Naxdin iyo argagax "Aabahey ayaan baangad ku jarjaray ilaa uu ka dhinto markii godka la galiyay.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @marianjama9302
    @marianjama9302 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay hakacafiyo dabigas aamiin

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ka bixiyo oo ku ceeb asturo adun iyo aqiraba

  • @AyaanSoomali
    @AyaanSoomali หลายเดือนก่อน +6

    Wll istiqfaar ta badi iyo saliga nabiga

  • @Himiilo-
    @Himiilo- หลายเดือนก่อน +2

    Insha allah kun qer a bowe wad liban donta kas ader ma ahen riyada sidi lofasiro ayey noqota illahey ha ka dulqado culeyska riyadine nimco diin iyo awlad Mal ad ku dabalaneysid allaha kugu badalo amiiin yarabi

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 หลายเดือนก่อน +1

    Adiwaxaan umaleeynaa inaad dayacday labasalaadood oo Aad tukanjirtay labadaas salaadood qoftii billoowdo oo dhexgasho oo hadana katagto karaamada aalagafiiqaa labadaas salaadood waa leeylka iyo luxada adigoo aan naftaada geedkusooxirin oo qalbigaagana ku akiidinin lamagalo❤

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 หลายเดือนก่อน +11

    Subxanalah adeer sixun bu kugufasiray. Waligaa riyada xun lamasheego

  • @degan4
    @degan4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhihii Bakaarooyinka ahaay ee aad ka dhiijisay , hadii lagu fasiray, xaqa iska nixie
    Teeda kale nasiib baad leedahay hadii aduunka lagu ugu tusay😢😢😢

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 หลายเดือนก่อน +10

    Meherka dumarka bixi istiqfaartana badi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +2

    KAAS SHIIKH MAAHEENEE CULIMADA WAX WEYDII RIYA XUN LAMA SHEEGEE ISTIGFAARTA BADI INTAAD OGTAHAY NA CAFIS WEYDIISO

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallaah ilaahay nimanka dumar ka dhiba aduun iyo aakhiraba cadaab adaa wayn qadhmuun ka
    😢😢

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 หลายเดือนก่อน

    Illahay ba ku jecel oo ku digay quran aqriska badi oo salaadu layl tuko Alle ba ka gudaya xaqa dumarka alle kugu ceebeyo walaalkay somaliyed

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 หลายเดือนก่อน +5

    Meherku waa dayn daynkuna dadka wuu gubaa

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 หลายเดือนก่อน

    Alle kugu ceebayn mayo xaqa dumarka ee saalaada badi duxada iyo laylka inshallah

  • @halimomohamedali3372
    @halimomohamedali3372 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah

  • @XakiimaSalaad
    @XakiimaSalaad หลายเดือนก่อน

    Sunada iyoala tuuga badi isha alaah waad liibaani i

  • @ikramfarah2118
    @ikramfarah2118 หลายเดือนก่อน

    Xasbuna Allah wanica waakil

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 หลายเดือนก่อน +3

    CUQUBAA HORE U HEYSAY DUMARKA HADEY KU HABAARAAN WAA HALIS

  • @farxiyodhacisoow2703
    @farxiyodhacisoow2703 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalllah subxanalllah subxanalllah 😭

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekadaan hashing ninkaan baa ku riyooday waana dhacday hadaa la arkey oo ay furantay

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 หลายเดือนก่อน

    Inaad u sheegto ma fiicneeyn mida xigta si xuna baa loo turjumay waaney kaa baqeen aabahaa iyo adeerkaa laakiin uqdad yaan lagu galin waa iska imtixaane sabarka badi

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarka lagu ciyaarayo miyaysan reero dhalin ilashay hslooga baqo xaasaska afiguna istiqfasrta badso wax kadtavkuu hagasgayo insha sllah riyada xuna lamaba sheego waa shaydaan baa kuu keenay acuudu bilaa mina shsydaan

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน

    Libax come back bro

  • @mohamedtaakow3455
    @mohamedtaakow3455 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiib quraanka akhriso atkaarta kudadaal

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 หลายเดือนก่อน

    Maherka hormariya ragow

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    Aslan royooyinka habeyan ayaa lasafira qofkaad usheegeyso riyooyinka qayrba lagu safiraa

  • @mayaannas7137
    @mayaannas7137 หลายเดือนก่อน

    Quran isi saar ❤

  • @marianjama9302
    @marianjama9302 9 วันที่ผ่านมา

    Ilahay hakasar dabiga

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g หลายเดือนก่อน +1

    Culimada weydì fasirta wll isfaji

  • @RunaldinhoGoja
    @RunaldinhoGoja หลายเดือนก่อน +1

    Istiqfaarta badi

  • @deeqoqoreey
    @deeqoqoreey หลายเดือนก่อน

    Waleed soomalida gabdhaha wa raqiis ayey nadhahan carabta wa run 14. Bisinka

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah allah❤❤❤❤

  • @abdig6153
    @abdig6153 หลายเดือนก่อน +2

    Subhana ALLAH

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s หลายเดือนก่อน

    Bixi meherka dumarka haadii kale ilaa qitaamah yay kaa laalaadayaan

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah Allah

  • @walalhamza1830
    @walalhamza1830 หลายเดือนก่อน +1

    War odaga ha dilin caadi ma tihide

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanlha ilalbdan asika maxuqaba ila 20 max kasia

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 หลายเดือนก่อน

    Riyo xun oo dhan dhaydaanka yay ka timid EE dhib malahan dana haaga ka raaco been yuuna guugu safiray

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 หลายเดือนก่อน

    Quran i sarn

  • @NasroQodax
    @NasroQodax หลายเดือนก่อน +1

    Ikadaa ciyaarta

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน +1

    xasbiyallah wa nimcal wakiil.illahay baan Ku barya inuu xaqaas Ka gudo adiga iyo inta Kula midka ah .noloshafana nabada kuguso celiyo.xaqa dadka waa mid xun .Allah haka masaabaxo farajna hakaga giro.teeda kale adeerka illahba ka wayn oo adiga iyo asagaba idin leh. Illahay u tala dhiibo
    Waydiisana inuu Isha iyo xaqa
    Aad malaysayso u Ka kaafiyo.

  • @SahroSiidcali-c5y
    @SahroSiidcali-c5y หลายเดือนก่อน

    Rag badan heysata xaqa dumarka adiga waba garatee intad nooshahy yaa isgaray weli xaqa haleyska bixiyo qof ilaahay lagu deeyo asaga warka sugeyna

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    WAR NIYADA HA ISKA DILIN WAX WALBA WAA NIYADEE

  • @xamralive
    @xamralive หลายเดือนก่อน

    Amaad Dad kale Dishay oo aad Dhiig Islam Qabtaa?

  • @AbdirisaqAdan-h3l
    @AbdirisaqAdan-h3l 14 วันที่ผ่านมา

    Ragasomaliyed hakucimraqatan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    WAR RIYO XUN LAMA SHEEGO EE MAXAAD CULIMADA U WEYDIINWEYSEY LAAHEY HA KAA BADBAADIYO

  • @MarianHassan-z8m
    @MarianHassan-z8m หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @raaxoxalane4850
    @raaxoxalane4850 หลายเดือนก่อน

    Astqafarata badaso

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน +1

    LE Y, Familyyyyyy familiessss systems teen ahey dumar haween teen ahey Nicmaturabi Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy wadayareey wadajir YariisEey malintii Nicmaturabi bahyareey minyaroooy

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    Abiihiis miyaa why lakiin 😢😢😢😢😢

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z หลายเดือนก่อน

    Beeen miyaaaa

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 หลายเดือนก่อน +1

    Aacuudu bilaah been ayuu kugu fasiray

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahii radi oocafis waydiiso

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 หลายเดือนก่อน

    Subxanllh

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน

    Oo maxaa 20 dumar u geeyay ma shidaal buu ka qodayay subxanallaah
    Ilaahy Umada kaa qabay waaba danbi taasi subxanallaah
    Guur mutcadii shiicada laga sheegayay baa subxanallaah 😢😮

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 หลายเดือนก่อน

    Sheeko xumaa

  • @messil8080
    @messil8080 หลายเดือนก่อน

    laa xawla walaa quwatin allaah haku fudeyo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน

    Habaar qabe gabdho masaakiina ayuu khiyaamo ku guursanayaa iyo beenbeen maxaad sugaysaa takuu soo socotaa ka daran xaqooda sii

  • @fartunadan5352
    @fartunadan5352 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭