Maxamad Nuur Giriig Iyo Amina Feyr Xuseen 🔥Iyo Heesta "NABSI KAA MA HAGAAGE"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @AadanMuxidin-s2o
    @AadanMuxidin-s2o 11 หลายเดือนก่อน +5

    Aamino feer waxeey aheryd fanaanad qaran oo aan la iloobi kari maamada caafimaad ayaan urejeeyey alaha siiyo caafimaad iyo cimti dheer waa xusuus dhaat

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว +1

    ILaahay ha u naxariisto
    Mohamed NuR giriig
    Aamina feeR

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 2 ปีที่แล้ว +8

    On a Monday morning seated in my London flat, in a pensive mood about bills, business ideas etc, trampled upon this old song that cooled my nerves. Very emotive song. What a treasure. Mohamed nur giirig and Amina feer hold a special place in my mind. RIP BOTH

  • @XaawoAxmad-o9b
    @XaawoAxmad-o9b หลายเดือนก่อน +1

    Old is gold ✨️ 💛

  • @maxamedaxmed2986
    @maxamedaxmed2986 2 ปีที่แล้ว +10

    Halbowlaha nimad goysay
    Kuuma jiido hadh meellee
    Halkaad waa i mudday baa
    Hafeefteedi xasuusnee
    Waayo waayo

    • @SanjawiilCumar
      @SanjawiilCumar หลายเดือนก่อน

      @@maxamedaxmed2986 been mha

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +7

    Maxamed nur gariig Allh u naxaristo

  • @maxamednouh137
    @maxamednouh137 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanaaniin top ah ahaayeen... ilaahay ha uu naxaariisto🤲..aamiin

    • @Abshir-Ahmed
      @Abshir-Ahmed 2 ปีที่แล้ว

      Xiligee noolaayeen weligay ma maqal?

  • @leaderman812
    @leaderman812 2 ปีที่แล้ว +8

    Nabsi kaama hagaage Horteyda maku keeney😢 cajiib. Waxaan udabaal degeyaa 26Jun2022💪

  • @habibaomar9463
    @habibaomar9463 2 ปีที่แล้ว

    Asc qarao allh
    Mashallh wa naga tunteen
    Allha idinka tumo
    Cumsr sholi ma ilowden
    Mahadsanidiin

  • @aminaxagi7664
    @aminaxagi7664 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw wonderful i had never known such a song and such a love

  • @maheemdahir5329
    @maheemdahir5329 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay haw naxariito giriig Aamin ilaahay cimriga haw dheereyo

    • @ahmedjama9112
      @ahmedjama9112 2 ปีที่แล้ว +1

      Amina Feyr xaggee ayay ku nooshahay

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedjama9112 hargeisa wll wayna buktaa

    • @malmo4235
      @malmo4235 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisgiire3089 meel aan kala xidhidho ma garaneeysaaa

  • @abdifatahali4048
    @abdifatahali4048 2 ปีที่แล้ว +2

    I repeat almost 3hours what a heart touching song. any way old is gold ....RIP both of them

  • @khadarmohamed6772
    @khadarmohamed6772 2 หลายเดือนก่อน

    Both res in peace i would like to meet them but it didn't happen ❤😢

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahoow uu naxariisto 👍🌷🌸

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 2 ปีที่แล้ว +3

    23.6.2022
    Nabsi kaama hagaage ma ku keenay horteeyda 🚶🚶

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo walee waxbaa ka dhacay

  • @mohamednur6431
    @mohamednur6431 2 ปีที่แล้ว +5

    I've never known a song 🎵 like this" 👍

  • @muniishofficial7343
    @muniishofficial7343 2 ปีที่แล้ว

    8/8/2022 dawanayaa jecel allow xanuunkiisa haku badin

  • @omaaniofficial4489
    @omaaniofficial4489 2 ปีที่แล้ว

    Waqti Hore ayey qaden hestan alle ha unaxariisto labadodoba Hestan waxey mujineysa qiimaha ey lahayen heesihi Hore
    Maku kenay horteyda nabsiga waa Dhawac aan resan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +6

    Mamo amina feyr Allh ku xafido cimre dheer iyo cibaado suuban Allh ku siiyo

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 11 หลายเดือนก่อน

      Waa mahad alle aamina feet hadeey nooshahey alpha usiyaadiyo caafimaadka

  • @ceebla82
    @ceebla82 9 หลายเดือนก่อน

    Yaaa saaatirrrrr🙏

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +6

    Qof kii ugu cawin karo in laxamis tayasha somaliyed aqoon buxda u leh ha ila soo xariiraan Abdirahman Haydar
    Mulaxan xasan gareet🎻🎻
    1 sida canabka beraha=magol iyo kuluc
    2 Qalam jalam=muse ismacil qalinle
    3 saxarla=maxamed moge
    4 guryasamo=tubec iyo mandeq
    5 Hoyo la aantaa=tubeec
    6 Digarogosho=shankaron iyo mxmd moge
    7mininkiina=magol iyo tubeec
    8 xurmo=daran=KULUC
    9 dhoof=kuluc
    10 sida maysku qabna=magol iyo kuluc
    11 harub cashaq kuluc iyo qamar harawo
    12 wabiyo isku ooman=magol
    13 masal guuro cashaqa=magol
    14 somali dhoolay=magol
    15 fiidmerta dusha=xasan diriye
    16 Axmed gurey maudhiman=shankaron
    17 wiishaa gadoodee=xasan adan
    18 Al Raxman sideetire=maxamed moge
    19 Sida harogingimano=cigal iyo shankron
    20 ubaxoo dilacaa Qaline
    21goranyo cawl=magol iyo cigal
    22 Aleelahe jacelkii jarbika turay=magol
    23 lebkii jacelka=maryan mursal
    24 sitiri gam=xasan adan samatr
    25 ninki qeyrkii loxirayow=shankaron
    26 baxnaano=cabdi nasir macalin
    27 ma isiray jacel=xasan diriye
    28 Raga iyo habenka hatan siman yihiin
    Qamar Harawo iyo kuluc
    29 ma gaabineyso =amina sahra iyo ruqiya ibarahim
    30 liban maleh aduu, sado ali

    • @maheemdahir5329
      @maheemdahir5329 2 ปีที่แล้ว

      Heesahan geerty mawada laha laxanka sida hooyo ,waa jiir ,ta mooge jiir

    • @maheemdahir5329
      @maheemdahir5329 2 ปีที่แล้ว

      Shankaroor waa c/kariir jiir ama qaaray sidaad u taqaan

  • @aflaaxofficial7107
    @aflaaxofficial7107 ปีที่แล้ว +1

    tallow nabsigu ma jiraa haduu jiro waxan rajeynayaa inuu qofan ogahay soo qaban doono🥺😪

    • @maanmohamed
      @maanmohamed ปีที่แล้ว

      Iska cafi wll markii horaba xaq gaara maydaan isku lahayne xiriir umbuu ahaaye

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidee baad tahay haatan?
    Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲

  • @mohamudjama4760
    @mohamudjama4760 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed nuur giriig iyo aamina fayr wali manooshahay nolo ayaa iigudanbarsay griig alh haunaxariisto

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 ปีที่แล้ว +1

    waqti fiican baan soo xasuustey

  • @ahmedsaggaf6530
    @ahmedsaggaf6530 2 ปีที่แล้ว +2

    MAANTANA WAXAA HEESAYA FANAAN SOCDAAL IYO BALBALAARKA IYO KUWA KU HEESAYA RAAB IYO FALADEGEN IYO KUWA AAN IS DHAAMIN ADUUN IYO XAALKII

  • @abdikadirahmed6202
    @abdikadirahmed6202 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢

  • @MohamedSaid-rs8rv
    @MohamedSaid-rs8rv 2 ปีที่แล้ว +2

    AXSAN SAWAT ALLAH YARHAMA LABADOODABA
    THANKS WAAYO WAAYO

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma garanayo waqtigey ay soo baxday heestanu laakiin waa waqti fog

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 ปีที่แล้ว

    Heestan aad baan ujeclahay

  • @maxamadibraahim4882
    @maxamadibraahim4882 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanadi qaranka iyo xasuus hore

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa heesihii radio Hargeysa aan ku aqaanay beri samaadkii Aamin Fayr ninkaa Giriig waxay isku ahaayeen ninka sheega? Halkan numbarkiisa ha iigu soo qoro 80$ baan usii daynayaa ninka gartaa waa nin madaxa ii saarnaan doona

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +7

      war hedhe ina magafow
      Wax sax ah kuma shegi karo
      lkn habrawadaag hadanay ahayn ma garan karo lkn qaarba is odhanaya 80$ ayaa u darane
      aniga waxa igu filan
      dadkaa qiiimaha leh oo waxay isku ahayeen lay sheego
      GIRIIG AHUN iyo aamina
      wakhti wacan saxib

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 2 ปีที่แล้ว +1

      @@buuxciise1382 🤣🤣🤣🤣

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@raniyajama9630 🏌️‍♀️🤸‍♂️🏌️‍♀️
      😃😄

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 ปีที่แล้ว

      @@buuxciise1382 waxba dee Aamina waa isaxaaq giriigna warsangeli

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisgiire3089
      waan ogahay lkn
      ninka ina magafe
      muxuu inna yidhi

  • @XakiimoCali-gc6sc
    @XakiimoCali-gc6sc 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan away saadaam cali heestaan xusuusbadan ayeey ileedahay alayaraxma gariig

  • @fartahaa3529
    @fartahaa3529 2 ปีที่แล้ว +1

    Sideebaatan haatan

  • @khadaryare9232
    @khadaryare9232 2 ปีที่แล้ว

    Ikv