Hohey Dumarku-MaxamedNuur Giriig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed 9 ปีที่แล้ว +50

    (Oheey dumarku waa howlaha aduunyada hilin loo maraayee)
    Ereyo macaan iyo laxan leysla helay oo fanaankii ku haboonaa loo dhiibay
    ilaahey ha unaxariisto maxamed nuur giriig he was our legend, it reminds me my beutiful teen ages suchw thanks for you publishing thiw

    • @ahmedabdullah6132
      @ahmedabdullah6132 7 ปีที่แล้ว +1

      ismaaciidsgsn

    • @asadsahal9240
      @asadsahal9240 5 ปีที่แล้ว +2

      mahad hazard /saalax sergio Cabdiga vib axmadinho (ALLow unaxriiso)

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +41

    Allah unaxariisto fanaan waa kuwii hore👏👏

  • @sadiaabdi8035
    @sadiaabdi8035 7 ปีที่แล้ว +46

    wlh fananiinta hada jiran wax ey mesha ku hadaan maleh ani 23 aa jiraa wlh fananinta hore aa jeclhy heeso daren leh ayey qadi jiren kuwa hada mabo la fahmo anakii o qurbo jogno ayey afkii naga lumeyeen wlh uf

    • @shuuke4453
      @shuuke4453 7 ปีที่แล้ว

      Fananada hada waxoda wa music kaliya
      Qofki dhagysta wa khasay

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว

      Ku adkow dhaqankaaga iyo Diintaada Waanadasan kuuso jeedinaya walashay

    • @munoxaaji2989
      @munoxaaji2989 5 ปีที่แล้ว +2

      yaa soo nooleyo abwadi geriyoday fananinti dhintay wadanki dumay sorry wa waxan dhacaynin waa uun riyadayda

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 5 ปีที่แล้ว +2

      fanaaniinta kaliya yaan la eedeyn ee sidoo kale abwaan xumana way jirtaaa, kuwii hore erayada ayay hodan ku ahaayeen lkn kuwa hda jiro xalay waxay ku qarween bay hees kaaga dhigayaa iyo "gacalo quracaada ii keen" 🤣🤣🤣

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว

      @@soomaaliweyn215 erayadii AUN CIISE WARSAME SAMATAR (DHANCADE) oo dhowr sano ka hor ku geeriyooday Hargeisa iyo luuqdii AUN MAXAMED NUUR GIRIIG oo isaguna dhowr iyo toban sano ka hor ku geeriyooday Hargeisa

  • @abdi-hamidyahyayusuf7725
    @abdi-hamidyahyayusuf7725 9 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi cadaabti kaa xoree, naxariis iyo Janno ku waar... Fanaan qaaliya Maxamad Nuur Giriig oo aan aad u taageero

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 12 ปีที่แล้ว +22

    waa kuwa halyeey nin ah !!; nacas soo hormariyee!! ; hanti kugu jeclaadee!! ; huqda iyo dhibaatada kugu soo hagaajee!! .. hoheey dumarku waa adoo haraadan biyo kuu hiraayee !! .. hoheey dumarku waa hed iyo laayaan raggu ka hari waayee !! ..

    • @calimahdi1366
      @calimahdi1366 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waraa adi nin wen tahay 12sano kahor waaye comintaga 2024 lajogaa

    • @micnamalahan
      @micnamalahan 7 หลายเดือนก่อน

      @@calimahdi1366 haa

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk

    • @micnamalahan
      @micnamalahan 6 หลายเดือนก่อน

      @@calimahdi1366 in aan nin weyn ahay sidee ku garatay , 12 Sano ka hor TH-cam in aan lahaa miyaad la yaabtay!?😊

  • @cabdiqadarabshirqadarabshi9844
    @cabdiqadarabshirqadarabshi9844 5 ปีที่แล้ว +6

    Ale ha u naxariisto maxamed nuur gariig wuxuu ahaa Canaan qaali ah oo heso macaan leg hesihiisana half heesa oo latuuro leheen

  • @geellegaaboow4959
    @geellegaaboow4959 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ereyaddii AUN Abwaan ciise warsame samatar (dhancade) codkii aun maxamed nuur gariig

  • @haykaldheere
    @haykaldheere 12 ปีที่แล้ว +42

    Hoheey dumarku waa hadh qaboobe damaloo
    Hanfi iyo dabayl lehe.
    Hur intii leh uunbaa intay kuu hagaagaan
    samo laga helaaye
    inta kale huf weeyaan hadba gees u kacayee
    Hoheey dumarku waa adoo harraadan biyo kuu hiraaye
    Hoheey waa hed iyo laayaan raggu ka hadhi waayee
    waa adoo harraadan biyo kuu hiraayee

    • @ahmedzaahid1107
      @ahmedzaahid1107 4 ปีที่แล้ว

      Maansha

    • @cabdicasiiscabdulaahi8354
      @cabdicasiiscabdulaahi8354 26 วันที่ผ่านมา

      Halkaas waa horintii labuunbaa intay kuu hagaagaan, yacnii horin waa koox, koox kasta oo dumarka kamid ah labaa ka hagaaga buu ka wadaaa

  • @moorsaante1
    @moorsaante1 10 ปีที่แล้ว +4

    Aun Al Fanaan Maxamed Nuur Giriig, Wuxu ka mid yahay top 5 fanaaniinta soomaaliyeed

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 6 หลายเดือนก่อน +1

    40 baan jiraa 25 ka mid ah dumar baan cayrsanaayay❤❤❤❤❤

    • @FaadumoMuuse-jq4vp
      @FaadumoMuuse-jq4vp 6 หลายเดือนก่อน +1

      Oo mxY ka qaaTeNe ad u baacsanaysey😂😅

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 6 ปีที่แล้ว +4

    Wwwwwwww waxasa kaa Hesa rabi naxaristi jano haka warabiyo fananinti hore inta nolna rabi Cimri hasiyo bilis fanintan danbo Haiska amusan hes mesha kuma hayane

  • @ciisewadani3963
    @ciisewadani3963 11 ปีที่แล้ว +2

    ilahayoow uu naxariiso fanankaa amiin

  • @sooyaalmedia11
    @sooyaalmedia11 5 ปีที่แล้ว +1

    Hoheey dumarku wa howlaha aduunyada hilin lomaraaye
    Alla yaraxma alfanan legend mn giriig

  • @ijaaboaxmad5677
    @ijaaboaxmad5677 5 ปีที่แล้ว

    Xasuus waayo waayo iyo cod macaan rabbi ha unaxariisto maxamed nuur gariig

  • @abshirabdi6136
    @abshirabdi6136 8 ปีที่แล้ว +9

    ilahay naxariisti janahakawaraabiyee fanaan qaliya ayuu ahaa heesihiisa dhaamaan waan jeclahay naarta ilahowka xoree

  • @maxameddaadey2564
    @maxameddaadey2564 7 ปีที่แล้ว

    alla yaa arxmu mxamed nuur fanaan somaaliyeed oo codmcaan buu ahas

  • @ozlemabshir4555
    @ozlemabshir4555 5 ปีที่แล้ว

    Waxeey dumarku waxey dumarku it's the best song for ever i heard God bless u

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 5 ปีที่แล้ว +3

    awoowahy ilahy ha u naxaristo ameen
    9//11/2019 wixi iga danbeya u ducaya walalyal😓😓

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 5 ปีที่แล้ว

      Amine Allah u naxaristo awowgaa , goormu dhintey huno?

    • @saamikhaliif230
      @saamikhaliif230 5 ปีที่แล้ว

      ilaahy how naxariisto wxn dhagaysan 26 /11/2019 aamiin

  • @dahirjagsandulahaye7215
    @dahirjagsandulahaye7215 8 ปีที่แล้ว +4

    waxasa heeees Allah yarxamuka fanan qaran weye fanan qabil ma ahan

    • @degandurriyadiireerfaaraxg180
      @degandurriyadiireerfaaraxg180 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad fanaan qaran buu ahaa
      Weligay ma arag reerka uu kadhashay oo leh anaguu ahaa halka fanaanada kale laysugu Faano
      Alla yarxama maxamd nuur Giriig
      Beesha Warsangeli buu kasoo Jeedey lkn iminka waa reer Aakhirood ilaahay godka haw nuuriyo

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH UNARISTU ALFANAN MN GIRIIG. fanan QARAN oo LEGEND cod MACAN buu aah.

    • @asadsahal9240
      @asadsahal9240 5 ปีที่แล้ว

      mahad cabdi /saalax sergio /CABDIGA VIB

  • @idirismohamed4571
    @idirismohamed4571 6 ปีที่แล้ว +12

    Heeesta hal-abuuur keeeda waxaa lahaaa abwaaan ciiise warsame samatar dhancade wakhtigu waaa lixdameeyadii iyo hoyga abwaaanka fanka hargaisa

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofka heestan qofka soo celiyey aad baan ugu mahadcelinayaa waxan heestan 5 sano caawa ayay kadis igu soo baxdey waxana kuso xasuustaa Hargeisa 2008
    Cajalkii rikoodhka la galin jirey ayaan ku dhegeysan jirney aniga iyo habadey. Xasuus.com ❤❤❤❤🙌👐🙌

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 5 ปีที่แล้ว

      Queen Tanya you talking 2008, 1978 Ayaan dhegaysan jiray

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sahalmohamed3477 hadaa cimri kuma hadhin
      2008 I was 8 years old heesuhuna markaas ayey ii bilaabmen

  • @aravattali
    @aravattali 5 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed Nuur Giriig
    OLD IS GOLD

  • @waayeelkajaqafsada2352
    @waayeelkajaqafsada2352 8 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan aaan aaad u taageero raximahullah maxamed nur gariig

  • @cabdirasaaqciise4566
    @cabdirasaaqciise4566 8 ปีที่แล้ว +1

    axyaa fanaan yarxamu ohey Duramku waa adoo haraadan biyo Kaa hiraaye

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run wlhi intuba Allaha unaxariisto

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 7 ปีที่แล้ว +3

    waa ereyaddii aun abwaan ciise warsame samatar dhancade

    • @nimosaid3844
      @nimosaid3844 6 ปีที่แล้ว

      Alaha u naxariisto best song

  • @yasmin6657
    @yasmin6657 12 ปีที่แล้ว

    maxamed nuur giriig heesihiisa waxbadan ayaan raa dinaayay.. sxb aaad iyo aad ayaad uma hasantahay for posting the legend Allah unaxariisto

    • @calimahdi1366
      @calimahdi1366 7 หลายเดือนก่อน

      Adi manooshahay 12sano khor waye qoralkaga 2024 lajoogaa

  • @saeedabdi5697
    @saeedabdi5697 6 ปีที่แล้ว +2

    Hohey dumarku waa harqaboobe dabaalo hanfi iyo dabayl leh , hur intii la uumaa sama laga helaaye , inta kale Huf weeyaan hadba gees ukacayee ,hohey dumarku waa adoo haraadsan biyo kugu hiraayee. Waxay kamitahay xigmahada aan kahelo heesihii hore qaarkood caadi maahan dadkii hore

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 7 หลายเดือนก่อน

      Waa sax abwaaniintii xigmada lahaay afkana aan ku baran jirnay waa naga dhamaadeen 😢 ilaahow unaxariisto dhamaantood

  • @ayaanmohamed2857
    @ayaanmohamed2857 7 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haw naxaristo mn girig fnaan qaliya

  • @barkhadsomali7724
    @barkhadsomali7724 7 ปีที่แล้ว

    alle haw naxariisto
    runtii waa fanaan mar so maray dhulka so mari doonin taariikhda xusaysa

  • @cabdirahmaanomarfarey6066
    @cabdirahmaanomarfarey6066 8 ปีที่แล้ว +1

    Al fanaan al kabiir illahey ha unaxariisto

  • @channelkadhalinyaradagerma1685
    @channelkadhalinyaradagerma1685 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanan wakan alle haw naxariiste boqorki codka maxamed nur girig

  • @hey4235
    @hey4235 11 ปีที่แล้ว +2

    allaa yarxamu raaximiin . rabaw u naxariiso

  • @abdirahmantallman2263
    @abdirahmantallman2263 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto fananka cidkiisa aad buu iicajabiyay

  • @nuurgame4951
    @nuurgame4951 13 วันที่ผ่านมา

    2024 yaa dhageesanayo❤

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha unaxariisto maxamed Nuur giriig

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii iyo laxankii ciise warsame dhancade codka m.n.giriig

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 6 ปีที่แล้ว +5

    Erayada Ciise warsame dhan cade ayaa sameeyey codka macaan Maxamed nuur giriig

  • @mokhtarbaadil3801
    @mokhtarbaadil3801 6 ปีที่แล้ว +11

    Ereyadi :CIISE WARSAME ( dhancade )

  • @maaxcabdi1750
    @maaxcabdi1750 6 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxariisto

  • @RoodoCadeey
    @RoodoCadeey 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u naxariito

  • @saladabdiolad7082
    @saladabdiolad7082 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan dhegaysan jiray sanad kii 2014 dhamaad kiisi anoo Dugsiga dhexe markaas standard eight noqday ayaa mobile sumsung ah oo memory ku jiro la iisoo iibiyey waxaan mar kiiba ku shubtay heeso qaraami ah oo ay heestani ka midyihiin waxaan joogay meel layidhaa marshuuca dhinaca W/B kaga beegan Caynaba oo school ku kuyiil sidoo kale gelinna adhigeena ayaan raaci jiray. Alxamdulilah hadeer waxaan semester kii ugu danbeeyey geli rabaa Jaamacadda waxaana joogaa magaalada muqdisho ee Caasimadda waddan keenna hooyo. Waxaan rajaynayaa horumar iyo in hamiyadeena eebbe inoo rumeeyo dhamaanteen oo ay nu nolosha ka gaadhno guulo wax ku ool ah inshallaah.

  • @fardosaawil137
    @fardosaawil137 8 ปีที่แล้ว +4

    illahay u naxariiso

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 7 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto dhamaantood dad qaaliya ayay ahaayeen

  • @saralujina6
    @saralujina6 12 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow u naxariiso

  • @abdirahmaanasmo4882
    @abdirahmaanasmo4882 8 ปีที่แล้ว +1

    maxamed nuur giriig raximahulaaah

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +3

    Dumarku Hooyo waa walaalaasha Waa Goshaada Dhibka Haysta Somaliya Dumar Ayaa Ka masuul waxaan U Danleehay Dhibka Somamaliya Dumarka ayaa masuul Ah

  • @yuusufcandurbo6495
    @yuusufcandurbo6495 8 ปีที่แล้ว

    alaa yarxamak girig fanan qaran walaahi

  • @fahadjaamac2734
    @fahadjaamac2734 9 ปีที่แล้ว +3

    wale-heeso-waa-heesi-hii-hore-

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว

    Ninkasoow Guurso Gabadh Soomaaliya

  • @baastv5309
    @baastv5309 5 ปีที่แล้ว +1

    Hohoydumarku waa adoo haraadan biyo kuu hiraaya bak ufiirso kalmadaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib ALLOOW KUU NAXARIISO

  • @calimahdi1366
    @calimahdi1366 7 หลายเดือนก่อน

    1996 bishii agosto iigu horese hestan

  • @kaffi2010
    @kaffi2010 13 ปีที่แล้ว

    waah waah asal ala yaraxma best fanaan

    • @naxwemaxamad1903
      @naxwemaxamad1903 7 ปีที่แล้ว

      Rain haunaxariito wuxu ahaa abwan qaran

  • @cabdallamaxamed997
    @cabdallamaxamed997 4 ปีที่แล้ว

    waayo waayo xasuus igu leh 2004

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 ปีที่แล้ว +1

    oheeey dumarku waa Har qaboobe damaloo hanfi iyo dabayl Lee huuuno ii laba unbaa intay kuu hagaagaan samo laga helaayee inta kale huf weeyaan hadba gees ukacayee oheeey dumarku waa Adoo hadaadan biyo kuu hiraayee oheeey dumarku waa hawlaha adduunyada hillin loo maraayee waa kuwa halyeey nin ah nacas soo hormariyee lacag kugu jeclaadee waa kuwa huq iyo dhibaatada kugu soo hagaaajee waa hed iyo ayaan raggu kahari waayeee

    • @alisalad
      @alisalad 8 ปีที่แล้ว

      hurintii dheh kaabo

    • @alisalad
      @alisalad 8 ปีที่แล้ว

      hurintii labuun ba intey ku hagagan samo laga helaaye

    • @Mohamud_A._Xamaraawi
      @Mohamud_A._Xamaraawi 6 ปีที่แล้ว

      Hur intii leh uun baaa intay kuu hagaagaan Sama laga helaayee
      waa saas heestu

  • @awiligaljama4728
    @awiligaljama4728 9 ปีที่แล้ว

    Axsan fanaan Maxamed nuur giir

  • @Cartan7
    @Cartan7 8 ปีที่แล้ว +1

    waqooyiga somalia hal-abuur u dhashay curiyay murtida heesta. erayadii abwaan ciise warsame dhancade. bbc taariikh nololeed kii mahmed nuur giriig ka maqlay.

    • @mahadmumin9502
      @mahadmumin9502 8 ปีที่แล้ว +3

      +Jango West meel kasta commentiga maxaad u keenta waqooyiga somalia bu u dhashay> maad dhahdid waxa u u dhashay somalia waana waaberi legend. KHALAD HA I FAHMIN WALALO

    • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
      @cabdiraxmaancabdillaahi-9 7 ปีที่แล้ว +2

      Mahad Mumin, wax dhib ahi kuma jirto haddii la sheego degaanka uu halabuurka heesta sameeyay ka soo jeedo. Adduunkaba, waxa aad maqlaysaa "hebel hebel oo ka soo jeeda gobolka ama u dhashay gobol hebla". Kolkaas ha ka didin waxba kuma jiraane. Haddii degaankii la sheegay, oo aan reerkii uu ahaa la sheegin wax dhib ahi kuma jirto. Haddii aad rabtana, xitaa reerkiisa waa la gu sheegi karaa. Kkkk. Erayada heestu sida saaxiibkeen sheegay waa Ciise Warsame Dhancadde, oo ka soo jeeda woqooyiga, gaar ahaan gobolka Togdheer. Degaanka Oodweyne agagaarkiisa ayuu ku dhashay Ciise; wuxuu ahaana nin reerka Habaryoonis ka dhashay. Sannaddii 2013kii buu geeriyooday; Alle ha u naxariisto. Sidoo kale Maxamed Nuur Giriig isna wuxuu ku dhashay Berbera, oo ku koray ama ku barbaaray. Dhalasho ahaan, waa nin reer Laasqoray ah ama waa nin Warsangeli ah. Waan idiin salaamayaa saaxiibbayaal.

  • @ubaxahmedqorri3878
    @ubaxahmedqorri3878 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnaxariisto

  • @mohamedhajiabdi2255
    @mohamedhajiabdi2255 4 ปีที่แล้ว

    2020 yaa dawanaya

  • @abdiadan8108
    @abdiadan8108 8 ปีที่แล้ว

    ilahay ha naxiiriste

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 8 ปีที่แล้ว +2

    BIG LIKE

  • @aliaalba5395
    @aliaalba5395 7 ปีที่แล้ว

    alaha unaxaristo

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว +6

    kama daalo heysigisa(mn giriig) runtii

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 ปีที่แล้ว

    ilaahow walaalihii hargeysa badankoogi dhinta'e u nuuri qabriga

    • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
      @maanragaragtemaskaxdumardh4221 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭aamiin👐👐

    • @saamikhaliif230
      @saamikhaliif230 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamiiiiiiiiiin aaaaaamiiiiiiiin😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yuusufcalishariif4178
    @yuusufcalishariif4178 7 ปีที่แล้ว +1

    allah auna xarito

  • @qalanjoqaali308
    @qalanjoqaali308 10 ปีที่แล้ว

    Alla yaa raxma

  • @abdirahmansaney770
    @abdirahmansaney770 9 ปีที่แล้ว

    ohoy dumarku wahow laha adun dariq lomaraye

    • @sharmaarkemohamed5089
      @sharmaarkemohamed5089 8 ปีที่แล้ว

      alle naxariistii haka waraabiyo max.ed nuur giriig iyo abwaankii sameeyey heestan oo ahaaa ciise warsame samatar allayaa yarxamo

  • @alimohamedisack2734
    @alimohamedisack2734 5 ปีที่แล้ว

    Especially love dadkii hore

  • @abdirahmaanasmo4882
    @abdirahmaanasmo4882 8 ปีที่แล้ว

    heesta iyo bar dadkii hore dad u waayey

  • @yusufsaidjama8007
    @yusufsaidjama8007 10 ปีที่แล้ว

    BERBERA AYAAN SOO XASUUSATAY IYO MAQAAXIDII INA CALI HANGOOLE NINKII GARANAYAA GARANAYEE -

    • @Garad7
      @Garad7 10 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed Nuur Giriig wuxuu ku dhashay Berbera 1935. Miraha heestan waxaa alifay abwaan u dhashay gobolka waqooyi-galbeed ee Ciise Warsame Dhancade.

    • @taariikhyahan8629
      @taariikhyahan8629 8 ปีที่แล้ว +6

      Sxb Markaad leedahay wuxuu ku dhashay BERBERA haddaad ujeeddo inaad faahimiso qabiilkiisa fadlan la soco MAXAMED NUUR GIRIIG WUXUU KASOO JEEDAA DEGMADA LAASQORAY EE GOBOLKA SANAAG (QABIIL: WARSENGELI). LANA SOCO IN BERBERA AHAAN JIRTAY MAGAALO QADIIM AH OO LEH XADAARAD WEYN SIDA MUQDISHO OO KALE DADKA DEGGANNA WAXAY AHAAYEEN ISKU DHAF NOOC WALBA LEH WAXA UGU BADNAA CARAB, HINDI, IYO SOMALI REER WALBA LEH..

  • @khaalidugaasbade9546
    @khaalidugaasbade9546 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waa dhaxal gal

  • @beylebadacas306
    @beylebadacas306 12 ปีที่แล้ว

    wofa heestan wa run wa waxjira

  • @abdirahmansaney770
    @abdirahmansaney770 9 ปีที่แล้ว

    waaaa alafanan maxamad nur garig ohoy dumarku waaa wahar qabobe hanfi iyo dabeylo kurinti labo inta kuhagagan inata kale huf weyane

  • @ahmedabdinasir1050
    @ahmedabdinasir1050 5 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 6 ปีที่แล้ว

    waxan dhagaysan jiray ano 12 ah wayo wayo

  • @smartworkingshopilyaascarte
    @smartworkingshopilyaascarte 8 ปีที่แล้ว

    waa run

  • @noorabdi180
    @noorabdi180 11 ปีที่แล้ว

    adaa mudan.

  • @mustaxiilyare10
    @mustaxiilyare10 5 ปีที่แล้ว

    Hees xusuusleh

  • @mohamedabdilahi6560
    @mohamedabdilahi6560 6 ปีที่แล้ว

    Alla dumaraaaaa

  • @yuusufcalishariif4178
    @yuusufcalishariif4178 7 ปีที่แล้ว

    amiin

  • @FarahAbdi-ml5gu
    @FarahAbdi-ml5gu 10 หลายเดือนก่อน

  • @laashinwaaye2310
    @laashinwaaye2310 8 ปีที่แล้ว

    nin dheh

  • @cabdikaaficabdicusman4994
    @cabdikaaficabdicusman4994 5 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed moogo
    Iyo cumar dhuule
    Ninkaan dhageysan
    Fanka waxba kama ogo
    Ninkaaana waa cajiib
    Tubeeec ayaa labuun buunshaa lkn igama dago yasmo iga maaha lkn igumabaxdo

    • @xigmadnagadhaxal4134
      @xigmadnagadhaxal4134 5 ปีที่แล้ว

      Heesta hooyo ee uu qaado tubeec dhegeyso abti wxaad ogaan kartaa inaan loo babac dhigi karin

  • @maaxcabdi1750
    @maaxcabdi1750 6 ปีที่แล้ว

    Fanaankayga

  • @AhmedNeutron.
    @AhmedNeutron. 7 ปีที่แล้ว

    hòhey dumarku

  • @alimohamedisack2734
    @alimohamedisack2734 5 ปีที่แล้ว

    14 - 01 - 2020

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 6 ปีที่แล้ว

    Waaruntis hooy dumarku

  • @ahmedmadeyaden3610
    @ahmedmadeyaden3610 4 ปีที่แล้ว

    Ohey durkurku

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 6 ปีที่แล้ว

    Maxamad Nuur Giriig Wuxuu ii yahay Fanaan ka Labaad Ee Aan heesihiisa sida Kalsoo ida ah u dhegeysto Anoon ka Caajisin Marka tubeec Kaga yimaaddo.!
    Rabanaa yarxama. 💖💖

  • @suchw
    @suchw  12 ปีที่แล้ว

    Adaa mudan sxb make sure you subscribe:)

  • @marwaaliballahkuxirnow
    @marwaaliballahkuxirnow 5 ปีที่แล้ว +1

    rer Somaliland ceebta maku faanaan mise wa ucaado? inta xunba wa shegtaan

  • @somalisomali2167
    @somalisomali2167 5 ปีที่แล้ว

    1/1/2020 😍