ADEEGA BISHA 150 EURO XALAL SUPERMARKT NEDERLAND MAXEY ISO GOYSAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @naimo33
    @naimo33 5 หลายเดือนก่อน +7

    Manshlh waan iska jeclahay gabdhan waa qof manshlh ah oo jacel hormarka gabdhaha soomaliyed❤

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 14 วันที่ผ่านมา

    Masha.alaah.alaha.kudayo.xaajiga❤❤❤❤❤❤

  • @sahtocalas-hs4ss
    @sahtocalas-hs4ss 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallh ruunay horay u soco sxb nolashu haku wacnaato

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalha wshy dhexda ku xidhan karti badan ano marka hore aha dadka horumarka jeecel hadana waxan ka si qada dhiri gaalin

  • @raxmaabokor5977
    @raxmaabokor5977 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ruumi waa qofka kaliya ku dayshada umadan ilaahay ha ku xafido❤ ii soo ducee 🇬🇧 aniga iyo caruurtayda baan ku soo socoda inshaa allah

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah tabaarakalaah walaasheey aqlileey wax badan baan kaa faaiday xaqiraad Ma fiicne i nooloow

  • @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
    @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Ale hakubarakeeyo❤❤❤❤❤

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 14 วันที่ผ่านมา

    Adiga.leekudaawada.walaahi.saaid.kugudaawada.dhaqaalaha❤❤❤❤❤

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah caafimad ku cuna abayo hilib ariga waa naga raqisantahin kiilo 15€ ila 16€ ku gadana LO da 10€ kor u dhafeyso adne 3Kilo 30 iyo ari ku heshen allaha idin barakeeyo anaga 2 Kilo ku gadana 30€ macaishadi adbey u sarakacday from Germany 🇩🇪

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 5 หลายเดือนก่อน

    M.a hoyo ficanaa thay iyo gabar caqli badan m.a alaha ku barakeyo ❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alllah

  • @idil7991
    @idil7991 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah abaayo caafimaad ku cuna inshaa Allah

  • @Haawa-st4et
    @Haawa-st4et 5 หลายเดือนก่อน

    Walaalay khayr alaah haku siiyo dhiirigalintada aad bean ugu baahanahay

  • @user-fb9dq9kx8s
    @user-fb9dq9kx8s 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik ❤❤

  • @user-np4dk8zq2b
    @user-np4dk8zq2b 5 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah abaayo allaha❤❤❤❤❤😊😊 kubarkeeyo

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 14 วันที่ผ่านมา

    Wakusalamay.ruuneey.abaayo❤❤❤❤❤

  • @iqraacooking6079
    @iqraacooking6079 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah isqobo xabiibti mahadsanid

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumiyay qurba joogtaad uwadaa video gaan dalkii waalaga maarmi karaa habo ❤

  • @umaabdirahman4860
    @umaabdirahman4860 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo horey usoco ❤❤❤❤❤ ik hou van jou abaayo ee aaway dhiragalintii Ramadan ka

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaaalla Mashaaalla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 5 หลายเดือนก่อน

    Fariiid ruuumi aniga dhexda xidhan masha alllah wax kaste waan xisaabiye sharafey hore soco❤❤❤❤

  • @sahrayacquub8
    @sahrayacquub8 5 หลายเดือนก่อน

    Man shaa. Allh ruumi

  • @ShukriAbdullahIsmaciil
    @ShukriAbdullahIsmaciil 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh qaali

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 5 หลายเดือนก่อน

    Mash.allh danteena ka tilineysaa aby rumiyee ilmooley hadda nahy❤

  • @farxiyohusein1145
    @farxiyohusein1145 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ❤❤❤

  • @zainababdirhman3509
    @zainababdirhman3509 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah qaali ilaha idin daaweyo

  • @user-sf7hw4wz4l
    @user-sf7hw4wz4l 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allahaah ❤❤❤

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 5 หลายเดือนก่อน

    masha allaaha

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-hj9hl2xe2r
    @user-hj9hl2xe2r 5 หลายเดือนก่อน

    Sax waye abayo❤❤❤

  • @foosaadancigale1304
    @foosaadancigale1304 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah ruumi waa la qabsatey you tube 😊😅

  • @sahraeid7760
    @sahraeid7760 5 หลายเดือนก่อน

    Wa tun taa ❤

  • @bahja2377
    @bahja2377 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah hills waad naga raqiisantihiin 3kilo 30$ waa raqis Minnesota 3kilo waa $70

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 5 หลายเดือนก่อน

    Anigu aadban dhiirigalin uga qaadaa wllo❤

  • @user-zn4lr2ct5n
    @user-zn4lr2ct5n 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa badan baan ka faiday walahay ❤❤❤❤❤ ilove 💖 💖 you

  • @AyanAli-qw4kb
    @AyanAli-qw4kb 5 หลายเดือนก่อน

    Ruumi ficeed karoon waan ku la soo gaarey mardhow baan kugu soo biirey dhiiragaliye qaliyah abayo ilahay ha ku xifdiyo adiga iyo reerkagab

  • @ashamao7520
    @ashamao7520 5 หลายเดือนก่อน

    Adeeg bila ah mesha ugama jeedo anigaba Nederland baan jooga 3 jiilo hilib u maleyn maayo bil in u wax utarayo familie dhan

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 5 หลายเดือนก่อน

    Waa kula soo garay qali dumar

  • @user-oy3xl5oz8k
    @user-oy3xl5oz8k 5 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah naagnool

  • @fathihassan7437
    @fathihassan7437 5 หลายเดือนก่อน

    Walalay aaway bariiski , burki iyo sokorti?

  • @user-cm3lm1gl8c
    @user-cm3lm1gl8c 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo qaali maaha meeshaad ku nooshay

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 5 หลายเดือนก่อน

    Bajiyo carbeedka waa flafel maaha filfil anigaba wan jeclahay wu macanyahay

  • @bishaarojamac2276
    @bishaarojamac2276 5 หลายเดือนก่อน

    13:20 13:23 13:23

  • @user-lv5ut7rq2t
    @user-lv5ut7rq2t 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo illahay ayaa iga so diiray runti waayo dheh waxan ku wareersana shopping ka ruumi maalin wan baa tukanga waan taganahay 50 dollars ayan soo cuna maalin walba waa I sidaa lkn hada illlahay haa ika soo diiray wan si qabtay walalay illahay ha ku barakeeyo

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 5 หลายเดือนก่อน

    Man shaah waan ku lasoo gadhnay

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 5 หลายเดือนก่อน

    Isoo booqda 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน

    Toloow uk saan maxaa udiiday qeybta hilibka 😢

  • @ayansacid9804
    @ayansacid9804 5 หลายเดือนก่อน +3

    Huuno dukamada somalida hasuuqxirin

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน +2

      Ma dukaan baa ku furan walam

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 5 หลายเดือนก่อน

    Ama talakeen noqo ama talo yeel noqo warun

  • @user-oo6uq3vw9h
    @user-oo6uq3vw9h 5 หลายเดือนก่อน

    Falanfil weeye ruumiyeey filfil ma aha😂

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 4 หลายเดือนก่อน

    Jah wlh waadku sugtay naagaha qaar waa saas waxbo iskuma quuran

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 หลายเดือนก่อน

    Hilibka cas iyo thyroid isku daranaa

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaaley wax dhaqaalaysta ayaad na dhahdaa balse waxan aad miisanaysid ood waliba gaari u biyeysatey dhammaantood waa laga maarmikaraa see wax yihiin?!!

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 หลายเดือนก่อน

      Kuma fahmin wllo

  • @soumayasafi8104
    @soumayasafi8104 5 หลายเดือนก่อน

    Rumidayda vidéoga iladhamadka hadan dawan wayo wan dhimanba 😂😂

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 5 หลายเดือนก่อน

    Falafil filfil maaha

  • @fatumatalas2119
    @fatumatalas2119 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-gx6nd4er1n
    @user-gx6nd4er1n 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 5 หลายเดือนก่อน

    100k hala gaadhsiiyo Ruumi wey inoo dedaashee.