🤯🧠Sidee wax walba ugu kaydin kartaa maskaxdaadi?🧠

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Maxa sabab u ah inaa wax walba si fudud aa ku ilowno, xalkane maxuu yahay?
    Tusmada:
    00:00 Hordhac
    00:46 Tusmada
    01:17 Igala soco
    01:40 iloowida!
    03:09 Maskaxda.
    05:23 Xusuusta!
    08:48 Xeelada
    10:54 Tadhbiiqinta Xeelada
    12:26 Iswaydiinta..
    Resources
    1.Farsamada ku xasuusan lahayd wax walba: • Baro Farsamada ku xasu...
    2. Sq3R: • 📚 Farsamo aa ku aqrin ...
    3. Mind Map: • 🧠 Farsamo aa maskaxdaa...
    4. Hababka wax loo barto: • 🕯✒Hababka wax loo bart...
    5. Ku maaree howl maalmeedkaga: • 📆 Habkaani ku maaree h...
    Refrence:
    - en.wikipedia.org/wiki/Forgett...
    - www.sciencedirect.com/topics/...
    - www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/arti... www.sciencedirect.com/science...
    - • Sensory memory - Intro...
    - www.verywellmind.com/what-is-...
    - • Short term or working ...
    - www.verywellmind.com/what-is-...
    - www.verywellmind.com/what-is-...
    - • Long Term Memory - How...
    - www.verywellmind.com/what-is-...
    - human-memory.net/memory-encod...
    - www.frontiersin.org/articles/...
    - • لماذا التكرار فى القرآ...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

ความคิดเห็น • 166

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  ปีที่แล้ว +50

    ✅ Fadhiyo xariir la leh fadhigaan ina daawata kula talin:
    1.Farsamada ku xasuusan lahayd wax walba:th-cam.com/video/qFrKTT3r2Kk/w-d-xo.html
    2. Sq3R: th-cam.com/video/AUVTMD6MOGU/w-d-xo.html
    3. Mind Map: th-cam.com/video/vHeTbbOX96M/w-d-xo.html
    4. Hababka wax loo barto: th-cam.com/video/827lN3jQ6n4/w-d-xo.html
    5. Ku maaree howl maalmeedkaga:th-cam.com/video/npkcOqf91a8/w-d-xo.html

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 ปีที่แล้ว +49

    Iyado Dadku Ay Mashqulsanyihin Hadana Waxa Jira Qof Wanagsan Oo Akhrinaya Qoralkayga❤✌

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +25

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @zackgamer1714
    @zackgamer1714 ปีที่แล้ว +13

    Waad Mahadsantahay Ustaad Runtii ma aqaano waxa Aan kuuGu Abaal Gudo waxa Aad qayb wayn katahay Guulo Badan oo Aan Ku Faano wakhtigaas baLse waan kuu Ducaynayaa 💙✨

  • @Barsommedia
    @Barsommedia ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 ปีที่แล้ว +1

    Haa wadadin waa mid aah sameyn jiray wan dareemay is badal xag xasuusta .
    Sido kale sir waxa kan codsanay cuntooyinka u fiican maskaxda iyo xasusta inaad iyaga waxa ka so xusto. Shukran

  • @hakeemelummah2805
    @hakeemelummah2805 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا أستاذ

  • @xamsemire1240
    @xamsemire1240 ปีที่แล้ว +1

    Barakalaah ustad

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 ปีที่แล้ว +1

    Macalin vedio Like usaara dhamaantin si anan u waayin xogaan qruxda badan insh alh

  • @abdikhaliqjamaali4359
    @abdikhaliqjamaali4359 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc muhim ah
    Jazaakallah kheyr

  • @Cabuudi502
    @Cabuudi502 4 หลายเดือนก่อน

    Alhuma barrik akhii 🤍

  • @Jawaahir-hf8dc
    @Jawaahir-hf8dc ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يا اخي

  • @suhaybsafiirka4186
    @suhaybsafiirka4186 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahdsanid ustaad

  • @hassankamada
    @hassankamada ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Ustaad 👑

  • @daacimedia1
    @daacimedia1 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wax badan ayaa kaa faa,iday mahadsanid macalim maadow

  • @aishashariifkuulow9044
    @aishashariifkuulow9044 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Mucalim Jazaakumu Laah Kheyr

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad .

  • @SareyFarah
    @SareyFarah หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad❤😊

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 ปีที่แล้ว

    thanks teacher👍

  • @Abdifatahmo
    @Abdifatahmo ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Wllky Salmaan Maadow👍🙏

  • @ridwaanfarhan9319
    @ridwaanfarhan9319 ปีที่แล้ว

    msha alah ustaad mhdsanid

  • @somtechacademy
    @somtechacademy ปีที่แล้ว +1

    wad mahadsanthy ustaad mawduca qimaha leh ad inaso gudbisay iyo waqtiga kaga baxay allah ka jaaziyo dadaalkaga👏👏👏

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @bilemama6331
    @bilemama6331 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll mcn

  • @dr.usayma1870
    @dr.usayma1870 ปีที่แล้ว +2

    hadaa noo sii dadaa shid inta kugu xidhan kolay waxuun bay noqon shukran 100% 100 alle hakaa abaal mariyo ilove you so much salmaan ,maa dhow

  • @Mo-abdi-qaaje4
    @Mo-abdi-qaaje4 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 ปีที่แล้ว

    شكرا أخي🙏

  • @iqracabdiih4412
    @iqracabdiih4412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadii😊❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal maadow

  • @SaidAhmed-xu1vs
    @SaidAhmed-xu1vs ปีที่แล้ว

    Shugran sir

  • @Vowsia
    @Vowsia ปีที่แล้ว

    thank u ustaad

  • @mohatallman
    @mohatallman ปีที่แล้ว

    Masha Allah horay u soco Allah ku xifdiyee

  • @niishaofficial6794
    @niishaofficial6794 ปีที่แล้ว

    Thnkz wll

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid maadow

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow735 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @Kaariye_dhiiriye
    @Kaariye_dhiiriye ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllka qaliga ah

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo ปีที่แล้ว +1

    M.a Mahadsanid Wll

  • @zunduzosman134
    @zunduzosman134 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 ปีที่แล้ว

    jizakallaahu walal qaali

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro maadow

  • @shucaybcabdisalaam8022
    @shucaybcabdisalaam8022 ปีที่แล้ว

    WaawXakaliyee igadhinnaa inaan maqlo ee thank you very much 🥰🥰

  • @sharmaakesacd3364
    @sharmaakesacd3364 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 🍏🍎🍇🥭🍈

  • @عبدالواحد_معروف
    @عبدالواحد_معروف ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waan sugynaa

  • @sweatysweaty786
    @sweatysweaty786 ปีที่แล้ว +1

    Favourite man👍

  • @fariidabdi5371
    @fariidabdi5371 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @hafsaali3236
    @hafsaali3236 ปีที่แล้ว

    UStad aan wax badan kabartey salmon maddow ilahey cilmigaga hakuu barakeyo cimri dheerna haku siiyo

  • @khalidmohammed3348
    @khalidmohammed3348 ปีที่แล้ว +2

    nice program❤ keep going sxb

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812
    @ducaysaneabdirahmaanabdila4812 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว

    Aad u mahadsanty Wll alle haku barakeeyo teacher

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 ปีที่แล้ว

    Best teacher salman madow

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne ปีที่แล้ว +1

    Allaha Ka Abaal Mariyo Walal Dadalka Aad Ku Bixinesid Muqaladada Faaidada Xambarsan👏

  • @emraanahmed
    @emraanahmed ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah wadadaan waa ka helay ustaad maadow waana ku mahadsan tahay

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @KaiseMAbdi
    @KaiseMAbdi ปีที่แล้ว

    Mashalleh❤❤ wlll mcn🎉🎉🎉🎉

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aad ka hadasho qormadaan

    • @CAFIS630
      @CAFIS630 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/7WGkYaA5-qY/w-d-xo.html

  • @garaadwadanigmailcom2018
    @garaadwadanigmailcom2018 ปีที่แล้ว

    ustaad mahsanid

  • @habsaesse6987
    @habsaesse6987 ปีที่แล้ว

    Mashllh

  • @maxamedawjamac8277
    @maxamedawjamac8277 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh anba si aan u xifdiyo erayga exercise waxaan ku xifdiyay exercise kkkkk

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว

    Masalh

  • @cabdigaradcabdigarad8764
    @cabdigaradcabdigarad8764 ปีที่แล้ว

    Mashalah nio ani xitaa way iheeysataa dhibaatadaas

  • @nakmaadam7536
    @nakmaadam7536 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad mhsnd

  • @maxamedkhayrismaaciil5531
    @maxamedkhayrismaaciil5531 ปีที่แล้ว

    mawduuc aan zaaid u raadinaaye

  • @ubahharirmuhumet7228
    @ubahharirmuhumet7228 ปีที่แล้ว +1

    M.a Salmaan Maadow illhy haku barakeeyo cilmigaaga .IQ5000

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 ปีที่แล้ว

    Waa mahsantahay sxb

  • @hellohello9230
    @hellohello9230 ปีที่แล้ว

    M.a wll😊🤗

  • @mowlidmukhtar1981
    @mowlidmukhtar1981 ปีที่แล้ว

    3 number oo kaliya

  • @Maan-Hage
    @Maan-Hage ปีที่แล้ว +1

    "مذاكرة قصيرة المدي"
    8,7 soo xasustay ustad....

  • @shaakirchannel
    @shaakirchannel ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad waxan Raba in (social media) ama baraha bulshada dhibaatada ee ley yiihiin

  • @esseademabdi5140
    @esseademabdi5140 ปีที่แล้ว

    Guuleysa walaal

  • @aalaabest7049
    @aalaabest7049 ปีที่แล้ว +2

    hadaa waqti kooban inaa ku barto rabaneh 😌

  • @faadumoxasan7991
    @faadumoxasan7991 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu caleeyhi wasalam

  • @shucaybsalad2889
    @shucaybsalad2889 ปีที่แล้ว

    5 ta ugu horeysa baan xasuustay

  • @alansaar3754
    @alansaar3754 ปีที่แล้ว

    Dhamaan wn xasuustaa

  • @awdhereawdhere5045
    @awdhereawdhere5045 ปีที่แล้ว

    Arintaan waa tan ihaysato ustaad

  • @Mohaaabdalle
    @Mohaaabdalle ปีที่แล้ว

    Waa cajiib

  • @Zaahilmoh
    @Zaahilmoh ปีที่แล้ว

    waad mahadsan tahay ustaad salmaan maadow

  • @santa_0045
    @santa_0045 ปีที่แล้ว

    Waa wado ficn

  • @magideditz
    @magideditz 6 หลายเดือนก่อน

    4 bas aan soo xasuustay

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 ปีที่แล้ว

    Maadow waan ku salaamay ustaad
    Waxad kaso hadashaa sida ugu fudud ee quraanka lagu xifdin karo

  • @fadumoomar9156
    @fadumoomar9156 ปีที่แล้ว

  • @marshaleyarevip3518
    @marshaleyarevip3518 ปีที่แล้ว

    maya majiro wax hada aan isticmalo mahadsanid ustad

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว

    Haa waa lagu kalsoon kara

  • @hellohello9230
    @hellohello9230 ปีที่แล้ว

    Jisaakallhu qeeer😭

  • @shamsudiin6500
    @shamsudiin6500 ปีที่แล้ว

    The lagend keep going and of itself as

  • @user-tk8xp3os2h
    @user-tk8xp3os2h 7 หลายเดือนก่อน

    Asl
    1:15

  • @samawade479
    @samawade479 ปีที่แล้ว

    6 baan xssty ustaad Alx

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll aniga ahaan waxaan sameeyaa marka 1aad waan xifdini ka fibna waan ku soo celcelini , Tusaaale aniga waxaan dhigtaa f2 markaan rabo inaan diyaaroyo phy waxaan samayni casharka 1aad ayaan xifdini, marka cashirka 2aad la gaarana kii hore ayaan muraajacayn kan kalana waan xifdini ama wixii fahan ahna waan ku celcelini. Shukran ustaad maadoe

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว

      Masha all
      Ana f2 ahy allh noo fududeyo wax barashada

  • @wedhsan6141
    @wedhsan6141 ปีที่แล้ว

    shugran ustaad aad ayaad u mahadsantahay waxaad buxisay boos lo bahnaa

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว

    Exercise

  • @koreanplay7949
    @koreanplay7949 ปีที่แล้ว

    thanks mclin active recall kso hdal

  • @adacwastudio8273
    @adacwastudio8273 ปีที่แล้ว

    4 numbar oo kaliya ayan xasuustay

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 ปีที่แล้ว

    HAMBALYO'HAMBALYO wll Salmaan maadow

  • @khadarnuur4153
    @khadarnuur4153 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @bushramohamed3585
    @bushramohamed3585 ปีที่แล้ว

    Vedioga goo go' kadhaaf edite ka zaaid weye vedioga nahda ayada kadhimysa thnks intaas waa iga talo

  • @cabdigaradcabdigarad8764
    @cabdigaradcabdigarad8764 ปีที่แล้ว

    Ustaa aad uma fahmin faahfaahintaada oo waxa larebey inaad kasoo dhigto waxa sababa xasuus la,aanta sida ay maskaxdu usheqeeyso iyo maxaaa lagu xallin karaa thnks

  • @captaingaas1677
    @captaingaas1677 ปีที่แล้ว

    M.a salmaan