Waayihii Shukaansigeenii Hore Sir Ku Qarsoon .!!! ??? Professor Sheikh Caa'isha R

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Dhuux Oo Dhadhami Kala...
    • يا أيها الذين امنوا T...
    www.youtube.com/watch?v=KCbKg...
    www.youtube.com/watch?v=m-Pij...
    www.youtube.com/watch?v=m-Pij

ความคิดเห็น • 22

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo caaisha waad ku Mahadsan tahay dadaalga aad noo samaysey Mahadsanid.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 10 หลายเดือนก่อน +2

    maama caisha illhaw cimridheer iyo cibaado suban iyo cafimaad wanagsan sii yaa allah

  • @safiyoabdi9848
    @safiyoabdi9848 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad caisha alle ha barakeeyo ❤❤

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @libanosmanmohamed2363
    @libanosmanmohamed2363 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ustaada caisha Allaha barakeeyo walaalkey safiirka islaamka dhibaatoyin haasaawaha dheeraada waa saameyay guurkii qaali laga dhigay

  • @deeqodaahir1905
    @deeqodaahir1905 10 หลายเดือนก่อน +2

    Man sha allah maamo caisha alle haka ajirsiiyo ♥️🥰

  • @amutafdishar8988
    @amutafdishar8988 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah professor sheikh Casha

  • @keyseproduction3953
    @keyseproduction3953 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshaa allah diinleh nasiiii

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansh Allah moma ❤️ wxbrtya diin io dhaqan ka muqado weya ilhya sharfo momo

  • @ayaankhaliif4662
    @ayaankhaliif4662 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah❤❤😊

  • @hassanmuseosman5523
    @hassanmuseosman5523 10 หลายเดือนก่อน +2

    m.a mamada caqligeeda waa salim alle ha u ziyaadiyo

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤mash alah

  • @user-yr4rf8os7d
    @user-yr4rf8os7d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah

  • @nuuroqurux9927
    @nuuroqurux9927 10 หลายเดือนก่อน +2

    M.a mama guleyso wall adane mahda sanida❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 10 หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺🥺....ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhada waxaad ii waydiisab markaan wakhatiga weekend salaada aan kujiro qur aanka waan akhrista maalin kasta dambi ma iga soo gaadhayaa?

  • @izapella7932
    @izapella7932 10 หลายเดือนก่อน

    masha allah mom Aisha❤

  • @user-ur9hj9ex9f
    @user-ur9hj9ex9f 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ani waxa qaba in mido lashekaysto si sifican laysugu barto ani waxan gursaday qofa isbaranay 15 beri wana ku degdegay

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 10 หลายเดือนก่อน

      @@Amiin1208 haa wll

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 10 หลายเดือนก่อน

      @@Amiin1208 maxa kugu qoran wll

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi samirka igu yar