IINAAN WAASHO AMA ISDILO AYAANKA BAQAYAA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 148

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 4 ปีที่แล้ว +15

    Asc walalo, i can't stop watching this topic walahi, you are telling the truth mashaa Allah. We need people like you 😗😗😍😘

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks habo jizakumullaahu qayr

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 ปีที่แล้ว +10

    Nin naag guursaday macnahu waa ku nacay niyad uma haayo xataa sariirta uma baahna markaa markuu cayda bilaabay ayey eryi laheed nin soomali xaasid waaye haduu guursado waa layska furaa ilaahay ayaa xaafidaa caruurta iyo hooyada

  • @hooyocanabchanel2731
    @hooyocanabchanel2731 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxaba qalad aadu yurub joogo in laguabayuso ee mamma Somali illahay ha ku cawiyee ee halkas kasiwad cawitaanka gabdhaha somaliyeed 👉👌👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr

  • @amiirakhadar3175
    @amiirakhadar3175 4 ปีที่แล้ว +8

    Habo canabeey Anaa tan oo kale igu dhacday anagoo isku cusub oo imihii ugu horeeyey caloosha kuwada igu bilaabay abayuus oohin ayaan ciirsi moodijiray cay afxumo Diliin naag kale iga Daba guursaday Reerkayaga iyo kooduna xal aan ahay samir oo reerkaga dhaqo moyee xalkale keniwaa wadamada yurub bana kunolahay ilmii labaad baa caloosha igalay sidii buu kudhayshay hadana naag tii sadexaad buu guursaday markan umulay ilmihii labaad baan albaabkii kaxidhay xafadayadiina ku idhi ama waan isdili ama warqadayda iga siiya sidii baa laygaga furay shaqo iskumalihi hada xitaa lamasoo xiriiro caruurtisii wuu gooyey wlhy waan karaystay Habo malinkii baa maskaxdii iiqabowday alxamdulilah ilahy baan umahad naqaa aan guru iigu geen 2 badaydii caruurana waan korasadaa

    • @saadaibrahim2910
      @saadaibrahim2910 4 ปีที่แล้ว +2

      Amiira Khadar walaahi gabar fiicantahay ciyaalaka ilahay ha kugu garabgalo

    • @saadaibrahim2910
      @saadaibrahim2910 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiira Khadar keep gaing walaal

    • @aragsanuj
      @aragsanuj 4 ปีที่แล้ว +1

      IlAah baad haysataaa adinkoo westen jooga yaan laydin gumysan.

  • @FatimaAli-ne1tc
    @FatimaAli-ne1tc 4 ปีที่แล้ว +4

    Thank you habo for the great advice you are an inspiration to all the young Somali females. We love you❤❤❤

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 4 ปีที่แล้ว +9

    Allah caafiyo hooyada murugata allah kaqado

  • @hibomohamud171
    @hibomohamud171 4 ปีที่แล้ว +13

    Gabadha sidaa aad kula talisay uun baa xal ah inkaystooy ku adag tahay hadana nafteeda iyo.caruurteeda inay badbaadiso weeye abaayo furiin marbuu
    Xalyahay

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +5

      Waa runtaada naftada maxakaga qaalisan

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 4 ปีที่แล้ว +6

    Rabiyow gabdhaha somaliyed oo dhiban oo gabadhani ugu horaysa dhibka ka qaad. Yaa Allah,

  • @som1
    @som1 4 ปีที่แล้ว +6

    this is so important walahi. I've just been divorced with three children because he decided he wants to be 'single' now. He did a lot of these things that this woman faced walahi

    • @saffaclaahi8503
      @saffaclaahi8503 4 ปีที่แล้ว

      Mansha allah wa run maska isbera mahelaysid masgaxdiina ilashada

  • @xaawodiini3727
    @xaawodiini3727 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah hobo kujecliya walhi nag adag aya tahay allow halkan rabno nagarsi meshan rabno anago cafimahd qabno

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 ปีที่แล้ว +5

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ 😱 حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الوَكِيلُ🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 mama umada madaxooda miirka Allaha ugu celiyo🤲🏼

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 ปีที่แล้ว +8

    Rajo hadii lagu koray ma caay baa loo dulqaataa iyo nin ku nacay ciyaaka ilaahay ayaa keenay oo korin ee haw fadhiyin ee ka tag suu maba rabo in uu kula hadlo dhexda xiro oo goaan gaar yuu ku waalin abaayo anaa raja ah caruurna cidlo ku korsaday guul ayaan gaaray ilaahay ayaa mahad leh Nin haw jabin caruurta haka waalan

    • @saadaibrahim2910
      @saadaibrahim2910 4 ปีที่แล้ว +1

      Muna Abdi Tankis walaal wax fiican ayaad u sheegtay

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว

      Gabadh adag halka kaga hay illahay haa kugu asturo walaalo
      Korinta ubadka dhamaantenba

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu khayr abaayo qaali ah allaah ha ku xifdiyo qaali ❤️❤️❤️

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaah run badanaa maamo Soomaali raga Somaaliyeed markay naag kale helaan ayey waxaad soo wada marter ba ilaawaan

  • @xaawodiini3727
    @xaawodiini3727 4 ปีที่แล้ว +8

    Abayo wax la aan walagu samra lakin cay laguma nolaankaro ee go ankada mid hanoqdo majogtid wadan lagugu cilo

  • @sucdimohamed5060
    @sucdimohamed5060 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc mama taladeyda wa tan
    Haduu ninkii Afrika naag kasoo soo guursadey
    Oo waliba hdana aysan xushmad iyo raaligareen
    Iyo farxad aysan kuheysan
    Ee meeshana caruur joogto wax ha fahman ama yeysan wax fahmin
    Caruurteedaa hanti iyo mustaqbal u ah aduun iyo aaqiro ee ilmaheeda ha ha korsato dhexdana ha xirato gurigana haduu rabo ha joogo asagu bal haduu ilmo jyo xaas unoqonayo waxay dowladu kutaliso ayey leedahay
    Laakiin absolutely
    No way to abuse mently and fananziall
    Father ist teaching the children that the abuse ist normal
    She most be rollmodel of her children
    She has to use quite and silent and to take decision

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +3

    Hayaay gasha seefta kala baxdey . Cajaldaan waa iga istaagi weydey mashaa alaah tabaaraka laah afka kuma gao. Ul u qaado ragan waa kibreen.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Jizakumullaahu qayr mahadsanid illaahay haku barakeeyo gabdho ma noola

  • @hawomohamed2928
    @hawomohamed2928 4 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo gabadha Sida Aad kula talisay ayaa Xal u ah Nin ayaada iyo Caruurtaba aan daryeeleyn aan u Soo heeding waqtiga yey saga lumin nafteedana yey ku dhibaateyn Nafteeda iyo Carruurteeda Ha badbaadiso Allana Ha tala Saarato.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaada illahay hana xafido hawo

  • @madinamohamed950
    @madinamohamed950 4 ปีที่แล้ว +5

    Naftada intaa dhafin laheed asiga isdhafi Wlh abaayo

    • @fatima5959
      @fatima5959 4 ปีที่แล้ว

      Love this walalo

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc mom masha alllha hais dajiso ilahay ha barito quranka ha aqrisato

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wallalo waan u baahanahay dhiirigelin fara badan oo hablaha lagu badbaadinaayo, manshallah

  • @kowsarahmed7799
    @kowsarahmed7799 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mama keep going

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 ปีที่แล้ว +3

    Tasaan beentaa eheyn mama canab🤣🤣🤣 waa yaabni waa yaraanay😱 eey hadane ayaka islla gar leeyihiin👍🏻 Allah y 3awinek yaa rabbi 🙏🏼mama soomaali kheyr Allaha ku siiyo😘😘😘😘😘

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr

  • @saadiyoali4962
    @saadiyoali4962 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarak Allah sistre

  • @fatximaxamed2389
    @fatximaxamed2389 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mama somali runta kujeclahay iyo kartida allaha ku xafido habaryar mcn👌👌

  • @umuzakiya3874
    @umuzakiya3874 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wlh aadbaan kaagafiiday keebgoing

  • @hibomohamud171
    @hibomohamud171 4 ปีที่แล้ว +4

    Habaryar anaa og dhibaatoyin aniga ugu dhacay dumar badana ku jiraan waa inaa isbadalaa rag 90% waxay rabaan markay ku guursadaan inay kugumaystaa wax walbana ku sameeyaan inaan talayinkaahelay nooloshayda wax bag iska badalay wanna mula. Wadaagi doona habo dhirigalintaada hajoojin horay usoco
    I love you habo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว

      Thanks habo jizakumullaahu qayr

  • @ifraax1159
    @ifraax1159 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa kahelay

  • @Unknown-ti1ho
    @Unknown-ti1ho 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Mam

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 4 ปีที่แล้ว +2

    I love maamo canab🌹♥️👏

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaa hasameen Alaah ka cabso
    Waxwaliba Gacanta Aleeyku jiraane Alaaah Talosaarodheh

  • @bisharahussein9510
    @bisharahussein9510 4 ปีที่แล้ว +2

    Mama gabadhaas.waxaan kula talin lahaa.nafteda ha ka badbadiso.ninkaas.hana ka tashato.shalayba way kulmeen oo waxbay wadegene.keep goin ban oran lahaa.rabbina ha tala saarato.

    • @nuuradsulubsulub8637
      @nuuradsulubsulub8637 2 ปีที่แล้ว

      kkkkk maamadu waa qosol wallh kulahaa waa lafuray ilmana layga reebtay igana dhinten hadana waa ikan

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว

    Mama somali talo wanagsan adiga siiyay👍❤Alow inta la dulmiyo u gargaar.Gumeysi dhimasha dhaanta.

  • @fadumaweyrah9478
    @fadumaweyrah9478 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk mamo somali oo kle noqodaa ama aamusa gbdho naag nool ❤️❤️💐💐🌹🌹

  • @xaawodiini3727
    @xaawodiini3727 4 ปีที่แล้ว +7

    Abayo ilmo lacayo wa xanuun anigane arkey wayo ninka cayda cayalka mahaa ee hoyadey kusocota aniga welkeyga oo 13 jiro ayaa idhaha kan aabo Maha hoyo ee go anka qado

    • @balqisoali4384
      @balqisoali4384 4 ปีที่แล้ว +1

      Walahi abayo shekadan aniga 2sano kahor kujirijiray lakin waa kabaxay oo magaladiba wa ugasoguray oo her waxan gaaray in liidhaho ilmahan luqadoda rer xamarka wakulalabonayaa asagane waa rer wuqoyi marka rageena waa xaasidiin wana leskaceliyaa

    • @xaawodiini3727
      @xaawodiini3727 4 ปีที่แล้ว

      @@balqisoali4384 warunta xabiibti 0615117091 labarkas iga soqabo an waxka fa ide

  • @fadumotakar6660
    @fadumotakar6660 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansha Allah mamo waxad ushegtaye runta hablah

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah subhanallah Allah pls caawi maamadaas. Wiilasheenana waaallah ka baqa ayaan keenahay. Waar akhirana danbeysee dumarka dulmigan ka daaya. Ha baqanin Ayaan odhan lahaa oo Allah tala saaro kana tag Abuse kan

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u gargaaro hooyadan

  • @hawomohamed2928
    @hawomohamed2928 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Wax jira iyo Runtaad ka hadashaa jazaakallaah kheyr

  • @FatimaAdam-uq5rw
    @FatimaAdam-uq5rw 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaa walaalo wad mahad santahy waxad tahy qof jira

  • @ifkanoloshuwaaallah.2341
    @ifkanoloshuwaaallah.2341 4 ปีที่แล้ว +2

    Travel abayo somalia aad dadka soo arag iyo dhibatada ka jirta adiga alxamdulilah dhib donta isbadal Wynn aya iska arkeysa. Isolationka Waye waxa dadka ku rida depression ka

  • @hawonuurmahdi8657
    @hawonuurmahdi8657 4 ปีที่แล้ว +2

    Maamo raga soomalida waxey u badanyihiin snakes plz Gabdho isku tashta lcg saving sameystay waa naag awoodleh in aas noqotaan isku tashta luqada wadankaa joogtaan barta sanadkastona ha u dhalin you have be smarter 👊🏽

  • @munamohamed2769
    @munamohamed2769 2 ปีที่แล้ว

    Walahi so true

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 ปีที่แล้ว

    Yaa Alaah

  • @hooyocanabchanel2731
    @hooyocanabchanel2731 4 ปีที่แล้ว +2

    Wasax abayo macnato qofka marka uu weynaado aayuu wax badan fahmaaaaaaaa

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 4 ปีที่แล้ว +2

    Well dona mamma Somali.
    Warka meel baad sartay.
    Hadii Dumarku wax kuqadanayaan.
    .nimanka iska celi nijaasta 😁😁

  • @marsuqsimansiman1563
    @marsuqsimansiman1563 4 ปีที่แล้ว +2

    Habo macanto asc waxan u maleynaya ninka wa la sirxey ee qur,an ha isasaran reerka ka dhan waxaa laga yaba ee ducadan aqriso o ku celceli ya wadudu inshaa Allah wu ficnanayah

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah wan u sheegi

  • @youtubefarah6584
    @youtubefarah6584 2 ปีที่แล้ว

    Woow maansha alaha waa runtaa

  • @umushuwaq
    @umushuwaq 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahaayaw dhibta naga fulqaad adaa caziiz ah

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 2 ปีที่แล้ว

    Walaal ha waalan gedo Somali waa ka maarantaa e isku tashada oo ku dhawaaqa dawlad ka madaxbanaan mooryaanta muqdisho

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    💝

  • @hooyocanabchanel2731
    @hooyocanabchanel2731 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mamma Somali wan ku salamayaaa wax ka xun malaha qofka inu naftiisa nafkale oga fakaro ee gabadhhas waxan dhihi lahaa abayo macnato tasho intuna cudur ku geesan katasha illahay ha ku cawiyo insha allha

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว

      Canab waa sax hadey waalato yaakurabo

  • @roodammmabdullahi6969
    @roodammmabdullahi6969 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan kujeclahay maamo macaan nooloow intay nololijirto runtii xasuusbadan ayaad kuleedahay qalbigayga dar ilaahay ayaan kuujeclahay iyo runta oo aad sheegto

    • @roodammmabdullahi6969
      @roodammmabdullahi6969 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏waxbadan oo aan noloshayda kufaaiiday ayaan kaqaatay waanadaada hooyo labaad ayaad iitahay runtii ilaahay hakuxifdiyo aduun iyo aakhiraba waan jeclaa in aan mar kulasoohadlo oo aan iskalakaasheekaysto lkn iimay saamixin mc mc mc mc jiroo joog

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    Mama waa Mahadsantahay

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 ปีที่แล้ว +1

    It’s sad story

  • @skaaf7951
    @skaaf7951 4 ปีที่แล้ว

    Talo WAA ti Allaah

  • @user-ep6ns8jb5m
    @user-ep6ns8jb5m 5 วันที่ผ่านมา

    Suratulbaqara hadaimto aqriskeeda ninkana wuu usonoqo insha alaah

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy waa gabar miskiin ah abyo ninkan ka tasho caruurtaada nah ku dadal ninkan yuu ku waalin oo maskaxda kaa daalin

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 4 ปีที่แล้ว +5

    She has to live the abuse home sister u children need the mom so pls let the man go and Allah will protect you save you life and u kids if u anly you kids live in fear may God give u a way out

  • @darulquraanonline7540
    @darulquraanonline7540 4 ปีที่แล้ว +3

    * ku soo biir groupka barashada qur'aanka kariimka ah hab online 👉chat.whatsapp.com/E8CzUaYbkI4JPsCxvbrbyb *

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว

      Insha Allah

    • @darulquraanonline7540
      @darulquraanonline7540 4 ปีที่แล้ว

      @@mamasoomaali in badan ayaan lamberkaaga raadinayay we ii soosoo qor

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      @@darulquraanonline7540 watsabka 7803708883

  • @mariamusse6061
    @mariamusse6061 2 ปีที่แล้ว

    Waa in ay badbaadiso ilmeheeda iyo nafteedaba oo ay usudhiibto dawlad. Oo ay u Sheehan in ay an safe ku shay ninja an agtiisa. Mark aad ama meelkaly get ayaan ama usage ayaa ka ay ayaa isateyd away

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 ปีที่แล้ว

    xaqeeda allaha ka soo bixiyo ninkaa goorey noqotaba xaqaa soo tuurayo waana badow aan diin leheyn

  • @nimohaji7483
    @nimohaji7483 4 ปีที่แล้ว +2

    Anay igu dhacday San ulaha abo xun abo la aan ba kadaran ? Ayuu malin cad iga dhaqaqay anoo waliba 3 bari kadib dhali rabo gurigana asaga ku qoronyahay Oo dhaqalihii Oo dhan uu qatay nagna ku aroosay africa ? Balse manta Wan kanoolahay wana karaysatay / Ee waxan dhihi laha irida kasar wad karaysan anaa malja rati ka ah tas
    Wana rabi laha gabadha in aan la hadlo wayo Wan maray dhibkay ku jirto 36 ban jira

  • @jamadgaal5874
    @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

    Ilmahana alihii ku siiyay utalo saaro

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 ปีที่แล้ว +1

    Way iska saari kartaa.....waa inay nafteeda iyo caruurteedaba badbaadiso

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Jizakumullaahu qayr mahadsanid habo

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa beentiis asaga ayaa laga saarayaa guriga ayadaa xaq u leh guriga

  • @ellibertador660
    @ellibertador660 4 ปีที่แล้ว +1

    Caqliga uu ku fekerey iyada maxa u diidey 6 jir markey noqoto cunugta ayan tagayaa, cajiib iyada dhan ku meel gaar uu ka dhigitey lkn waxan qabaa haduuba u sheegey haka tashato allaah ayaa ka hadal siiyey.

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Ale

  • @hejjag4875
    @hejjag4875 4 ปีที่แล้ว

    7 7

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Inaanwaxale kuuguderin ilaahe kabari

  • @drakslereditz1211
    @drakslereditz1211 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Runtii shekadan waxey tabane qofkey ku dhacdo dhambalkan waxan u diraya walashena ey haysto dhibatada wllo waxan ku leyahay aniga waxan hesta 7 carur ah mida uwen 14jir midka uyer 6 bilod yahay waxn kunolahay kenya anigey igu dhacday xanunkan o kale lakin go. An adag ayan qatay walahi kor iyo hos ban u oyey kamadambes mel adag ayan ka istagay wan iska furay anigo jacel anigo og caruteyda abo iney ubahanyihin wiilal ubadanyihin nafteyda halis kabadbadiyey manta cafimadkeyga wa ok marku i arkay inan aad go an oga garay asaga walanayo lakin aniga damirkeyga diiday walal niyadada kasar kadhig inu dhintay allena isku xidh gul ayad gari insha allah wan kusoduceyna..

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq baad sheegtay waa waxay kuwada fekeraan ragoo dhan

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 4 ปีที่แล้ว

    Asc Canaab Cadeey.

  • @jamadgaal5874
    @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

    Ha u waalan hana xitaa is tusin inuu kugu sameeyay sidaa hor u soco

  • @umuzakiya3874
    @umuzakiya3874 4 ปีที่แล้ว +3

    Soomali waxey kumahmadaa guud weyn labo guri Kuma abaarsato dumarow fadhiga ka kaca

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +4

    Madax muuqdiyo mindi saawira midna lagama quusto guriga naftiisa uga bax baan ku dhihi lahaa anigu ilahayow maad camp lagashid guri waad helaysaa waliba mid adiga kugu qoran markaa is daba qabo 30 jir kaweynid 14kaaga aayahooda katali adiguna waqti kaama tagin

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Maansha Allah illaahay ha u gargaaro

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Ooxun inaan ilaaheey kaalayaabo kuwasameeynaya iyo kuwalagusameeyo

  • @jamadgaal5874
    @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ayaa taas laigu sameeyay run ahaantii waa xanuun laakiin inta canuga ugu yar uu school ka gaaro ilkaha isku riix markuu kuu gaaro school

    • @jamadgaal5874
      @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

      Partime job aad noloshu run ahaantii markaa samirto raaxo baa kuu danbeysa

    • @jamadgaal5874
      @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

      Maka ka soco rajo kale ma leh

  • @bintigure6167
    @bintigure6167 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @kikitvkikitv984
    @kikitvkikitv984 4 ปีที่แล้ว

    Habaryar canabey sheekoyin ka daran aya arke

  • @asaldhalad4503
    @asaldhalad4503 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadk uu ka dhashay iyo kuway kadhalatay aaway

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu wanaaga ugadara

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi maxkamad inta sarto carurta iyo guriga iyo bilkaba isku qor e bax kudheh maxu taraya qof anan ixtiraam ku hen wlhi wan la qiroday gabadhas abayo carurtada ada u ah hoyo iyo abo abo anan carurtisa hadal fican kugula hadlen maxushega

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaada habo illaahay haku barakeeyo

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu guriga ku qoran yahay xataa dawladaa meel kale geynay gumeysi lama qaato ee dhexda xidho caruurtaada maskaxda yey ka dhaawacmine ka dhaqaaq meesha

  • @khadarfamelymedia5230
    @khadarfamelymedia5230 2 ปีที่แล้ว

    Dhibka ma qurbaha uun buu yimid isfahmkiii soomalia jiray maxaa lumiyay qurbaa reerka marku yimid alle ka cabsiga badiya adiga iyo ninkaaga waad dagi doontan rerahana yaan la bur burin talooyin ka fiican baa jira oo diintu ka hadashay qoysaska caruurtooda ha udaneeyeen kadaroo dibi dhal yaa laga dhigin reerka dagan dambi baad ku yeelan doontaan tala xumada reeraha dumaroow bad weyn baa la soo galaye caruurta ha la ilaaliyo oo haloo daneeyo wada jirka ayay wiilashu ku badbaadaan waa iga talo walaltinimo dhmaan tiiin iyo xogagaal waaqica jira qurbaha jzklkum khayr

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 ปีที่แล้ว

      Hada nolosha gabadhan sheegtay oo kala ma nolol lagu jiri kara maxa dumarow ah dhibka cida wada adinka maad uz tuusisaan

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Waxaad ilaaheey kaparidaa markasta waxaad aragto

  • @jamadgaal5874
    @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว

    Markuu kuu gaaro school partime job aad

  • @hibaqali9583
    @hibaqali9583 4 ปีที่แล้ว

    Hada waxaas waa guur maladhihi karaa guur ka qaar guur la aantaa dhaanta nafteeda iyo ilmaheeda habadbaadiso Alle qalbada hauqaboojiyo aaqiradeeda iyo aduunkeeda habadbaadiso maxey isudilee cawdi bileyso kanatag ninkaa

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว

    Ninku miya laga xawilay reerkiisa Dee hayska furto iyada caruuteeduna meel haku wada noolaadan isna dabada utuura

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Kunaxinaaw

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 ปีที่แล้ว

    ilahow u maciin walaasheen somali hadaa nahay rag ma haysano

  • @sihaamaddow2862
    @sihaamaddow2862 4 ปีที่แล้ว

    Maaamo qoralada dadka ma 4.5 ayaad oga jawabtaa 3jeer ka badan ayaan ku dhahay maamo qoraalka fiiri oo qisaan kuun sheega

    • @mabsuudabdullahi2858
      @mabsuudabdullahi2858 4 ปีที่แล้ว

      Sihaam Addow : WhatsAppkeeda kala xiriir huuno

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว

      Habo isoo wac 7803708883watsabka

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว

      @@mamasoomaali miyan kula soo xidhidhi Kara maamo

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 ปีที่แล้ว

    aqiro isagoo dhinac dhinac u socdo ayuu ilaahiisa hor tagaa mida kale kula tali iney idkaaru sabaaxda aqrisato quraankana ha akhrisato hana ka guurto maxaa cadibay iyadoo yurub joogto somaliya miyey joogtaa

  • @rahmohirsi789
    @rahmohirsi789 4 ปีที่แล้ว +1

    Habaryarey ilahay kabaaq qofwalba haduu.wax kusheego ma meshad lasofarisan

    • @hibomohamud171
      @hibomohamud171 4 ปีที่แล้ว +6

      Rahmo hirsi amus iyo wax qaris wuu dhamaaday walaahi waa bil rabadane anaa og dhibaatada qaka mida isoo gaadhay dumar badan haysataa waa inaa xaqeena iyo xuquuqdana u istaagnaa mama soomaali waxay sheegayso waa run dumarow aan isbalo. Gabdhahaan dhalay su at xor ugu nooladaan

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hibomohamud171 scw🤲🏼 sax macda aan wada dadaalno😍 sharta Allaha Naga wada qabtee💪🙏🏼

    • @ummumuscab8722
      @ummumuscab8722 4 ปีที่แล้ว +3

      Dadka soo dhibanaya ka raaliya mamadu amarla aan wax iskama sheegtee

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 ปีที่แล้ว

      @@ummumuscab8722 sax😘

    • @ahmedrashiid4906
      @ahmedrashiid4906 4 ปีที่แล้ว

      @@lavieestbelle-neutre3431 naagurigaagajaoog
      Kabaq
      Ilaahag
      Aamu

  • @jamilasufi9664
    @jamilasufi9664 4 ปีที่แล้ว

    Inuu habeen walba garaaco bay aheyd ileeyn way ka daba laalaadaaye haraati ha isaga reebo aad bay raqiis u tahaye

  • @cabdisaaqxasanfiiwdow2897
    @cabdisaaqxasanfiiwdow2897 3 ปีที่แล้ว

    Asc