ASC wllo qali waxad samysa ilahy Bari saliga nibiga scw badi iyo istaqfarta ilahay Bari wuu ka aqbala waxd ku farxdana wu ku sin Insha Allah inta un same wllo
Wllkeey iyo wllsheey iso duceeya aniga o is jecel ayaan kala aamusnay mar Qura ma aqaan waxa jira igu so duceeya in alle swt Nabad iyo farxad dhexdeena dhigo insha allaah Allow no aqbal aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin
Jazaakallah Qeyr Sheekhow ideally like the way u learned Somaali women ,s Charecter....Maasha Allah Aad but ugu Bahan yahay Waxyi galinta Noocan ah Shukran sheekh Jira...
Masha Allah shekh allaha ku xifdiyo qof aan mudo 1 sano la socdo aya sidan ku arkay waxan fahmi la ahay ino iga xiiso dhacay iyo in kale mar walba waxan go aan sadaa inan xiriir kiisa jaro mana awodo qalbiga ayaa racay waana nin xaas leh carur tiisa wax sii dhalayn da ahan nah i dhali kara qofkii aan ka hor xiriir la lahaa nah weli naf tiisa iga jecel aan anigana wax niyad uheynin markan kan bartay ka dib kii aan niyada uhaayay nah uyahay nin xaas leh maxat igula talin laheyden sheekhow adiga iyo somali weyn wallhi wan qaadan donaa talada fcn aat isiisan waana bishii Muharram
Wlhy sheikhan dumarka wuu la taliyaa sifiican isku dayaa taladiisa iin ka faa iidaystaan iskan ilaaliyaa jacayl ka qalabiga ee isicimala jacaylka caqaliga
Wlh shekhow arinkan aniga aye iheesata oo wn kala saari la ahay in ninkeyga ijecelyahy iyo in kale ila heer an ifur dhaho aya gaaray wuna iga diiday in ifuro mana isla joogno lawo wadan ayn kal jogna carurna wn uhaayaa hbn walbo muran bn ku jirna mrku isowaco time ima siisid ima jeclid wad iga xiisa dhigtay un bn ku haayaa wxn moda in hdalkeyga uu dhibsanayo mrku ilahadlayo wayo ano shekadisa ubaahan uu wn sexana igu dhaha walaac badan ba ihesta lkn wa ina taladan kudhaqaaqa hdu wax iska badalayo wn fiirinaya mahadsanid sheekh
Abayo mcn fardowsa haji wa iska xaal adun iska sabar.ragii sabri jiray wey dhamaden hada dumarka wlhi sabra wa adunyo gadon. marka qeyr allaha kusiyo samir abayo allah qofka sabra bu jecelyahay
Walhi waxaad cawa ka hadashey marxalad aniga iyo xajigeyga aan ku suganey wakhti xaadirkan isagoo ijecel ana aan jeceley ayaan shib kala dhahna mararka qaar
Asc shiiq wad muhadsan thy marwlpo sida quruxda bdn ee no wanisid wanadada wan qadana wana ku faidna alxmdullilah lkn shiqow hal dhip ba ihesta wxan kla gara la ahay ninkeyga inu bkhil yhy io kle because mar wlpo marka wax si dabacsan u weydiyo ma isiyo e marka ku qeyliyo xiiqo bakhil yhow gcn gedka eh dhaho kadip ayu isiya ila io hda wa fahmi la ahay arintas iso jwb thnx👍
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم امين يارب العالمين امين يارب العالمين و إياك يا شيخ ألله يحفظك و يحميك و يعافيك و يسعدك و يخليك و يبارك فيك آمين إن شاء الله امين و جزاك الله خيرا امين إن شاء الله امين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Walaahay shiikhaan waa shiikh wanaagsan waayo waxyaabo hablaha u fiican ayaa uu soo bandhigaaa
Wll subscribe igu caawi thnkz
Waxa kadashay Wax sax ah
y
Haa waa sheikhena illahey ha inoo xifdiyo habla dajiye ayaa la dhaha masha Allah
Shiikhoow ninkayga see wax uga qaadankaraa bilaa buuq
Waxaanleehay gabdhaha kuwareeray ragooda waxakaqaldan
Isbadal dagdag ah sameey
1. Nadaafad guud iyo mid adiga kuugaar ah tin iyo cidhib
2 salada faral iyo sunaha kudadaal. Astaaqfaarta badi. Dhanka Allah ucarar.
3 wakhtigaada wax wanagsan kubixi hadad socod badantahay guragaada iyo naftaada kumashquul.
Guul baad kudambeeyn insha Allah
Hawa Abdi masha Allh waa runta wllalo
Mashaallh Alle Haku Xafido
Waqatay wanadada
Shugraan
Masha.lh.wllo
Waxaan ahay gabar dhalinyaro ah oo riyooyin badanleh jaamacad waan dhameeyey walina shaqo ma helin walaalahay iyo sheekhaba waxaan ka codsanayaa ducadiina inaad igu caawisaan in Alle shaqo khayleh oon waxbadan qoyskaayaga kaga bedelikaro ii sakhiro ina siiyo
Alle haydin barakeeyo dhamaantiin
Ameen xbbty
Alle ha ku sahlo shaqo barkeysan wllshey
Ilahey haku sahlo
ASC wllo qali waxad samysa ilahy Bari saliga nibiga scw badi iyo istaqfarta ilahay Bari wuu ka aqbala waxd ku farxdana wu ku sin Insha Allah inta un same wllo
@@Suadismael817 Haye xbbti qaali waan samaynayaa jazakallah khair aljazaa
Sheikhow hablaha wad unaxarisata allah ku naxariisto muduuc walbo ood ka hadasho waxban ka faidaa❤🙏
Cadakaqaaail
allh ajar hka,siiyo
Masha Allah Wllken jizakalahu kheyr dumarka wad ka naxdaa mar walba
wallhi cawa wax badn baa fahmay shekh jazakallah
Masha Allah shukran sheikh wallahi watnofaideysay
Alh kusharfo sidad wax nogu faideyso alh kaabal mariyo shukrn
Mahadsanid sh kun jeer walaahi abaalkaaga ilaahy ayaa gudi kara jannada Allah kugeeyo inshallah 👏👏
Sumaya Kahie sidaan dhan maxaa ugu duceyse sheikh hhhh
@@maahirmohamed3703 waa caadi walaal ducadu wey banaanthy waa muslim so hadaan uduceeyo its good no matter so wax kale hauqaadan walaal mahadsanid
Asc sheekh waad caqli badantahay runtii mansha allaaah mahadsanid xageen kaala soo xidhiidhaa sheekhoow.aadbaan taladaada ugu baahanahaye.
Sheekhoow waala udiray markuu igalexday Wuu ifuray iisoo Duceeya guir kalee oo ijeecel Anna aan jecelahay Rajaynayaa isoo Duceeya innuu iikairrobinshaa Allaaha. Sheekh Khair Allaaha kusiiyo Amiin
Masha Allah jazaka allaha sheikh ilaahay caqliga iyo cilmiga hakuu saaidiyo si wanaagsan ayaa wax noo fahamsiisaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣😂😂🤣🤣😹😹😹😹😹😹😺😸😾
Isoo duceeyo wllayal wxaan sugayey ila hda mahelin inuu alle sida uga dhaqsiyaha badan inuu alle igu sahlo yaa rabbi ii fududeye oo isahal
Allah ku sahlo wll
Allah haku sahlo walashayday
Illaheey ha ku sahlo walal
Allah ku sahlo wllo
Allah KU sahlo walalal ana isoo duceya
Masha Allah qeyr allahakusiyo sheikh
Masha Allah jazaka Allah sheekh qaaliya waxbadan ayaan kafaa iiday mudoyar oon kuxidhnaa muxaadiraatkaaga sijoogto ah , sheekh wxan ahay inan aad ubaraty diinta iyo maadigaba wxajirta qisadn aamusnida aan ku arky wiil mudo aan aad udheryn wada socony maantana dhawaan an guur kubalanay iigusooducee in Allah khyr noogudhameyo iyo guulo badan. Allah qoysaska islaamka ah guul hwgu bilaabo o hygudhameeyo nolosha.
Sheekhow wallahi ninkey sida oo dhaqmaayo mar marka qaar waxan is dhahaa intoo dhiigiiso ku raaci lahaay ka haajir lkn hooyo macan oo idhashey iyo caruurteyda ayaa murug igu dileen dhoormar ayaa ku fikiri inaa ka haajiro lkn walikeey kuma fikirin nin asaakiiso ah inaa ujiwiyo oo shugaansado alle ayaa kama gankale masha allah wallahi waxaa tahay qufkii ugu horeeyi oo hadalkiiso aan
جزآك الله خيرا شيخ sh fikirka iyo maskaxda Ayaad hadaanu dumar Nahay noo dhistaa
Alle hakubarakeeyo
Wax jiraad kagadashay
MAHADSANID YAA SHEIKH
Cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo INSHA ALLH 🙏
manshaa alaah jasaakumulaah waa arin aad muhiin u ah qodobkaa taabatay
Wlhi wn jcly sheeekhan😅😘 cimriga ilaahay hkuu dheereyo
Wll subscribe igu caawi
mash allha shiiqaan allha kuxafido
mar kasta wax baan ka fa ida wlhi wax badan o iga qarsoon bu itusey
Masha allah shiikh mahad sanid dhirigaliye ad uwanagsan omarkasta nadhiri galiya rabi haku dhowro adun iyo akhiro🤲❤
Lataliyaheeyga qaskaa ❤️ qeer an
dhaman ale kaga barya shiiq. Noso badi 😊
🎉❤😮😢horta shikhan wax bdn ka faiday😊
Madionaysa quraanka barashadiisa Amiga gurigaaga jooga fadlan nala soo xirir
Intee waaye
Asc walal inte kalasoxirirs
Haaaa
Iisoo duceya walaalayaal wan kala aamusanahay anagoo isjecel ilaahay haysu kaaya soo sakhiro
Maya moh'ed alle haysu kiin sakhiro anba kula mid ayaan ahay samir walalo
Amiin Ilaahay Hakuu sikhiro
Xbbti hawu baxin u iska sok dhaciye alle khayr hakugug badalo
illahey ha idinku isku soo celiyo aamin abyo
Walal ma xidhidh bad ledihin mise xaas baad tihin
Wllkeey iyo wllsheey iso duceeya aniga o is jecel ayaan kala aamusnay mar Qura ma aqaan waxa jira igu so duceeya in alle swt Nabad iyo farxad dhexdeena dhigo insha allaah Allow no aqbal aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin
Mashallah jasakallah sheekh wax badan ayaad ii faa.idaysay
Shiikhaw waxaaad noo sheegtaa marwalba wax yaalo qalbigayga ku jira
Shukrn Shiikh 💖
Wll subscribe igu caawi
Sheekh allaha ku xafido aduun iyo akhiraba jasakalahi khayr
Wcs wr wbtu jazakallah qayr Sheikh baarakallahu fiik
🤣🤣shukran sheikh waxbadan baad noo faaidaysay wlhi dacad baa uqoslay
Jazakalaah kheyr sheikh su. Aalo bdn isweydinaye kaa faiday shukran xaalad ku suganahay taabadaa bdnaa sheikh jazakalaah
Masha allh sheekh allah hka abaal mariyo khayrkad wado 💕
Masha alah ❤❤Saxway hadalkah ❤
Mansha allah alleh khayr ha ku siiyo waxa tahay sheekh aan wax badan ka faaidnay aduunkan iyo akhiradayadaba sidaan u hagaajisan lahayd 😍😍😍😍
Jazakaallah sheekh kheer alle haka dadalka nosamaysay si aa anaga wax nogushekto arimaha jira ee xaqiqada xariirka lamanah alle haku xifdiyo sheekh🙏🙏
Jasaakumulaa khyr sheikh
Masha allh alaha ku barakeyo aadbay i anfacday Shekadan wanna ku qoslay xaqiqdi
Masha Allh Allah ku barakeyo
Shiiqow waxtahy waayo Arag wana talo fiican
Ilaahay hA noo kaadayo cimrigaada Allah ha kuu barakeyo waad nacaawisay shugran
Sheikh masha allah waad naxday allah ku barakeeyo
Mash alh baraka laah sheikh
Run baad ku sheegtay
جزاك الله شيخ الله يحفظ❤️🙏 Nab Nash kusi dheh wlhi shakeikh wad iga qslisy xaqiqdad ka hdashy
Jazaakallah Qeyr Sheekhow ideally like the way u learned Somaali women ,s Charecter....Maasha Allah Aad but ugu Bahan yahay Waxyi galinta Noocan ah Shukran sheekh Jira...
Maasha allaah shiikh jasaakallaah
Zxpt waxan umaleena Inad wada ladan thn m.a
Inta aan ladneenne alle hadin fiicnesiiyo ee please like taa iga giijiya thanks all of them 😛😏
Walaal Subscribe iisaar Anna waan kuusaaraa okay?
Masha allah sheekh khayr ale haku siyo
Mansha alh shiikh ale cimriga hakuu dhereeyo
Kkkkkkk sheiqow qosolad igu dishay blse wax jiraad kahadashay jazakallah allah kuxafido mrwlbana qalbi dhaya tahy
Sheikho jazaakallah mawduuc loo baahna ayad noo soo gudbise insha alh noosii wad wan baahanahy
Thanks wax badan ayaa iii faaideesay thanks
Masha Allah!!!❤
0
Masha Allah shekh allaha ku xifdiyo qof aan mudo 1 sano la socdo aya sidan ku arkay waxan fahmi la ahay ino iga xiiso dhacay iyo in kale mar walba waxan go aan sadaa inan xiriir kiisa jaro mana awodo qalbiga ayaa racay waana nin xaas leh carur tiisa wax sii dhalayn da ahan nah i dhali kara qofkii aan ka hor xiriir la lahaa nah weli naf tiisa iga jecel aan anigana wax niyad uheynin markan kan bartay ka dib kii aan niyada uhaayay nah uyahay nin xaas leh maxat igula talin laheyden sheekhow adiga iyo somali weyn wallhi wan qaadan donaa talada fcn aat isiisan waana bishii Muharram
xidigta waaberi Haddaad nolol iyo farxad rabtid inaad ku dhameystid noolashaada waliigaa qofka ku jecel raac. qof aad adiga kaligaa jeceshahay murug iyo qoommamyn aa kaaga dambeyn doonto.
Hhhhhhhh caawa waa fuuray istaaqfurulah sheikh allah yabarak fiik🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
Asc mashaa allaah barakallaah
Sheekh marwalbo wanaaga aad nala jeceshahay adiguna alle hakuu jeclaado ilaahow aamiin yaarabi
Masha allaah shikh badbado alle hakubarakeyo maskaxda insha allaah
Masha allah alle yaxfidak walhi waan qoslay alle haku barkeeyo sheekg
Masha allah sheikh funny.wx ficn ba ka faaiday vidioyadada.shukran
Jisokallahu kheer xafidulaah mahadsanid mashallah Allah ku dhoowro aduunka iyo Aaqiro sheikh badbaado
hhhhhhhhhhhhhhhhhh maa Shaa Allah barakaAllah sheikh
Masha allh alle habarakeeyo shiikha
Masha allaah illah ha ku barakeyo shekh waxa tahy shekh wangsn
Masha Allah sheekh meel aan kalo hadli karo isheeg wllky waxan rabaa inaad icaawiso
Sister Subscribe iisaar Fadlan
Msha allah wll jazaakalaahu khayr wll mcn
Masha allah waxbadan aankaa bartay ayan imika kudhaqmaa ajar ayaana kuu socda anigana faaido ayay itahay جزاك الله خيرا اخي الكريم
Asc sax waye shiiqoow midaas been kuma sheegin
Mansha allah jezakallah kharan sheekha alle ha ku barakeyo
Maasha Allah shekhewo ilahey haku barakeyo adun iyo akhiraba
😂😂😂wlhi sheekhu uu iga qosliyay alle caqliga ha ubalaadhiye👍
Thanki you very much wll qli
Mahadsanid sheikh wlhi waa arin loo bahnaa
Xafida hulla sheekh waxad tahay dhiirigaliyaha naftayda markasta on xaalad ku suganahay waad i dajisaa Rabi raali kaa noqoy
Jazakalahu kheeran shiekh runti waad aqaanta dumarka yaa allah
Wlhy sheikhan dumarka wuu la taliyaa sifiican isku dayaa taladiisa iin ka faa iidaystaan iskan ilaaliyaa jacayl ka qalabiga ee isicimala jacaylka caqaliga
Masha allha ❤❤❤❤
Jazakallaahu khayr sheekh
Walaalahay iso duceya ilahay dartii ina guursado raba balse ciqaabad yare ihor tagan iso duceya inu alle isahalo
Allé haku fududeeyo
She.xafidaka.laah.mar.walba.saad.noo.garab.taagan.tahay.alaha.ku.dhowro.adigana
Abaayo mcnto nimco abayo alle ha ku sahalo xbbti adi iyo angu dhan in shallha abaayo guurka
Ammiin ammin
Nimco ilahy hakuu fududeyo amuurahada
Alle khyr haku siiyo sheeqaw talooyinaka nin ad jeceshay isna ka siijeda seewax loogu sheegaa
Wlhi blhi qofka kaliya tahay marka Nin igu xumaado dawado ❤
Masha'allaah shiehkow wa qodob muhiim ah qodabkan Allah hakudhowro sidad marwalbo hablahena udhirogalinesidna Allah hakusiyo cimridher iyo cibado suban adunyo iyo aaqiro
Alle haku xiftiyo sheekh
Masha allah alow ku xafid sheekh
Masha Allah sheekh
Hhhhh shiqow ani iyo rerkeyga ba nagahadleysaaa
Hhhh decad qoslay walhy
Manshaa Allaah, Really nice and funny . Waa Runtaa Sheikh yariisoo. Jazzak Allaah qeer
Kkkkkkkk
Masha allaah allaa shekh muxuu dadka xaladooda lasocdaa waxaad a moodaa in uukudhex jiro qalbi Yada dadka qar
Shiikh ماشاءالله تبارك الله
Wlh shekhow arinkan aniga aye iheesata oo wn kala saari la ahay in ninkeyga ijecelyahy iyo in kale ila heer an ifur dhaho aya gaaray wuna iga diiday in ifuro mana isla joogno lawo wadan ayn kal jogna carurna wn uhaayaa hbn walbo muran bn ku jirna mrku isowaco time ima siisid ima jeclid wad iga xiisa dhigtay un bn ku haayaa wxn moda in hdalkeyga uu dhibsanayo mrku ilahadlayo wayo ano shekadisa ubaahan uu wn sexana igu dhaha walaac badan ba ihesta lkn wa ina taladan kudhaqaaqa hdu wax iska badalayo wn fiirinaya mahadsanid sheekh
Abayo mcn fardowsa haji wa iska xaal adun iska sabar.ragii sabri jiray wey dhamaden hada dumarka wlhi sabra wa adunyo gadon. marka qeyr allaha kusiyo samir abayo allah qofka sabra bu jecelyahay
Abaayo natiijo mahaysaa
Mashaa Allaah shugran shiiqoow
abayo halkaa kaala so xariiraaa adoo mhadsan
@@almaasmohamuud5266 wad iheli karta mcnto muqdisho cadey ayn joga qaali
Shakhan washekh fican Allah hakudhawro
Niyada noo dhistaa wlhi ilahay waxaa ku riyonaayo ha isahlo aamiin
Hhhhh shiikhow jazakalah kheer waad iga qoslisay runti masha allah aqliga alle hakuu xafido waxaad tahay ruux wanaag usaaxiib ah anagana ardaydaada baan nahay waan kaa faaiidnay shukran
Maansha allah shiikh ilahay dartii ku jaceyli ilahay danbigag hadhaafo
Mansha allah walahi xaqiqo ayad kahadashay
Walhi waxaad cawa ka hadashey marxalad aniga iyo xajigeyga aan ku suganey wakhti xaadirkan isagoo ijecel ana aan jeceley ayaan shib kala dhahna mararka qaar
Wll subscribe igu caawi
Ilaahay ha kuusoo hanuunsho xaajigaaga abaayo anagana sidoo kle Allaha isku keena hanuunsho reerihii Dhamaa khilaafbaa kasoo haraye weliba ayagoo is jecel
@@aishamohamed8282
Ameen qali dhmnteenba guurkaba iska sidaasa samirka iyo dulqadka alle hayeno siyadiyo
Ninkada side uga amuse u tag ee ku dheh xaji iska ilow waxi dhacy
Asc hablaha soomaaliyeed dhamaan, maanta sheekheenii wacnaa waxaa uu noo iftiimiyey arin aan waxbadan kuwareerey.ileen raguna maalmo ukhaasa ayey leeyihiin!!!!!
Sheikhqoow illaahey qer badan ha ku siiyo. Walaahi wa qoslay.
Asc masha allaah alle swt haku siiyo cfmd taam ah sheikh aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin
Jazakalah shikh
Asc shiiq wad muhadsan thy marwlpo sida quruxda bdn ee no wanisid wanadada wan qadana wana ku faidna alxmdullilah lkn shiqow hal dhip ba ihesta wxan kla gara la ahay ninkeyga inu bkhil yhy io kle because mar wlpo marka wax si dabacsan u weydiyo ma isiyo e marka ku qeyliyo xiiqo bakhil yhow gcn gedka eh dhaho kadip ayu isiya ila io hda wa fahmi la ahay arintas iso jwb thnx👍
Sheikh qeyr Allah siiyo wax badan ayaan ka faid ne
Sheikhow wlh wx badn naga maqnay caawa nosharaxday allow ajar kusiiii
Wlhi beenta ma ahan adunka qofka mskxda kaa dhisaa u qiimo bdn
Kkkk Abdallah faruuq jazakallahu kheir wll waad iga qoslisisay
Jazakallah sheikh
Marxaladaas anigaa imika ku sugan
ماشاءاللہ ماشاءاللہ الله حافظ
M,a shiikh marwalba waxan jeclahay barmamish kasta osojeydiso wandawadaa waxyalo farabadan ayaka dhaxlay waxan kuweydinaa waxan qalbikeyga kuso noqnoqda hadalo lasoodhafay marka sideyeela jasakumu laah
Wadmhdsntahy wllo marwalpo wad nacawisaa jzaka Allah
Wllhi sheekh u igu qosliya hadana iga oohisiya sheekh igu duce inuu alle calaf igu daro Mar kasta wan ku jeclahay igama daayo🤲🌺❤
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم امين يارب العالمين امين يارب العالمين و إياك يا شيخ ألله يحفظك
و يحميك و يعافيك و يسعدك و يخليك و يبارك فيك آمين إن شاء الله امين و جزاك الله خيرا امين إن شاء الله امين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼