firijka maka ura😰 qudarta Ramadan ka, if your fridge smells do this vegetables in the fridge

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 มี.ค. 2022
  • BISMILAHI RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

ความคิดเห็น • 87

  • @farhiacuisinekushin
    @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว +3

    Kabsarta How to keep coriander leaves👉 th-cam.com/video/XSFpGZ1-GW4/w-d-xo.html

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah shukran abayo jazakallah kher Aamiin yarabi

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah TabarakaAllah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll

  • @maryanshariif6860
    @maryanshariif6860 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ❤❤❤❤

  • @zulfaxareed2542
    @zulfaxareed2542 2 ปีที่แล้ว +7

    Farhiyo aniga uguxoresa manta abayo keep going i love your videos and may ALLAH protect you always.

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว +1

      Amen Yarab dear thank you ♥️😊

    • @lajecleyadan816
      @lajecleyadan816 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiacuisinekushin abyo fridge kee bolal maqabo wana iga so ura cagata caad oo biyaha wasaqda kujiran mabaxeyo maraa lee ku dirtira

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      @@lajecleyadan816 radi waqasab firig kasto wau qawa wana labixin kara lakin dhibmalahan xita hadi ad tir tirto

    • @lajecleyadan816
      @lajecleyadan816 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiacuisinekushin may be meel an arkin kujuran but aniga waa waayi hadaa xitaa wa duul fadiya abayo

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 2 ปีที่แล้ว +6

    Xabiibti ajir Allaha kusiiyo saan kuu sugaayaylee kujecliyaa Alle dartiis ayaan kuujeclahay

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @nienanoura3119
    @nienanoura3119 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Walashey shugran

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @naimakassim3402
    @naimakassim3402 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah 👌👌👌

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ilaah haka abal mariyo waaa ka fa iiday Shukran million times

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah amiin amiin

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh abayo wlhi waan kaa dalban rabay isdiyaarinta ramadaanka Masha allh adaaba noosoo dhigay

  • @hothodayib1325
    @hothodayib1325 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @farhiyoabdirahman5466
    @farhiyoabdirahman5466 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh horay usoco

  • @sumayasaylar2055
    @sumayasaylar2055 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallah wll

  • @khadanmohamoud3679
    @khadanmohamoud3679 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xabiibti alle hakubarakeyo geedkana waxaanu unaqaan biniingaal reer hargaysa ahaan

  • @fatushmalaq7658
    @fatushmalaq7658 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah xbbti waxbadan baan kaafaaidey

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo illahay gacan taada hakuu barakeeyo

  • @tiktokchallenge3843
    @tiktokchallenge3843 2 ปีที่แล้ว

    Wow amazing 🤩🤩🤩😍

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Wooow Keep going my syster 🥰🥰🥰

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin insha allah

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna 2 ปีที่แล้ว

    mashallah hor mar wacan inshallah abayo

  • @ummukhawla3078
    @ummukhawla3078 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @fali1563
    @fali1563 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa jizakallaahu qayr cagaga wan time miyaa

  • @shamuuhajji1130
    @shamuuhajji1130 2 ปีที่แล้ว +1

    Love you so much sister

  • @miskiyey
    @miskiyey 2 ปีที่แล้ว +4

    abaayo start cooking class....i really like ur vidios masha Allah keep going abaayo🥰

  • @hodanyusuf9939
    @hodanyusuf9939 2 ปีที่แล้ว

    shukran qaali dumar macalimadayda ayaad tahay quruxeey

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 2 ปีที่แล้ว

    Abyo digirtaa 3:09 magacis . Qabkaa uu karisaynaa noso sheeg plz

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 2 ปีที่แล้ว

    Farta cadeey inoo soo badi isku diyarinta ramadaan kheer Allaah ku siiyre

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah 🥰

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

      Abayo farxiyo adigo mahadsan fridge ka miis dhulka ah miya la saara micnihii malaga hos marinkaraa

  • @sahrakiin9584
    @sahrakiin9584 2 ปีที่แล้ว +3

    abaayo dar la aan kuu jclhy hormarwcn

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 ปีที่แล้ว

    Waalidii baa waleli kuhaysa

  • @suathaarale2491
    @suathaarale2491 2 ปีที่แล้ว

    M.a m.a

  • @HolyDivine282
    @HolyDivine282 2 ปีที่แล้ว

    Walahi benta ma aha wax ka urbadan malaha

  • @muniiraahmed706
    @muniiraahmed706 2 ปีที่แล้ว +1

    abayo waxad nagu cawisa sida lo isticmalo foornada yarta ah plz

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo rotinka cuntada sidan badal noo basto no bariis noo soor noo

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanku samay xabiibti🌶🥦🍅🥒🫑🥕

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 2 ปีที่แล้ว

    Kaarotka wuu qalalaa hadii laydh ladhigo

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว +1

    Hilibkana iska yare abayo xumana ha qadin waa talk abayo cuntada dalaga ku dadaal

  • @sahroabdimire297
    @sahroabdimire297 2 ปีที่แล้ว

    Abyo farxiya aniga shabo ban kutirtira firijka ee makadaya mise wa cadi

  • @canabcasal6775
    @canabcasal6775 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo firiijka meeqa kasobixisay

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      Wcs abayo waqti hore ayu ahaa 7 sano wan hesta maxasuato

  • @shaymaaahmed1290
    @shaymaaahmed1290 2 ปีที่แล้ว

    Talagada magaceed.. malintkasta labo saac hadii lashing makaydinkartaa hilibka chikenka kaluunka iyo qudaartaba mahadsanid

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      LG waye maya waa inu marwalbe shidnado

    • @shaymaaahmed1290
      @shaymaaahmed1290 2 ปีที่แล้ว

      Somaliya korontadedaa qaali ah hadaan ladamin lcgtaaa badanaysa mahadsanid qali

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 2 ปีที่แล้ว

    Anigooo fun jeer heeysan kabsarta sidee u maaareeya

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      Wadan qali 💗 th-cam.com/video/XWKTA1WVD5A/w-d-xo.html

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Ruqiyo office soo boda 🙏🙏🙏🙏

  • @raxmoguure3871
    @raxmoguure3871 ปีที่แล้ว

    Mhd snid xbbti

  • @aaynaxmed9836
    @aaynaxmed9836 2 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga firijka wu iga dhidida hada mar walba miya la shidaya mise mar mar

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      Maba ladamiyo inad dhaqi maogi

    • @aaynaxmed9836
      @aaynaxmed9836 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiacuisinekushin lkn wll somaliya ayan jogna kortadana wa qali marka mey iga xuman mise wax dhib ah aya ku dhacaya I jwb abayo qali

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 ปีที่แล้ว

      @@aaynaxmed9836 hilib ka wau kahalawa qudar lee hadi tahay habinki oo dhan kushid malin ti iska dami

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 2 ปีที่แล้ว

    Chanelkagi kale maxa ku dhacy

  • @busaadclaahi7442
    @busaadclaahi7442 ปีที่แล้ว

    Wll nambarkaaga

  • @ubahmohamed4340
    @ubahmohamed4340 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah