waffle maker 6 in 1 waaw😱 birtan cadi maahan qurac iyo casiriyo kusameye kamaran forno 😋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • BISMILAHI RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI MOHAMED

ความคิดเห็น • 58

  • @sahraqaali7741
    @sahraqaali7741 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Farsamadaada balaayo iyo Xasad kaama tuso.
    Waad mahadsantahay waan ka helay cuntada aad sameyneysid, illaahay ha ku xafido.

  • @rahmaali6988
    @rahmaali6988 ปีที่แล้ว +1

    mashallah sokoroy

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo setahay wan kudaa wadaa qurbaha kaso guuray nairobi ayan kulajogaa Alaabtan xagen kaheli karaa

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

    Birta somaliya malaga helaa gaar ahaan puntland

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 ปีที่แล้ว

    Abaayo muqdisho jookna anaka sideen kuheleena

  • @hafsaosman8286
    @hafsaosman8286 ปีที่แล้ว

    Wan haysta lakin u ikululan wayey markasta an kushubo wa qabow

  • @abdikaniaidarouz1474
    @abdikaniaidarouz1474 ปีที่แล้ว

    Asc Wllo Qaali Allah ku xafido Insha Allah' Waxn rabaa alaabta Xagee ka heli karaa Lkn intee joogaa aan kaa iibsede

  • @bushrabhassanibrahim
    @bushrabhassanibrahim ปีที่แล้ว +1

    Asxbta farhiya plz isoo booqda qer allha idin siyo adun iyo aqiro

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey.

  • @حكيمهعثمان
    @حكيمهعثمان ปีที่แล้ว

    Muqdisho maka helaa wall

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 ปีที่แล้ว

    Wa imisa lacagteda

  • @razamualas7845
    @razamualas7845 ปีที่แล้ว +1

    😍😍 keep going dear

  • @ayaanxamud7228
    @ayaanxamud7228 ปีที่แล้ว

    Wll waad
    mahdsthy xageen ka heli karaa

  • @barwaaqomaxamed1547
    @barwaaqomaxamed1547 ปีที่แล้ว

    Waa meeqa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha

  • @mashfamilycooking13
    @mashfamilycooking13 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo ee intee kala xiriraa waxaan rabaa digsiyada

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 ปีที่แล้ว

    ❤🤍💚👍👍👍❤🤍💚✊✊✊❤🤍💚👈👈👈

  • @fardowsajanay8229
    @fardowsajanay8229 ปีที่แล้ว

    Farxia mashing itaso nuc ah masha's allah waxan ISSO xasusey mcnty?????? RE badiyo

  • @niciiimaaragsan4888
    @niciiimaaragsan4888 ปีที่แล้ว +2

    Ofinku laydhkii ayu igu kiciyaye si una laydhka u cunin ma taqanaa? wllo birtanina laydhka miyay igu kicinaysaa?

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc abayo isoo follow karey. Qeir Allah ha ku siiyo sis

  • @nimcoismacil9224
    @nimcoismacil9224 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacantada Allah ku barakeyo abaayo

  • @fatumahaji7346
    @fatumahaji7346 ปีที่แล้ว

    Hw much Abayo

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo horiusoco 💕🥰

  • @fatmahussein3827
    @fatmahussein3827 ปีที่แล้ว

    Manshaaallah hiyo machine ya uzwa gapi pls

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 ปีที่แล้ว

    Maashaa’allah jazakumulah qeyr sist gacanta Allaha kuu barakeeyo

  • @fathianour855
    @fathianour855 ปีที่แล้ว

    Msha allah hno seen ku helaa djabouti jogaa farhia

  • @farhianuur2798
    @farhianuur2798 ปีที่แล้ว

    Asc abayo gacanta allah kubarakeyo insha allah xagen kahela number kada

  • @axlanadan2287
    @axlanadan2287 ปีที่แล้ว

    Mshalah farxiya kushin allah ku barakeeyo dhmntina

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn aniga waxa badan ayn kabartay

  • @hodancali5002
    @hodancali5002 ปีที่แล้ว

    Malayso dhibikara hargysan jogaye

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @xaliimocabdullahi595
    @xaliimocabdullahi595 ปีที่แล้ว

    Abaayo muqdisho mataalaa

  • @abdikarisyoutube2037
    @abdikarisyoutube2037 ปีที่แล้ว

    asc farhio

  • @abdirahmanrashid4659
    @abdirahmanrashid4659 ปีที่แล้ว

    Numberkada noo so dir waxan rabaa inaan ka iibsado birtan

  • @sahraqaali7741
    @sahraqaali7741 ปีที่แล้ว

    Asc , Xabiibatii
    Waxaan kaa codsanayaa Mashiinka Wafalka iyo doughnut ka lagu sameeyo ayaan u baahan nahay. Waa 6 in 1. Waaye ayaad igu tiri. Please xageed joogtaa ee aan kaala soo xiriiraa?

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc abayo isoo follow karey. Qeir Allah ha ku siiyo sis

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 ปีที่แล้ว

    Baatiyadii kariska u qurux badan qiimo macquula so dalbada

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว

    Mnsh Alah

  • @ruunbashir2339
    @ruunbashir2339 ปีที่แล้ว

    Asc abyo meeqa gadaa

  • @hibomohamed3768
    @hibomohamed3768 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤️❤️

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah

  • @boydog3621
    @boydog3621 ปีที่แล้ว

    Mesha allah

  • @تقيةنقيةبنتمختار
    @تقيةنقيةبنتمختار ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abayo manta aniga u horeyo plz iso boqda qeyr Allaha insiyo

  • @aminacali4018
    @aminacali4018 ปีที่แล้ว

    Asc

    • @aminacali4018
      @aminacali4018 ปีที่แล้ว

      Abayo waan ubaxana machine intee kaheela

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว

    Inteee Laga helaaaa

  • @aminamohamoudhassan
    @aminamohamoudhassan ปีที่แล้ว

    Abaayo birta xagee laga heli karaa plz iiso jwb

  • @Caaisha_cabdulaahi
    @Caaisha_cabdulaahi ปีที่แล้ว +1

    Asxaabey subscribe ta isara plz wan ku cusbahay youtube ke