Baro🌮Sabayad Iyo 🫖Suqaar Si Fudud Lo sameyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @makoislaw
    @makoislaw ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah so yummy 😋 sabaayada dadka ey dhibto ayaan ka mid ahay allow sabaayadii ruumi o kale ibar

    • @salmamohamed256
      @salmamohamed256 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wlhi kuwo aan walalo nahay anaa dhaama anayba i waydiyan naa side u qasnaa ana markan tan arky wxba mesha kuma haayo😂

    • @Dhiirigaliso
      @Dhiirigaliso ปีที่แล้ว +1

      @@salmamohamed256 😂aniga sido kale lakin waa dubaa

    • @makoislaw
      @makoislaw ปีที่แล้ว

      @@salmamohamed256 😂👍

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal xabibiti haa Ruumi cadeey abaayo macaan waan u roonaha waan ku sharafanaha gabadhaheen darooda

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh dumarka daarood ragay uroon yihiin waa sax jacayl qudha maaha wayka giijiyaan

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 4 หลายเดือนก่อน

    Qof yahee bahsahan nagaha dhan mayaqanaan maxey u baran wayeen waa suaal

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah so yummy😋🥰

  • @YaxyeUpdy-n8x
    @YaxyeUpdy-n8x 2 หลายเดือนก่อน

    Maash alaah

  • @queensaafi
    @queensaafi ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 ปีที่แล้ว

    maasha allah👍👍

  • @ayaancarab9996
    @ayaancarab9996 ปีที่แล้ว

    Ma. Wll alle haku barakeyo maskaxda iyo xoogava

  • @hudacabdi1139
    @hudacabdi1139 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah thanks my sister ❤❤❤❤ruumi love

  • @qukjjjj3159
    @qukjjjj3159 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂ruumiyeey kugu wareerayba kimistaa tolow yaa laga soo gaadhay walee malaa reerkii laga soo gaadhay hadaad tidhi hee 😂anyway walee ku taageeraa hore u soco😊

  • @munogaraad7711
    @munogaraad7711 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 10 วันที่ผ่านมา

    BuRCad

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo ruuney qabiil iyo qudhunkiis yaan laguula soo gelin, gabadhii warkaas kuula timaada stop ku dheh soomaali waa dad wada dhashay.

  • @zizialadwar4613
    @zizialadwar4613 ปีที่แล้ว

    تسلم ايدك

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 10 วันที่ผ่านมา

    IkKeSunmet

  • @khadracali334
    @khadracali334 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ilaahay gacanta haku barakeeyo

  • @duniyaismail4540
    @duniyaismail4540 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah beautiful 😍 so yummy 😋 thanks sister

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyee qaandooyinkaan sad miyaa intee kasoogaday abyo

    • @sacdiyoabdikarim9332
      @sacdiyoabdikarim9332 หลายเดือนก่อน

      Sawir igasooqaad qaandooyinkaan wn soogadanaa

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo 💕👍

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo macaanto ❤️❤️❤️

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 ปีที่แล้ว

    Kkk ruumikitchen waa fanny naa soomaliyo dhanbaay gabadha wax ugaleen muqdihay tagtay oo reerkoodu jooga Bari wayku kortay waqooyina waxba u galaye gabadha daaya, anigu kartideda ayunbaanku wataa maansha Allah

  • @afarah9985
    @afarah9985 ปีที่แล้ว +2

    Shekadi qabyalad ma ubadashey views sikale lagu waa on qabil ahayn lol

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว

    Saliid ayaa ka badisay wallo waaku qastay waa ku duuduubtay waa kudubtay

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen ปีที่แล้ว

    mashallah tabarakallah saxa wacafiya inshallah xabibit 👍 yuuuuuum 😋❤❤

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah amaan afkaada kaagama horeeso.
    Saas aa lagaa rabaa is amaan habo mcnto. 🥰🥰🥰

  • @caashoahmed6755
    @caashoahmed6755 ปีที่แล้ว

    Waxaan kutashtaba muufo, saabaayad iyo soorta iyo wax fud fudud aaba kajira

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xabibti hoorey usooco

  • @Dhiirigaliso
    @Dhiirigaliso ปีที่แล้ว

    Waaawareey. Magac kale halo baxsho macankeda

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah walashay illahay xooga haku barakeyo

  • @nuurahaanmed616
    @nuurahaanmed616 ปีที่แล้ว

    Waaaw mashaalah igudil Amar la aan waaye horay usoco wll

  • @umuilyaas2597
    @umuilyaas2597 ปีที่แล้ว

    Masha allaah masha allaah illahey ha idiin barakeyo alx abayo mcn 💕

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaaraka allaah mahadsanid ruumi cadey ❤😋

  • @sucadyusuf2712
    @sucadyusuf2712 ปีที่แล้ว

    Masha Alha tabrka alha abyo thanks sister keep going

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 ปีที่แล้ว

    Ruuneey is dhuubidda naga daba geey is dabaaliska naga daaye hhhhh

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo masha Allah

  • @hindiyoqaliif8626
    @hindiyoqaliif8626 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤

  • @fbarre6381
    @fbarre6381 ปีที่แล้ว

    Mansh alaah

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว

    Barakallah! Yum. 😋

  • @khadijaissack9159
    @khadijaissack9159 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka lah

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 ปีที่แล้ว

    مشاء الله اختي

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍

  • @leilaahmed.6944
    @leilaahmed.6944 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakallah ilahe haikadaysto ❤❤❤

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 ปีที่แล้ว

    Darod landhere

  • @safiiiqalanjoo323
    @safiiiqalanjoo323 ปีที่แล้ว

    RUUMI JABATIGA AFARGISKA MAXA WAYE MASHA ALLH

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +1

      Kan magaciis so afar gees maha

    • @safiiiqalanjoo323
      @safiiiqalanjoo323 ปีที่แล้ว

      @@ruumichannelHhhhhh mayaa rer kenya midka sakolka aya midka anaga

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    Masha alah Masha alaah kuniri xbt 😂

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Ninku haduu kuu fiican yahay oo uu ka sameeysto waad u roonaanaysaa.Ruunay sabaayad sameeyskeeda waa necebtahay laakiin
    Cunitaankeeda waa jeclahay

  • @safiyaxassan5593
    @safiyaxassan5593 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah naag daa rood wey karti badan tahay qof dhiig daroood okujiro lama garan waayo xbbti horay usoco🥰