HADRAAWI: KALIGII NIN GAASHAANTAY WUU GOLE KA FUULAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • HADRAAWI: KALIGII NIN GAASHAANTAY WUU GOLE KA FUULAA
    #BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka

ความคิดเห็น • 12

  • @mkyser64
    @mkyser64 ปีที่แล้ว +2

    Seetada nin goostaaba
    Wuxu gaysto lala yaabye
    Allah yaxam mohamed ibraahim warsame haadrawi dhamaan gabaygan bayd walba oo ku jiraa wa shay taagan oo waaqaca .

  • @abdirahmanbihi8035
    @abdirahmanbihi8035 19 วันที่ผ่านมา

    اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين

  • @asalamdahir8395
    @asalamdahir8395 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto aamiin🤲😥

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 2 ปีที่แล้ว +2

    Maantey 8/feb/2022 inuu tiriyey ayaan u maleeyay Tabtiii wye Taliska maanta jira

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso macalin hadraawi

  • @jamjam8862
    @jamjam8862 3 ปีที่แล้ว

    Waa Murtì Qiima Ĺeh Màhadsañid

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Hadraawi wuxuu dhowr eray oo suugaan ah kusoo koobaya, waxa aqoonyahano iyo filsoofyo badan ku qoreen boqolaal buug.
    Waa cashir kooban lkn cilmiyeysan.

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 ปีที่แล้ว

    Alaayarxama

  • @ahmedhaji3240
    @ahmedhaji3240 3 ปีที่แล้ว +3

    Inuu hada farmajo ka tiriyay ma umaleysaa 😂😂🤣🤣

    • @saciidmohamed4946
      @saciidmohamed4946 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa, waanba mooday, iyo waliba muuse biixi

    • @gureykabtan4398
      @gureykabtan4398 ปีที่แล้ว

      Muuse biixi moodaa inuu sii ogaa

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว

    Hadraawi waa filosof cajiib ah.alaw dhawr