Soomaali Nabsigii Ay wadankooda ka galeen Aa haayo ,meelkasto Ay joogaan waa ku dhiban yihiin Subxaana Allah mucjisadaan Somali ma is weydiiseen barkee Awal ilmaha Qurbaha ay Ahayd hadana dadkii waaweynaa sawd Africa hadana Nairobi meelaha xoolihii Soomaali la galiyay war wadankeena Aan Aamino oo qabiilka iyo qurunka iska dhaafno oo Aan is Cafino Oo Illaahay Subxaana watacaalaa u Toobad Keeno 🙏🙏🙏❤️❤️❤️
Waxaan ka yaabay dadka u maleeynaayo in ey gabadhaan Rayaan bilaa danbi tahey waxaan iyo wax ka badan ayeey sameeysaa waa dadkeedii eey dadka isla ugaarsan jireen

Dhulka ugu ficn bey heystan wey cayan mrka dhulka nabsiyey
Maasha allaah tabaaraka laah Rayaan waa hooyo karti badan cadow badan ayey leeyahay, allh caafiyo, aamiin aamiin, hooyooyinka tii nolosheeda difaacatana dhibkaas aa loogeysanaa yaa rabi noogar gaar,aamiin aamiin
Subxaanallaah walee bayroobi bahlgalayn bay noqotay Subxaanallaah
Subxaana laah illaahoow noo gar gaar ,aamiin aamiin yaa rabi
kolaay qofnaa laiskama dulmiyo dulmigaa dulmii bakahoreyyy 💯
Nagaha somalida shaqaale ayey khalad ka fahmeen
😢😢😢😢 waa xanuun
Nairobi waa in laga qaxaa walhi fadhi ma yaalo wiil a wa lagu dilay xalay tos loogu toogtay