Xikmado Yaab Leh Oo Nolosha Kuu Iftiiminaya | Xikmado Noloshaada Saameyn Doona

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ส.ค. 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 314

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 ปีที่แล้ว +11

    Si lama filaan ah baa Notificationka muuqaalka gacantu igaga dhacday mise waaba ustaad Abdirizaq kadis qurux badan waana markii iigu horraysay ee an dadka ugu hor daawada noqdo wan faraxsanahay 🥰 codkaaga oo kaliya caalam kale ah wlhi in badan ban u xiisnay codkaa dahabiga ah so labasho wcn 🥺❤

    • @WaxKaBarroo
      @WaxKaBarroo  3 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid walal😍

    • @user-gs5yx9zs7c
      @user-gs5yx9zs7c 3 หลายเดือนก่อน

      Wll Wan jeclaan lahaa inan macalinkaaga la kulmo ama aan Mar uun Arko lkn Alx maantaanba ku faraxsanahay inan codkuu ilaahay ugu deeqay inaan maqlo

    • @user-zh1pq8to8f
      @user-zh1pq8to8f 2 หลายเดือนก่อน

      Kepgoin wll

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxaa tahey wiilka kaliya ee wac faidoyinka leh so dhiga walalayaal like usaara qof walbo firsado waxaan ad iga helaa wuxuu so galiyo wilkan mahadsanid 👑🏆🏆👏👏

  • @huurshowchanel3222
    @huurshowchanel3222 2 ปีที่แล้ว +4

    Maraakiibtu Kuma Quusto Biyaha Ku Hareereysan Balse Waxey Ku Quustaa Biyaha Dhex Gala marnaba haw ogolaan in Waxyaabaha Kugu Hareereysan Ku Dhex Galaan Masha'allah Aad Iyo Aad

  • @CabduqaadirYare-dr5vl
    @CabduqaadirYare-dr5vl 3 ปีที่แล้ว +23

    Best Teacher in the world

  • @WaxKaBarroo
    @WaxKaBarroo  3 ปีที่แล้ว +36

    Aad bad u mahadsan tihiin saxibayaal💝 Xikmada aad ka heshay nagula wadaag qaybta hoose ee comment-ga😍 Siina Share garee oo la wadaag asxaabtaada 🙏❤

    • @Asia_128
      @Asia_128 3 ปีที่แล้ว +2

      Furaha farxadaada marnaba ha galin jeeb qof kale 🥺

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 ปีที่แล้ว +1

      Brother kuwaygana maku siiyaa video kale aad kasoo samayside

    • @mr.abdallaarmy2568
      @mr.abdallaarmy2568 2 ปีที่แล้ว +1

      Saaxiib maalin xun maajidho yaasaaxiib

    • @user-ln3kf7gq5i
      @user-ln3kf7gq5i ปีที่แล้ว +1

      Dhamaan waa xikmado isaameeyay oo aan kahelay kuwa qaarna waxaadba Monday inay aniga igu socdaan kalsoonida nafta waa guusha dabta ah🎉😊😊😊

    • @Umumustafe-th4ep
      @Umumustafe-th4ep 11 หลายเดือนก่อน

      Waxan ka helay hadad labo qof wada jeclaato dooro kan dambe waayo kan hore maad jeclaateen xigmad weeyn dhaaftay

  • @camiryare9054
    @camiryare9054 3 ปีที่แล้ว +30

    Ninka Doqonka ah waxa lagu garta
    Hadalkiisa Ninka caqliga badana waxa lagu garta aamusnaantiisa

    • @zaciimkamedia2419
      @zaciimkamedia2419 20 วันที่ผ่านมา

      Ninka Doqonka ah waxaa lagu gartaa hadalkiisa
      Ninka caqkiga badan waxaa lagu gartaa aamusnaantiisa.

  • @somalitiktok8928
    @somalitiktok8928 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad labo qof markaliya wada jeceshahay, dooro kan dambe.
    Sababtoo ah, hadii aad dhab ahaan ujecleyd kan hore, kan labaad maad jeclaateen
    Tan ayaa ika gadan wllhi

  • @munaspecial2540
    @munaspecial2540 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll qali abdirazak aalhe ha Ku dayo xikmada rabi kusiyay qurux walhi

  • @amiincabdiraxman3474
    @amiincabdiraxman3474 3 ปีที่แล้ว +16

    The first One thank you Teacher🙏

  • @allamaganshiine6989
    @allamaganshiine6989 2 ปีที่แล้ว +1

    Noo soo badi teacher
    Alle haka abaar mariyo dadalkaga
    Mahadsanid macalin

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 3 ปีที่แล้ว +6

    allah yacizack pro zida wcn dadka maskaxda uga diyaarineyzid 💯💯✅

  • @cabdicasiisboqortooyo9834
    @cabdicasiisboqortooyo9834 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaaal Waxaaad Noosoo Diyaarisaaa Sidaaad Horumar Wayn Uga Gaadhi Karto Waxbarashadaada Iyo Trickska Wax Akhrinta Thank You Ku Taageeraaa❤❤❤❤❤

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲☝️♥️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲❤🤲

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ilaa 2017ayan kuxiranahay ustad abdirizak farah run ahanti wax badan kafaidag mahadsanid 😘

  • @AhmedAli-fw7yl
    @AhmedAli-fw7yl 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran Dr.

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligaa ha iloobin 3 qof
    Waligaa ha iloobin qof ku caawiyay waqtigii adkaa
    Wali gaa ha iloobin qof kaa tagay waqtigii adkaa
    Waligaa ha iloobin qofkii ku galiyay waqtiga adkaaa

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Shukran ustd

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +9

    war sxp xagee ka dhacday muuqqlada so badi thanks

  • @babbohdeeq
    @babbohdeeq 3 ปีที่แล้ว +2

    Waliga saddex waxyaabod gaar hku ahadan
    1. NoLozha jcylkga
    2. Lacagta bangigaaga
    3. Iyo qorshaysha xiga ...
    Xikmadn aya ah mid wax i iftimisay dhab ahantina ibartay inay intan ba yhiiin secret...mhdsanid ustd c/rasaaq faarax

  • @mhohaaji5328
    @mhohaaji5328 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiri Galiyaheeyga Allaha ku barakeeyo waa ku Tageersanahay adigo ayaa Somali Hogaamin karo 💯💯💯💯👌👌🥰🥰

  • @abdijibarbotan3397
    @abdijibarbotan3397 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah weyaan wllkey kuwa kale soo diyari

  • @malyuunxamza4183
    @malyuunxamza4183 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waxad tahay kof xikmad badan waxan kuuahay taggers 💯 hooray usoco

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah ❤thanks wllhi waan faaiiday maanta ❤💜

  • @hogaamiye9521
    @hogaamiye9521 3 ปีที่แล้ว +12

    thanks ustaad,👍🏼
    macalin waxad noga warantaa farqiga udhaxeeya SCIENCE ka iyo ARTS ka, iyo kan fudud, iyo kan ay ufiicantahay inuu barto ardaygu.
    mahadsanid🤍

    • @farhiyoshire2430
      @farhiyoshire2430 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal science ka ayaa fiican

    • @hogaamiye9521
      @hogaamiye9521 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiyoshire2430 thanks wll
      keba fudud 2dooda wll?

    • @farhiyoshire2430
      @farhiyoshire2430 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma secondary ayaad ka hadlaysaa walaal

    • @hogaamiye9521
      @hogaamiye9521 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiyoshire2430 haa wllo

    • @ruuncali4411
      @ruuncali4411 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hogaamiye9521 lapadaba way fican yhin Lakin science xooga Saar sabobto ah caafimadkaga Ayaa waxkabaranaysaa wuuna Ku anfaca 😀

  • @nimco5032
    @nimco5032 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @nimoahmet4672
    @nimoahmet4672 3 ปีที่แล้ว

    Abdirizak farah mahadsanid wllkei 🙏❤💯

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 3 ปีที่แล้ว

    Professor abdirizak thanks more wax badan baan kaa faaidnay run ahaantii

  • @sihaammahamed8651
    @sihaammahamed8651 2 ปีที่แล้ว

    Waliga farxadada ha galin qof kle jeebkisa wa sax teacher horay usoco respect❤️❤️

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير اخي ❤❤🤗

  • @eng.jicsin.1999
    @eng.jicsin.1999 2 ปีที่แล้ว

    Mmzha Alle thnkz thnkz
    جزا ك الله خير

  • @moheid2397
    @moheid2397 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka allahu khayir wllo

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah,masha Allah. Barakallahu fiika.

  • @Keyowbulle
    @Keyowbulle 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadi

  • @nasroxuseen4947
    @nasroxuseen4947 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey aqon kumalihi lkn manta xikmadahaga aad ayan ugu baahna manta mel ayey iga so baxeen thanks wll mcn🥰❤💯💋

  • @simaninaxasan5576
    @simaninaxasan5576 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mcln wxaa thy dhiiri galiyaha nolasha hore usoco ayan kuleeyahay 🥰❤🌹✅✅

  • @amiinabdiazizyare2230
    @amiinabdiazizyare2230 ปีที่แล้ว +3

    Manta kadib wxn blan Qadi inan Badalo nolashayda 🥺😭

  • @ugbaadadem8553
    @ugbaadadem8553 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Teacher

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah
    Thanks Wll☺☺

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin c/razaaq faarax illaahay haku xafido 🙏

  • @abdiweli77ismail25
    @abdiweli77ismail25 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah wllo Abdirizaq Farah halkeed ku noshahy wllo wlhi waa xikmado runtii iso jiitey mashaallah wax badan ayaan ka fahmay waana ku dhabaqeyna

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahay hakuu barakeeyo wallaal

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadii Aad Raadineyso Saaxiib Aan Cilad Laheyn Waxaad Noqon Doontaa Bilaa Saaxiib😍❤❤

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 3 ปีที่แล้ว

    Yassa laam wlh waa best Nooso badi bro xikmadaha oo jaceyka in bdn thanks ❤❤❤❤❤

  • @apdisamedahmedmaxed2724
    @apdisamedahmedmaxed2724 3 ปีที่แล้ว +5

    Mncha Allah Hadal Waayel 😍

  • @ApdiHakeem
    @ApdiHakeem 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Walalo

  • @cabdullahisiyaadhussein9122
    @cabdullahisiyaadhussein9122 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalhay ilahay haku xafido waxad ii tahay macalin ilahay isoo diray oo aan lacagi igaga bixin guuleyso walal maxaa inoo dhibaato iyo cabsi lanool baan ku dhegeystay maalintaa wixii ka dembeyey waxan noqday naag nool thanks walal

  • @cawocali3575
    @cawocali3575 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll fadlan noso badi videoyada dhirigalinta ah

  • @Eng-HAJAR
    @Eng-HAJAR 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend wll allah keep u❤

  • @monahashi7449
    @monahashi7449 ปีที่แล้ว +1

    M.a abowe ilaahay haku daayo waad mahadsantahey 🥰😇🥺

  • @mulkijama8298
    @mulkijama8298 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah xikmadbadanaa wiilku thanks brother

  • @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054
    @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Macalin ilaahey haku dhowro

  • @mowliddhicis7819
    @mowliddhicis7819 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh aad ban uga helay horey usoco wll

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 2 ปีที่แล้ว

    mashallah aad ayaad umahadasantahay ustaad alle haku barakeeyo

  • @umuafnaan9397
    @umuafnaan9397 3 ปีที่แล้ว

    Xikmado aad u qurux badan maasha alllah ilaahey ajar hakaa siiyo

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Mahadsanid

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid pro

  • @anabhirsi5166
    @anabhirsi5166 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Keep going 🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlAh tabarakalah bro 🙏💓

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khayr

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah thanks for mach 💕💕🥰❣️❤️

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll waxa Allihi ku abuuray owgiis kaga Codsanaya ina subscription iyo like igu caawisid,
    Sharafi korkaga ha ahatoo wll.

  • @chanelkadadweynaha6267
    @chanelkadadweynaha6267 3 ปีที่แล้ว

    Macalin noo soobadi muuqaalada thnks maclin

  • @cabdiraxmaangaashaanle1221
    @cabdiraxmaangaashaanle1221 3 ปีที่แล้ว +2

    jazaakallaahu khayr

  • @abdiaziizcj1747
    @abdiaziizcj1747 3 ปีที่แล้ว

    Legend hore u soco bro

  • @cqaadirxasancarakaabo3977
    @cqaadirxasancarakaabo3977 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊 teacher

  • @MukhtaarMuxumed-nb3oc
    @MukhtaarMuxumed-nb3oc 2 หลายเดือนก่อน

    Hore usocoo macalin best dheerigaliYE❤❤❤

  • @abdimedia8954
    @abdimedia8954 2 ปีที่แล้ว

    Thankz masuul wxd tahay dhiiirigaliye ficaan

  • @zainahaliz5919
    @zainahaliz5919 3 ปีที่แล้ว +3

    QOFWALIBA MAALIN AYUU KAA TAGI XITAA HADUU GO'AANSAN ASI WADKAA KAAWADI💔💔

  • @CilmiAadan
    @CilmiAadan 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alh hore usoco

  • @mohamedinaabdikadir6556
    @mohamedinaabdikadir6556 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @axmedaqaaaqaaa9417
    @axmedaqaaaqaaa9417 2 ปีที่แล้ว +7

    Full respect ✊ teacher 👨‍🏫

  • @cabdimacalin7613
    @cabdimacalin7613 2 ปีที่แล้ว

    Masham allah horay usoco sxb

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad1837 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Alh wll aha rxman kaa ha inoo kaadaayo ruti wxnkuugu abaalgudo mba garanayo mxaayerlay wxaad ibartay ilbax nimadu wxy tahay👍ale hkusharfo

  • @c.qaadirabuukar7856
    @c.qaadirabuukar7856 2 ปีที่แล้ว

    M.a mahdsanid waxbadan ayaan ka faidnin maclin

  • @shaaficicabdi5784
    @shaaficicabdi5784 2 ปีที่แล้ว +1

    hore usoco mazul wa ereyo ximkad leh

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว

    Mar walba waxbaan ka faaiidaa jizakalaahu khayr 🎉

  • @najmaabdulahi8566
    @najmaabdulahi8566 3 ปีที่แล้ว

    masha allh bro

  • @maxameddaadax1255
    @maxameddaadax1255 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku raxaystaa hadaladaada walal muqalada nocaan o kala ah nosobada mahdsamid cabdirisaaq faarax💙🙏🙏

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa xikmado aad wax tar uleh

  • @UbahBaaruud
    @UbahBaaruud 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a alle caqliga hakuu sidaadiyo wllo

  • @xaadsanmustaf7405
    @xaadsanmustaf7405 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah aa ayaad umahadsanthy ustaad

  • @burcomaxamed3070
    @burcomaxamed3070 2 ปีที่แล้ว

    masha allah
    keep going pro

  • @cabqari07
    @cabqari07 ปีที่แล้ว

    Mashallh wllo waxan kaa faa iidey erayo badan pro

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 2 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah Tabaarakalaah Guul

  • @kawtharuae619
    @kawtharuae619 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Hore usoco

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher laakin waa lugu waayay khyrr soo maaha ???

  • @adamapdirisak308
    @adamapdirisak308 2 ปีที่แล้ว

    Legend 💪 keep going bro

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว

    Aad ugu mhdsanty wlo

  • @fathakhayr8819
    @fathakhayr8819 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว

    Noso badi wll alleh haku sharfe

  • @ayaanibraahim9786
    @ayaanibraahim9786 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaa wll

  • @youngsharuu8041
    @youngsharuu8041 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah codkar iga dheh
    Ninkan walaahi waxbadan baan ka faaiiday

  • @SHAAKIR___BOY
    @SHAAKIR___BOY 9 หลายเดือนก่อน

    Wax ayan ka faiday wll thanks

  • @allhisone2394
    @allhisone2394 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey mahadsanid
    Walaal no soobadi pls
    Xikmadaha dhiiri galinta

  • @fadumhirsi7389
    @fadumhirsi7389 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @munayusuf658
    @munayusuf658 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllah❤

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa xikmad aad u fcn waaye