KHADRA SILIMO IYO XIDIGAHA GEESKA OO HEES KALE OO KARBAASHA SOO SAAREY IYO REACTION BUUQIISA WATAA…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Way saxan yihiin ❤❤❤💯💯💯💯

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wey saxan yihiin waayo kulmiye iyo xukuumadasibu wey cadaadiyeen waxan maqley dhaqalihiina wey ka jareen

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cawil qabyaaliste walle like ma heshid

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Kaalay Anaga gacmaha na xidh

    • @Userjana_gale
      @Userjana_gale 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fathiaseyed6959
    @fathiaseyed6959 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wey Saxan yahiin

  • @cabdi.ismaacilcabdi-xg9nu
    @cabdi.ismaacilcabdi-xg9nu 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xidguhu way saxnyihiin xukuumada dhaliilsheedii ayay sheegeen sxb

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wakhtiga is bedelka Somaliland iyo mustaqbal wanaagsan codka WADDANI

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wan kusamay cawilow wey saxanyihin xidiga gesga ❤❤❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga ciidanka qaranka ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cadawga 1aad ee dadka iyo dalkaba waa muuse ​​biixi ee maaha heeso ay soo ururiyeen fanaaniin, miyay adagtahay in la fahmo runta.

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 56 นาทีที่ผ่านมา

    Waar way qaldayihiin ciidanka qaranka inay soo qaadaanba maahayn waa huwan kalkaal faqaaha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulaahiMaxamed-o4r
    @CabdulaahiMaxamed-o4r 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Way saxanyihiin yaan runta lasheegi miyaa😂😂😂😂

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cawil waa waqtigii aad miyirsatay oo aad runta wacdiso

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc waysaxanyihiin wixii jiray ayay sheegeen

  • @foozia426
    @foozia426 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Fanaaniitu way saxan yahiin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wey saxan yihiin laakiin muuse hagar baxo Somaliland wuu burburiyay Qaladkiisaa ha qaato dhalinyarada yuusan u xoog sheeganin ama fanaaniita Muuse Biixi??? wadan dhinac walba ka dhisan baa loo dhiibay Maantana Somaliland Quus bey Taagan yihiin Marka waa Run diid waa in uu Qaladkiisa Qaato Raali Galina bixiyo Ciyaartana ka daayo Reer Somaliland Shacabka waa ciilan yihiin

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wey saxan yihiin xataa ciidanka qaranka ayaa saxay

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cidamada qarankayga cid aflagdaynkarta ma jirto xidagaha geeskuna xagayga way ka dhinteen hargeisa kabanu kaga sarayna nacala kuyale

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dareen kooda ayay ka hadleen waana sax

  • @Isko790
    @Isko790 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Way saxanyihiiim

  • @umgaled5705
    @umgaled5705 35 นาทีที่ผ่านมา

    They are right millions of times

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Zxp codsi hda kdib hano so gelinin wanu nacnay hargeisa expire bay ka yihiin habro qayilaya nacala kuyale please igu ixtiram mardanbe xaarka geeska not xidigaha geeska 😂😂😂😂😂one ❤❤❤Somaliland

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umaddan yari way burburi doontaa inta qof waliba u hiilinaayo tolkii iyo tolkii, ma jiro qolo qolo kale oo aan kala go’ lahayn u talin karta.

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waa sax dalku isbadal dhab ah ayuu rabaa alow umada soomaliyeed oo dhan u gargaar dhalinyadada fursad alow sii ay wadankooda ku bad baadsadaan insha alaah guul wax waxba waxaa kawayn ilaahaygii naga dhigay muslin ee alow noo hiili ameen yaarabi....😢

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Diidnay ma khasabaa daawanba mayno

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qabile baa cawil madex cuuri derderaye wale like kuma saro dislik uu Sara reer difaca cidenka qaranka

    • @bilana289
      @bilana289 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caaac runta diid ama dilaac laguu joojin maayo

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    maaha ciidan dalka, ee waa sax iyo baadilka

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva Somaliland viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidan wax ba laga ma sheegine Kulmiye u sheega
    Iyo taageerayaashiisa

  • @abokornani7102
    @abokornani7102 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xidigu way saxsaxyihin

  • @IfraaxRashiid-h1j
    @IfraaxRashiid-h1j 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Way qaldanyihiin

  • @HindaGeedi-s5q
    @HindaGeedi-s5q 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Way saxanyihin

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Way saxan yihiin ❤

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waay khaldanyihiin oo imaanli i iyo hunguri

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Basaasnimo uu joogey

  • @fathiaseyed6959
    @fathiaseyed6959 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Was sax❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Habrahan qaade baa loo qaadey

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaa saxanyiiin❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SuadaDahir-l7u
    @SuadaDahir-l7u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yusraay waxa leydinku xaman jiray inaad asaladiina Faqash aheydeen anaga hoyadiin wasnee

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa dadkio hooydaa kaa reebay buule adigu waxa tahay garacd

    • @SuadaDahir-l7u
      @SuadaDahir-l7u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hassan-mp1pk Xagaad iga so Taf Tidhi Qudhacoow

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hodan C/raxman iyo Mursal ayaa gool kaa dhaliyey sidaa u aamusnayd ayaa dawladda ku soo kala jiiraysay احمقه

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xidigaha geesku intooda badan reer somaliland maaha waxay ka yimaadeen kililka shanaad ku noqdeen meeshii ay ka yimaadeen

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 40 นาทีที่ผ่านมา

    Askirgi wsrkisu waa xadhig iyo cabudhiin iyo diktaytarnimo haa laa soo xidho 😂😂

  • @leban9958
    @leban9958 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa goojecade2 hayaay

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waayo maxay ugukaceen oo kusameeyey lacag bay rabaan wadani baalacagtii huwanta ayaa waxlaga siiyey marka taasaa kahadlisay suxaanallah cayaankii huwanta ayay qubayaan waa inlaxidhxidhaa dhamaan today kani muxuu kadalayaa isaguna yaalada gaalamay ee uusheegayaa waykhalda yihiin iyaga iyo adiga uhiilinayaaba

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Way sexayihi lakiin sidaya u badhige baan Khalid

  • @wazzupmngl
    @wazzupmngl 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Imika ma hees ayaa laga cabaadayaa

  • @BintuSahraJamac
    @BintuSahraJamac 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Way khaldan yihiin waadhaameel ku ooy

  • @cxxaashi4544
    @cxxaashi4544 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xidiguhu xaqayku adimayaan waasax

  • @cabdishakurcumar
    @cabdishakurcumar ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wey saxan yahiin😢😂😂

  • @Layla6793
    @Layla6793 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beeneey run baa timi! Wallee waa run!

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Muuse down😂😂

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️🥰🥰🥰🥰

  • @hiboqali-tt3vd
    @hiboqali-tt3vd 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caaaaaaaaaaac caaaaaaaac faqasha xaarmajo huwantaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lacaagti Geelle Iyo faqash baa wadenka soo gashey dhuniqaateyale

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Taani baasto ahaa faqash dofaar

    • @bilana289
      @bilana289 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hassan-mp1pk
      Muuse ka waran 💰uu Djibouti ku qarsaday miya lagala wareegey

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 15 นาทีที่ผ่านมา

    Way qaldan yihiin because waxay ku gefen qaranimaii somaliland

  • @Zusan15
    @Zusan15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waay saxan yihiin walhi muuse dalkii wuxu ugu ciyaray siidan ladhuda ugu ciiyarno koow xabshii iyo oromo naguso dhiisay uuuuf dheeh

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂❤❤ kkkkkk 😂😂😂😂

  • @CaliXuseen-u2x
    @CaliXuseen-u2x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waasaxa xiidgaages

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadowga gena Ku garxay

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR KAGAN IRSAQADII KA GASHAY MEEL XUN WAXABA HA XIIQIN ADEERKA JILICSAN CIDINA CODKOODA SINI MAAYSO XIDIGAHA XAARKA HADAY KUN HEESOOD SOO QADAAN CIDINA MA DHEGEYSATO WAAYO CALANKOODA AYAA DHACAY.😂😂😂😂😂

    • @bilana289
      @bilana289 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naayahe C/rahman Ciro in jilayciisa ma hooyada baa kaaga waran tay
      Muuse runtii oo duuduban aya farta laga saaray odeygii indhaha soo baxay

  • @RiyaqAxmed
    @RiyaqAxmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waysaxanyihiin♥️♥️♥️🥰🥰🟥⬜🟩🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @bilana289
    @bilana289 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse runta ayuu diidayaa oo iska indho tirayaa
    Dhaliishiisa ayaa la sheegey runty ma fantaa
    Muuse diqoniimdiisa wuxuu is leeyahay hadaad dadka xidhxidho oo aan u hanjabto waa laga baqi doona maba oga in uu dadka is nacsiinayo
    car juuq dheh cid ka yeelaysa ma jirto

  • @Samsamahmed-f4b
    @Samsamahmed-f4b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waysaxanyihiin

  • @MuhiimBoqore
    @MuhiimBoqore 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxanyiin

  • @nimaoabdi5004
    @nimaoabdi5004 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way qaldan yihiin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Yaa huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo caaaaaaaac dameeero aamos

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Afki reer konfur baa lagu heesaya walaahi muqdisho loga soo dhiibaye Iyo Djibouti ciyale maa loo shekeynaya birmigeydo waa af reer konfuur

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tuugaa ina biixi laa nacay

  • @DiiriyeFaaxax
    @DiiriyeFaaxax 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAYSAXANYIHIN

  • @XanaanjamacAli-cb8lv
    @XanaanjamacAli-cb8lv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadku xormaha miya dadku wa xor sual ayaa laweydiyey

  • @AbidahmanSharif
    @AbidahmanSharif 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siidaa heesta

  • @ugaaso7971
    @ugaaso7971 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way qaldan yihiin maxaa ciidan u geeyey

  • @AliAbdi-mk9km
    @AliAbdi-mk9km 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo gabi hadalka

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khadra Silimo nacasta naagta ninkeeda ka xaraashtay iska celin weyday ayaa ciidanka qaranka aflagaadaynayso stupidad

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 27 นาทีที่ผ่านมา

      Warde waxd ku hadlayso ragu Kuma hadlan shaqari dumarka ayad hysa 😂

  • @JoobaneKaaro
    @JoobaneKaaro 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fannaaniintu waa codka Bulshada

  • @MaxamedCige-y1w
    @MaxamedCige-y1w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way.saxan.yihin

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 7 นาทีที่ผ่านมา

    Way waldan yihiin

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War wa laga dhex hadlaya wadani sidan wadkayga uhubo ayuu udhacaya

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooydaa tidhii hambo buule

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    salan carabay wuxu yidhi waa magaliga xowda ka jara

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxba haa lagu guuro geelka from gabiley maxa lagu dorta wadeni baale noo sheeg waa baax

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaanii waa nacaas

  • @CanabMuuse-tm5yq
    @CanabMuuse-tm5yq 17 นาทีที่ผ่านมา

    Ĥ

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xidigaha geesk waa wrong and bad also very bad we don’t like them

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @ShaaficiMahamed-m1j
    @ShaaficiMahamed-m1j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxanyihiin

  • @EngineeringGeelin
    @EngineeringGeelin 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @CiiseyaasiinfaaraxCiiseyaasiin
    @CiiseyaasiinfaaraxCiiseyaasiin ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxanyihiin

  • @abdiomarosman1488
    @abdiomarosman1488 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxanyihiin

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxanyihiin

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way saxan yihiin