Maxamed Nuur Giriig 🔥Iyo Heesta "BOODHARI SIDIISI"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 103

  • @CabdiCasiiscanole
    @CabdiCasiiscanole 3 หลายเดือนก่อน +12

    Beerka iyo laabtiyo boga waxaan ku heestaa biri inaan arooso basarka iyo ciyaarta bigilka iyo heesaha hanoola bilaabo esh calaa erayo macaan allaha u naxariisto gariig

  • @samiyaxasan875
    @samiyaxasan875 5 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan Abahay aya hoyaday uqadi jiray inta aysan is guur san Habeen baa la iga shekeye ❤🥰

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Adna Tolow hees ma laguu qaaday

  • @AxmedCcasiis-tt6bh
    @AxmedCcasiis-tt6bh ปีที่แล้ว +16

    Waaaw hadiii aan maqlo heestaan waxaan soo xasuusanaaa habeenkii iigu horeey misana gaari ila halaabay hada yimid nin socoto ah hadana wato raadi iyo cajadaan igu yiri shukaansi u socday markaan maqlay heestaan waxaa kacodsay inaan heestaan kula raaxeesto ilaaa waagii baryey iigu raaxeeyey heestaan gariiig

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว +9

    Allah Yaa-Raxma Big Legend M.Nuur Griig..Saxsophankii Muuse Max'ed Si fcn Halloo dhageysto,Waa laga Qeyliyey!!....Mahasanidin..

  • @johngaloti137
    @johngaloti137 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah yarxamhu ibn alcam ina adeer Maxamed Nuur Giriiq bin Garaad Cabdale bin ciyaal Warsangeli. Walaah Fanaan wa nus.

  • @ymyasiyadofficial7013
    @ymyasiyadofficial7013 2 ปีที่แล้ว +36

    "Been laguma heeso,
    Sing no lies,
    Runta lagama beedhee,
    Never hesitate for telling the truth,
    Waa loo badheedhaa!
    Therefore face it!
    Cilmi kuu la ballanbalay,
    What Elmi (The Somali Romeo) had suffered,
    Ee Qays baabaa,
    And Qays (The Arab Romeo) faced the obstacles,
    Ana igu ballaadhee!
    It has taken over me!
    Bar wadnaha ku taallo,
    It's a dot in my heart,
    Igu baahday weeye,
    That has spread over me,
    Boodhari (The Somali Romeo) sidiisii,
    Like Boodhari,
    Barashadda Jacaylka,
    The Love affair,
    Iyaday igu beerto!
    That she had introduced me!
    Iyadoo habeen badha,
    It was a midnight,
    Intaan soo barraarugay,
    And I woke up,
    Baalaha ka eegoo,
    I checked her on the corner,
    Markaan bixiyey faynuus,
    When I lit a lamb,
    Ileyn baaba weeye,
    It wasn’t existed,
    Barkimadda dagaaloo!
    And I started fighting with the bilow!
    Bar wadnaha ku taallo,
    It's a dot in my heart,
    Igu baahday weeye,
    That has spread over me,
    Boodhari (The Somali Romeo) sidiisii,
    Like Boodhari,
    Barashadda Jacaylka,
    The Love affair,
    Iyaday igu beerto!
    That she had introduced me!
    AUN Max'ed Nuur Giriig Waa AUN Saaxiibkii, Ibarayna Isaga iyo Wiilkiisa.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 8 หลายเดือนก่อน

      Boy you made direct translation

    • @kaysemaxamed1675
      @kaysemaxamed1675 7 หลายเดือนก่อน

      Nin rageeed

    • @ahmedabdirahman5700
      @ahmedabdirahman5700 หลายเดือนก่อน

      @@ymyasiyadofficial7013 waad mahd santhy si fican u turjuntay

  • @somalijecelsomalilover4141
    @somalijecelsomalilover4141 3 ปีที่แล้ว +10

    Aun. Maxamer Nuur Giriiig, waxaan maqlayaa kabankii Axmed Naaji sacad, silayaab leh buu hordhaca ugu raaxaystay.

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 2 ปีที่แล้ว +6

    Erayadii abwaan Axmed Adan Xuseen(Masri)waa abwaanada Cismaan Askari iyo Yuusuf Adan Allaaleh walaalkood,laxankii Ismaaciil Cabdi Basbaas.IHN dhamaantood.

  • @baxsanbilanofficial8066
    @baxsanbilanofficial8066 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleh hawo naxarizto maxmed nuura fanan codo halaa siyaa laha

  • @ShamsoAadan-qf9dr
    @ShamsoAadan-qf9dr ปีที่แล้ว +5

    When i lessten this Song I'm feeling peace to peaceful.. And Love again don't worry anymore

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 ปีที่แล้ว +10

    😔😔😔
    Xusuustii xusuusahaan gala mrkaan heeskan oo meel ka bxYsa maqli
    🥺 BeerkiYo laabtiYo
    🥺 Bogga waxaan ku haYstaa
    🥺 Berri inaan aroosee
    🥺 BatarkiYo ciYaartiYoo
    🥺 BigilkiYo heesaha
    🥺 Ha naloo bilaabee
    🤦 Bar wadnaha kutaaloo
    🤦 Igu baahdaY weeYee
    🤦 Boodhari sidiisii
    🤦 Barashada jacaYlkana
    🤦 AYadeYgu beertaYee

  • @muxuboadan3215
    @muxuboadan3215 3 ปีที่แล้ว +6

    Erayada heestan waxalahaa abwan xuseen jaamac rooble gujis waxa usame yey sankii 1965 markaa wuxu jogay xamr abwaanku

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 11 หลายเดือนก่อน

      Sax xamar heeso badan ayuu ku sameeyey

  • @dahirabdikadar4240
    @dahirabdikadar4240 2 ปีที่แล้ว

    magacaygu waa dahir y, abdikadar heesta maxamed nuur gariig heesta waa ugu fiican muusikaddana waa fiican i am from somalia.

  • @abdullahali6766
    @abdullahali6766 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay how naxariisto M. GIRIG waxan dhegeysanayey maalin laga waraysanayey BBC da sidi uu kuso galay fanka wuxu yidhi magaalada Berbera ayan hudheel ku yiil ka aha mudalab oo aan ka shaqayn jirey waxan naso maray kooxda waaberi oo katimi Hargeysa hudheelka ayay macmiil u ahayeen oo kuso degeen kadib waxay noo dhaafayeen Burco waxa la igu yidhi raac oo kaso qaad lacagta Hudheelku ku leeyahay kadib marka ay ku dhigaan Riwaayada Burco marki aan gaadhney Burco ayan usheegay in aan rabo jeclahayna fanka Riwaayadi ay dhigayeen ayan qayb ka noqday kadib kama soo laaban sidi ayan ku galay fanka ( IHN )

    • @M0eDahir
      @M0eDahir 3 ปีที่แล้ว +2

      Marqaati baan kaaga ahay allaylehe inta aad sheegtay. Allah ya ramxa Maxamed nur garig

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +1

      lkn saxib waaberi ma ahayn kooxdu walala hargaysa ayey ahayeen wakhtiga ma jirin waberi wixii aan qaldy sax

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah yaaa cisag xadaa ku istageyso
    Maxaa inbada kaa sugeynay (WAAYO WAAYIHII WACNAA ) AAD BAAD U MAJAD SANTAHAY 🙏❤️🙏🥰🙏🥰

  • @MohamedGargaarAbdi
    @MohamedGargaarAbdi ปีที่แล้ว

    From kismaayo, Somalia 🇸🇴

  • @ilhaanaadan4526
    @ilhaanaadan4526 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢الله يا ر حمه فنا صو مالي محمد نور جر جة

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 3 หลายเดือนก่อน

    Aun m nur gariga what voice all ah haku naxarìsto

  • @BayloodkaQaranka-o3f
    @BayloodkaQaranka-o3f 24 วันที่ผ่านมา

    Barashaad jaclikan iyaad igubeertahy

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 ปีที่แล้ว +1

    Love❤ from Edmonton Alberta

  • @yaxyec4972
    @yaxyec4972 3 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada: maxauud masri

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 วันที่ผ่านมา

    Waayo waayo anigoo arday ah beri samaadkii...
    Muusikada naga reeba ee erayada inoo keydiya...

  • @AhmedSalah-vg7zz
    @AhmedSalah-vg7zz 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees macaan xasuus hore AHUN fannaan culus lama iloobaan

  • @kalida7779
    @kalida7779 11 หลายเดือนก่อน +1

    18/01/24 Barwadaha Kutaalo Iigu Baahday weeyaan 😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto mahamed nuur giriig waa nin aan la illoobi karin

  • @samaalenuur6717
    @samaalenuur6717 3 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed nur girig
    رحمه الله

  • @afgaabxayd3654
    @afgaabxayd3654 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow erayadii abwn barkhad cas alle haw naxariisto

    • @afgaabxayd3654
      @afgaabxayd3654 3 ปีที่แล้ว

      @@waayowaayihiiwacnaa kkkkk yaa kuu sheegay goortu dhinteyse war maka haysaa abwnlu isagaa heesta iska leh amma diid ama yeel nuur giriig 1958dii abwaan barkhadcasna 1960s ayuu dhintey waxaana jecel ahay inuu dhintey 1963dii heestanina waxay ka mid tahay heesahii ugu horeeyey ee uu qaadey giriig

    • @yaxyec4972
      @yaxyec4972 3 ปีที่แล้ว +1

      @@afgaabxayd3654 ama diid ama yeel laguma garnaqsado sxb ee wax muujinkara sheeg adoo mahadsan. Laxanka jaamac saleebaan tubeec ayaan ku maqlay halka ereyada aan ku maqlay (maxamuud masri) oo la dhashay cismaan askari iyo yuusuf aadan allaale.

    • @afgaabxayd3654
      @afgaabxayd3654 3 ปีที่แล้ว

      @@yaxyec4972 kkkk anna afka giriig ayaan ka hayaaye sidee ayeynu usula keenaynaa 1958diina waa markuu fanka ku soo biirey

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@afgaabxayd3654 heestan saxib ereyad iyo laxankaba
      wa jaamac saleebaan tubeec

  • @yousufmukhtar2852
    @yousufmukhtar2852 8 หลายเดือนก่อน

    From galcad galgaduud somalia

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 3 ปีที่แล้ว +7

    CAJIIB GARIIG🎸❤

  • @cabdulahixasan520
    @cabdulahixasan520 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan arkayaa
    Dad soo qoraya kuna
    sheegaya
    abwaano aan lahayn
    heeskan!
    Sida xaqiiqda ah
    waxa leh
    Ereyada iyo Laxanka
    Heeska JAAMAC SALEEBAAN

    • @bakanishanta5038
      @bakanishanta5038 2 ปีที่แล้ว +1

      Runtii. Wuxuu.ahaa.xidiig.somarey fanka io umaadda.zomaaliyeed. xaqiiqdina.wxn.leyahey.maxamed.nuur. giriig. Ebbe.haa u.naxariisto.qabriga alaha.u iftiimiyo ...

  • @mohamedfaarahabdi9290
    @mohamedfaarahabdi9290 ปีที่แล้ว

    Barwadnaha kutaalo igu baahday weeyee
    Aun maxamed nuur gariig

  • @caarloos7736
    @caarloos7736 3 ปีที่แล้ว +2

    Cilmi kuulabalan balaey ee qeyz la baaba ay anne igu balaadhee😭😭

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 ปีที่แล้ว

    AUN Mohamed Nur Gerig Aamiin

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 หลายเดือนก่อน

    Bar wadnaha ku taaloo igu baahday weeyee😭

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 3 ปีที่แล้ว +2

    كلمات
    محمد مصري رحمه الله تعالى.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +2

    ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،،،،، الرحمه والمغفره للراحل محمد نور جريغ

  • @سميرةالصومالي
    @سميرةالصومالي 2 ปีที่แล้ว +1

    ax ax jacil wa xanun 😭

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    R.N..j.Hasiiyo.waxaa...xataa.halyey.mumina

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Jaaah??????qaaab🎊🎊🎊🎊🎊😭😭😰😰🤧🤯🤯🤯🤯🤧🤧🤧👈

  • @cabdulahimaxamed8666
    @cabdulahimaxamed8666 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulahi maxamed

  • @aliabdirahmanjama1445
    @aliabdirahmanjama1445 2 ปีที่แล้ว

    Ereyadii abwaan ciise warsame

    • @ibraismail9277
      @ibraismail9277 2 ปีที่แล้ว

      Mise gujis saxardiid saxb

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@ibraismail9277
      ereyada iyo laxankaba
      wa jaamac saleebaan tubeec

  • @AbdullahiAbukar-il1uc
    @AbdullahiAbukar-il1uc 6 หลายเดือนก่อน

    Ik reagerende feelings

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Yaasiin aburaas/hargeysa..waliva/maqaaxida. Inanta..need.abaarso🗻🗻🗻⛰️⛰️⛰️⛰️⛰️🏍🏍🏍🏍🏍🏍

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Berbera❤❤❤love/era===gold/dheman◇◇◇♧♧

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 3 ปีที่แล้ว +1

    Biyo nimay ukeenta bil kusomanaade 😅
    Run miyaaa

    • @muhammaddualle3009
      @muhammaddualle3009 2 ปีที่แล้ว

      Eraya Sarbeeba Waaye .
      Sarbeebtuna Imtixankanka Lagu Ogaado Qofka Dadnimadiisa Waxayna ka mid ahyd waxyanaha inanta lagu xulanjidhay

  • @yousufmukhtar2852
    @yousufmukhtar2852 8 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayo

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 ปีที่แล้ว +3

    Please🙏🥰🙏 (WAAYOO WAAYIHII WACNAA )codsi heestaan wadanigaa ee aan ereyadeedan aan wax ka xasuusto hadii aad heleysid inoo Soo gudbi adigoo aad u mahad San
    ------------------------------------------!?
    Looma dhiibto
    Looma dhaafto
    Dhaxal kii aad laheyd
    Ninki kaa dhaacayaa
    Waa leyska dhiiciyaa
    Dhallinyari iyo waayeel baa
    Waa dharaaraa dheehanay
    Samahaa waa dharaaraa
    Dhammeynay xumahii
    Dhammeynay xumahoo
    Dheef quraa wada dh
    Dhiidhiyaay dhaqsadaay
    Dhiidhiyaay dhawra'oo
    Dhannayaa nagaalasoo galin
    Dhulka innagaa leh
    Dhallinyari iyo waayeel baa
    Waa dharaaraa dheehanay
    Samahaa waa dharaaraa
    Dhammeynay xumahii
    Dhammeynay xumahoo
    Dheef quraa wada ....!?

    • @bulaale
      @bulaale 3 ปีที่แล้ว +1

      @@waayowaayihiiwacnaa
      Heestan bal baadh sxbow inad hayso. Ereyadeeda waxa ka mid ah: maalmuhu isdaba joog, maxay noo marayaan, minguurshuhu muxuu khalad madoobaad qoraayaa. Tubeec, Fadumo qasim iyo hobilada waberi.

  • @Khaleth_official
    @Khaleth_official 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaraxmah M Nuur Giriig The one and only.

  • @calimahdicosoble4390
    @calimahdicosoble4390 9 วันที่ผ่านมา

    AUN gariig waxaa dhihi karaa waa ninka kusoo xigo tubeec dhanka codka

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa hees

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Boodhari/❤❤❤❤ridiculous??

  • @maxamedcabdidacar9758
    @maxamedcabdidacar9758 2 ปีที่แล้ว

    Farxaan axmde

  • @ceebla82
    @ceebla82 ปีที่แล้ว

    Cajaaib❤

  • @libanyacin6745
    @libanyacin6745 2 ปีที่แล้ว

    Mauxamuud nuur faysal gabaya

    • @Yaasiinaburaasjaamac
      @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

      Jaaah🏧🏧🏧🏧🏧🏧🏧🏧🏧🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔔🔔🔔🔔🔔🔔🔔

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 ปีที่แล้ว

    Wow🎻🎻

  • @gediabdidirie4323
    @gediabdidirie4323 8 หลายเดือนก่อน

    Giriig goormuu qaaday heestaan ???
    Wakhtigee ???

    • @martine7191
      @martine7191 8 หลายเดือนก่อน

      1968kii ayay ahayd

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 2 หลายเดือนก่อน

      Lixdameeyadii

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    (Love...❤❤❤🎊🎊🎊🎊🎆🎆🎆feynuuus🌅.iftiiin.....Love?????? Ina.kuma....1. 2 3. Kabadan...maanha___2lamaane/aadmi/mid/dhexmaroo/kaliya/balse/suugaantu/halqabsi/faracyo/leh/sarbeebo/isdulhuwan/ismacneeya((batar/ciyaartiyo👉💏💑👪🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏌️‍♂️🏌️‍♂️

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    ??????.mudug...bay????

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 3 หลายเดือนก่อน

    Uu

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Liked

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Love

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Livetime's

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Facebook'S

  • @haybefaarax4966
    @haybefaarax4966 3 ปีที่แล้ว

    Warar

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Cilmi.&.hodon Love..^^^.. vvv....berbera...world...love.1aaad⭕✔️🔅✅🔆✔️⚕️⚕️⚕️⚕️⚕️⚕️⚕️⚫🔴🔵🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🔶️🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Live

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Lagate

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Share

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 3 หลายเดือนก่อน

    H

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว +1

    Live

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Love

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Livetime'S