أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadkan la qabanayo waxba micno ah ma samayneyso hadii aan laga so sarayn melaha ugu badan oo ay ku dhumanayan taliyayasha argagixisadu intan la dilin ka hor waa in la ogada qabkay u shaqeyan iyo melaha ay kala jogan iyo hadda waxa diyarsan iyo meel kasta oo saldhig u ah iyo cia hubka siisa
Dowlada Somalia diin bey ubaahantahay waa gaalo raac gaaalaa loo afduubanyahay gabdhaha diinta kamuuqata ma daya naagaha waxad rabtiin qaaqaawan somaha oo naasaha ruxaya oo magaalka idinjooga dhibmaleh alle mar xaqa waa soo saari doona sheekada gaalada oo leh argagixiso wada alle ha idin qabto inshaa allaah❤
Ilahayow xaalkaan xaal ka qurux badan noogu bedel soomaalia uqubaa ku dhcday hadii ay naga soo dhex baxeen dad dhiiga muslimka baneystay oo umadiii xasuuqaa ayagooo leh janaa raadineynaa subxanallaah tolow ma dabi aaan galnaa kuwaan nooga soo dhax baxeeen allow shartooda naga qabo al sheydaamiintaan dhiiga Muslim ka baneystay
Dawlada Allah haku Guuleeyo soo afjarida Cadawga Diinta iyo Dalka.
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊p😊😊😊😊
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen
Cadawga ummada soomaaliyeed allow ka qabo
Shuute wax waa arkay allah u sahlo sida ilhy rali kayahayna wafajiyo
Haduusan Rabi kitaabkiisa wax ku maamuleyn xagee rabi uga fududeyn
@@adenmohamed4760 Alla weydisaneyna in u wafajiyo kitabkisa in ey ku mamulan
Shute aqaro warba uyaalo
@@adenmohamed4760yaan lagaa dareemin bahasha adeer
@@ayaancadey1660 taada ka fikir tiisa waxba kaama gelin
Machaalah en somali on controle meme le facebook
Shuuti Markuu fahmi waayo xariifka agfadhiya ayuu gal dhahaa 😂😂😂😂😊
Haa isku cid baatihine gal waye cml
😂😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂
Anaa yaaabay sxb😂😂😂😂😂😂
Shuute af maayga waa bara rabaa wax yar u dhiman
Wu yaqana lkn kuma hadli karo
Waa ciyaalka xaafada wuu yaqaanaa af-maayga
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
غثر
First comment 🎉 Shuute we love you .
Shuute ku arag waa laysku habaraa alle ha xifdiyo
😭😭😭Faiza looks like my older sister Subxanallah
Subxana Allah ilaahey amar kiis badana wlhi wa yab
21:49 - 21:56 m.a great job 👍🏽That was absolute " CADALAD" 👏🏽👏🏽
Ha la tuugto sii live eh sidee dadka ka danbeeyo ugu tusalo qaatan
Dad badan ayey dileen. Kuwaan dil mo ogiyee wax kale uma qalmaan. Dhagar qabayaal.
Haleey aan la wada haysan Taliye shuute ilhy isha cadowga ha kaa hayo 🤲❤
elay iyo jarer iyo isaaq wawada shabaab illahow umada kaqabo
Isaaq layne magaca noo dhiga 😂
@@PalmerCold-j9h 😂😂😂😂 wax habar jacelo ma ku jiraan wali kuwa suula modow
Isaaq baad ku waalateen orda iska qabta waxan aan la fahmayn baa idin dhameeyaye
@@PalmerCold-j9h waraaa alshabaaab baa tihiin hadii aad isaaq aad tihiin
@@aminamohamed9010 😂😂😂😂 waa faysal Cali waraabe ayaa af garanayo asaga ayaa gabadh ka qabo 😂😂😂 reer baydhabo
Alla bayeey dadku ma wada shsh baa😭😭😭
Shuute iyo garsoorka we ❤️ u good job well done 👏
سبحان الله، Khawaarijta sharkooda ALLAHA naga qabto, caalamad deg deg ah ALLAHA ka muujiyo
Fikirkaan hadda waa gacan galay iyagana gacanta dowladda ayay soo galayaan burburkooda waa bilowday taana waxaa keentay shacabka oo baraarug helay iyo ciidan si fiican u shaqaynaya oo diintooda si fiican u dhisanyahay sidaana fikirka shabab waa looga guulaysanaa insha allaah,
Indha adka naagahan hadan arki lahaa walalkey mcn abtiyaashey adeerkey kuwii dilay wlh nolosha ku gubi lahaaa😢😢😢
😮😢😮😮wa wareey😮wa aduun tagay😮..ilahoo umadena badbaadi xita hooyooyinka 😮😮😮😮😮😮😮
Subhanalah waa gabdha yar yar maxaa walan bisinka. Adeer hala soo qabto
Shabaab Baraka maleh
Sax
Reerkaan raxaynwayn iyo khawaarijta maxaa kadhexeeya war inlaa ibtilo
Sxp khawaarij rer malahan ee soxasuuso kuwii sanadkaan gudihiisa halkaan lagu sobandhigey cida ey ahaayeen qabyaalada waa laga fiicanyahay qof walba qaladkii uu galo halagu qaado
raxan wen bas maha jarerti xata wa wada qawarij badankoda
Sxp meesha afaara qabiilnimo malugu hayo hadda lajoogo adi hoooyadaadi in qof alshabaab ah laqabo yaa hubo hooyadaaadi qof alshabab ah ayaa laqabe aabahaagi baaritaan deg deg ah samey sxp raxweyn haku ordin
Waa jereer
Adig mis kujeedid miyaa markii jareer wax kasheegaysid wax yow xalaasha aan kudhashan
Taaa Hala tookto liido dad nagu qaaliya ayaan Ku weynay runtii😢😢😢😢
😢😢😢
❤❤❤
Ceeeelbuur io caradisii ayaaa ooynayo waxan baday dadkii ka dhashay o dayacay😢😢😢😢
Haaa wlh mel dadkii ka dhashay wx wlpo dhawarka ku watan jini walbo waa tagayan
Ceel buur mala xureen miya wli
tan doqonta ah ee dhigii umada somaliyeed ayaa ka muuqda
Nacallatullah Caleyk Naga Afjara Wuxuushta
Bismillah 😢 maxawyo waxan kudiii niman kotha shababta ah illahow umada ithinka qabaa😢
Dadkan la qabanayo waxba micno ah ma samayneyso hadii aan laga so sarayn melaha ugu badan oo ay ku dhumanayan taliyayasha argagixisadu intan la dilin ka hor waa in la ogada qabkay u shaqeyan iyo melaha ay kala jogan iyo hadda waxa diyarsan iyo meel kasta oo saldhig u ah iyo cia hubka siisa
Bismilaah baskoolad ma ridi kartaa aa shuute wallee shaqaa usoo baxday 😂
Gabadhan hadi la shukansado iska baxa mxawa ? Mise raqiskan jogan . Kuwan Kenya Allah kenin mahad iska leeh wayo adomeyda iska arursani lahed wlhi .
Waa la isa soo galay
Darawalinta aya kuwan ka muhimsan
Xaa mudug iyo galgaduud looga sheegay shayadintaan
Dadki asaasay al shabab ba ka soo jeedo 😊
Ceelbuur iyo ceeldheer bee adan badangood
islamahan ka 30 dollar lagu biilaayo plz 4 islan ha la iiga keeno 30x4=120$
Digil iyo mirifle 🤔🧐
Allow umadayada somaaliyeed ka badbaadi al qushaash al khawaarij yaa rabi
Subxanalaah allow umuuraha sahal
shuute waa ku salaamay ilaahey ha idiin fududeyo wax waa argten runtii 😢😢😢😢dad raba in ey shacabka dhibeteyan bisinkow
Hda kadip hadanpa arko xalimo umul hewel ugu qoron shuta no palan ah 😅😅
Allahu Akber hablo sharaf badan weeye" insha Allah halkaa aad dastuurka kaga xukumisaan mardhow kitaabka ayaanu idinkaga xukumi donaa
Adiga qudhaada insha allaah cadaalada ayaa lagu horkeeni doonaaa .
Khawaarijta oo dhanna dalka waa laga sifeynaa ilaahey idamkii .
Aakhirana cadaabka alle ayaa idin sugee siduu Rasuulkeenu nnk nosheegay
Dowlada Somalia diin bey ubaahantahay waa gaalo raac gaaalaa loo afduubanyahay gabdhaha diinta kamuuqata ma daya naagaha waxad rabtiin qaaqaawan somaha oo naasaha ruxaya oo magaalka idinjooga dhibmaleh alle mar xaqa waa soo saari doona sheekada gaalada oo leh argagixiso wada alle ha idin qabto inshaa allaah❤
Gaal adiga ah nacala kugu taale yaa ku fasaxey Ina umada leysid adna walagu so qabana
Yaa waligiin arkey Shuute oo la hor keeney Basaas Itoobiyaan ah
Gabdhahan masaakiintaa dadka halagu indho sarcaadiyo
Galgaduud guri hoog waaye wallahi masas badanaa ku beer may xasbunallah 😢 allow naga qabo🤲yaarabi
Wxey xaga u aden wa naceb ey u qaban hg
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079dhanka HG alshabab ma jogaan waa dhanka mursade iyo abgal labaduba shabab wax ma dhaman wyo dhulkooda difacn myaan
Subxaana allaah ellaahow naga qabo 😢😢😢😢😢
Shukaansi 😂😂😂 ereyga shukaansi wuu kala kacey
Daanyeero badan ayeey raadineeysey😂
maskiin😢way sixreen maskax malaha fiiri sida u jidhkeeda iyo indhaha u dhaqaaqayn
Garsoorka shaqa ficn ayad wadaan mnshallah
Masha Allah lkin waxan kutalin lahaa Nimanka Darawalda ah Baaris halugu qaado halkaas waxbaa ku qarsoon
Shuute mid baa afmay seeko ah u dhiigtay markas buu xariifka u dhijbaynkkk😂😂😂😊
Murtaddiinta waa jabeen
Familayadooda dhana alshabaaba hala soo qabto furruuqda
😂😂😂 DOWLADA. AWOOD AYEY LEEDATAY. DABADAD MASHA ALLAH. HALA XIRO.
XABSIGA. ALSHABABUL SHEYDAN LAALUUSH. AYEY. DHIIBIJIREEN. XABSIGA. HALA ADGEEYO
Nisa mahadsanadiin
Shuute allah ku xafido
Xaliimo aaamin Ma gasho.. Hala is ilaaaliyo 😂
😂😂😂
Askariga run badanaa ooo aqli badanaa ooo figrad fiicanaa m a
ALLE dawlad Hana siiiyo gabdho mudnaa in wax la baro maskaxda laga xaday.
Shute iyo dawladu lacagtii umada iyagaa liqay
Hablo shabab ah haalis
Guulesta inta kudadashay
Galxareeri dadka degas ka leh, wiilashiina waa la dilayaa , argagaxisadan way ku dhaldhalayaa, fekera 😊😊😊😊
Reerka ay u shaqayneysa 😢😢😢😢😢
Luxury ugudodayaa alshabab imisuu qatay
Tiirka qaabilsiiiya
😮😮😮😮😮😮
Waka xumahay gabdho laqalday waaye ciyaal masaakin ah reer baadiyaa waaye
25JIR NAG EH OO INEY RAG DISHO LOSO DIRAY WALA QALDAY MIA😂
@@abdikariinahmed2496 legend 😅
Walle Shuute Maay maay wuu bartay markan 😂
Alahayay
DAHABSHIIL. 6 BIL NUS MALYAN DOLAR AYEY ALSHABABUL SHEDAN. ISAAQA. U SOCDO AFGOYE IYO JILIB AYEY KASO BARTAN QARAX YADA. KADIB. MUQDISHO LIIDO AYEY QARXIUAN
cudur isaaq la dhaha ku helay lkin alle kaama saaro
Maryan Maxamed Abukar Waa Harti Abgaal
Qabil ma laga hadlin
@@xaawomohamed6996 Gabarta qabiil keeda Waa Abgaal Harti Abgaal
Halalaayo nijaasta
Naaa faiza Yaa kahoreeyo hawo maa isa sineee😂😂😂😂
Ma yaabtay😅😅
jijiga janno alxm....
ilaahow muqdishana noo nabade casimaadi somali oo dhan
Ilahayow xaalkaan xaal ka qurux badan noogu bedel soomaalia uqubaa ku dhcday hadii ay naga soo dhex baxeen dad dhiiga muslimka baneystay oo umadiii xasuuqaa ayagooo leh janaa raadineynaa subxanallaah tolow ma dabi aaan galnaa kuwaan nooga soo dhax baxeeen allow shartooda naga qabo al sheydaamiintaan dhiiga Muslim ka baneystay
Wa dumar wadaqainin ah😂😂😂
❤
XABASHI DIN LAWAYAL SHAYDANJA CABUDA
Cambar safrisa
Alwaxyasha kulla war cusub
Shuute igu soo orod ma han legend qaraxa marku dhacay waad ku faraxday waa takbiirsatay kulahaa maxa kajiro
My kulahaa caadi iskaga qoslaaye marka lagu qabto nafta macaanaa xuuralceynta waa iloobayaan marka riyada laga kacsho tlye
Niyhow qabiilna macayn karo wixiina waa wada raxanwayne reerku dhib badnaa😂
Shuute wuu wareeray wlhy luqada loobadashay😂😂
Iyo jareer dadki muqdisho ayaga layay alle hanaga qabte🥹
Haa isaaq iyo biimaal waa ku jiraan
Lkn kuwa qaraxa lagu xiro waa danyarta iyo kuwaan diinta fahansaneen.
@@nehalsayid20😢
@@Maryama-idilis qarziye qabiil malaha Sxp mid xaga Burco iyo gargaysa ka yimi Qabiilka Dhan argagaxiso ka dhigaysaa
@@naasirkhadar8370 Runta miyad diidaysaa
Nin dhulkiis nabadeystay dhulalka kale holcinayaa weeye
Waa naago wada dh.... eh see ninaa qawin ugu socdeen😂😂😂😂
Tan u dambaysa waaba kibirley 😂😂
shuutow kuwaan godka jilacoow meesha ugu hooseesa geli kuna iloow kahtar bulsho kuyihiin waa naxariis lawayaal kuwaan iyo kuwa lamida ah waxaanba jeclaan lahaa lamaxkamdayn madaxa laga toogto somaliya hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa naagtii beyahan laraadinaye
Illhyba maad ka cabsataan
Jareer and raxanwayn idoor balo ku degtay
War Hawiyow maradiina aya lagujiraa ee isxoreeya
You are sick 🤢🤢🤢
Muqdisho oo save ah hdi larabo hal elay iyo jareer iyo idoorka xun yaa lagu soo reeebin isma dhaman 30$ baa inta loo tuuro laleyhy isqarxi wtf
@@Sweet-yn7ftwlhy cabsi cabsi waye qof dhan aya 30 dollar dad ku dilaya dadkan way xanunsanyihin malaha
Bahda garsoorka ciidamada qalabka sida way dadaalayaan
Shuute aduunyada dhan waa arky walhi wax kayabiyo moye wax ka leh waawayy😂😂
Warheedhe waxan dilkuxun qurunkan foosha xun
Kuwa dhibta qaraxa xasuuqa dadkeena kadambeeya xerada xalane daganyihiin kuwi ay wakiisheena qaarna dowladey katirsaniyihiin kuwi kalana howshey siiwadaan dhalinyaradi lakhaldayna maalin walba latoogtaa maskaxiyihi kadambeeyayna wey raaxeysanayaan rabbi talo kufilan💯💯💯
Ma sheege
😂😂😂😂😂😂😂😂 award winning 👏 comment
Gabadha ugu danbeyso indha adeeg😂
Kitaabka ha lagu xukumo dadka😢
Umu mujaahid haleygu daro shuutow😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maad joogtid adige kuqarxin dontaa 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 fcb ku kulkac sanayey ku laa shuute iyo afmaayga 😂😂 walaxa kalhaasto
Hhh boskolada marida kartaa adigu 😅😅😅
Janaral shuute af mayga xitaa waybaren 😂😂😂😂
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
You are sick
Sheeko waaye wexeeda qofna wuxuu taageersanayn mafaafiyo