**Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan Ahun | Heesta Waynoo Hayna Kala Wadin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #caweyskadalmar
    www.caweyskadal...
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar
    / dalmar_d

ความคิดเห็น • 243

  • @imthebestforver_
    @imthebestforver_ 3 ปีที่แล้ว +19

    Heestaan xasus qaali ah ay igu ledahay xaajigayga aa 2010 iso diri jiray wagaan is shukansan jirnay alxamdulilaah hada 10 sano an is qabnaa carurna waa no jogtaa 🥰🥰🥰

  • @xiddigomuxamed331
    @xiddigomuxamed331 5 ปีที่แล้ว +65

    2019 yaa ila daawanaaya ♥️

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 ปีที่แล้ว +1

      Jecel xiligan oow jiray hada garbar walba dan eey kugu raace lacag aqoon iyo arimo badan jecel iyo qurux dhamaatay

    • @maxamuudaxmed5780
      @maxamuudaxmed5780 5 ปีที่แล้ว

      Halkas kasiiwada

    • @aidarousjuqdhawr3807
      @aidarousjuqdhawr3807 5 ปีที่แล้ว

      Aad baan jecelahay heestan

    • @ikrana8062
      @ikrana8062 5 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @maxamedbulay8575
      @maxamedbulay8575 4 ปีที่แล้ว

      Aniga dad was dadkii hore adiga haddii jacayl ku hayo ila Soo xidhii

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 5 ปีที่แล้ว +10

    Sunday 8 agust 2019 13:22 ayan Nairobi sarirteyda ku dawanya😍

  • @abdihakimahmed7678
    @abdihakimahmed7678 6 ปีที่แล้ว +73

    HIBO NUURA
    wadnaha iyo waaxyahayga
    kii waraabinayey dhiigoo
    waa oo wata sharaftayda
    midka iigu wacnaadee
    waajibkaygu yeeshoow
    ifka waxa ku nool wiilkan
    ka weheshanaayoow
    waynoow hayna kala wadine
    wa qod laba is jeceloo
    liibaan ku waartoo
    aan is waayin inagayeel!!!.
    CABDI CALI BACALWAAN
    wacadkii ilaahiyo
    wada dhalashadeeni
    waligay ismaan odhan
    cidbaa kula siman wali
    ka warhayse adiguba
    nafta inan wadaagnoo
    adigaan kuu warwarayee
    waxan anigu jecelahay
    ladan wada jirkeenee
    waynow ha inakala wadine
    wa qod laba isjeceloo
    liibaan ku waartoo
    aan is waayin inaga yeel!!!
    HIBO NUURA
    waayo jacaylbaan
    la walbahaaree
    kii aan dartis uwashoo
    waa waxa sida caashaq
    kaan wayda u u hayoo
    marna ii walaaloow
    wadka haduu iga celin kari
    kaan ka waabanaynoow
    waynow hayna kala wadine
    wa qod laba is jecelo
    liibaan ku waartoo
    aan is waayin inaga yeel!!!
    CABDI CALI BACALWAAN
    ha warwarin anoo nool
    wardiyeey dhibaad mudan
    wakhti baa iskeen badi
    qayrkaabad ku weheshane
    waa adiga waxan helayo
    waxaan haabanaayoba
    ruuxa aan u hurayee
    waxan anigu jecelahay
    ladan wada jirkeenee
    waynow ha inakala wadine
    waa qod laba isjeceloo
    liibaan ku waartoo
    aan is waayin inaga yeel!!!
    please like and subscribe.

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 6 ปีที่แล้ว +159

    heeskan inan ta hada xaaskayga ah ayaan kumaawelinjiray waqti anaan isgursankahor waa ixusuus waa marwo iguqaalia illaa hada nagamuu dhamaan xiisihii like isaara

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa Ereyadii Abwaan Maxamuud Tukaale cismaan ,riwaayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan .. Allow kuu naxariiso

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +6

    3/1/2020 wixi sanadka cusup dhageystay like igula zo dhaweya hestan😏😍

  • @noorbakalali9865
    @noorbakalali9865 5 ปีที่แล้ว +18

    yaa firsadey 2019 hasuus

  • @Mohamed-lf1ms
    @Mohamed-lf1ms 5 ปีที่แล้ว +16

    waa galab sabti ah 29/06/2019 sacada 06:42pm in hydrebad

    • @Warsame1
      @Warsame1 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Gure Mehdipatnam miyaa ?😂

    • @dahirfarrax8741
      @dahirfarrax8741 4 ปีที่แล้ว +1

      Medhipatnam miya mise towlichowki

    • @Mohamed-lf1ms
      @Mohamed-lf1ms 4 ปีที่แล้ว

      @@Warsame1 towlichoki sxb lkin hada 21 Mach waaberi mugadishu

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 2 หลายเดือนก่อน +1

    Machaallah ❤ August 2024 still listening

  • @driiman4829
    @driiman4829 5 ปีที่แล้ว +6

    23/10/2019 habeeen arbaca ah im feeling jecel alle waxan kabaryaya qofkan jeclhy inan calaf kuyesho qofki iga dambeya ameeen idhaha ♥️💘M💕💓

  • @hamsetahir6883
    @hamsetahir6883 4 ปีที่แล้ว +3

    2019 ____December 9 ____ 2020 yaa ila dawanaya😍

  • @mariamruun4560
    @mariamruun4560 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 hadii aad kamid tahay mucashaqiinta aduunka liketa igu Sharaf🤣

  • @Cadeey87
    @Cadeey87 16 ปีที่แล้ว +2

    I love this song, thanks for posting. And this riwaayad of the hook.

  • @emineibrahim2472
    @emineibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha war warin Anoo Nool🥺❤️ still I am listening, friday /8/16/2024😁👋

  • @mahuboadan840
    @mahuboadan840 6 ปีที่แล้ว +7

    I loved her hair its beatiful

  • @Sudeissudeissudeis
    @Sudeissudeissudeis 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 xusuus hore fanaaninti here inti dhimatay naxariis jano inta nool cimridheer insha Alla

  • @suhraad32
    @suhraad32 3 ปีที่แล้ว +1

    Waynow ha
    Ina kala wadin❤️😘
    01-04-2021

  • @drlaamofreod6985
    @drlaamofreod6985 2 หลายเดือนก่อน

    Watching at new New Delhi on 12/August/2024 @ 4:35 am. May God bless to our lovely Hoobal Queen Hibo nuura and Abdi Ali Bacalwaan. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanshekhaadbaadumahadsan5280
    @osmanshekhaadbaadumahadsan5280 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaaniin hore oo wada qaaliya hibo iyo cabdi bacalwaan laakiin horey waxa wada qaaday hibo iyo cabdi naasir macalin alaha unaxariisto cabdi naasir

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 หลายเดือนก่อน

      C/Nasir heestan Shaqo Kuma laheyn SXB...thanks.

  • @sharmakejibril1300
    @sharmakejibril1300 6 ปีที่แล้ว +7

    Still I am listening 👂 2k18 nov 3

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 5 ปีที่แล้ว +3

    What a super stars I love them dearly and their songs ❤️

  • @bukaase08
    @bukaase08 14 ปีที่แล้ว +2

    waa hees aad iyo aad u qiimo badan waana codkii hibo nuura iyo cabdi cali bacalwaan,,,

  • @Najma-n1
    @Najma-n1 7 ปีที่แล้ว +8

    6:13 They just stand there behind the singing couple. Hilariouse

    • @Y2N2RI
      @Y2N2RI 6 ปีที่แล้ว

      Najma Abdi this is my ULTIMATE FAVE RIWAAYAD!!! Genius! Before it’s time and completely relatable- not the prostitution part obv loool

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees macan weeye masha allah abwaan mmud tukaale riwayadii hablayhow hadmaad guursanaysan ayay ku jirtay

  • @Amira_artan
    @Amira_artan 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila daawanaaya 2021 dhamaadkeeda🥰

  • @Rahimacadey
    @Rahimacadey 12 ปีที่แล้ว +3

    nice song. much love....................

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 8 ปีที่แล้ว +4

    This is the most beautiful Somali language that I haven't heard for 30 years. I missed it very much : Very, very much to here it every day and every second that passes by . Hibo-Nuura waxaan marag ka'ahay inaad tahay hibo Eebe Soomaali ugu deeqay.
    Mahadsanid,
    Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 4 ปีที่แล้ว +2

    Waynnoow haynna kalla waddin
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdulrahmansuber6179
    @abdulrahmansuber6179 2 ปีที่แล้ว +2

    2021.12.23 feeling the song exactly🥀

  • @fhassan33
    @fhassan33 12 ปีที่แล้ว

    great song lyrics I feel a lot of nostalgia .......thx

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +1

    waaaw jawidagan isoobooqda chanellkeyga asxbta daawanayoow

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 5 ปีที่แล้ว +2

    I still watch now 2019

  • @daauudali3989
    @daauudali3989 3 ปีที่แล้ว +1

    yaa bilowga sanadka cusub 2021 ila daawanaya

  • @guuleedrojo1162
    @guuleedrojo1162 3 ปีที่แล้ว +1

    inta 2021 ila daawanaysa like dhac kusii 🙌❤💖👍👍👊✋✌✊👌

  • @mahmodkirih862
    @mahmodkirih862 6 ปีที่แล้ว +5

    Wacadki ilahiyo
    Wada dhalashadeni
    Weligay isman odhan
    Cidbaa kuulasiman weli
    Kawarhaysi nafta inan wadagno
    Adanku warwaraya
    Waxan anigu jecelahay
    Ladan wada jirkeene
    Cabdi cali bacalwaan allow.ku naxariso hibo nuura allow ku xafid abid
    Habalow hadmad gursan doontan
    Wakhtigeedi somalidu horay uso qaadatay

  • @muhudiinsamaleey2975
    @muhudiinsamaleey2975 6 ปีที่แล้ว +10

    Yaa fiirsanayo 2018 heestan

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah3710 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 inteena dhegaysanaysa aan is muujino

    • @ruuncabdi475
      @ruuncabdi475 4 ปีที่แล้ว

      Ana kula dhageysanayo from kismaayo

  • @nagmaaadan3237
    @nagmaaadan3237 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta cawa ayaan dawnya 2020/30/10
    3;44 pm

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +1

    Woo hibo iyo bacalwan the are best liban kuu waarto the love each other it's love song hundred purcent the style the voice mashallah

  • @warsameamalle8831
    @warsameamalle8831 8 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadii Maxamud Tukaale Cusmaan iyo musikaddii Abwaan qaarey!

  • @mahuboadan840
    @mahuboadan840 6 ปีที่แล้ว +3

    Old is gold💛💛💛💛💛

  • @sumuli.
    @sumuli. 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 hadad dawanayso like dhac igu si wan muteyste😁😁hada lee jaceyl isogaley

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 6 ปีที่แล้ว +7

    ceeldheer anoo joogo ayaan bartay heestaan 😍

  • @ayanahmed1617
    @ayanahmed1617 4 ปีที่แล้ว +2

    26/12/2019💯💯✅✅✅✅ winter ❄️ mood

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 ปีที่แล้ว

    Waaaw how she sees lovely people old is gold

  • @HK-ts5lp
    @HK-ts5lp 9 ปีที่แล้ว +1

    Can I know what that other song beat is I've heard it somewhere else but can't bring it up thank you.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 ปีที่แล้ว

      Singer Habib Koite & Bamada song I Ka Barra just search TH-cam

  • @soomalidhalad4859
    @soomalidhalad4859 5 ปีที่แล้ว +1

    waynow hayna kala wadinoo waaqow laba isjeceloo liibaan ku waartoo aan is waayin naga yeel
    2019

  • @ikramhared5583
    @ikramhared5583 6 ปีที่แล้ว +2

    jcylk wan aminsanahay lkin maqan micnahiiisa ilahow mid si dhab ah i jcyl isahal 🙏inkaston wayey ruxan jecladey aamin idhah plz haaaaaaaaaaaaaah jcylow inta is jcyl allow isku wari 🙏😭

  • @raysoali3225
    @raysoali3225 6 ปีที่แล้ว +2

    I listen right now 2018

  • @saamiryareali3145
    @saamiryareali3145 4 ปีที่แล้ว +1

    14/5/2020 aya kismayo kudagaystay

  • @mahuboadan840
    @mahuboadan840 6 ปีที่แล้ว +1

    Hess aad iyo aad umacaan waaye hesstan😘😘

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 5 ปีที่แล้ว +1

    I Cyr for their love ... Great Somalis .. Forever love them..

  • @moedanger9935
    @moedanger9935 8 ปีที่แล้ว +1

    Waaah waah caadi mahan heestaan

  • @sahra6279
    @sahra6279 4 ปีที่แล้ว

    Feb 2020 ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 5 ปีที่แล้ว +4

    Me in the house 2019❤️

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      You welcome

    • @abdelqanimohammed995
      @abdelqanimohammed995 5 ปีที่แล้ว +1

      Ha warwerin , Anoo nool .
      Monaay dhib maad mudan, wakhtibaa iskeen badi. Qayrkaabad kuwiirsani , waa adiga waxan helay iyo waxaan haabanaayaba ee aan u huraye
      Waxan anigu jecelahay Monay wada jirkeene
      Waynoow ha ina kala wadin waa ....
      2019 Qof saas kuugu heesa kuugu duceeyay quruxeey ):

    • @monaahmed6119
      @monaahmed6119 5 ปีที่แล้ว +1

      Hamse iman aad baan u mahadsan tahay
      Waan haystaa gacantayduu ku jiraa ee ha iga werwerin walaalkay 👍

    • @abdelqanimohammed995
      @abdelqanimohammed995 5 ปีที่แล้ว +1

      Mona Ahmed Maa sha Allah , Allah ha isku kiin barakeeyo wll

  • @hhassan3273
    @hhassan3273 8 ปีที่แล้ว +1

    Old is God
    Mama Hibo is the best

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 11 หลายเดือนก่อน

    Waan soo booqan doona malinkan ka baxo marxalada iskabulanimada ee aan galo ta lamanaha aniga iyo marwada oo si wada jir u daawan doona heestan midhaha macaanle (waad salamantiin zhpyaal 🙋‍♂️

  • @abdiazizmohamed2761
    @abdiazizmohamed2761 6 ปีที่แล้ว +3

    2018 yaa dawanaya

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Nice 👍 12-28-18 song love

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 15 ปีที่แล้ว +1

    It is classic indeed.

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 14 ปีที่แล้ว +5

    Waa runtaa nuura lakiin wax ba ha ka war werin wadan ka ragiisii waa joogaane ..

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 6 ปีที่แล้ว

    2018 still love this song

  • @mahdialihersi1233
    @mahdialihersi1233 7 ปีที่แล้ว +45

    who is watching 2017 this song

  • @bushraceelow7620
    @bushraceelow7620 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alllah.

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว +3

    2018 yaa daawanaya

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa ila dhgysanaaayo2019

  • @cmshow5425
    @cmshow5425 6 ปีที่แล้ว

    Wow
    Hibo nuura iyo bacalwaan👏👏👏👏👏

    • @rashiidsulub1235
      @rashiidsulub1235 3 ปีที่แล้ว

      Xusuusta intii Riwaayadan ka qaybqaadatay soo saaristeeda oo habeeno badan u soo jeeday inay bandhig wanaagsan dadka soo diyaariyaan. Aun intii dhimatay uu baacawaan ugu danbeeyay

  • @tifowfoolbirsheeali3836
    @tifowfoolbirsheeali3836 11 ปีที่แล้ว +1

    hibo nuuro bacalwaan nice song

  • @Sterlinglh16
    @Sterlinglh16 11 ปีที่แล้ว +1

    Hibo Nuuro iyo Bacalwaan

  • @ibrahimabdule4447
    @ibrahimabdule4447 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxan anigu jecelahay ladan wada jirkeena waynoo ha inakala wadin 💋💋💋💋💋

  • @ayaanbashiir2491
    @ayaanbashiir2491 8 ปีที่แล้ว +2

    heestan macnaheeda iyo qimeheeda waxa kaliyee fahmi kara qof rabi fahmad iyo caqli siiyay runtii wa hees aad igu wayn qisada noloshayda.

  • @hilaaccalimaxamuud3452
    @hilaaccalimaxamuud3452 4 ปีที่แล้ว +1

    D
    Waxaas sawd ah,hooladii qaranka soomaaliyeed,waa Riwaayadii Habloyahow hadmaa guursandoontaan,,looma kala hadhin ,waw

  • @yasmineabdi9569
    @yasmineabdi9569 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa habeen Nov 26,19 saacadu waa 1am Ohio USA

  • @salwa.goddes
    @salwa.goddes 3 หลายเดือนก่อน

    Waa galab khzmiis ah 27 june 2024 sarirteyda kudul dawanaya goobtuna waa xamar ❤❤

  • @shaficimohamed2951
    @shaficimohamed2951 5 ปีที่แล้ว +2

    Still ama listining. 2k19 jan

  • @rockerfuck1
    @rockerfuck1 12 ปีที่แล้ว

    very good song

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 ปีที่แล้ว +4

    waa hees ku jirtay riyaawadii hablayahow hadmaad guursan doontaan ee abwaankii heer qaran ee Mahamuud cismaan tukaale , alow jano ku gee tukaale

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 ปีที่แล้ว +1

    I watching 31.7.2018

  • @maxamedsergio7383
    @maxamedsergio7383 7 ปีที่แล้ว +5

    walhi caawa waxaan xasuuatay 2011 kii aniga iyo inan aan aad iskugu wacnayn oo aan wada daawanay riwaayadan

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 8 ปีที่แล้ว

    thankz

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ifka hadiin daayo

  • @aminhuzzein7755
    @aminhuzzein7755 5 ปีที่แล้ว +2

    2019

  • @SomaliTiktok-Reaction
    @SomaliTiktok-Reaction 4 ปีที่แล้ว

    02:02:2020 ❤️✅ Day of the daY

  • @dosantosdosha8113
    @dosantosdosha8113 9 ปีที่แล้ว +7

    the fast starting music like ware can i get please not somali music maybe?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 ปีที่แล้ว

      Here th-cam.com/video/a8pk4-wMUGA/w-d-xo.html

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/a8pk4-wMUGA/w-d-xo.html

    • @dosantosdosha8113
      @dosantosdosha8113 9 ปีที่แล้ว

      Caweyska Dalmar thanks my bro

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 11 ปีที่แล้ว +1

    good song

  • @ikranyasin5164
    @ikranyasin5164 9 หลายเดือนก่อน

    2024❤️

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    mancha Allah

  • @Nasra_Arale
    @Nasra_Arale 2 ปีที่แล้ว

    23/12/2021❤

  • @anishassan3495
    @anishassan3495 9 ปีที่แล้ว +9

    thats my fathers uncle met him twice

    • @ayanhaji9814
      @ayanhaji9814 6 ปีที่แล้ว

      Anis Hassan He was sick couple of years ago, how is he now?

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 6 ปีที่แล้ว

      The singer man with Hibo nur is your father???

    • @kariyehilowle6011
      @kariyehilowle6011 6 ปีที่แล้ว

      @@diiriyeahmed6699 no his awoowe
      That is his fathers uncle

    • @abdiraxiindaahir9855
      @abdiraxiindaahir9855 4 ปีที่แล้ว

      Somaliba nahayaa

  • @fahadabdi3496
    @fahadabdi3496 6 ปีที่แล้ว +1

    Wan jeclahy hipo iyo baclawe

  • @hassanshoobare4395
    @hassanshoobare4395 7 ปีที่แล้ว +1

    bacwalan iyo hiba nura👏

  • @cabdicasiismaxamuudwardhee333
    @cabdicasiismaxamuudwardhee333 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan saameyn gear ah ayey iileedahay lkn waa kuguuleystay alx

  • @michaelsimon4646
    @michaelsimon4646 12 ปีที่แล้ว +1

    hiba nuura noolaaw aad ayaa u jclahay heesaha ay qaato hiba nuura waa fanaanad aad u cod mac

  • @qaalbinuura6603
    @qaalbinuura6603 8 ปีที่แล้ว +6

    does anyone know the lyrics?

    • @ahmeddirie5430
      @ahmeddirie5430 7 ปีที่แล้ว +11

      Hibo Nuura
      Wadnaha iyo waaxyahayga
      kii waraabinaayay dhiigoow
      Waan-waanta sharaftayda
      Midka iigu wacnaadee
      Waajibka igu yeeshoow
      Ifka waxa ku nool wiil
      Kaan ka waheshanaayoow
      Weynoow ha ina kala wadine
      Waa qudh laba is jecloo
      Oo liibaan ku waartoo
      Aan is waayin inaga yeel
      Aan is waayin inaga yeel
      Cabdi Cali Bacalwaan
      Wacadkii Illaahiyo
      Wada dhalashadeenii
      Waligay ismaan odhan
      Cid baa kuula siman wali
      Ka war haysid adiguba
      Nafta inaan wadaagnoo
      Oon kuu werwerayee
      Waxaan anigu jeclahay
      Ladan wada jirkeenee
      Weynoow ha ina kala wadine
      Waa qudh laba is jecloo
      Oo liibaan ku waartoo
      Aan is waayin inaga yeel
      Aan is waayin inaga yeel
      Hibo Nuura
      Waayo jaceyl baan la walbahaare
      Kii aan dartii u waashoow
      Weeh-Weeh hashada caashaq
      Kaan wayda u hayee
      Marna ii walaaloow
      Wadka haduu iga celin kari
      Kaan ka waabanaynoow
      Weynoow ha ina kala wadine
      Waa qudh laba is jecloo
      Oo liibaan ku waartoo
      Aan is waayin inaga yeel
      Aan is waayin inaga yeel
      Cabdi Cali Bacalwan
      Ha werwerin anoo nool
      Wardiyey dhib maad mudan
      Wakhti baa iskeen badi
      Qayrkaa baad ku wiirsani
      Waa adiga waxaan helayo
      Waxaan haabanaayo ba
      Ruuxa aan u hurayee
      Waxan anigu jeclahay
      Ladan wada jirkeenii
      Weynoow ha ina kala wadine
      Waa qudh laba is jecloo
      Oo liibaan ku waartoo
      Aan is waayin inaga yeel
      Aan is waayin inaga yeel
      Kalmadaha qaar ma hubo laakiin sidii ugu saxsanayd ee aan u fahmay ayan u qoray uun.

    • @qaalbinuura6603
      @qaalbinuura6603 7 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @bilewarsame3059
      @bilewarsame3059 7 ปีที่แล้ว

      Abdirazak Adam

    • @allowhooyadaycaafi4
      @allowhooyadaycaafi4 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdirazak Adam
      THANKS hno waxan jecelahay inadeerkay so wxd moda inay heestu noloshyda ka hadlyso😃

    • @timajujbbbbbbbbbyedjyk9155
      @timajujbbbbbbbbbyedjyk9155 5 ปีที่แล้ว

      LOL XD

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 4 ปีที่แล้ว +1

    Rag wa ragi hore dumarna waa ki hore qabka labiska iyo qaaab dhismeydka meesha aay hada jiim iyo wax daran ayaka daba waregayaan

  • @salimibnusadie1714
    @salimibnusadie1714 5 ปีที่แล้ว +1

    I lostening 2018

  • @maxamedbulay8575
    @maxamedbulay8575 4 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa jacayl

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว

    Erayadii Abwaan dacar

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw bacalwan