Vitamins aan isticmaalo ee timaha, iyo jidhka u fiican iyo wajiga waxaan marsado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 21 วันที่ผ่านมา +4

    3:32 wlhi asmay you're trying to live the way you're in life. I hope many somali people understand this❤

  • @idhmanahmed1997
    @idhmanahmed1997 22 วันที่ผ่านมา +4

    TH-cam kaga manta igu horeysa wlhi wana ka helay walalo sida wanagsan oo uu hadleyso 🎉❤

    • @Supr93
      @Supr93 7 วันที่ผ่านมา

      Kow says 🎉

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y 21 วันที่ผ่านมา +3

    Vitamins in la jogteyo ma ficna cuntada ku badalo diintana ku dhaqan bas

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 20 วันที่ผ่านมา +1

    That's exactly what I do to take care ny self, but you forgotten to say BISMILLAHH in each tablet that's very important too.

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 4 วันที่ผ่านมา

    Xagee ka gadataa vitaminada

  • @AmaalAhmedjaamac
    @AmaalAhmedjaamac 7 วันที่ผ่านมา

    Vitaminda o dabiciya miyn la hely

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 21 วันที่ผ่านมา

    Abaayo link ga no so dhig cream ka day ga oo finanka u fcn plz

  • @naimorashiid5140
    @naimorashiid5140 22 วันที่ผ่านมา +2

    Biyo badan Ku cab kaniinka abyo 💜

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 22 วันที่ผ่านมา

    Asmay Vitaminds guriga kaso boxiyay kadib labo chisho ayan cunaya wanan iska daydaynaya amba wan ilawa

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 18 วันที่ผ่านมา

    Hadaadan na tuseynin maxad noo sheegi

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 22 วันที่ผ่านมา

    Asma waxabad isheegtay wa inan joojiya 21 malmood waxan caba oo raba inan joojiyo whate Coffee.mahadsanis wan eegaya ina ishaqayso ❤

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 20 วันที่ผ่านมา

    Asmaay Routineka timaha noosoobadi views bdn kuhelee somali kahadasha malehee☺️

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 22 วันที่ผ่านมา

    Abaayo multivitamin hadaan cuno sow iigama filna

  • @munabdullahi18
    @munabdullahi18 22 วันที่ผ่านมา +1

    asmay walalo what is your body care tell us please ❤

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 17 วันที่ผ่านมา

    V D Please take with Milk or any healthy fats

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 21 วันที่ผ่านมา

    Omega3 fish oil waxoo leyahay also mercury becareful.

  • @NuuraAbdirahman-f9h
    @NuuraAbdirahman-f9h 22 วันที่ผ่านมา

    Biotinka mxa notusin wysay 😊

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 22 วันที่ผ่านมา

    Walee waa Kimiko lugaynaysa
    Bal ka waran midkoodna ma isticmaale
    Weger iyo war dheh

  • @nuuracabdilahi3930
    @nuuracabdilahi3930 21 วันที่ผ่านมา

    Wlhi isku dabecad nahay dhibatatdii ku soo martay oo kalena way i haysta 😢

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 22 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry, kaniin ka faa'do malahan cuntada naturel ka ayaa ka Fiican

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 20 วันที่ผ่านมา

    Asamay routine soo duuba

  • @fartunothman8490
    @fartunothman8490 14 วันที่ผ่านมา

    Timaha fooneyaha kaso hadal huno

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 21 วันที่ผ่านมา

    Kaniiniyaal bidaarta u fiican raadi

  • @malyuunabdikariim8848
    @malyuunabdikariim8848 22 วันที่ผ่านมา

    Qali tik tok noosoo dhig saanu screen.shot uga qaadano please😢

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  22 วันที่ผ่านมา

      @@malyuunabdikariim8848 haye qaali TikTok soo digaa YouTubka ma ogola 💛

  • @NajmaAxmed-rc1ej
    @NajmaAxmed-rc1ej 22 วันที่ผ่านมา

    l like this wlhi 😊

  • @SaredoIlyas
    @SaredoIlyas 22 วันที่ผ่านมา

    Sawirada kininada natus huno

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asma quruxey walalo qalbiga ku salamay wlo love you🥰❤️

  • @ShihaabAxmed-x4l
    @ShihaabAxmed-x4l 20 วันที่ผ่านมา

    Nolashaada aakhiradaa kuxasuuso Timothy ayaad kafakaree aawey aakhiradaada

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 22 วันที่ผ่านมา

    ADHE maxaa ladhahaa abyo

    • @Qulaasadaqisooyinka
      @Qulaasadaqisooyinka 22 วันที่ผ่านมา

      Waa. Dabeecad dabeecada kamidaa oo dadka qaar leeyihiin ❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 21 วันที่ผ่านมา

    Vitamin D3 u need to take with fat.

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 22 วันที่ผ่านมา

    Waxan iswaydiya waxaso snails xagay joogan oo waxano dhan laga samaynayo 😂😂😂😂

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ManaalJamaal
    @ManaalJamaal 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asmaay waxan kiniina Hal mar lama wada liqo kelyuhu yu iska taagin 😂 na bal ana magnesium TAs iso dhiib😅

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 21 วันที่ผ่านมา

      Qli hadi hal mar vitamins badan la isticmalo ma dhiba

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 19 วันที่ผ่านมา

    O hada dadka tusen maxa uso dubtay 😏

  • @TasliimaSaleban
    @TasliimaSaleban 22 วันที่ผ่านมา

    Oreyo asmoy

  • @landahassan3616
    @landahassan3616 20 วันที่ผ่านมา

    asma est ce que tu boie l alcool oui ou non

  • @TasliimaSaleban
    @TasliimaSaleban 22 วันที่ผ่านมา

    Ayyyyy ani maa i

  • @sarayusuf4876
    @sarayusuf4876 21 วันที่ผ่านมา

    naa naga amus melanian wa protection

    • @hamdayusuf4879
      @hamdayusuf4879 19 วันที่ผ่านมา +1

      Maxay Ku tidhi hadaa dhimaneey. Waa protection bay Ku tidhi melanianku cadeeda ayuu inga celiyaa means