Mala socotaa in aad guryo kasoo raran karto China? 😂| QOF IYO GURI EP20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkeey xageen kaala soo xiriiraa waa arrin wanaagsan oo suurtagal ah 👍

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  2 หลายเดือนก่อน

      Walaal nagalasoo xariir +252619874953

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya marhoraa lagafuliyey dhismaha aad iminka kasheekeeyneysaan sanadkii 1987 dii dhismaha SAVOIA CENTER oo kuyaala degmada shingaani kasoo horjeedka bankiga dhexe.

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 2 หลายเดือนก่อน +2

    wadankeena waxaa kajira shaqo la aan bahsan guryahaas waxaay sii kordhinayaan shaqo la aanta dalka ee halga fiirsado

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 2 หลายเดือนก่อน +1

      soomaali meel kasto waa looga soo duulay ma, hadana masaakiinta guryaha dhiseeyaa lacuryaamin rabaa ilaaha joogo 😭😭😭😭😭😭🇸🇴😭😭😭. Waa yaabi in chine konteenar alwaax ah noogala keeno anagoo dhagax qabno kaawo qabno soomaali weyn alaah u maqan hooyo soomaali asc

    • @yahyeguled2108
      @yahyeguled2108 2 หลายเดือนก่อน

      @@maryamabdallah3904 walaal waad mahad santahay, ulajeedadeena maahan inaan China alaabo kasoo daabulno ee waxaan ula jeednaa fikradaas oo kale aan ka'faaiidysano dalkeena laga hirgaliyo warshad ama shirkad sameeso agabka guryaha lagu dhiso oo fudud lana furfuri karo, sidookalana lamaalgashto dhinaca guriyeenta fudud..
      ula jeedkeenu waa sidaas ee mataageereeno in aan dalal shisheeye kasoo dhoofisano alaabo tirabadan inaan dalkeena agabkiisa ka faa'iideysano ayaa kula qabaa walal thanks

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 2 หลายเดือนก่อน

    Fikrad fiican maaha dadkii shiinaha faa iido ugu jirtaa.kobihii 'midiyihii 'dharkii' hadana guryihii'!!!kuli shacabka shinahaa la soirée xagee soomazlida shaqo ka helayaan!!!

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    HADANA MA TAASAAD KEEN KEENTEEN WAA U MALEEYNAYEY IN SOOMAALI WAALIDEEDU HEERKAAS GAAREYSO KAALEY GURI KONTENARA AMA ALWAAX JILICSAN LAGA SAMEEYEY IN AAD DADKA U ZAYEYSIIN DOONTAAN WAX ISLAAMEED JECELKIINA