BILAN OSMAN XAQIIQADA ARINTEEDA IYO CEEBTA DHACDAY DAAWO😱

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 211

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  หลายเดือนก่อน +8

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI

    • @lazerlightgaming5334
      @lazerlightgaming5334 หลายเดือนก่อน +2

      Ado nin ah maxaad gabadh oga hadleysa miyu ka jeexanyahay adiguna?

  • @user-fu2uw5dr5h
    @user-fu2uw5dr5h หลายเดือนก่อน +12

    ma qaldame wa ale walal hadii la kufo wa la kacaa wiilasha somaliyed guursada wax ka fiican arki meysane alana aan ka cabsano wilal iyo gabdhaba

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 หลายเดือนก่อน +4

    Waa runta qurux qoyska Allah kaa ajar siiyo dadkaan soomaaliyeed ee qurbah jooga way waasheen oo way aakhiro seegeen aduun yar oo laga tagayo ayaa lagu faanayo

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 หลายเดือนก่อน +7

    “Asalaamu Calaykum”
    Gabadhii Xumaata oo sharciga ISLAAMKa jabisa iyo dhaqanka Somaliyeed waa ay banaantahay in Mushtamaca kale looga digo oo aysan ku dayanin gabdhaha kale! Waa lasheeegi Si ay ugu Cadaato umada Muslimka ah in ay tahay qof xun. Wayse ka toobadkeeni kartaa maxaa yeelay waxaa ku riday halkaa waa Jahli iyo cilmi la,aan waxa ku riday.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah War gabdhaad leedahee nabsi ha u dhibin, inantan qurbay ku dhalatay iyo galo dhexdeede.

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 หลายเดือนก่อน +3

    Aawey tahniyada ee usoo dirtey ninkii maqaalka ka qorey Nabi maxamed

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน +2

    Gabar ninkii galka ahaa, ee Rasulkanii suban .SCW..qofka u tacsiyesay.Islam ma'aha

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanaĺĺah, war alĺah aan ka baqno, oo fadeexada joojiya

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 หลายเดือนก่อน

    SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +2

    Naagtan Gaalkaa Kadhow warkiisu
    Waa Cadayahay Iyadaa ka Khatarsan
    Hoos baye ula Shaqayen jirtey
    Nin kanaa Soo kashifaye iska
    Ilaaliya Gabadhan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka soomaaliyeed qaarkood soical media ayey ku waasheen oo ceebtoodui oo dhan ayey keeneen diintoodan kuma dhaqmayaan Allah soo hanuusho dadka soomaaliyeed aamiin yaarabi

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka Ben badana adiga bari ayad ku qabanesa sabto Ben shegta gabdha ninka xiri lama samani ninka sawirka so sarata wa ninka hore kala taga wilka abihis waye kuwi lashaqanaye cusuriyenta ninka ceynayo dhahayo bilan xita lama samani adiga somalida ahaye wad kasi Ben aborasa galadi idi dhanto

  • @noahD1636
    @noahD1636 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير على هذا الكلام الطيب. 🎉🎉

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u หลายเดือนก่อน

    Excellent your voice very much

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +1

    Abdullaahi ka soo hadal manal iyo shhin arintan taalo❤❤❤

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 หลายเดือนก่อน +1

    SALLALLAHU alayhi wasalim

  • @hasnaducaleh1226
    @hasnaducaleh1226 หลายเดือนก่อน

    illahay ragena somaaliyed hano daayo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน +3

    Waa ku amaanaya Bilan midabkeyga kumase raacsani kuma raacsani kuma raacsani inay ninkii nabega caay iney tiraahdo ehli jannu galayaa caawa waan qatey waanadaad

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 หลายเดือนก่อน +1

      Marunbaa iney saas dhahday mise ninkaan le iska dhahoyo

    • @caashotabshee4785
      @caashotabshee4785 หลายเดือนก่อน

      Aaway ma heysaa adiga iyo asagaba wax cadeyn ah iney sidaa tiri ah.

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay cafis ha weediisayo intay noshahay Qof nec iyo mid jecel cid a wax kama qaadi karto Danbiyada ay ilahay ka gashay baa ka ween iyo Nabigeena SCWS ninka karuunka ka sameeyay ay tidhi wan jeclaa ayaan la yaabay Saxiibku ninka cadiya
    Ha danbeeyee Subxaanlaah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanllah

  • @SaadaqMuxumad-co9ef
    @SaadaqMuxumad-co9ef หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw waan kugu xasuustaa saliga nabiga csw scw scw scw waad faa iiday

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan hadimo ayay ku dhacday.
    Allah ha soo hadeeyo.

  • @marianmohiadin1804
    @marianmohiadin1804 หลายเดือนก่อน

    Asc gabartaas Allah soo hanuuniyo khalad e gashay adigana Abdullahi iska dhaf bla bla bla adigana Allah Ku soo hanuuniyo 🤲

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 หลายเดือนก่อน

    NIN WAYN TAHAY SAD U HAFLAYSI GABAR DHALINYARO AH MA JECESHAHAY GABAR AD DHASHAY SAS 6 FALANQEYO SUBXANALAH

  • @amerlafole
    @amerlafole หลายเดือนก่อน +1

    Guuleeyso, oo marka aad xaqiiqada gabadhaan heshid ayaad muuqaalkaan ka saari doontaa. Waana hubaa in markaas kadib aadan unoqon doonin inaad wararka fadhi kudirirka aadan camero iyo studio lasoo fadhiisatid.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu หลายเดือนก่อน +4

    Waar inantan yari maha mid reer qardho ama reer hargeysa waa gabadh yar oo Somali Swedish dhaqnka iyo bey'adda ay ku kortay ee keliya ay garanaysaa waa sida loo fikiro meesha hooyadeed bay seegtay inay diinta barto iminkana waa la toosin karaaye ciqaabta ka joojiya ha sii dhaawicina e

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 หลายเดือนก่อน

      Hoyaded hadhihine aabaheed ba laga rabay inu diinta baro

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y หลายเดือนก่อน +2

    Waxan aad dadka laso wadageysid hubso wll, maxad ka ogatay inay ayadu wax gaday ama iyada lagaday. Hubso oo barid badan samee intanad dambabin

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u หลายเดือนก่อน

    Excellent libaax

  • @noahD1636
    @noahD1636 หลายเดือนก่อน

    Ha loo duceeyo, in Ilaahay ka Saaro dhibkan.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Markii hore Horeba Beenaley baye
    Ahayed Basaasad baye Allah kashifay
    Ninka Cad baa Runta Sheegay

  • @hadiaali5517
    @hadiaali5517 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ finish poent my young brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-et5gg7zz2q
    @user-et5gg7zz2q หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @djcriminelff5517
    @djcriminelff5517 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah yaa raxmaan

  • @haf9018
    @haf9018 หลายเดือนก่อน

    I love Nolan osman

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 22 วันที่ผ่านมา

    I watched her saying never had relationship with him.

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน

    Scw scw 😢😢 taasi muslim maba ahee wixii doona haku sameeyan uff magaca hanoo dhigto somali

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 หลายเดือนก่อน +1

    Guur ha odhan ee ay la noolaato dheh!!!!

  • @boystar6670
    @boystar6670 หลายเดือนก่อน

    Waa gabar siyaasad waada tay saan u fahmay

  • @qalishukri1645
    @qalishukri1645 หลายเดือนก่อน +1

    Asc
    Ceeb bey kugu tahy in adoon waxba ogyn inaad sheegtid wax kugu ceeb
    Tey ku dhalty taagn tahy ceebn ma laha
    Aqriadaada u tudho

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

    Sowtan maaheyn tii gaalkii baqtiyee nabiga scw ku xadgudbi jirey utacsiyeysey

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 หลายเดือนก่อน +1

    War allah ka cabso wax adan aqoon u lahayn haka hadline

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 หลายเดือนก่อน

      Bariis raadis waaye

  • @SafiaSheikh-oy2xf
    @SafiaSheikh-oy2xf หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @kay20456
    @kay20456 หลายเดือนก่อน

    You’re right….

  • @maryanmaryan7352
    @maryanmaryan7352 หลายเดือนก่อน

    Ilahaya kabakha khabirigaa ubakha hacaayin gabadhaha abaatahay

  • @ja1946
    @ja1946 หลายเดือนก่อน +1

    QOFKA MUSLIMKA AH MARKA KOOWAAD WAA INUU U DAGAALMO XUQUUQDIISA INTA UUSAN RAADIN XUQUUQ DAD KALE WAXAY DAYACDAY NAFTEEDA QOFKA MUSLIMKA AH XOR MA AHA NIN IYO NAAGBA MUSLIM WAA CABDULLAHI , MUSLIMIINTA BAAN U DAGALAAMAYAA HABEENKIINA NIN CADAANA BAAN DHUUQAYAA ISMA RAACAAN

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 หลายเดือนก่อน

    Picture aad meesha soo dhigtay gabadha isbitaalka baby aad soo saartay waa ma😂😂😂

    • @hodannuur4191
      @hodannuur4191 หลายเดือนก่อน

      Asma gabadha la dhaho ayaa sawirka Isbitaalka ah iyo ninkeeda marka labada sawir isma laha😂😂😂

  • @user-mp3wt3hk5v
    @user-mp3wt3hk5v หลายเดือนก่อน

    Saaxiibtinimo micneheeda bal noo sharax shiikhow, diyaarse ma u tahay in laguu soo taago aakhiro waxaa oo qadaf oo aad sheegtay? Mida kale adeerow diyaar ma u tahay in aad wajahdo raggii gabadhaa dhalay ama walaal la ah beri markaad ka soo hor baxdid?

  • @ayubabdulahi2593
    @ayubabdulahi2593 หลายเดือนก่อน +3

    cabdulaahi macali xuseen adigu iskabiloow oo beenta iska daa haku danbaabin waayo waxaad sheegtay waa been cad

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhu iyadaba afkeeda ka sheegtay inaysan ninkaas xiriir dhexmarin

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b หลายเดือนก่อน

    Horta فاقد شيء لا يعطيه

  • @khadijahassan9010
    @khadijahassan9010 หลายเดือนก่อน

    Fiiri hadii ay rageeno ay inoo wanaag sanaan lahayen 😂rag ajnabi mana aadi laheyn

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hasoo hadeeyo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน

    Yaa dhalay cuguga ya usheekayanayas maciyaala mise waxaya moodayasa taakhiida 1960 waxaa godaka u dhacaana kurasi jacaye iyo faana majeerten illaahaya Somali haka qabo waa bara madowa oo nagu taala😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shukriabdi4808
    @shukriabdi4808 หลายเดือนก่อน

    Afcade qabiileeyste jooji cunsirnimada aad kula

  • @omilahyerug341
    @omilahyerug341 หลายเดือนก่อน +3

    Market gabar somaaliyeed wax kudhacaan qofka ugu horeeya eesoo caaya waa nin somaliyed

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    NINKANI WAXA UU KAA MIIDYE NIINKI 700 EE QOF 3 SACADODA KUU DIILYE ILLAHEYE HAA KAA BADBADYO AYAADA IYO REERKU BAA KHATAR BEEYE GEELYSE😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-zd8pw1dm5k
    @user-zd8pw1dm5k หลายเดือนก่อน

    DULMIGU MA FIICNA SOMALI IN BADAN AYEY RAG SOMALI AH O DIIN HAYSTA LOGU DIIDEY GABADH QABIL DARTED MANTANA GABDHAHSYAGI DAHABKA AHA WAXAY GURSADAN JAMAIKAN CADAN AYAGO LEH WU ISO MUSLIMEY SUBXANALAH BAL KA SHEKEYA

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu หลายเดือนก่อน +7

    Ninoy gabadha baad dhshay ee ka har inanta yar

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 หลายเดือนก่อน +1

      Kawaran gabar somali kale hadii sidan lagusameyo miyey wacya galin uaheyn Allah yahdihaaa

  • @user-lk3yt2yr3g
    @user-lk3yt2yr3g หลายเดือนก่อน +3

    Saaxiib afsomaliga iska sax , waadaan mahan waa (hadaan)AYAA Laga tuuray ". Markaad RABAAN inaad wax gudbisaan af somaliga waa inaad cabqari ku tihiin somali maryoo leey???

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN หลายเดือนก่อน +1

    Ril walba shilkey is dhigto, aa lagu ,guwracaa. Labada gac mood hadaa wax ku cuntid , saan aa kuu danbeyso

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan halaga haro ilaahay ha soo hanuuniyo

  • @Luulxasanismaaciil
    @Luulxasanismaaciil หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah war alle kabaq o gabadh kafuq

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir หลายเดือนก่อน +1

    Qof ween bayba Heede taloo maxaa helay 32 waa
    Qof ween oo 40 u socda wuu khiyaamay

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 หลายเดือนก่อน

    Maxaa Majeerten dambi aysan lahayn aad u sareysaan gabadhii dokheeda nin CAD uu noqday iyada dooratay maxaa Majeerten ka galay Subxaanallah

  • @fadumaosman9763
    @fadumaosman9763 หลายเดือนก่อน

    Asc satahaty

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa xaqiiqda ku ogeysiiyey mise wixii aad ninka gaalka sheegay ayaad rumeysaneysaa. Wax la taaban karo ama ceeb ku saabsan oo ninku soo dhigey ma jirto adiga xaqiiqda aad ka ogtahay maadaa dhaxdooda ku jirey maxaad u danbaabeysaa

  • @abdihakimyusuf5340
    @abdihakimyusuf5340 หลายเดือนก่อน

    Walaal xanuunka ku haya sheego gabadhaan wax sun ah samaysay ma jiraan ma hadalka hadalka oo beenta sheegaya isku xishood.

  • @user-ql4ho6bf9f
    @user-ql4ho6bf9f หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha somaliyed sharaftooda dhowra qofka Hadi u gafo laguma tagsado

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Waxay sameysay waa dhawan dumarka Somaliyeed ee wurbaha , markey yimaden. C/llahi bro naag madow, Ilmo iska dhal ah. Ayeey radiyan

  • @raqiibmedia
    @raqiibmedia หลายเดือนก่อน

    Sxb gabar ma guursan karto nin yahuud ah

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 หลายเดือนก่อน

    Ukadii inader sheekadu inataa ka hadalaso mahaa

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu หลายเดือนก่อน

    Naagtu galada guskay udhuuqi jirtay maxay ku raacen mise diintayrabeen iney kabaxdo😅😂😂😂

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 หลายเดือนก่อน

    War aamus doqonyahoow ,gabadhu waddankaas ayey ku dhalataye macid baa diin bartey😢

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 หลายเดือนก่อน +2

    Waar naagtani waay ka dhimatay Soomali ee reer ka Darood yaanay waxba qiil u dondoonin

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 หลายเดือนก่อน

      Qiil ayey u raadinayaan

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 หลายเดือนก่อน

      Nin gaal ah oo juhuud ah oo islamka.neceb ayaa siduu doono u galay

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x หลายเดือนก่อน +1

    Adika walalkey beenta iskadhaaf gabdhan ninka wanakalmadhaxeeyan ee bagabdho waad dhashee

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน

    Gabadha ama difaaca ama iska daaya naagtan waa ku cadahaya ceebta iyo shafa darada iyo iibinta diinta waya ku cadahaye waa caada majeerteenka maaha tii ugu horayasaye ayaan saabiriin ilahan iimaan idila iyo qaara kaloo badana

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 หลายเดือนก่อน +1

    Hubsiimo halbaa lasiistaaaa

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน

    GUURNA MA GUURSAN KARTO GUURNA MA DHEXMARI KARO HADAY ISLAAM TAHAY , GUUR HAKU SHEEGIN EID WANAAGSAN QOYSKA QURUXDA.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Beelow baatahay nacayb baa haa hadlinaayo sidaas maydhihin

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน

    Dee macal reer koodaaba diinta eber ka ahee siday nin ula saxibi doonan akhas

  • @nasradahir3121
    @nasradahir3121 หลายเดือนก่อน

    Aalle has oo hanuunsh yahuud nacaladaa kusoo data abdulaahi

  • @SomaliLavender
    @SomaliLavender หลายเดือนก่อน +2

    tuuugan iyyo tuuugaada oo qaabo ee austiismiga qabta ma dad baa wax ka rumaysta anigu kan waxba kama rumaysto waayo waa beeenlow

  • @aliaboubaker9904
    @aliaboubaker9904 หลายเดือนก่อน

    Gesi ba tahaay wariyow sida ba lo bahaan yahaay.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Waxaaninuu photo shop waaye. qof islaama waxaas ha believe garaynin.

  • @xasanxusen6770
    @xasanxusen6770 หลายเดือนก่อน +1

    War adiga ayaa hada waxba ulaharin ee ismaqal sxb

  • @KhadarAbdullahiAbdi-es5sd
    @KhadarAbdullahiAbdi-es5sd หลายเดือนก่อน +1

    No

  • @shukriadde9197
    @shukriadde9197 หลายเดือนก่อน

    waxan u qabay qof diinleh maxaa kudaba dhigey gabadh yar taah Adnan Gabdho baad ledahay daa ilahay uga baq kadaa aflagaadad dad baadhalay

  • @Bashirmahamud-sp5ti
    @Bashirmahamud-sp5ti หลายเดือนก่อน

    Yaa huba in aay xiriir jaceyl la sameeysay

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 หลายเดือนก่อน

    Sawirka gabadha dhaqtarka taalo waa asma daauus

  • @Labwa313
    @Labwa313 หลายเดือนก่อน +2

    Walalow dalki soomaaliya ee aan kanimid ragg ayaa qatay idinkana wax aan waxbo idka galin ayaad ku dashen

  • @ayaangoobe6256
    @ayaangoobe6256 หลายเดือนก่อน

    Been subhana alah

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 หลายเดือนก่อน

    Soo cadey tahniyada ninyahow
    Hadaa qabiileyste aheyn

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah you should stick to the facts and not comment on her personality and humanity. That classes as gossip. Fear Allah yourself 😢😢😢😢😢

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน

    Halkii aanku yaaba ban fadhiya😂😂😂😂😂

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 หลายเดือนก่อน

    Wether you love her She spouse not to stay or marry christian man he has to converted

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 หลายเดือนก่อน +1

    Abdulaahow alle kabaq gabadhu ma dhihin ninka waan la seexdey taa ogow (sabcal muubiqaad) waa danbi weyn xiriirku waa xiriir noocee ah masuaashey
    Gabdhaad leedahey ee godob ha usoo jiidin

  • @caashotabshee4785
    @caashotabshee4785 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa lashegayo meeye xagee yalaan.ninka hadal u afka kayiri unbuu faarax somali iyo qoyan lawaregayaan