Xassan Kaafi Xaaji Maxamed
Xassan Kaafi Xaaji Maxamed
  • 172
  • 362 067

วีดีโอ

Xasuusta hooyadii uurka la heyd ee sida dirqiga ah uga badbaaday Qaraxii e Soobe sheeko xanun badan.
มุมมอง 1394 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xasuusta hooyadii uurka la heyd ee sida dirqiga ah uga badbaaday Qaraxii e Soobe sheeko xanun badan.
MURUGO IYO naxdin Ninkii Geerida ka badbaaday qarxii Soobe ee sanadaqadiisi ay dambaska Noqotay
มุมมอง 4589 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MURUGO IYO naxdin Ninkii Geerida ka badbaaday qarxii Soobe ee sanadaqadiisi ay dambaska Noqotay
XOG Cusub Mr Faam "Marka Tooreyda ay igu dhacaday dadka ayaa iga nixiyay waan Suuxay"
มุมมอง 12K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XOG Cusub Mr Faam "Marka Tooreyda ay igu dhacaday dadka ayaa iga nixiyay waan Suuxay"
XOG maxaa ka cusub sheekada Askariyadii shalay laga reebay dalacsiinta ee qabsatay Baraha bulshada.
มุมมอง 92719 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XOG maxaa ka cusub sheekada Askariyadii shalay laga reebay dalacsiinta ee qabsatay Baraha bulshada.
XOG Maxaa ka cusub kiiskii Sayid Cali iyo shirarkii Ka dhacay Muqdisho Sii gudbi Fikarkaaga noo reeb
มุมมอง 24421 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XOG Maxaa ka cusub kiiskii Sayid Cali iyo shirarkii Ka dhacay Muqdisho Sii gudbi Fikarkaaga noo reeb
Cali Xasan "Dad cumrigooda soo kuusmay oo madaxa uu ka cadaaday ayaa dalka ku ciyaarooyo.".
มุมมอง 13421 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Cali Xasan "Dad cumrigooda soo kuusmay oo madaxa uu ka cadaaday ayaa dalka ku ciyaarooyo.".
Dagaal culus oo dhaxmaray shacab kala taabacsan Axmed Madoobe Siciid Deni Iyo dowladda dhexe.
มุมมอง 3.1Kวันที่ผ่านมา
Dagaal culus oo dhaxmaray shacab kala taabacsan Axmed Madoobe Siciid Deni Iyo dowladda dhexe.
Wareysi xasaasi ah Yaxye dhul kufsade oo lagu xiray kismaayo + jirdil loogeystay iyo Sababta."
มุมมอง 573วันที่ผ่านมา
Wareysi xasaasi ah Yaxye dhul kufsade oo lagu xiray kismaayo jirdil loogeystay iyo Sababta. Sii gubi wareysigan oo sharre dheh
XOG Culus Axmed Madoobe oo diiday Doorasho qof & cod iyo shirkii madasha watashiga oo baaqday.
มุมมอง 646วันที่ผ่านมา
XOG Culus Axmed Madoobe oo diiday Doorasho qof & cod iyo shirkii madasha watashiga oo baaqday.
Taariikhihii cajiibka ahaa ee caasimadda iyo xusuuso Hore Muqdisho. Abwaan Ilkacase.
มุมมอง 480วันที่ผ่านมา
Taariikhihii cajiibka ahaa ee caasimadda iyo xusuuso Hore Muqdisho. Abwaan Ilkacase. Sii gudbi oo sharre dheh
"Siciid Deni Ninkii jilaafo u dhigay waaye Farmajo oo la dooran rabo waa in talaabo ay ka qaadaa".
มุมมอง 63614 วันที่ผ่านมา
"Siciid Deni Ninkii jilaafo u dhigay waaye Farmajo oo la dooran rabo waa in talaabo ay ka qaadaa".
70jir ka dalbaday MD Xasan Sheekhb in uu xilka uga qaado Shakhsi sxbo dhaw ay yiihiin Madaxweynaha.
มุมมอง 36414 วันที่ผ่านมา
70jir ka dalbaday MD Xasan Sheekhb in uu xilka uga qaado Shakhsi sxbo dhaw ay yiihiin Madaxweynaha.
Abwan Ilkacase "Shantaay waa Been boode wax uu Hub heysto malahan waa sheekadii Filimaanta.
มุมมอง 20114 วันที่ผ่านมา
Abwan Ilkacase "Shantaay waa Been boode wax uu Hub heysto malahan waa sheekadii Filimaanta.
Geeri Naxdin Leh Aabe Mahad "gabdheyda 30jirkii dilay in lala duugo ma ahane la aasi maayo"
มุมมอง 3.6K14 วันที่ผ่านมา
Geeri Naxdin Leh Aabe Mahad "gabdheyda 30jirkii dilay in lala duugo ma ahane la aasi maayo"
Wasiir juxa iyo mid kamid ah Shacabka Muqdisho maxaa kala qabsaday.
มุมมอง 66014 วันที่ผ่านมา
Wasiir juxa iyo mid kamid ah Shacabka Muqdisho maxaa kala qabsaday.
MURUGO Ciil "Aniga oo qaranka u shaqeynaya dhabarka la iga Toogto gabdhaeyda Dabaq laga tuuro"
มุมมอง 55514 วันที่ผ่านมา
MURUGO Ciil "Aniga oo qaranka u shaqeynaya dhabarka la iga Toogto gabdhaeyda Dabaq laga tuuro"
Wararkii ugu dambeyay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Hooyiyinka oo kordhay
มุมมอง 8414 วันที่ผ่านมา
Wararkii ugu dambeyay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Hooyiyinka oo kordhay
Shacabka Muqdisho oo si cajiib ah uga Falceliayay. Arinta Ased Diyaano iyo Dani
มุมมอง 22914 วันที่ผ่านมา
Shacabka Muqdisho oo si cajiib ah uga Falceliayay. Arinta Ased Diyaano iyo Dani
Xujo culus oo la hor dhigay MD Dani iyo shacabka Muqdisho oo si cajiib ah uga Falceliayay.
มุมมอง 10K21 วันที่ผ่านมา
Xujo culus oo la hor dhigay MD Dani iyo shacabka Muqdisho oo si cajiib ah uga Falceliayay.
Ninkii Tooreyda Nafta uga jaray Awoowgiis oo xabsiga la dhigay iyo wararkii ugu dambyay.
มุมมอง 44221 วันที่ผ่านมา
Ninkii Tooreyda Nafta uga jaray Awoowgiis oo xabsiga la dhigay iyo wararkii ugu dambyay.
XOG Cusub Diyaano oo la wareegay Taliska Booliska iyo Sulub oo xilka laga xayuubiyay.
มุมมอง 22821 วันที่ผ่านมา
XOG Cusub Diyaano oo la wareegay Taliska Booliska iyo Sulub oo xilka laga xayuubiyay.
Cabdi Cadow "Sayid Cali Aniga ninkaas in la tookto iima roona sababtoo ah halis ayeey igu tahay".
มุมมอง 1.6K21 วันที่ผ่านมา
Cabdi Cadow "Sayid Cali Aniga ninkaas in la tookto iima roona sababtoo ah halis ayeey igu tahay".
XOG xasaasi ah Ehelka AUN Luul Cabdicasiis oo dalab culus hor dhigay MD Xasan Sheekh +Jawaabta
มุมมอง 9K21 วันที่ผ่านมา
XOG xasaasi ah Ehelka AUN Luul Cabdicasiis oo dalab culus hor dhigay MD Xasan Sheekh Jawaabta
Naxdin iyo argagax "Aabahey ayaan baangad ku jarjaray ilaa uu ka dhinto markii godka la galiyay.....
มุมมอง 71K21 วันที่ผ่านมา
Naxdin iyo argagax "Aabahey ayaan baangad ku jarjaray ilaa uu ka dhinto markii godka la galiyay.....
DEG-DEG Siyaasiyiinta mucaaradka oo digniin adag loo diray xili la mamnuucay hubka sharci darrada ah
มุมมอง 1.2K21 วันที่ผ่านมา
DEG-DEG Siyaasiyiinta mucaaradka oo digniin adag loo diray xili la mamnuucay hubka sharci darrada ah
XOG Xassasi Ah aabe Cabdicasiis oo diiday in uu diyo qaato kadib kulan la isku mari wayay oo ka dhcy
มุมมอง 46K21 วันที่ผ่านมา
XOG Xassasi Ah aabe Cabdicasiis oo diiday in uu diyo qaato kadib kulan la isku mari wayay oo ka dhcy
Khilaafka Vila-Somalia iyo Lafta-gareen oo sii kordhay iyo Ciidankii oo siyaasada ku milmay
มุมมอง 13728 วันที่ผ่านมา
Khilaafka Vila-Somalia iyo Lafta-gareen oo sii kordhay iyo Ciidankii oo siyaasada ku milmay
Qoyska Sayid Cali oo si kulul uga horyimid xukunkii dilka ahaa ee shalay ku dhacay Wiilkooda
มุมมอง 4.4K28 วันที่ผ่านมา
Qoyska Sayid Cali oo si kulul uga horyimid xukunkii dilka ahaa ee shalay ku dhacay Wiilkooda
Wareysi xasaasi ah "Bastoolad ayaa madaxa la iga saaray waana argagaxay" kadib maxaa dhacay.?
มุมมอง 30628 วันที่ผ่านมา
Wareysi xasaasi ah "Bastoolad ayaa madaxa la iga saaray waana argagaxay" kadib maxaa dhacay.?

ความคิดเห็น

  • @MahamedUmur
    @MahamedUmur วันที่ผ่านมา

    Soomaali

  • @Ceynte370
    @Ceynte370 วันที่ผ่านมา

    Faam the legend 🎉

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 2 วันที่ผ่านมา

    Miyu noolyhy

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 วันที่ผ่านมา

    *Ilahay wuxuu yiri "haa usoconina si maraxnimo ah"*

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 วันที่ผ่านมา

    Isbitaal socda waaye

  • @malikadam95
    @malikadam95 2 วันที่ผ่านมา

    I feel sorry for him wlh 30 sano oo Qasaro ah bu maqnaa😑😑

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waxuun dhamaa kuwa siyasada ku saaqiday oo dadka iyo dalka wareeriyey

  • @Intravelnew
    @Intravelnew 2 วันที่ผ่านมา

    Faam legend 🎉🎉

  • @alisacid-cf8fu
    @alisacid-cf8fu 2 วันที่ผ่านมา

    saxiibka hamer xagu jooga beenalaha hamer

  • @CaliMuusemaxamed-h2d
    @CaliMuusemaxamed-h2d 3 วันที่ผ่านมา

    46 dhaqan celis u baahan 😊😊😊😊😊😊😊

  • @AxmedNuur-k9u
    @AxmedNuur-k9u 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmaanAllhajj
    @AbdirahmaanAllhajj 4 วันที่ผ่านมา

    Keeba 46jir ah war dadka hawaalin ninyahow qufkaan waayelka ahi aaqiro seeg haka dhigin

    • @RazeyCade
      @RazeyCade 2 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 วันที่ผ่านมา

    Wuu iska faraxsan yahay kkkk Barafka qurbaha qosol maleh kkkkk Waa true story dalkiisa ha kufarxo. Ninkii dulqarnayn way dileen isaguna khatar ayuu ku suganyahay

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 4 วันที่ผ่านมา

    Miskaxiyan uma korin Maskiinka Caruur Qolof wayn waaye.

  • @siradm
    @siradm 4 วันที่ผ่านมา

    Caanimo waa maxay? Xoolonimo iyo waynan miyaa? Ashaq

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 4 วันที่ผ่านมา

    Ninkan xata maxishonayo aniga ilaahay amrkiis waxnokale waankaqajililahaaa

  • @rashiid187
    @rashiid187 4 วันที่ผ่านมา

    War man lagu deliberately iskafa kaalay meesha

  • @ismacildahir3709
    @ismacildahir3709 4 วันที่ผ่านมา

    Waa iga qosliyay

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 4 วันที่ผ่านมา

    Oday dhaqameedka ilmaha iskudira ee qabyaalada cimrigooda kudhamaysteen waad kafiicantahay thats was up!

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂👏👏

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 4 วันที่ผ่านมา

    U codeeya odayga waa soo dahay 😂😂😂

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 4 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuuw walan yahey ee hala qabto

  • @feysalabdille8348
    @feysalabdille8348 4 วันที่ผ่านมา

    Wall maxa laga xasdii aad adunka kusoo kordise

  •  4 วันที่ผ่านมา

    maskax caruur,

  • @AhmondeJully
    @AhmondeJully 4 วันที่ผ่านมา

    !

  • @mahadibrahim9072
    @mahadibrahim9072 4 วันที่ผ่านมา

    Waaar ninka qur aan saara waxan caanimo maahan

    • @alisacid-cf8fu
      @alisacid-cf8fu 2 วันที่ผ่านมา

      walahi beenta maha asxabti ama wa mid dhintey ama mid waashay rer waqoyi bay u badnayen waa nin nasiib leh in loo guriyo weeye markas bu dagi burco joogan asxabtisa iyo hargeyso

  • @AbdillahiIsse-k1j
    @AbdillahiIsse-k1j 4 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waxa ka muuqda oo lagu xasdayo waa maxay?.

    • @IkraanMaxamed-sp2sf
      @IkraanMaxamed-sp2sf 4 วันที่ผ่านมา

      Kuwa niikiya qabso, ee xariifkan ka dhac

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 4 วันที่ผ่านมา

    Woooow waaba ninka kaleiyee tiktok xoraystay. .ugu hadal haynta badan

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 4 วันที่ผ่านมา

    Wixii aan kugu dilay ayaa wali wadaa way inoo tahay

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 4 วันที่ผ่านมา

    Lagend baad Tahay ina Guutaale Faam lakiin come down little bit bro

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 4 วันที่ผ่านมา

    KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @HudaCala
    @HudaCala 4 วันที่ผ่านมา

    Nasiib daroo

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 4 วันที่ผ่านมา

    Ma dhinta ma tiri waa yahe iska noolow haddi aadan dhiman

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 4 วันที่ผ่านมา

    0:20 bac bac😂

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 5 วันที่ผ่านมา

    Waa geesiyad gabadhaas

  • @romainfabian-el1iw
    @romainfabian-el1iw 5 วันที่ผ่านมา

    WAR NINKAN MACAFIMAAD QABO, WAA QOF XANUUNSAN,

    • @seydcali5169
      @seydcali5169 4 วันที่ผ่านมา

      Halkaan dadka xan xanuusan ayaa nasiib ku leh😂

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 9 วันที่ผ่านมา

    Alla ninkaan odayga ah runta ayuu sheegay laakiin saqajaanka taaageraya dani iyo madoobe ee xiran funaanada buluuga ah dowlada waa inay soo qabataa oo ay tallaaba ka qaadaa

  • @IsmailMahamoud-f9y
    @IsmailMahamoud-f9y 9 วันที่ผ่านมา

    Asad diano wa nin mj ah reer PUNTLAND moriyan hawiye futoda ka hadla

  • @BatuloHirsi
    @BatuloHirsi 9 วันที่ผ่านมา

    Waxaalaguxalinkaraadiltoogasho

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 9 วันที่ผ่านมา

    Wecelkaan aad wareysanaysaan. Axmed madoobe caayaya. Haddii uu runta ka hadlaayo xasan qaa'in muxuu uga hadli waayey. Mise garacyada xasan taageera ayaad wareysataan. Axmed madoobe guul. Nacabow nafta waa

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 9 วันที่ผ่านมา

    Hawiye uma baahan daarood

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 10 วันที่ผ่านมา

    Dalkaan alaa umaqan umad dhanoo dantood magarato wada ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 วันที่ผ่านมา

    waxan waa mafiyo iyo moryan u so shaqoh tagay somaliyah kkk moryan to moryan kk

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 10 วันที่ผ่านมา

    Hhhj🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 10 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya madaxwayne xun iyo maamul gobaleed midna uma baahna

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 10 วันที่ผ่านมา

    I love mogadisho because is a diversity that is what we want 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 all Somali

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 10 วันที่ผ่านมา

    Guul guul soomaaliya xasan tuug hs dhaco

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 10 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe iyo deni ha noolaadaan