi waa qof qolfoof ah balse is Mooda inuu noolyahay ,waligiin ha aaminin gaalo iyo gaalo racyo
Igula sali xabiibkena محمد صلى الله عليه وسلم
Waa Arin layaableh.
ALLAH AKBAR
Dhagaysta guul guul inta ledihin war muslim hadya manta naf leyihin qasa ayey ka waban lahayen madaficda lagu garacayo awlada matida marka adun muslim majoge qoftam ya iska jog idhahda
Gabadheena ayee caan nooga dhigeen anagaba faaido ku qabno
Naag bila murxam adunka waregeyeo wax lagu faano ma aha wa nasiib daro diinta islamka laga fogaday
Muxrab waxa loo baahan yahay markay xajka soo gudayso ee dalxiis ilama aha @@Isak.a
@@Isak.amuxram maxaya
Masha Allah muuqaalka wanaagsan ee islaamka ayey rabaan ineey xumaan u badalaan reer galbeedka.
Gaaladu way Kunaxsanyihin gabadheenu Ilahey haka qabto dhagartoodeee
Asc ustad
Wll wax baan kuusheegaa lambarka what apka iso dir blz😢😢😢
Allah badbaadiyo gabadhaas halis ayey rabaan iney geliyaan, reer galbeed suurat xumeenta diinta iyo dadka muslimiinta ah wey yaqaanan
Nasrigii alle ayaa u hoorey Afghanistan ❤
Asc aad iyo muslim iyo gaal waa kala fogyihiin allaah ha u sahlo arimeheeda 😎😎😎😎😎
Waayo Carrie passel ba wey tagtay.waana weriye ingiriisa .boqalaal weriyeysal.ah ayaa tageen.
Dark side ayay kasoo duubaan
a lot of Muslim girls should visit Afghanistan from now
Subxanallah
Thank you wllal, hal wax oo aan xumaan iga aheen baan kugu darsanaaya wllal. Marka hadleesid “micnaha” iyo “yacni” isticmaalkoda iska yaree.
Gabadha somaaliyed genyada madow kanaalkeda waa balan wan Soo folowgareyni inshallah ❤
Geenyoda madaow
asc ustaad hubka dhig maanta see cml hee
يا الله
Caalamul islaami maanta kaliye dualanyaro mab’da leh ayuu u baahanyahey
Reer galbeedka say u dhaqmaan ciyaalka yar yar uma dhaqmaan😂😂😂
5 jirka baa ka caqli fiicaan💯
Waxey kabadali karaan majirto geenyada madow ree galbedka caanimo unbey ka heli ❤
Ayagaa argagixiso ah
Mujaahidiinta Taliban NATO iyo mujrimiintii reer galbeedka si fiican bay u galeen guulaysta🤲🏼☝️🕌
Alaylahee iyagaa argagixisaa
Micnaha ustaad 30 Times baad isticmaashay wooow
Been Baad Sheegtey
Continue à comme ça ,vers progrès
cumaraw luuqada carabiga maad kanaal kasamaysid saxb
Waa la is-fahmay markaan 😀
Team ogansh ❤ pls sakis kareb isara
Waan kuu saaray wll adna ii saar ❤🎉
Galbeedka waxey sameynayaan ma arkaaan miyaa 😎
Wexey ku tuseysaa Rer galbeedka mesha ay taagan yihiin iney yihiin dad aad u liita but anaga waxa Naga galay ma jiraan we are Muslims AlhamdulilaH ☪️ ❤
OGAANSHO Ustad Omar zxp waxad ka so Hadashaa Madaxweynihii midowga yurub oo tagay Rafax iyo siduu u AflagadEyay wadankeena iyo masuuliyiintii soomaalida oo inta Aragtay aan ka Hadlin
Mahadsanid.....!!!
ilaahow cadawga ka qabo ina adertey
Afghanistan 🇦🇫 🇦🇫
Dad ka wax kabuuun buuninaya
Wax kajireen malahaan
SOMALIA HANOOLAATO ✊️
Carroll Glen
Omar waa ligii ooo qofa
Ani reer galbeedka iyo gaalada lama yaabani lkn wxn layaabanahay dadka waxaas laga dhaadhiciyay micnaha inay afghanistan argagixiso yihiin laga dhaadhiciyay
Horeey u sooco Libaax wxa thy qof aan ku daydo markaste wxan raajeya inan sidado kle aan noqdo yacni videoyadado kLe aan sameeyo Inshallah mLin uun wan rajeeyn doona
Omar inshaar
waa dad raba iney waxa dadka ay ku shubaan raba in la qaata meesha dadka ay u amaanaana raba amaantooda in la aqbalo
Sixitaan wll Abu Faysal,
Geenyada kama Soo jeedo Engiriiska ee wxy kasoo jeeda mareykanka
Nabiga_kusali
Nabiga ku salli wll
We are living in a century where Islam is considered a terrorist 😢😣