Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 224

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 ปีที่แล้ว +8

    Cabdi qays wuu nool yahay ala ha unaxariisto baad kusoo qortay erayada wuu nool yahay cabdiqays maxamed axmed baa dhintay alle ha unaxariistee

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman ปีที่แล้ว +12

    Yaa Xarago iyo dagani ku heesay oo aan ka,ahayn axmad maxamad kuluc Alla yaa raxma,Heestaan naftayda ayaan uhibeeyay 5sep 2023

  • @baaruudbrdbaaruudbrd7573
    @baaruudbrdbaaruudbrd7573 7 หลายเดือนก่อน +35

    Allow isaaq noosoo celi waa dhaqanka somaali war waxaan xasuusanayaa hoboladii hore iyo maanso yahanadii ka dhashay ((noolaada isaaqoow anaa wiil mj))

    • @MsAngel434
      @MsAngel434 4 หลายเดือนก่อน

      @@baaruudbrdbaaruudbrd7573 walaalo fitnad dhex martay ayaa nahay❤️

    • @Wiilhoog_Media
      @Wiilhoog_Media 3 หลายเดือนก่อน +1

      thanks pr0

    • @nurinaadem1436
      @nurinaadem1436 2 หลายเดือนก่อน

      @@baaruudbrdbaaruudbrd7573 Thanks wll,meel se ma kala jirno,dawladaha & maamulada ayunba ino kala duwane,waxaynu nahay walalo garabaha isku haya,somalidu haday sida isku sharfayan oo midba midka kale waxu u yahay garanayo,halka maanta aynu joogno maynan joogneen.

    • @cumarcabdi6675
      @cumarcabdi6675 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 3 วันที่ผ่านมา +1

      Nin rageed
      Meel makala jirno sxb

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 8 หลายเดือนก่อน

    WA hees culus xikmad badan meelo badan dawo Ka ah cadfid ahaan

  • @AhmedSelebanDeria
    @AhmedSelebanDeria 7 วันที่ผ่านมา

    waxa curiyey illahey ha u naxariisto CABDI IIDAN kuligod illahey ha u naxariisto
    m kuluc

  • @maxamedxasancuraagte9349
    @maxamedxasancuraagte9349 2 ปีที่แล้ว +3

    Aan idin Yara saxo Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Qays ) Muu dhiman uu nool Yahay

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 3 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahaw unaxriso maxamed axmed kuluc waa fanaankii an ugu jeclyhy inta rag heesta anoon arag ayuu dhinty asagoo kale waligiis nasoo mari maayo from galkacyo Somalia guul

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 ปีที่แล้ว +2

    Ollax Yaa Legends of Waaberi🙏
    🤏Ma eraYaa, ma laxanbaa, ma abwaanbaa , ma fanaanbaa🤦 wxn odhan karaa wxY ka midthY heesaha lagu cabiro ama tusaale loosoo qaato marka fanka soomaalida la qeexaaYo.
    M.A.Kuluc Alle hakuu naxariisto🤲

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kuluc Haku daalin jeedaal Hadaad jamato geed adag oonad Heyn waxkuu jara jabin meeyso Gacantuye Erayadii abdi qeys

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa erayadii , Abwaan cabdi qays.

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 ปีที่แล้ว +6

    Naftaydaay Marwalba iyo meelwalba joogtid heestan adigaan kuu hibeeyay waa xasuusta waberi iyo ninkii kuluc ee aan aad ka u jeclaaa 😍😍😍

  • @cabdirisaaqsharmaarke2791
    @cabdirisaaqsharmaarke2791 3 ปีที่แล้ว +28

    Heestan 'Ha ku daalin jeedaal' waxaa curiyay Cabdi Aadan Xaada (Cabdi-qays), waxaana habdhaca heesta u sameeyay Maxamed Axmed Kuluc oo isla luuqda heestana iska leh.

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesta haku daalin jeedaal erayada
    Waa cabdi aadan xaad cabdi qays
    Waa qiso dhab ah oo abwaanka ku dhacday isaga oo muqdisho jooga

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay haw naxariisto Maxamed Axmed Kuluc fannaan yaable ayuu ahaa markuu stage ka isa soo taago dadku wuu isla kici jiray.

    • @Wiilhoog_Media
      @Wiilhoog_Media 3 หลายเดือนก่อน

      #Abahii Masraxa Maxamed Ahmed kuluc axya fanaan

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid boqolliba milion jeer indr qaali iyo tix gilinta codsigayga guul iyo gobonimo ayaan ki rajayna indr www

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 3 ปีที่แล้ว +9

    Kuluc ilahey unaxariso,, waa legend, janatul fardowsa ilahey hakugu abaal mariyo

  • @abdallaali3582
    @abdallaali3582 4 ปีที่แล้ว +8

    Allaha u naxariisto kuluc wuxuu ka midyahey fanaaniita aanan ka daalin dhageysigooda.

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 2 ปีที่แล้ว

    Ha Ku daalin jeedaal
    Indhu soo Ma jiitaan
    Qudbi kaa janjeedhee
    Sheekh isxaaqaw aabaday

  • @waddigadhabta4938
    @waddigadhabta4938 4 ปีที่แล้ว +16

    Waayo waayo original version ayaad noo ciyaartaan, mahadsanidin

  • @yassirmuhumed4306
    @yassirmuhumed4306 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalaahi kama daalo heestan ilahow u naxariiso kuluc reer somaliland dhadhan bay lreyihiin hersahoodu

  • @shimbashibaza2093
    @shimbashibaza2093 3 ปีที่แล้ว +8

    Cawa maxan ku marqaamay heestan xasus ayan galay wlhi

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 9 หลายเดือนก่อน

      Hhhh aniguna zido kle from berbera somaliland

  • @laafa_cadde
    @laafa_cadde 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma ogthy jannada nimaan jirib usoo marin sahal lama dhax jooje🥰
    Maxamed ahmed kuluc allow kuuu nxriso

  • @usaamemaxamuud21
    @usaamemaxamuud21 14 วันที่ผ่านมา

    Hadaad jamato geed adag oonad heyn, wax ku jara jebin meyso gacantuye 💯

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 4 ปีที่แล้ว +12

    kun jeer mahadsanid inabadan ban raadiyey heestan iyado faseex ah

  • @ahmedabdi6958
    @ahmedabdi6958 2 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayaan dhagaysanaya oo wax yaabo badani ii qorshaysayan yihiin Allah sahalo

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 3 ปีที่แล้ว +7

    A.U.N
    Legend 🦁👑 Somaliyeed ❤
    Ilaahaye janada aa ka waraabiyo 🌹

  • @axmad.cabdulahi-i1y
    @axmad.cabdulahi-i1y 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alla say u luuqaynayso heestu hamaynimo axada 6 julay wayo wayihii wacnaa jawi nin wayn sallamulah aderayl ❤🇸🇱🤥

  • @zuleikhamuhiadin2028
    @zuleikhamuhiadin2028 3 ปีที่แล้ว +33

    Haku daalin jeedaal
    indha sooma jiidaan qalbi kaa janjeero!😘
    Old is Gold 🔥

    • @geeskaafrika5040
      @geeskaafrika5040 2 ปีที่แล้ว +1

      Zuleekha labadeena oo waqti fiican wada qaadana 1950 ayaa fiicnayd. Carabtu Yaa reeyt bay dhahdaa

    • @abdikhaliif7756
      @abdikhaliif7756 2 ปีที่แล้ว +1

      Axsan kalaam
      Haddad jamato cadowgaa
      Iyo ruuxku jiidh neceb
      Hadhka kuuma jiidaan
      Axsan fanaan kuluc
      Ala how naxariisto

    • @zuleikhamuhiadin2028
      @zuleikhamuhiadin2028 2 ปีที่แล้ว

      @@geeskaafrika5040 😂

    • @soransoran2777
      @soransoran2777 ปีที่แล้ว

      Ku

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 ปีที่แล้ว +1

    Eryadi cabdi qays wa hees dhaxal gala xigmad iyo eryo Macan isku darsatay wa heesaha anan ka xiiso gaynin ayay kujirta aan aadka u dhagaysto

  • @Hangobaad
    @Hangobaad ปีที่แล้ว +1

    30/oct/2023😢 ayaan dhar ku feereenayaa naftana ku sasabin heestan caadi ma aha😢❤

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 4 ปีที่แล้ว +9

    waa fanaanka koobaad oo aan ugu jeclahay fanaaniinta soomaalida

    • @qarulxira8697
      @qarulxira8697 ปีที่แล้ว +1

      Agreed … he is underrated n valued…..

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 2 ปีที่แล้ว

    Sadiiq Abdullahi abwaanku wuxuu ahaa reer sugule caynaashe ilaahoow unaxariiso

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 3 ปีที่แล้ว +9

    heesta aan ugu jeclahay heesaha maxamed axmed

  • @CaydaruusMustafe
    @CaydaruusMustafe 4 หลายเดือนก่อน

    Abdiqays wuu noolyahay alle cimriga haw barakeeeyo

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa aabihii masraxa ilaahoow unaxariiso max med ax

  • @Qalinle_724
    @Qalinle_724 7 หลายเดือนก่อน

    Aun maxamed axmed kuluc , heestaa caadi maaha , cod iyo iyo ereyo qaaliya.

  • @maxamedaxmed2986
    @maxamedaxmed2986 ปีที่แล้ว

    Xasuus iyo waayo 2011 baan aad u dhegaysan jiray heestan 🤔💔.
    Allah ha u naxariisto kuluc

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +4

    Oof oof hees kamida heesahaan jeclaa. Thanks WWW

  • @jaamachirsi6807
    @jaamachirsi6807 4 ปีที่แล้ว +6

    Eshcala hees. Thanks for sharing waayo waayo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 11 หลายเดือนก่อน +4

    Haku daalin jeedaal
    Indho sooma jiidan qalbi kaa janjeedha❤
    Waa habeen sabtiya Ooy axadi soo galayso 20/1/2024😊
    Like dhac ku sii please 👍

  • @abdirahmanahmedaadam3805
    @abdirahmanahmedaadam3805 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsan tihiin Heesaha Original ka ah WAAYO WAAYIHII WACNAA.....Waxad soo dhigtaan Heesta LUUL ee uu qaado Fannaanka Bashiir Ibraahim iyada oo ORIGINAL ah

  • @guuleedahmed2938
    @guuleedahmed2938 ปีที่แล้ว

    22 .nov _2023 ayaan dhagaysanayaa heestan cajiibka ah anoo jooga hargaisa kuluc illaahay ha aun wuxuu ahaa aabihii daganaanta fanka iyo masrixiyada cajiib

  • @CabdiMohamed-y8o
    @CabdiMohamed-y8o ปีที่แล้ว

    Raxmata caleyhi aad baan u jeclahay luqeyintiisa dhamaantood

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 ปีที่แล้ว +5

    AUN My Favorite artist Mohamed ahmed kuluc

  • @khalitmoustafe1626
    @khalitmoustafe1626 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees cajiiba runtii ereyada'laxan music💯👌👌

    • @qarulxira8697
      @qarulxira8697 ปีที่แล้ว +1

      N that legendary voice I believe he is more than tubeec ever can be … but what do I know

  • @Rabelyt575
    @Rabelyt575 6 หลายเดือนก่อน +17

    Who's still here 2024👋🏿

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 หลายเดือนก่อน

    Waxaad jeceshahy lama heloo naftaydaay💔 wax ku jecelna diiday waa xaladaa ku suganahy hada 😩

  • @mahamuudmahamed43mahamuudm52
    @mahamuudmahamed43mahamuudm52 3 ปีที่แล้ว +3

    Nabi khadar jidkuu maray adoon jaaso ulahayn ayaad jiir isleedehe axsan hees

  • @Baara14
    @Baara14 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad jeshahay lama helo nafteydaay😢 july 2024 Doha

  • @duule77
    @duule77 ปีที่แล้ว +2

    Waa wada xigmad heestaan
    ... "lugta jeeni dhaaftaa
    Inay jabto ma ogtahay"...❤❤
    10/10/2023 now

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale ปีที่แล้ว

      Jeeni maxa lola jeda sxp

    • @duule77
      @duule77 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@Wllsamafale xoolaha lugahooda hore ayaa layiraahdaa

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +27

    اغنيه في قمة الجمال والروعه.... اللهم ارحم محمد أحمد كلع وأطل بعمر الشاعرعبدي أذم قيس

    • @ahmedmoussa1746
      @ahmedmoussa1746 ปีที่แล้ว

      . . . زىىل. . . .

    • @AhmedAli-lx7sl
      @AhmedAli-lx7sl 11 หลายเดือนก่อน

      Intaaan noo afsoomaaliyeey si soomaali badan kuu fahanto Hadid kale Nagala tag matag aan urkiisa dhibsano😅😅

  • @mohamudmohamedali5785
    @mohamudmohamedali5785 4 ปีที่แล้ว +1

    5th september 2020 waa hees is raacsan waayo waayo ayaan ku soo xasuustaa fan waa kii hore caruurtan hada jogta wey ku ciyaareen fankii sxb noo soo badi

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Shacabka Soomaaleed Please U Maxamed Ahmed

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +1

    Rageedi eeshqiyaazak 🙏❤️waxad jeshahy lama helo naftaydaaay 🥺

  • @mohamedbiihi3600
    @mohamedbiihi3600 ปีที่แล้ว +1

    Indho sooma jiidan qalbi kaa janjeero
    Old is gold

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid waa hees qaali ah oo aanan hore u arag iyada oo sidan oo kale faseex u ah

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Zoomalia waa cadowga 1aad ee SOMALILAND.

    • @Kingston12370
      @Kingston12370 8 หลายเดือนก่อน

      Nin wlalkii dooriyey
      Ilaah darajo siin waa
      Cadow anagu kuguma nihine nabad Ku lada

  • @QorsheelMohammedAli
    @QorsheelMohammedAli 8 หลายเดือนก่อน +4

    SOMALILAND WAS NOT GOT THROUGH LUCK, OR DREAMS LIKE THE REST, PEOPLE DIED FOR ITS FREEDOM AND CANNOT BE COMPROMISED....NOWAY.. 🎉🎉

    • @Kingston12370
      @Kingston12370 8 หลายเดือนก่อน +2

      War yaa Ku gumaystu oo xoriyada aad Ka qaadaty

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 7 หลายเดือนก่อน +2

      Just enjoy the song
      This is not for politics

    • @robrob6719
      @robrob6719 7 หลายเดือนก่อน +2

      Mxa isku bahdileysa ina aabo yaa ku guumestay oo aad xoriyad ka qaadatay na

    • @abdirisak2252
      @abdirisak2252 6 หลายเดือนก่อน

      That is fact👊

  • @osmansaid1782
    @osmansaid1782 ปีที่แล้ว

    Old is gold Alle ha unaxriisto kuluc

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Farmaajo Of Soomaalia

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadaad jamato cadowgaa
    iyo ruux ku jiidh neceb
    hadhka kuuma jiidee!!
    Abwaan Cabdiqays xikmaawi
    Cabqari ah.

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s 4 หลายเดือนก่อน

    Haye alla ha unaxariiste

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad jeceshahay lama helo nafteydaay
    Waxku jecelne diidee 😢❤ true story ka hadleysa jawiga iyo xlda aanku jiro maanta 9/7/2023 axad😊

    • @ZeylacIbrahim-cc8nm
      @ZeylacIbrahim-cc8nm ปีที่แล้ว

      So sorry dear

    • @abdiaziizxaajiga4101
      @abdiaziizxaajiga4101 6 หลายเดือนก่อน

      Way dhacdaa walaal, noloshaa iska noocaas , aduun waa sagaal oon toban gaadhin, nolol qurxoon ayaan kuu rajaynayaa iyo waxaad jeceshahay ood hanatid❤❤

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +9

    One my best songs yaa salaam heestaa jecliyaa

  • @jamalawl5535
    @jamalawl5535 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax,waxaad jaceshay,Lama Hallo naftadaay,wow you get it,just get lost nayaa👌

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees wax ku ool ah waana fasiix
    Mahadsanid waayo waayo

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 3 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadii cabdi qays cajiib

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 ปีที่แล้ว

    HEESTANI WAA CODKII KULUC EE WACNAA WAXAANA SAMEEYAY CABDI QAYS WAA HEESTAN UGU JECWLAHAY HEESA SOMALIDA

  • @IidoMawel
    @IidoMawel 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hawnaxariisto

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +1

    Heeshaha kuluc mid ka mida kuwa aan ugu jecelahay. Alaa ya raxma bahda Chanel waad mahadsantahiin

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee 😮

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aniga I heysto wa

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto kuluc

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +4

    Fankiii iyo suugaantii somaliyeed reer Somaliland baa la go"ay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 หลายเดือนก่อน

    Mirihii c.qeys laxankii rashiid bulo codka m.a.kuluc

  • @cabdifitaaxmahamuudaliwama103
    @cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxarista maxamed axmed kuluc

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Allow u Naxiiso maxamed Axmed Culuc Laascaanood Libdhimayso Iidoor Wagaashoow

    • @MaxamedCanbuur
      @MaxamedCanbuur 3 หลายเดือนก่อน

      @@Ismaaciilreermiyi iidoorka caayayso saw kuluc kama dhalan

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Max Aaxamad KulC , Alah RAXMA

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 ปีที่แล้ว

    Càwa waa habeen jimce soo gelayo khamiisina ay sii baxayso waxaan joogaa muqdisho 17 /08/2023
    Heestan waxaan u daaray in nabarada igu yaaala aanku damqo marka uu dhiig ka yimaadona ayku bogsoodaan.
    Haku daalin jeedaal
    Indho sooma jiidaan
    Qalbi kaa janjeedhee💔
    Hadaad jamato cadawgaa
    Iyo ruux ku jiidh neceb
    Hadhka kuuma jiidee😒

  • @cumarxaashicumarxaashi5713
    @cumarxaashicumarxaashi5713 3 ปีที่แล้ว

    SAYIDIII ALLAHA KUU NAXARIISTO AABE KULUC KU ILLAAWI MEYNO AABE AABE AABE AABE

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Ha ku daaaalin, in Muuqdisho tagto .

  • @mohangostoso5692
    @mohangostoso5692 2 ปีที่แล้ว

    Heestan run looga hadlayaa🔥

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 2 ปีที่แล้ว

    ilhay hawnaxaristo great fanan

  • @saladabdiahmed7702
    @saladabdiahmed7702 3 ปีที่แล้ว +3

    Xikmadii oo Heesa 2021/8/19
    Eebbe Hawnaxa riisto Maxamed Axmed kuluc

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    LAACAANOOD Libdhimayso maamulka Gargeysa

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s 4 หลายเดือนก่อน

    Mr cabdiqadir xasan sahal

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    Muuse Biixiyow Laascaanood Libdhimayso of Ssc Of Soomaalia

  • @maxamuudqalinle784
    @maxamuudqalinle784 ปีที่แล้ว

    Old is gold kama daalo AHUN

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 4 หลายเดือนก่อน

    Haku Daalin Jeedaal
    Indha Sooma Jiidaan
    Qalbi Kaa Janjeedhee ❤🎉
    Ilaa hda wan dhageysanayaaa 04.08.24

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 2 หลายเดือนก่อน

    2024 best 👌 song🎵🔥😢

  • @MaxamedBacood1122
    @MaxamedBacood1122 8 หลายเดือนก่อน

    Hubale waa hees an laga wad xis0 dhicanHa 😮

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว

    Isaaqooow Xaraarta Bay Kaa Tahay Calankiina

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    Allah Yarhamuh Raheem Yaa Maxamed Axmed Kuluc😌

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Reer Caynoow Gala Dagaalka Xoraynta Laascaanood

  • @Huzzayn
    @Huzzayn ปีที่แล้ว

    Waa mucjisa heestaan

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii Cabdi Adam "Qays" Laxankii Maxamed Axmed "Kuluc" Musikada Aweys Goobe. Muqdisho 1972

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Ha ku daaalin Jeedaaal.

  • @princesssz5557
    @princesssz5557 3 ปีที่แล้ว +2

    Jeedaal
    Iyo jeenil!! Maxaa laga wada

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 3 ปีที่แล้ว +1

      Jeedaal qof aan kuu jiir naxeyn ayaa loola jeedaa

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว +3

      Jeedaal waa fiirin, eegid ama indho ku hayn. Goboladda Bari, Mudug, ilaa Galgaduud baa laga isticmaalaa.
      Tusaale=gabadh baa wiil fiirinaayey ku tidhi " war maxaad iga jeedaalineysaa".
      Jeeni waa lugta danbe ee neefka adhiga ah halka ay jidhka intiisa kale kaga taalo, tan horena waa Garab. Waana maahmaah lugtii jeeniga dhaaftaa waa jabtaa.

    • @hassanabdi1536
      @hassanabdi1536 3 ปีที่แล้ว +1

      Jeedaal waa adigoo wax aad usii eega oo indha ku dulilowdo. Jeenina waa lugta hore ee xoolaha.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 ปีที่แล้ว +5

    Viva All Soomaalian People Anywhere They're Living

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +1

    kaaamil amiin ayaa dib usoo qaaday astaan Tv