ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waah waah xusuus dalkaygii hooyo iyo fankaygii aan ku soo barbaaray Xamar ayaan joog wakhtigaa.
Laxnag cabdel yuusuf hanuuniye❤
Raxan weyn tii masakiinta loo maleyn jiray. Oo xamer isku qarxinjirtay ayey heestan k hadlee😊
Xasuus dheer 2001ki Ahu xaaskaygi geeriyotay ax ax qalbiga ixanuujisay heestan
Waa ruwaayadii yaa uwan qalay waqtiga
Markaaan helo warkaaga naftu hiyi kacdaayoo farxad kuhanbalyeeeyaa wwwww walee lagaagamadabadhufto xaga qaraamiga geedishanboow noolow
Aamiin sxb
Hees xusid mudan
Laxanka Waxaa Iska Leh Heeskaan C/dalle Yuusuf Hanuuniye
Laxankaan waxaa lahaa xasustayda AUN Maxamed Aadan Shamuuri. Iyo riwayadii waa u waqalalay wakhtiga abwaankii ugu da'da yaraa ee Waabaari Yusuf Maxamed Muumin Yusuf Yare sanadku waa 1986. Mahadsanid Jaale
@@yusufsaid2730Laxnag hanumuya lahaa
@@yusufsaid2730shamuri heesaha uu qaaday ayuu laxnag saaray
dowladnimo iyo xasus
Waakuumahadnaqayjuba