Dhacdo Xannuun Badan oo Ku Dhacday Gabar Somaliyed oo Ka Xanaajisay Muslimiinta Kenya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

ความคิดเห็น • 226

  • @UmuSacuud
    @UmuSacuud 27 วันที่ผ่านมา +45

    Isaga hortiis iyada ugaftay diinta oo mexey ka doontay gaal gafuur weyen oo dhalasho dhiganayo Subxanallaah

    • @umuxafsa3391
      @umuxafsa3391 27 วันที่ผ่านมา +10

      Runta ayaad asiibtay maxay ka doontay

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 27 วันที่ผ่านมา +5

      Asc maxay uaaday qasabmiyaa inaytagto

    • @maajidyare905
      @maajidyare905 26 วันที่ผ่านมา +1

      Nacas ayaa tahay intaadan ugafin gabadha muuqaal ka sifiican ufiirso, meesha waa meel shaqo xafiis yada fiiri indhaha beel Kuma dhehee EE maahan meel toorto lagu jarooyo Ama meel kalaab ah

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 26 วันที่ผ่านมา

      That’s a good question, why put yourself in the awkward situation in the first place?

    • @fariyabulleadan836
      @fariyabulleadan836 26 วันที่ผ่านมา

      I am ​@@umuxafsa3391

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 25 วันที่ผ่านมา

    Qeyr allaha ha ku siyo adigan

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 26 วันที่ผ่านมา +2

    JAZAAKALLAAHU KHEYRAN WAA WAANO ALLAHA NAGUANFOCO

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 26 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallah allow nagabadbadi Onaastur adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 27 วันที่ผ่านมา +23

    MAXAY KA DOONTEY IYADU NOOMA AADAN SHEEGIN ? HAPPY BRITHDAY GAALO MAXAA GEEYEY .?

    • @maajidyare905
      @maajidyare905 26 วันที่ผ่านมา

      Nacas ayaa tahay intaadan ugafin gabadha muuqaal ka sifiican ufiirso, meesha waa meel shaqo xafiis yada fiiri indhaha beel Kuma dhehee EE maahan meel toorto lagu jarooyo Ama meel kalaab ah

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 27 วันที่ผ่านมา +8

    I agree what the man did is unacceptable but what I don’t understand is why is she in his birthday party?

  • @markazdaaruliimanlixifdilquraa
    @markazdaaruliimanlixifdilquraa 27 วันที่ผ่านมา +24

    وقرن في بيونكن gabadhan maxa geyay galka xafiiskiisa qaladka isaga malahan ee iyada aya iskaleh

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 26 วันที่ผ่านมา +1

    Jazaakallaahu kheyran Sh

  • @fmg63772
    @fmg63772 26 วันที่ผ่านมา +1

    Jizaakallaahu khayran sheikh

  • @ZuberAdan-zx3yt
    @ZuberAdan-zx3yt 24 วันที่ผ่านมา +2

    yallah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭🇰🇪🇰🇪🇰🇪😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @IstarliinAbaadir-zc2dj
    @IstarliinAbaadir-zc2dj 26 วันที่ผ่านมา +2

    Sax waaye ilaah haku xafido insha alaah

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 27 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah Allow sahal amuuraa

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 26 วันที่ผ่านมา +2

    No no no brother qof ma qasbin waa ee qosleesaaa she is happy brother

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v 27 วันที่ผ่านมา +11

    Subxaana lah ilaahow na astur oo naxifdi ilaahow sharaftena iyo islaanimadena ilaahow noo amaanso jasaalahu qeer safiirkena islsamka 👍

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 26 วันที่ผ่านมา +2

    Iyadaa is bah dishey diintana u gaftey subxaana allah Illaahay Hana xiftiyo allaahu ma aamiin

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 26 วันที่ผ่านมา +8

    Hada iyada aya qaladka leeh maxay birthday oo nin qaal ah kaa dontay .SubxanaAllah

    • @maajidyare905
      @maajidyare905 26 วันที่ผ่านมา

      Nacas ayaa tahay intaadan ugafin gabadha muuqaal ka sifiican ufiirso, meesha waa meel shaqo xafiis yada fiiri indhaha beel Kuma dhehee EE maahan meel toorto lagu jarooyo Ama meel kalaab ah

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 25 วันที่ผ่านมา

    Haye insha Allah Mahadsanid sheekh

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q 27 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah , rabbi dhowro dumarka.❤❤❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 27 วันที่ผ่านมา +1

    Guul insha Allaah

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 27 วันที่ผ่านมา +4

    Subxanallah

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 26 วันที่ผ่านมา +2

    SAFIIR WALAASHAA ISKUMA HUBTIDE SEEDIGAA HA COLEYSAN BAAN KU LEENAHAY. WAX KASTOO XIJAAB QAATO MUSLIM MA AHA XATAA GAALADAA ISKU QARIYA

  • @zh4772
    @zh4772 27 วันที่ผ่านมา +14

    Safiir, I'm sorry to say this to you :- it would be beneficial if you make another follow-up video to this event and offer A Naseeha and Qur'an advise Session that the Muslim ladies shouldn't be participating a happy birthday events at all. Because, you just said her rights has been violated,but you didn't said/ mention the reason that forced this Sister to be in that place of munkar in the first place. Sorry Safiir but you need to hear this before you jump up as a defense attorney . Please investigate,inquire, and search the truth behind this and share with us after. Jazzak'Allah Khairan Safiir.

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 26 วันที่ผ่านมา +3

      I believe no one forced her to go and no one forced her to shake his hand , she was laughing and she was happy too to shake his hand, why we just complain him also her , she just had jelbab for show off not for the deen, I never ever attend any birthday celebration in my life and I don’t allow my children to attend any munkar celebrations.

  • @Aragsan977
    @Aragsan977 25 วันที่ผ่านมา

    Wallaaalow allaaah weydiiso risaaaqad ka kheyr badan. Maxaaa dhacdo xanuun badan ah aad sheegeyso. Mad wax kale ku qorto ciwaanka yaahu

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 25 วันที่ผ่านมา

    Maaquul maahan.

  • @user-xb8ui9ix8g
    @user-xb8ui9ix8g 26 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallh

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekhow khaladka gabadhaa leh.

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 26 วันที่ผ่านมา +1

    Diinta allah hano ilaaliyo dumarkana allah ha xafido

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 26 วันที่ผ่านมา +1

    Fariin ay fahmaan Aya loodiri foonaa bi'idmillaah ☝🏼

  • @AbdulQadir_Somali
    @AbdulQadir_Somali 27 วันที่ผ่านมา +23

    Ilaahay bilaash uma oran
    وقرن في بيوتكنّ ..

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 26 วันที่ผ่านมา

      sax Alle asaa yaqaan maslaxadeena

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 26 วันที่ผ่านมา +1

      Wax ayadas ku dhaqma ya arkay shaydan shaqo wa haya

    • @Darajooyin
      @Darajooyin 26 วันที่ผ่านมา +1

      gabadhaha muslimkaa maxaa meesha geeyay

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wall 😢😢ilahay na astur

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 26 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah waa yaab xata Wax ficil saas ah masamaynayso xataa yaab Afka ayay haysataa

  • @z-1il
    @z-1il 27 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah

  • @11naa44
    @11naa44 26 วันที่ผ่านมา +2

    Srry wey ka xumaty mama da qofka wa la tuusa laabta gacanta saara wey fahmyaan

  • @jabbark5902
    @jabbark5902 26 วันที่ผ่านมา +1

    Iyadaa halkaa is dhigtay.
    Ma aha in ay ka qaybgasho xaflad sidaas oo kala aha

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 27 วันที่ผ่านมา +3

    Lax walba meesha ay is dhigto ayaa lagu gowracaa...
    Sheekh safiiroow ma jirto wax aad kula hadasho madaxda soomaalida kenya...
    Dumarka muslimijnta ee meesha tagay iyagaa u tagay jecel ay u qabaan gaalkaas madoob...
    Yaa been leysu sheegin..

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 27 วันที่ผ่านมา +1

    Subxana Allah

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa!
    Iyadaa is dhigtay ceebtaas weyn kulama soo dhiiradeen hadii uu Ku ogaan lahaa Ku dheganaasho diinteeda waxaana muuqato iney is yaqaanaan!
    Hadii maalinta kuugu horeysa aad siiso jawaab adag lagama yaabo inuu kugu soo haweysto dadka hortiisa inuu Ku ceeboobaayo ayuu ogaan lahaa!!!

  • @saynab7503
    @saynab7503 26 วันที่ผ่านมา +1

    walal ayadaa Khal daneed

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh waxaan waqti ha ku dhumin...haweeney ka qayb-gashay xaflad gaal oo weliba qosleysa!!! Wax kale noo soo gudbi.

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 27 วันที่ผ่านมา +1

    Very good

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 26 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalaah waba isku naxay a

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 27 วันที่ผ่านมา +7

    Ayada mexey kadoontay meeshaas?

  • @namiup0274
    @namiup0274 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa Ida geeyey dhalasho waanba gabar muslimad ah

  • @Awaare17
    @Awaare17 26 วันที่ผ่านมา +1

    Markii horaba may ahayn inay xafladiisa muslimiintu yimaadaan xafladaa gaalada.

  • @user-qc8wu6cf4t
    @user-qc8wu6cf4t 27 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekhey Macaan iyada geeyey

    • @user-qc8wu6cf4t
      @user-qc8wu6cf4t 27 วันที่ผ่านมา

      Maxaa iyada geeyey

    • @user-qc8wu6cf4t
      @user-qc8wu6cf4t 27 วันที่ผ่านมา +1

      Sorry umaan jeedin macan ee waxan u jeedey maxaa geeyey meell gaal dhasho ku qabsanayey

  • @user-cy7pw5ts9d
    @user-cy7pw5ts9d 26 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha somaliyed marka horeba mahayn iney halka tagto

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 26 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallaah

  • @sihaamahmed2143
    @sihaamahmed2143 27 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaana laah ayadaa qaldan maxaa geeyay xaflad gaalo mise waa lagu qasbay😮😮😮😮

  • @engsomane9184
    @engsomane9184 26 วันที่ผ่านมา +1

    waxay iila muuqataa khaladka 1 kowaad gabadhaa leh kan 2 labaadna waxaa leh gaalka waayo iyadaa doonatay waxa ku dhacayna waa jazaheedii alle baa ka abaal mariyey

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 26 วันที่ผ่านมา +1

    MID KALE OO SOMALI AH AYA SHALAY DIFACEYSAY . ASAGANA SHIR JARAAID AYU QABTAY OO RAALI GALINAAYO.

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 26 วันที่ผ่านมา +1

    Bro Kenya Waa wadan gaal

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay ka doontay birthday party

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 26 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaa laga yaabaa inay islashaqeeyan xafladana mesha shaqada ay kadhacday

  • @MohamedAli-yx2vw
    @MohamedAli-yx2vw 26 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha muslimada matagikartaah bilirdey

  • @hhtown21
    @hhtown21 26 วันที่ผ่านมา +1

    This guy who has the birthday party ...is not wrong....the sister need to learn her deen...we have Eid

  • @zh4772
    @zh4772 27 วันที่ผ่านมา +1

    Assalaamu Alaikum my brother safiirka.

  • @AweysAhmed-cl2qp
    @AweysAhmed-cl2qp 27 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤

  • @maryan3892
    @maryan3892 27 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa geeyay iyada happy birthday Kenya ruux u dhashay dhiganayo horee loo yiri cagtii joogsan waaye mar bay ceeb la kulantaa

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 26 วันที่ผ่านมา

      Gabadha gabar xun maha wey kamuqata lkn sheydana helay

  • @zh4772
    @zh4772 27 วันที่ผ่านมา +17

    What made her go to his "happy birthday" event? Is she part of his staff? Even if she is part of his staff members she shouldn't be forced to take his handshake? This is bad😢!

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 26 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha ayaa qaldan iyada ayaa doonatay xil dowladeed lama bahdilin iyada ayaa raadsatay xil iyo inay rag dhexboodoh

  • @momojojo619
    @momojojo619 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa geyay meshaas

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxsy kadoontay xafladisa iyadaa u sabab ah,, lkn waa qalad waxa uu sameeyey

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 27 วันที่ผ่านมา +10

    Subxaanalah maxaa geeyay iyada meeshaas waa suaal

  • @Wmm98584
    @Wmm98584 26 วันที่ผ่านมา +1

    He did not force her to she gave her the hand. She just did not want to be photographed. She is pretending to be shy. But was there for the happy birthday
    Please this is not forced.

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 27 วันที่ผ่านมา +2

    Oo maamulka sare maxaakagaley naagtu ayadaa aadee diinteda iyo nafteda ayadaa masulka ah oo waba qoslee

  • @abdiwaxid6973
    @abdiwaxid6973 26 วันที่ผ่านมา +1

    iyada kiligeed ma,ahan waa 3 gabdhoot shiy😢 maxaa geyey meeshaas oo qurigooda ujoogi waayeen horta iyadana hada warbaa uyaalo ii kuwa kale ii qoyskeeda

  • @basidofficialchannel
    @basidofficialchannel 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaageeyay iyada

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hodhudhoo

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 27 วันที่ผ่านมา +4

    Maxaa geeyay iyada meesha

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 26 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhaan weey diiday in eey salaamto laakiin maxaay uugu sheegi weeyday in gabar muslim ah tahay OO raga salaamin.
    Walaahi aniga cashir ayaan u dhigi lahaa 😂😂

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 27 วันที่ผ่านมา +6

    Maxa iyada geyay dhalasho gaal kebyan ah diinta iyada ku tumatay meel an munasibkeda ahayn tagtay

  • @nasra9836
    @nasra9836 26 วันที่ผ่านมา +1

    Marka hore maxaa ayada geeyay Nin Ajnabiya Birthday uu qabo, Xataa hadii uu yahay Madaxdeeda, ama eey wada shaqeeyaan, Cid ku kasbi karta majirto in eey ka soo qeebgasho dhalashadiisa,Maxeey ku qosli ayada oo awooda in eey tiraahdo hay taaban si adag, Sheekhoow Gabadha ayada ayaa doonatay Ninka Meeshiisa ayeey ugu tagtay, Mahadsanidiin.

  • @sucadsiman6710
    @sucadsiman6710 25 วันที่ผ่านมา +1

    Shekh waxa sual ah maxey kadontay dhasho waliba hadane nin Gaal ah ?

  • @AmiraaAbdullahi-hl9um
    @AmiraaAbdullahi-hl9um 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay kadooneen gaal xaflad dhiganayaa inagaa gardaran

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa geeyay ayada anyway ayadaa raadsatay

  • @MohamedMohamedd-wp3yi
    @MohamedMohamedd-wp3yi 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waaba qoysaa Marka lasalaamaayo tankale ma jiliin miyaa

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 26 วันที่ผ่านมา +1

    Farintu waxay kusocotaa inkabadan madaxda gabdhaha musliminta ah❤

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa xafladuisa àÿ ka doontày

  • @user-ix9pg6xr9y
    @user-ix9pg6xr9y 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ayada mama nin gal ah birthday gisa geyay walal

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 27 วันที่ผ่านมา +4

    War ayada maxay kadoontay subxaanallaah

  • @kamalalik5528
    @kamalalik5528 27 วันที่ผ่านมา +2

    Sxp iyada gardaran maxaye ka doontaye waxano kale aya ka dalbadaye inaye tagto gabadhou maha somaliyed

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 27 วันที่ผ่านมา +2

    Weyba qosqoslee maxaa geeyey gaal xafladiis

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 27 วันที่ผ่านมา +2

    Sheek ma igabadheena ayaa khaldan mise ninka gaalka ah ee dhalashada dhiganayey canaanta waa inaga khaldan oo meeshoodii tegnay xataa haduu casuumo inay ka cudur daaran lahayd

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 26 วันที่ผ่านมา +1

    Naakta iyadaba Qos.Qoslaysa naagahan Somaliyed iyagaa ajanabiga jeceel tankale iyadu dacwat masoo gudbinin maxaa ka rabtiin

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 26 วันที่ผ่านมา +1

    shekh waxan kale hasodayn pls ma aad Oran gabarey mesha aadayso kafiirso xataahadaalashaqesid gaalada melehay qamriga kucabayanha aadin

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 26 วันที่ผ่านมา

    Sheekh warkaaa jooji mida kuwaad maxaa geeyay xaflad ayad

  • @LJama6119
    @LJama6119 26 วันที่ผ่านมา +1

    khaladka iyadaa leh. diidmo iigama muuqan ee gabar qosleesa oo xishooneysa ayey aheyd. meeshaas maxaa geeyey iyada? waxaa dhici karta isagoo xoogaa yar saaran inuu yimi.

  • @shukriahirsi2649
    @shukriahirsi2649 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa geeyey iyada xaflada

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 26 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walaal maxaa geeyay meesha shaydaamada

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 27 วันที่ผ่านมา +1

    MAXAY ka doontay meesha xafiis shaqo maahee

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 26 วันที่ผ่านมา +1

    Marka koobad mesha aad adayso waa in aad ogtahay waxa ka jira dhaqan iyo diin midna uma lihin hadan islam nahay dhalasho loo dabaal dago in ay aado ma ahayn lkn samahagu way qoran yihiin marka uu ku dhag dhagayo waxay ahayd in ay dhag iyo dhafoor fujiso saqajanka nimanka somalida ah ee meshas joogana wax damiir ah malahan khayrka alle ha ina waafajiyo rer qasana alle ha u gar gaaro aaamiiiin yaaa rabi

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxeyka dontay iyadaa qaldan

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 27 วันที่ผ่านมา +1

    Inuu diinta kubahdiluu rabey

  • @MadarBokh
    @MadarBokh 27 วันที่ผ่านมา +2

    She went there on her own accord, she didn’t seem to be upset, in fact she is laughing. She is at fault, perhaps you should address her

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 26 วันที่ผ่านมา

      100% I agreed with you, because it was her choice to go that munkar, she was not forced because we can see her she was happy and laughing.

  • @naimo133
    @naimo133 25 วันที่ผ่านมา

    Ninkaas iyo naagtaas wey isku fiicanyihiin ninkaba ceeb uma arko inuu salaamo because wuu faraxsanyagay oo waa dhalashadiisa maxey kadoontay iyada naga joojiya waxyaabaha qaar

  • @Yuusuf-Adam143
    @Yuusuf-Adam143 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay ka doontay iyada meesha gaalada dhalasha ku dhiganaysa ka doontay?

  • @TggYgh
    @TggYgh 27 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaaba khalad ah iny gabdh muslimad ah iny gaalada dhex tagto meel ay ku shirayaan hadayna dad badan oo muslimiin ah ay joogin 😢

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 26 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha maxaa meesha geeyay??