FEYLKA DEMBİGA QAYBTA 6-AAD
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025
- Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...
Bilow ilaa dhamaad feylka dembiga waxaad ka daawan kartaa linkigaan playlistiga th-cam.com/play/PL5gB-5KT4tApi2eNBLaFeNz3NLY5Yjrjn.html
NB; Dhacdooyinku waa kuwo kala duwan balse waxaa ay hoos imaanayaa feylka dembiyada.
Mahad sanid wlaalkey magacaaa
@@Dr.Saacid Apdirashid😊🥰💜
🙏🙏🙏🙏🙏
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
4:11
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waad nakasodaahisay 100% waan kutixanahay barnAmijyadaada fadlan nodhig malintii 2 mar mahadsanid
Asc wllka kheerka jeceloow muradkiina ha idin saqiro Amiin 🤲 nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
M.a
Iwaran zxp uztad cabdirazhid😊
Mhadsanid ustd
Legend waad mahadsan tahey
mahadsanid pro waa ku heystaa
barnaamijyadaada keep going
Maansha Allah Mahadsandi Bro
Masha allah horey usoco walal 💕💯🙏
KALIMADA SUUFI ineey tahay qof qalbigiisa. Allah ku xiran yahay dadka aan cilmiga laheyn ay caay uu adeegsadaan waxaa sheega sh abdirashiid sh cali suufi mar danbe ha ku sheegin gaal naag tisa dilay suufi
I love you my my brother 😘😘😘
M.a
Wll qisadii qoyska sheydanka masidan buu ku dhamaday
I was waiting highly ❣️
Ustaad Qaybta 7aad Soo Gali Faylka Dambiyada intaa Ramadantana Noosoo Badi
Keep going ustaad
2daqiiqo 11 comments saas dhan in la iiga horeyo ma moodayn
Kama daalo barnaamijkaan mhdsanid anagga youtube🥰
Thanks ANNAGA production.
M.a wall qali
Inta nabiga jecel like saara kuna saliya scw scw
Ustaad abdi rashid
Wll Abdirashiid waxad ka soo hadashaaa Gabadhii dhimatey shaley Ee reer masar Nawal aad baan ugu baahanhay barnaamij aad ka soo turjuntey mahadsanid.
Love iizaar wallo
mhdsnid zxp sida aad noogu soo dedejisay
Qeybta 7aad talaadada noo Soo daa ustaad
Noo soo badi dilalka bro ♥️
Like Saaara muuqaalkan si uu u faaafo shukran ustaaad
Keep going legend 💪🙌👏🙏
Walhi video aad ledahay ima dhaafo nolow poqortoyo
Ustaad barnaamijyada noocan noosoo badi
barnamijkaan dambi baarista eh noosoobadi si.aan caqli iyo maskax nooku siyaado mhdsnid bro ❤️🙏
6da qeyb waan daawaday inta ilamidka ah like saara
Fast commenti and view waa aniga sxb
Barnaamij yadaadii dibay ka soo xumaanayaan indr naga soo hagaaji
Masha allh maclin
Am de first one today
Thanks macalin
Mahadsanid 💯
Salaama legend keep going
Asc Abdirashiid? Salaan kadib waxaan kaa codsan lahaa sxb Arin hadda kahor aan kadhageestay idaacada VOA-da oo si ula xiriirta barnaaishkan falalka dambiyada inaad noo soo diyaarisid arintana sidan ayay udhaceysa: Waxaa jirtay Gabar oo la nooleed hooyadeed ama ayaydeed oo waayeel ah waxayna kuqaadan jirtay lacag ceyr ah igu dambeyn hooyadii waayeesha aheed waa ay dhimatay gabadhiina si aan ceyrta uga go in waxay sameysay waxay qarisay meydka hooyadeed waliba guri kafog oo cidlo(aan la daganeyn) ah ayey kuqarisay meedkii, sidii ayay lacagta kuqaadan jirtay iyada oo aan lafahmin sanado badan, sanado kadib gurigii ayaa lasoo dagay dadka soo dagay gurigaas waxay dareemen ama ay arkeen lafo qof bani aadam ah in jikadooda uu kujiro waxay arintii lawadaageen polce-ta, baaritaan dheer ah kadib ugu dambeyn gabadhii waa lasoo helay waana laxukumay, marka adoo raali ah waxaan rabay inaad barnaamish kasoo diyaarisid sheekadaas iyo waxa fududeeyay soo qabashada gabadhaas.
Mahadsanid qadarin iyo qiimo ayaan kuu haaya sxb Sare.
Haliste qayanada wallhi cadi mahan danbi batista ayaga qudhodd cadi mahan
Ustaad noo soobadi
Ustada danbi barista wa muhim marawaliba waxa fican in wax lesugu sheggo qayanada danbi batista muhimd
🙏
Q.7aad
That man is not a man
Saxib muqal ayaat ka saartay aaway sheekada kabadhi dhaqtarka ilkaha jeclaatay ee dishay kabdhi xaska ahayt
Ustad wllhi muhimda wax batista inlabeta waye mar walibo waxn kafahmi karna mahimada ustad su,aall shiinha in laga soo saro masuta galeysa miya ustad
Sxb qeybta kale ee 7aad kaga soo hadal XXX extension kaga soo hadal maladilay ??? (( Please ))
Wayab boliiska adunka aqonbadan ayeyleyihin
Saxiib isku day inaad videoga so gaabiso ama 2xalqo kaso dhigo
Asc
Wll naga jooji muuqaalada noocan oo kale
Sxb so badi
Miskiin anigo raadinaya commeniya sanad laga jogo ayan arkay sawirka saaran nin kan maxbuska ah oo ciqaab adag ay kamuuqato wuxudoonaba ha ahade lkn wan kanaxay bafiri qof asigaba xaaladisa ay sidaan tahay aya wali jeba lagu haaya 😔
Jooji mowducan waayo Wu nagu batey
8.49 ninka waa laka cabsana
Ax
Useless nimo weeeye. inaad Suufi u adeegsato nin aan reerkiisa dhaqaneyn Unsubscribe ayaan ku lee yahay. Suufi macnahiisa soo dhageyso Sh Abdirishid sh Ali Suufi
Anigu Hadalkaga Ma Fahmo
Asv
Asv ma ahee waa asc wsc
Walaal igu caawi Inaa hadafkeega Gaaro Wax yar ayaa iiga dhiman inaa gaaro 1K Subscribers Fadlan I caawi Mahadsanid.
Kimgoy
fadlan xayasiiska naga yare maba dawan karo videoga 😡
😭😱😱😱😱👨👩👧👧