Walee waaqadiyad allakacabsi kadheer kadheer diinta ma sidaas bay alle kuhortagayaan Salaamaad minkuli aafaat Allah cafis ban uwaydiinaynaa ♥️♥️♥️ Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@@AyaanAbdirashiid4631 waxa uu nebigu scw ku shegay xadiska saxeexa ee muslim soo saarey hadu qofku yiraahdo wllki galyahow mid koodba ku dhaceysa hadii an qofku aheyna adey kugu so laban waxa ino Balan marka ilahey la hor tagan yahey anigu qabiil dartiis ninka gal uguma shegayo ee waxa sas ku tilmaamey culimadi muslimiinta ee xiligisi culimadanu waxey ku kulan San yihiin qofki xaraf quraanka ka mida inkira inu gaal yahey isna ayad ayu dafirey wadadi ka da ku Tirana layey dinta in La dhigi diidey adina taa ad igu tilmaamtey wa ino iyo akhiro
QAAMUUS,GUULAYSO SXB WALAAHI WAX INAGU AAN KA FAAIIDO UTUBERADA ADIGAA JIRAY,TANKALE NIN QABIIL IYO KOOX AH ALLE KAAMA DHIGIN RAGA FARA KUTIRISKA AH OO SOMALIA HAL QOYS U TAHAY BAATAHAY,ADIGA IYO MADAXWEYNE FARMAAJO BAAN KA XUSI KARAA ALLAHA IDIN XAFIDO
Ninkani waxa loo tababray body guard inuu u noqdo madaxda ka dibna wuxuu guursaday inantii Madaxweynihii uu ilaalinaayey, derejo aan kala go lahayn baa lagu taxay. Sababta aanu weliguu dagaal ugu guulaysani waa isagoon u tababrreen, janaralnimadiisuna mid aan derejada garbaha saaran ma dhaafsiisnayn
MorgaN Walligiis Hawlgal CiidaN Oo uu ku Guulleystey Ma JiriN Halkaas waxa ka muuqata in wax Barashadiisa Lo Dirri Jirey Ahyd Mid QabyaaladeysaN iyo inu Aha wiil Sodog u Yahey AfweyNe Barre
Moorgan waxuu ka mid yahey saraakiishi somali ee noqdey qabil issna waaba ka xig jirey afweyen intaantisa guursdey wadnaka dhan waxuu ka jaclaa afweyene maanta somali qudhunkaa askarta waxa ka nool intii afweyen shaqsi u difaceysey isga aka nool waxey tahey manata in maxkamd la saaro oo dil lagu xukumo si aan asakri danbe shacbaka Somali hubki wadnaka lahaa ugu adeegin shaqsiyaad siada afweyene on somali dooran xukuna qori ku haystey oon kuwa ciidmada isku sheegyaa madax ka toogan wayen lakiin shacbkii laayeen bilaa hubak ahaa ee aheyd inaey difaac hal qof of baay ka doorteen qaran afweyen ama somali
This so-called general lost every time He decided to face the SNM or USC. History never lies my friend.. morgen was a coward and a coward dies a thousand time. I ask you all this honest question, please name a battle this coward was victorious???
Waa xog muhiima mar walba xog aan ka helno sidaad u soo diyaariso ayaad noo soo bandhigtaa
Wll ilaahay ha idin barakeeyo
Walaal waxaad igala soo xidhiidhaa Facebook/Mohamed ilkacase
@@QAAMUUS
Dad badan oo aad isku magac egtihiin baa ii soo baxaye adigu
Bal igala soo hadal keyga huuno
Qaran Doon dalkeeda jecel
@@khadracudoon1142 qaran doon wuu ii soo bixi waayay ee waxaad ii sheegtaa taleefan aan kaasoo waco
Walee waaqadiyad allakacabsi kadheer
kadheer diinta
ma
sidaas bay alle kuhortagayaan
Salaamaad minkuli aafaat
Allah cafis ban
uwaydiinaynaa
♥️♥️♥️ Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ilaahay naarta haku fogeeyo moorgan iyo siyaad barre amiin amiin
Alle ka cabso
Adna sidoo kale 🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻😤
Hooyada la gee
@@AyaanAbdirashiid4631 gudhuu maku fahmin oromayay
@@AyaanAbdirashiid4631 soobaro af somaliga
Wxn ku faraxsanahay in a nogdey qof ki ugu horeyya ee dawado
Awoowe morgan ma xishoon waaayo waxuu qabay gabdhii mohamed siyaad oo ah canab mohamed siyaad barre oo i ah ayeeyo Awoowe mohamed Allah haku naxariisto rabbi janada fardowso kugu baryaa 😭😭😭
Gal Bad u duceyneysa ilahey ka baq wa xaran in loo duceeyo
@@خضرعثمانمحمدالإسحاقيadaa gal ah wasayahow 😡😡
@@AyaanAbdirashiid4631 waxa uu nebigu scw ku shegay xadiska saxeexa ee muslim soo saarey hadu qofku yiraahdo wllki galyahow mid koodba ku dhaceysa hadii an qofku aheyna adey kugu so laban waxa ino Balan marka ilahey la hor tagan yahey anigu qabiil dartiis ninka gal uguma shegayo ee waxa sas ku tilmaamey culimadi muslimiinta ee xiligisi culimadanu waxey ku kulan San yihiin qofki xaraf quraanka ka mida inkira inu gaal yahey isna ayad ayu dafirey wadadi ka da ku Tirana layey dinta in La dhigi diidey adina taa ad igu tilmaamtey wa ino iyo akhiro
Ciro dhibkuu daarood kuwaday asagaa ku halaagsamay moorgana waa halyeey aan qabyaalad aqoon🔥
😆waad iskahadleysaa maa morgan aa qabyalad kamarna,dulliga waa diigyo caab
Sawirka aad CIRRO u adeegsatay waa nin la magac ahaa la se degaan iyo tolba ahaa. Cabdullaahi Axmed(Cirro) weeye.
Haa Aad iyo Aad
Waa G/sare Maxamud sheikh cisman Cirro waa Majeerteen cumar maxamud reer khalaf waana kan la toogtay iyo
General C/Laahi axmed Cirro waa Majeerteen, cumar maxamud, maxmed cumar oo ah kan uu hadda sawiraantiisa Soo qaatay
General mohamed hirsi morgan maroodi king of africa, king mj morgan. elephant king of africa
Sirdoonka qeybahaas noo soo daaa plz
Mooryaan moorgan oo ah dambiile gacankudhiiglihii dhibaateeyay umada somaliyeed cimrigaada allaha gaabiyo
Ma aabahaabuu dilay mise waa caadifad qabiil
Afkaa gus lagaagalaa hadaadan ka harin dadka rayigooda taada ka hadala teydii luguuma dirine
@@mohamedhussien3757 mid isaga iyo hooyadiiba lagala dhici jiray ayaad tahay adiga suaal baan ku waydiiyey maxaad la gubatay mise kuwuu dhalay baad tahay
Great job 👍
Asc mahadsanid waxaan kaa codsanyaa inaad wakhti geliso awoodii sirdoonka somaliyeed
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Keep going
Morgan dircii soocali ku dhaha
QAAMUUS,GUULAYSO SXB WALAAHI WAX INAGU AAN KA FAAIIDO UTUBERADA ADIGAA JIRAY,TANKALE NIN QABIIL IYO KOOX AH ALLE KAAMA DHIGIN RAGA FARA KUTIRISKA AH OO SOMALIA HAL QOYS U TAHAY BAATAHAY,ADIGA IYO MADAXWEYNE FARMAAJO BAAN KA XUSI KARAA ALLAHA IDIN XAFIDO
Aun gashaanle sare maimed shekh cismaan ciro
All
Ayaraxma
Balse waxaa jira dad iyaguna ay wax yeeleynayaan xogaha ku saabsan inqilaabkaas iyo dhibaatooyinkii burburku oo waalidkood iyo ubadkoodiiba ku waayey iyagoo qaarkood xilal sare hayeen oo dowladii dhexe ah
Ninkani waxa loo tababray body guard inuu u noqdo madaxda ka dibna wuxuu guursaday inantii Madaxweynihii uu ilaalinaayey, derejo aan kala go lahayn baa lagu taxay. Sababta aanu weliguu dagaal ugu guulaysani waa isagoon u tababrreen, janaralnimadiisuna mid aan derejada garbaha saaran ma dhaafsiisnayn
MorgaN Walligiis Hawlgal CiidaN Oo uu ku Guulleystey Ma JiriN Halkaas waxa ka muuqata in wax Barashadiisa Lo Dirri Jirey Ahyd Mid QabyaaladeysaN iyo inu Aha wiil Sodog u Yahey AfweyNe Barre
Nin kan waxa loo haysta eedo badan oo la xidhiidh inuu gaystay Xasuuq tasoo uu ka gaystay gobolada Woqooyi
General cabdi bilie cabdi
Moorgan waxuu ka mid yahey saraakiishi somali ee noqdey qabil issna waaba ka xig jirey afweyen intaantisa guursdey wadnaka dhan waxuu ka jaclaa afweyene maanta somali qudhunkaa askarta waxa ka nool intii afweyen shaqsi u difaceysey isga aka nool waxey tahey manata in maxkamd la saaro oo dil lagu xukumo si aan asakri danbe shacbaka Somali hubki wadnaka lahaa ugu adeegin shaqsiyaad siada afweyene on somali dooran xukuna qori ku haystey oon kuwa ciidmada isku sheegyaa madax ka toogan wayen lakiin shacbkii laayeen bilaa hubak ahaa ee aheyd inaey difaac hal qof of baay ka doorteen qaran afweyen ama somali
Wcs
Cornel ciro qabiilkisa yaawaye
Mohammed abdirashid
Majeerteen
Maxamuud sheekh cisman ciro (majeerten, omar maxamud,
Reer khalaf)1978 ba laqisaasey
@@abdulaaahi6748
Allah ha u naxaristo isaga iyo dhamaan dadkii Somaliyeed ee xaq xaq darada lagu diley oo aygu badnaayeen kuwii la gumaaday 1991kii
Baloney kudegtay xunoo gardheerleh dhagarqabe
War maxamuud dheh maxamed maaha
moorgan hada ma is casiley mise waa jeneral weli haduusan is casilin muu ciidanka u yimaado o so dhexgalo askarta
Dowladii awooda isku shegey soyad bare iyo wixi u shaqeynayy odhan wa burburiyy oo akhiro u difay mohamed caydid 😂😂
Anigu waxaan doonayaa in aan Xukuumadda Silanyo ee #Somaliland kataliso Inqilaabo 😂 Oday waa lakulmaya si uu sida wax loo inqilaabo iigu dhigo😂😂😂😂🎉
😊😅 . 😢
Wariye Ciro sidu u dhintay mad shegin
Inad shegtabay ahyd sidi lo dilay? Madama ad iska ka hadlysa badnkii.
Wayo ma garanayno
Zxb shirqolkii marku fashilmay waa la qabtay waana la toogtay cabdullahi yusufna wuu fakaday
Morgan midgaan midgaan guursay siilka canab afwayne buu garaado ku heley ilaa hargaysa ilaa kenya lacayrinayey waa reer yar oo cuqdad qaba oo majeerteen ah
Majeerteenka miyeey ku waseen
Adeeroy majeerten ma taqnid wlhi waa iskahadashay
11111111111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninyahow faqashta taariikhdeeda ayaad ka sheekaysaye ma NEW FAQASHTA ayaad tahay
Amaanka oo loobadalay iskadumi xafad xoosh aba xaafad iskuraran sacudi uhoreyo somalin kulmi oo baas kufur saqir iyo kabiir sodadi cidan bilaa xudud ee cabtoy waqti mel cayiman cuno cayil lagusoryeeyay
😅b
This so-called general lost every time
He decided to face the SNM or USC. History never lies my friend.. morgen was a coward and a coward dies a thousand time.
I ask you all this honest question, please name a battle this coward was victorious???
Mida kale ilkacasoow
Wll number ama Facebook aan kaala xariiro ii sheeg
Waxaan kuu hayaa arimo muhiima oo ku saabsan inqilaabkaase
Waxaad igala soo xidhiidhaa Facebook/Mohamed Ilkacase