Heesta: Halow ‘Hello’ | Cabdirisaaq Siciid iyo Najax Nalka | Xasuusta: Jubba iyo Hibo Nuura

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2022
  • Executive Producer: Bulshawi Beatz
    Director: Daaha Gaas
    Musicians:
    Keyboard: Bulshawi Beatz
    Lead Guitar: Naguib Hashi
    Percussion: Bushar Famous
    Drums: Abukar Bulo-hubey
    Bass Guitar: Abdi Aziz Hashi
    Saxophone: Abdale Haji
    Camera Operators:
    Abdirahman khadar
    Fuaad Abdilahi
    Abdirahman muse
    Maxamed mowliid
    Mukhaar dhuux
    Israad Mohamed
    Drone & Gimbal: Amiin Cj
    Sound Engineer: Moha Haybe
    Music Record: Shabcaan Isko
    Editing: Faysal Ashour
    Program Director: Caafi Abdirahman
    Location: Ali Jirde Hotel
    Special Thanks:
    Abdinajiib Daahir
    Faysal Abdikariim
    Xamse Gahayr
    Agaasime Mohamedamiin Yasiin
    Cabdiqaadir Sheekh
    Mohamed F. Geelle
    Mahad Ibrahim
    Production:
    ASTAAN MUSIC
    2022

ความคิดเห็น • 57

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว +2

    Esh calaa Music iyo Oromaysee bulshawi HEESTAN SECSIFONADA XOOG U CAAWIYA
    IYO BAYTARI XOOGLE

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 ปีที่แล้ว +8

    Heestii waxaa iska lahaa abwaan yuusuf maxamed muumin allha xifdiyo aboowgeyga waxaa u ka mid ahaa abwaaniinta ugu dada yaraa
    Wuxuu lahaa riwaayadii yaa u wan qalay waqtiga
    Iyo riwaayad kale oo aan la soo bandhigin oo la oran jiray Qof baan ahay miyaan qeybsamaa iyo hestii shamuuri iyo sahdo cali warsame abwaan guuleyso

  • @sumadqaran
    @sumadqaran ปีที่แล้ว +7

    Intii calaf doona calaf wanaagsan rabi haku beego 🙏🙏 intii aanan guursan heestaan markaan dhageeysto waan qiiraan jiray waayo calaf kaaga ma ogid. Alx Illahay calaf wanaagsan wuu igu Begay iidinkana sidaasoo kale ayaan idiin rajeeyn ❤

    • @Supr93
      @Supr93 4 หลายเดือนก่อน

      I the I’m 😂 Instead I was impressed with the success accomplished hundreds of in the past light years of my life 😅

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q หลายเดือนก่อน

    Waa ruwayadii yaa uwanqalay waqtiga xasuus juba iyo hibo nuura

  • @sadehajiyow6701
    @sadehajiyow6701 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib❤

  • @IsmailApdi-bh4yh
    @IsmailApdi-bh4yh ปีที่แล้ว +1

    Wooooooooooooooow

  • @omaregal8543
    @omaregal8543 ปีที่แล้ว +3

    Jubo iyo hibo nuuro heesta 35 yrs ago ayaan ku daawadey Somali national theater Mogadishu waayo waayo

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 ปีที่แล้ว

      Waa wakhtigan dhashay adunyo aniguna youtu.be ayan ka dawanaya dal b, ayow yaa ku leh

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaalah 🌳 qurux 🌹 fariid yar 💐 💓 najax nalka 👏 ❤️ hanbalyo 🎂 waaaaw wax baa ka dhacay walee ❤️

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 ปีที่แล้ว +7

    Guul hoygii fanka somaliland ❤

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 ปีที่แล้ว +4

    Wan xasuusta halkaan joogay markay riwayadii ay heesatu ku jirtay soo baxday
    Magaalada Riyaad ee dalka saudi 🇸🇦 Arabia

  • @abdirahmansulieman7145
    @abdirahmansulieman7145 ปีที่แล้ว +1

    Guiter ka ustaad Nagiib waa duni kale. ✌

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 ปีที่แล้ว +1

    yarka top ah waa juba

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 7 หลายเดือนก่อน

    Abdirisaq you are talent

  • @maxamuudcadaad3625
    @maxamuudcadaad3625 ปีที่แล้ว

    Axyaa sawd laba fanaan aad u codmacaaN
    AnoTher leveL🎤💯🎸🎹🎷🎷🎷

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 ปีที่แล้ว

    Abdirsaq said waan tagera allah yahfadak keep going bro

  • @looyaan323
    @looyaan323 ปีที่แล้ว +1

    Erayada Yusuf yare
    Ruwaayadii yaa wan qalay waqtiga

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 ปีที่แล้ว +1

    Abdirisaaq Siciid iyo Najax golden voice

  • @khadarshiine7524
    @khadarshiine7524 ปีที่แล้ว +1

    Salaxley ilaaaaa hargaysa

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko hodanee

  • @gulledimaan8702
    @gulledimaan8702 ปีที่แล้ว

    Markan helo warkaga heeee calaf haisku keen simo waa hees igu qaliya Aniga dhenkeyga

  • @xuseenaxmed2814
    @xuseenaxmed2814 ปีที่แล้ว

    Runti waxa idilay ereyada heesta macanteda iyo sida lees kugu dhiibayo dad wa kuwi hore jubba + hibo nuura salaam poqortoyo ayaan idin leyahay ya salaaam

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 ปีที่แล้ว +12

    Music harmony inaba caadi maaha.we need more saxophonists in the Somali music industry. Dear malis encourage your kids to learn different musical instruments.

  • @siyamali
    @siyamali ปีที่แล้ว

    abdirazak wu dhige xalki juba dhigay laakin nalka wax badan aya wali ka magan hibo codkega lama gaaro wa cod dheer

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 ปีที่แล้ว

    Waa dadajiseen muusiga iyo heestaba

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 6 หลายเดือนก่อน

    Erayadii Abwaan Maxamed Yuusuf Muumin Laxankii boqorkii codka Maxamed Saleebaan tubeec ❤

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama หลายเดือนก่อน

      *Heestani muran maba gali karto waana erayadii YUUSUF YARE- riwaayadiu YAA U WANQALAY WAKHTIGA 1986-KII*

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 ปีที่แล้ว

    Kooxda tumaysa waxay 99.99%, the original music of wabari band. Dhalin yarada qaadaysa waxaa haboon inaysan turuko cusub aysan ku darin hees aysan lahayn ayagu, for example fanaan ka wuxuu yidhi “waa, waa”, 2 times bu ka dhigay. Marka heesta dhadhan keeda dhaawac gaadhin.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 ปีที่แล้ว +1

    Aniga microphones-kaan ayaa Iga hor yimid ay ku heesayaan waxaad is leedahay sideetameeyadii miyey joogaan misse Waa weriyayaal wareysi bixinaaya. Aduunku wuu hor marey kuwo dhegta la gashado oo jeegada lagu celiyo ayaa jira

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx ปีที่แล้ว

    Ax ax walhi wan qiiroday laascaanood bey iso xasuusisay, waxay so baxaday 1988 ano yar oo school usocda baan ka maqlay mac macaanle ay ka baxayso malin oo roob marka inaga qaday xasuus waxa marka laascaanood ku so qaxay qaxoontigii burco iyo xaargeysa

  • @kulmiyehamze7303
    @kulmiyehamze7303 ปีที่แล้ว

    abdirisaq siciid légende

  • @oubahmourayo3026
    @oubahmourayo3026 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +6

    Two great voices blended together like vanilla icecream delicious

  • @NaaagdaAli6593
    @NaaagdaAli6593 ปีที่แล้ว

    Mashallaha😘😘🌳

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 ปีที่แล้ว

    Kuuso waa qof nool furfurnaan iyo codbay you darsatay

  • @najahjama4361
    @najahjama4361 ปีที่แล้ว +2

    Hargeysa ilaa burco xasuuus

  • @cabdicasiisarrshe416
    @cabdicasiisarrshe416 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale cabdirisaaq siciid

  • @safwaanhero7555
    @safwaanhero7555 ปีที่แล้ว +3

    Astaan way khaldameen heesta copy wad ku sameyseen fananti wda qadayna wad xusteen lkin abwaanki lahaa mxad u xusi weydeen mise wad garan la dihiin Abwaan yusuf shkh muumin ayaa lhaa zxbiyaal alle hwnaxariisto isaga iyo intakle e inaga hoosaysaba Aamiin..

    • @amiircadnaan7463
      @amiircadnaan7463 ปีที่แล้ว +2

      malaha Yuusuf Sheekh muumin ee aan kuu saxee waxa lahaa Yuusuf laangadhe waa ruwaayadii yaa u wanqalay jacaylka

    • @omaregal8543
      @omaregal8543 ปีที่แล้ว

      Abwaan ka wuu noolyahay goormu dhintay ayaan dhawayd waxa wareystay Serbia

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 ปีที่แล้ว

      Cida qaada uumbay u jeedan waanay saxeen waana hibo iyo juba. Waxaana ku jirtay ya u wanqalay wakhtiga?

    • @mukhtoabdi8861
      @mukhtoabdi8861 ปีที่แล้ว

      Abwan Yusuf Mohamed mumin Yusuf yare ayaa leh

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 ปีที่แล้ว

    Koley cod hibo iyo Juba gaadhi maysin ee iska wad wada

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 ปีที่แล้ว

    Asal

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx ปีที่แล้ว

    Ina Yuma 59 ma waxba I dheer way Yar codh codhaye 😂😂😂

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 ปีที่แล้ว

    Heestan waxay ka mid ahayd Riwaayaddii la odhan jiray Yaa u wanqalay wakhtiga ee uu curiyay Abwaankii da'da yaraa ee Yusuf Mohamed Muumin Yusuf yare, laxanka waxa ku ladhay AHN Jim shekh mumin. Good try fanaaniinta qaadaysa laakiin hibo iyo juba baa ku wata.

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 ปีที่แล้ว +2

    Eshcala

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 ปีที่แล้ว

    Copy idinkaa lu leh