FRIDGE KA SIDAAN UGU HABEYSTAY QUDAARTA ISKU DIYAARINTA RAMADAN KA ⭐️🌙

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 146

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +78

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 2 ปีที่แล้ว +12

    Walaaley nimcada ilaahey kusiiyay maa qarsadid dad badan aan biyo xitaa awoodin ayaa jiro adne nuuc ba nuuc usoo saratay masaakin iyo caruurta unax

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah horta ilahy hakuu baraakeyo lkin niimcaduu ilahynkuu siiiye qaaaarsoo dad an heysaan aya jiira

    • @umunihal2895
      @umunihal2895 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo mala weey ku faaneeysaa

    • @raizaali9439
      @raizaali9439 2 ปีที่แล้ว

      @@umunihal2895 kuma faaneyso caadi iska dhig

  • @sacdiyodaaudaxmed6409
    @sacdiyodaaudaxmed6409 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah allah ku barakeeyo gurigaaga iyo caruurtaada inti aan heysanine allah siiyo 🥰 Ramadaan kariim all Muslim ☪️ 💖

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 2 ปีที่แล้ว +3

    Marka hore mnshalah lkn dadkina you toup lacag ka urursaday ilahy ka cabsada dad ana haysan aya jira o biyo kaliya ku afuraya markas ayad dawad sineysan na ilahy ka cabsada o alxm dhaha sadoqo baxsada wan ka yabana nagahan you toup isticmala e iskugu fanaya waxasan cuna iyo aniga ka cunto badan subaxna laaah masakinta qalbiyadoda hala ilaliyo plz

    • @jinfightingjin2758
      @jinfightingjin2758 2 ปีที่แล้ว

      Are jealous, say ma sha Allah, dont be jealous what other people have. Don't watch her videos.

  • @apdikaremapshir9492
    @apdikaremapshir9492 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalh Alle Haku barkeeyo intaan haysana Ha siiyo

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah caafimaad ku cunna lkn waxa kugu nasexeyn lahaa inaa bedesho cuntooyinka iyo cabitan Ada la sanceeyey ad ku bedesho kuwo dabiici ah

  • @fadmaabuu6839
    @fadmaabuu6839 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ka baqa dadbaa hesyan nimcadan adnah wad faaneysaaaa

  • @xafsaxaji4576
    @xafsaxaji4576 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll Adana waku dawada famliga kaga ahy inbadn runtii 🥰 wllshy cml thy si naxarisleh Kula talin wllo kadaa waxyaba nolasha private ah. Wlhi hoyo thy awlad leh. Cuntada mnta dadba hysyn wx ku afuran wll. Qarso nimcada allh ku siyy wll

    • @xafsaxaji4576
      @xafsaxaji4576 2 ปีที่แล้ว

      Fadln kuma wangsana wlhi adi iyo ubbdka toona

  • @nadifamaxamad725
    @nadifamaxamad725 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw Masha allh tabrkallh alle hakubrkeyo gurigada iyo carurtadba Ramdn Karim Adna chanal

  • @ubaxfarah9912
    @ubaxfarah9912 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖🥰🥰🥰🥰😘🤲👌

  • @umujibriil348
    @umujibriil348 2 ปีที่แล้ว +3

    Adno dad badan waa losaa walaley tartib le ilmahana il ha iskaga so jidin wax la iskuma quree 🥰🥰

  • @SumayaDahir-x5x
    @SumayaDahir-x5x 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha ALLAH
    ALLAHA kuu barakeeyo nimcadada iyo gurigaagaba
    Lakin qarso qrxy dad badan maheystan🥰

  • @xamdacawil4925
    @xamdacawil4925 2 ปีที่แล้ว +3

    Adnaay wan ku jeclahy oo ku taageera lkn wll dadbaan haysan cuntadan qurxda bdane qarso

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Ramadan Mubarak ☪️ xooga alle haku barakeeyo xabiibti 🌙❤️👍👌

  • @HiboAli935
    @HiboAli935 2 ปีที่แล้ว +1

    Fariiid batahay adnay role model ayaad notahay

  • @kassimmohamed6887
    @kassimmohamed6887 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo hablo ka yar oo ka danyarbaa ku jira TH-cam markaa balwax uun hala xeeriyo
    Maşhallah wll mabrouk

  • @qalbiqurax9263
    @qalbiqurax9263 2 ปีที่แล้ว +6

    Inta commentkeyga aragtoo iduceya in u Allah fosha ifududeyoo

    • @fartssiman9676
      @fartssiman9676 2 ปีที่แล้ว

      Rabi ha kuu fududeeyo

    • @safiadhool8626
      @safiadhool8626 2 ปีที่แล้ว

      Allah haku fududeyo

    • @ruungessey1547
      @ruungessey1547 2 ปีที่แล้ว

      Allah kufududeyo I.a.

    • @zuhuurinahaybe4372
      @zuhuurinahaybe4372 2 ปีที่แล้ว

      Ilhy hakuu fududeeyo abaayo ilhy ilmahaga iyo adigaba nabad haidin kugu kalakeeno abaayo🥺🤲🤲🤲

  • @fatimamahamud9065
    @fatimamahamud9065 2 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay ka baqa dad baanhaysan nimcadaa il iyo ishaaro wa jirtaa waxa jira masaakina oo aan gadan karin

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 2 ปีที่แล้ว +3

      Qof TH-cam fiirsanayo inuu baahan yahay ilama ahan

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💞💔

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Allaah maa baariik Ramadaan mubarak❤🌷❤🌷❤🌷❤🌷❤ 🌱🌾🌻

  • @moh4044
    @moh4044 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah. Adna. Laakiin. Abaayo. Dad. Badan. Ayaa. Baahan. Oo. Aan. Haysanin. Waxaat. Haysato. Ileeyn. Reer. Yurub. Bes. Kuma. Fiirsadaan. Hadhowdii. Kanalkeyga. Waa. La. Jabsadey. Iyo. Oohin. Aa. Galeysiin. WXaan. Iska. Dhaafa. Nicmada. Ku. Shukriya. Bes

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ramadan mubarka

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah tabaarakallh sister Ramadan Mubarak 🌙 keep going 👍👍👍👍😀😀😀😀❤️👍❤️👍👍❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌙🌙🌙🇩🇯🇺🇸

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Allah haydin barakeeyo intan heysanna Allah hasiiyo Aamiin Aamiin. Siqurxbadan ayaad uhabeeysay.

  • @khaydonneamin1346
    @khaydonneamin1346 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad gajoonaya aya ku daawankara il ka cabso

  • @faliscabdi3747
    @faliscabdi3747 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah mida kale abayo wn ku jclhy lkn dad ayaa awoodin waxad so galiso

  • @zaynabm1475
    @zaynabm1475 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @hafsamohamud7238
    @hafsamohamud7238 2 ปีที่แล้ว

    M.a Allh ku barakeyo Abyo mcn❤💯

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib 🙏 😂

  • @xamdixaragomusegundon9277
    @xamdixaragomusegundon9277 2 ปีที่แล้ว

    manshaallah my sister

  • @Foreverinjannah
    @Foreverinjannah 2 ปีที่แล้ว +1

    Astaghfirullah the song in the begining made me 🤯 they have no respect Allah. Allah say he hates music. But they mix music and quran and ramadan and you name it. Sick people.

  • @اسمهانمحمود-د4ك
    @اسمهانمحمود-د4ك 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas Faan U aqaan cibaadeyso ramadaanka

  • @nadaalichannel8306
    @nadaalichannel8306 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰

  • @shukaari
    @shukaari 2 ปีที่แล้ว +2

    Adunyo dhaldhalaalked wa hesata ilah hku barakeyo

  • @roodaahmed9758
    @roodaahmed9758 2 ปีที่แล้ว +1

    manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah

  • @fatumadirey86
    @fatumadirey86 2 ปีที่แล้ว

    Keep going my dear,,😇🥰🥰🥰😘💖💖

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaa adna xabiibti il xun idin ma arak to adiga iyo xajigaaga iyo caruurtada insha allaa quruxey ❤❤❤🌹🌹🌹👍👍👍💞💞💞👌👌👌🥰🥰

  • @lulshine5296
    @lulshine5296 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo waad heesataaye ilhy aqiro saan si ka qurxan hakaaga dhigo abyo

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @fatumadirey86
    @fatumadirey86 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, beautiful family beautiful mom.

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 ปีที่แล้ว

    Asc adna queen 👸 and seygeeda saxaaf waan idinku faanaa Allah haydin barakeeyo Aamiin Aamiin.

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah caafimaad Allah nagu gaarsiiyo dhamaan umadda muslim ka oo dhan. Ramadan mubaarak

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @daganabdullahimohamed8421
    @daganabdullahimohamed8421 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabitaan cagadaha mxa ku fashay qudaarta le ka dhigo cabitan

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh adna qurux Tagero number one ayaan ku ahay keep going sister route ramadanka Mar walbo noso samey hadii la garo insha allh

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabaraka raxmaan ramadaan mubaarak xabibti

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah

  • @munomanka7546
    @munomanka7546 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wllhi quruxey

  • @nadaalichannel8306
    @nadaalichannel8306 2 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariim

  • @okajababa
    @okajababa 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @Aisha-jp4rz
    @Aisha-jp4rz 2 ปีที่แล้ว +1

    Fruitka iyo qudaarta ayagoo qalalan ku xareey freeser ka ayagoo qooyan hada xareeyso waa ka halaabayaan dhaqsi shukumaan ama maro u raadi marka dhaqdo ka dib kuna tirtir

  • @shaluuu3288
    @shaluuu3288 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ramadhan Mubarak to all Muslims 🥰🥰🥰🥰💯

  • @sapriny.......2431
    @sapriny.......2431 2 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo hore usoco

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wlshey inta heysan ilahey ha siiyo idinkane ha idin barakeeyo

  • @Princessahme
    @Princessahme 2 ปีที่แล้ว +1

    Karotadii 🥕🥕away 🤣🤣🤣hadalay wan arkaye

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Wooow 👍👍

  • @safiyoahmedabdi1815
    @safiyoahmedabdi1815 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @ilovemyhusband5098
    @ilovemyhusband5098 2 ปีที่แล้ว

    Caafimaad ku cuna adna qaali plz waxaan ahay hooyo baahan aan waxba haysan bisha barakaysan darteed igu caawi walal hadad awoodid

  • @ilwaadahmed5361
    @ilwaadahmed5361 2 ปีที่แล้ว

    Nahiida yogat keda

  • @cabdiraxman20saloto13
    @cabdiraxman20saloto13 2 ปีที่แล้ว

    Wll mn allah ku barakeeyo gurigaga iyo wax walba aad hesato balse hadey adi iska kaa han thy dadba baahan abaayo.wax ku tar kuna taakulee wax walboo ku saacidi karto

  • @fathumaabdi6870
    @fathumaabdi6870 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadhan mubarak xabibti❤❤

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaha juice yar yarka dhuqan fridge ha gelinin qabowga quman ka qaadayan bananka dhigo

  • @xaliimodaahir1545
    @xaliimodaahir1545 2 ปีที่แล้ว

    Wllo ramadan waxa jira dad aan haysan waxay ku adeegtan ama ku somaan hadad adu haysatid iska qarso wllo

  • @yahyeahmed5891
    @yahyeahmed5891 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha wll nimcadan inaan haysan baa jirta ee qari nimcada ilxumi kuma qabato

  • @layaanabdi8461
    @layaanabdi8461 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar adna bari wa no so dubay saad saxaf igu labistay 😂😂kaftan

  • @faraxxayd2021
    @faraxxayd2021 2 ปีที่แล้ว

    Asc ramadaan mubaarak walalo codkaaga kor uqaad lamamaqlaayo plz 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 ปีที่แล้ว

    Haa Maasha Allaah Maasha Allaah Abaayo Adna Xabibtii Aamiin Aamiin 👍👍👌👌👌👌 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 2 ปีที่แล้ว +1

    Adno wa na walosaaa 😅🥰

  • @zahrahamoud4335
    @zahrahamoud4335 2 ปีที่แล้ว

    Mamo kheerkaaga qarso,dad baahan aa jira

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaha idiin barakeyo intan haysana allaha siiyo

  • @khadraabdi6367
    @khadraabdi6367 2 ปีที่แล้ว

    Aadaban urabi laha alaabtaas xagen kaheli karaa

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء اله حبيتي احسنت اشهركريم

  • @xamdisheeri728
    @xamdisheeri728 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯👑

  • @anhaarmahammed4977
    @anhaarmahammed4977 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoftaan youtube xoog ku haysataa😂

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  2 ปีที่แล้ว +1

      😂🤛🏻

  • @xamdidagan311
    @xamdidagan311 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ramadan mubarak xabiibti❤

  • @jawahirmohammed8186
    @jawahirmohammed8186 2 ปีที่แล้ว

    Hbbt wallhi Allah hakubarakeyo wanofaideyse

  • @sagaleeyamoh7198
    @sagaleeyamoh7198 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilhy haku barakeeyo adna ❤️

  • @faatimaadam5043
    @faatimaadam5043 2 ปีที่แล้ว

    Hh isku diyaarin baad ka bixi wayday eh adnaay😂

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah aniga wan ka helaya

  • @marwobishaaro3795
    @marwobishaaro3795 2 ปีที่แล้ว

    Ana ugu horeyo tagero weyn ku ahy adna xubi pin igu qabo👏

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha😍😍😍👍

  • @qaali8777
    @qaali8777 2 ปีที่แล้ว

    #Nashiida bilaawka #magaceeda iku cawiya plz

  • @safiyaalinur2047
    @safiyaalinur2047 2 ปีที่แล้ว

    Mchlh allaha kubarakeeyo

  • @SalmaMohamed-le6po
    @SalmaMohamed-le6po 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah gariyad hdaa maqashid waa adna❤❤ada ogu heley sidad uhagajisey mashallah

  • @riamcadeymyfarsti9533
    @riamcadeymyfarsti9533 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤♥ ♥

  • @adnihaji6145
    @adnihaji6145 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle hakuu barakeeyo

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 2 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha kubarakeeyo

  • @sacdiacabdi8892
    @sacdiacabdi8892 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah adno isku firij ayan nahay walhi isku ses iyo isku disen aniga bari ayan so adegana suqawen insha allah sad u bangesay wan kahelay lakin cagadahas yaryar ma ogi inan helayo from Nairobi Kenya 🇰🇪 thanks xabibti wan kahelay sad u hagajisay

    • @aliyahaliyah6115
      @aliyahaliyah6115 2 ปีที่แล้ว

      Way yaalaan abayo aniga Kenya jogo

    • @sacdiacabdi8892
      @sacdiacabdi8892 2 ปีที่แล้ว

      @@aliyahaliyah6115 walahi abayo inte kahela xawibti mel igu sheg

    • @sacdiacabdi8892
      @sacdiacabdi8892 2 ปีที่แล้ว

      Ado mahadsan abayo iga cawi mantan markita kaso adegatya adag badan lakin cagadahan aya igu ficna oo wey qurxinayan farajka

    • @aliyahaliyah6115
      @aliyahaliyah6115 2 ปีที่แล้ว

      Markaa app Soo dagsato waxaa ku qortaa fridge organizer ayago badan kahelaysaa

    • @aliyahaliyah6115
      @aliyahaliyah6115 2 ปีที่แล้ว

      Arcylic organizer ladhahaa

  • @Aisha-nk2tr
    @Aisha-nk2tr 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha idin barakeeyo

  • @bushramuuse4490
    @bushramuuse4490 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllshey adna

  • @Aamino-my7pr
    @Aamino-my7pr 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo allah ku barakeyo Ramadan mubarak

  • @DacwaMedia24
    @DacwaMedia24 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallah abaayo

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 ปีที่แล้ว

    MashaAlah tabarkahlah cafimat kuafura

  • @umuasma3130
    @umuasma3130 2 ปีที่แล้ว

    Beelo waaye

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 2 ปีที่แล้ว

    Keep going abaayo

  • @munaabdi126
    @munaabdi126 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah saa garida utahan jeclahay adna cadi maha

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 2 ปีที่แล้ว

    MsahAllah

  • @umumacad8621
    @umumacad8621 2 ปีที่แล้ว

    masha alh