Gabadhaa waa caqli badnayd. Waa muhiim in cidar la iska baaro. Sida kaliya eed ku ogaankarto ama aad caafimaadkaaga ku ilaashan karto waa in aad iska baadho qofka aad guursanayso. Qofkii diida in uu is baaro waxbuu isku ogyahay. Gabadhan masha Allah waa gabar aad u qurux badan. Shaqayso abaayo waad helaysaa nin kuu qalma.
Gabadha hadda ma la qabaa?! Maa Shaa Allah aad bay u qurux badantahay , am in love with her eyes her smile and her dimples , let her take part in calafdoon she will find a good man in Shaa Allah
Mansha allah gabadh wanagsn oo daacad ah daacadina ma hungowdo sheeko cajiiba somalidu lacag jacayl bay inaanta ku dili gaadhena alxmdulilah Ilahay ba garansiyey inay so badho
Maa Shaa Allah waa gabadh yar oo quruxleey ah Allah baa garan siiyay inay tiri waan ku baarayaa haduusan waxba isku ogeyna ma diideen in la baaro. Walaal Allah baa kaa badbaadiyay shartiisa Allah Haku xafido nin ka qeyr badan oo ilmaha Kula koriyo Haku siiyo Aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️.
Mash allh. Allihii badbaadiyay ba mahad leh. FG. Habluhuu cilmiga diinta ha bartan, madama abahed jogay ma cid kale oo bixin karta ama wax laga waydin karo ayaa jira. Teeda kale adeer ka waxa ka horeya awowaha iyo walalka hadii saddexdaa la wayo ayuu aderku so gali karaa.
Runtii foolxumo iyo dad la.aan in aad ku aqbasho lacag baa kugu kaliftey lakin cudur Baad halis u gashay fadlan abaayo dooq iyo daacadnimo ku guurso lacagtu qofna lamay dhalane ragana ha ku edeynin damacaagii kuu geeyey qiyaanoolaha mahadsanid.
Ninkaas waala ceebeeyay,lacagtiisii oo banaan kaga baxday,social media laga ceebeeyay safar dheer oo uu soo galay.ragoow meesha aad joogtaan dumar ka eegta hadiikale naago soomaaliyeed ma jiraane malaysian ama indonisian waa muslim fiican raadsada.
@@filsanmaxamed5576 waala is baari karaa dhibaato maleh.laakiin gabadhan baadhitaanka excuse bay ka dhiga naysay.hore u tidhi markaan arkay qalbigaa i jabay tiiyoo video kala hadshay intaana lacaagtiisa cunaysay.dumaroow ilaahay ka baqa.waata leh sabab aan kaga cararo ayaan rabay hadalkeeda dhagayso.raga ajaanijbta soomaalida shaabuug bay la dhacaan lacagna ma siiyaan walee dumarka soomaalida kuwaas baa ku fiican
Wll mxaa ajaanib ah ma inantaa been sheegaysa aduu inantaada ama walaashaa ma siin lahayd nin cid loo raaco aan lahayn oon dalka deganayn mise gabadha pageka leh baad sideeda uhaysataa inader
Asma this program is very good but don't you ever treat all men like they are same equal no difference's cus generality is the language of ignorance people. Thanks have a nice day
Waxan malin melkadhageestay nin qabo hiv ee leh waxan tahay muqdisho 3gabdhod ayan ku gursaday hotel hadane mid ilmo le aya iga daba order waxa uyiri waxa i qadsiiyay gabar an gur qarsoni ah gursaday mar an xamar tagay ana waxan siqad siyay xaaskegi gabadhas ilmaha hesato waxan is yaqanan xaskeega lknma oga in an xanuunsanahay oo waxay leedahay wan kujeclahay waxaytiri iskadaa
Fadlan isbaadhida dhaqan halaga dhigto iyadoon la faquuqayn dadka lanool xanuunada kala duwan. I advice for my community to check their wellbeing before marriage!. Akhyaareey iskawarhaya wlalayaal
Wiil aan qaraabo nahy 2 malin ka hor maalintii meherka ayuu guurkii ka noqdey waalidka gabadha oo dhaqan xumaa darteed... 5 kun oo dlr na wuu isaga tagey oo uu hore u dhiibey.
Masha allaah waa Waa Aqli Badan Tahay Gabdhaw Ninka Hadad Jeceshey Xataa Iska Baadha Dhaqtarka Geeya Caafimadka Waa Sheyga Ugu Mihiimsan Hadegdegina KAFIIRSADA INTANAD FALIN ❤❤❤ Jag Älskar dig Asma ❤❤
Gabadhaa waa caqli badnayd. Waa muhiim in cidar la iska baaro. Sida kaliya eed ku ogaankarto ama aad caafimaadkaaga ku ilaashan karto waa in aad iska baadho qofka aad guursanayso. Qofkii diida in uu is baaro waxbuu isku ogyahay.
Gabadhan masha Allah waa gabar aad u qurux badan. Shaqayso abaayo waad helaysaa nin kuu qalma.
Maa shaa Allah waa gabadh aad u quruxbadan ilaahay ayaa mahadleh oo ku badbaadiyay.
Waxay rumaysatay dareenkii cajiibka aha ee ilahay dumarka ku abuuray iskamay indHa tirin manay ignore garaynin waana gabadH fariida MachaallaH ❤🎉🎉🎉
I love her spirits she’s such a character.
Subxanallahh war gabdhoow ka digtoonada qofkaad guursanaysaan😢😢😢😢
Fariid ayay ahayd wlle waa in lo sacbiyo🎉🎉❤❤asma adna mahadsanid
Gabadha hadda ma la qabaa?! Maa Shaa Allah aad bay u qurux badantahay , am in love with her eyes her smile and her dimples , let her take part in calafdoon she will find a good man in Shaa Allah
Asmay abyo wlhi wxbdna kafaide inta kulasocde txn mcnto qisoyinkan nosobadi wxbdna kafaidne adoyar ba fcn ina lasokulanto sida cashir bdn ugafaido ❤❤
Sister beautiful is inside not outside my sister get smart
Such smart lady Mashallah, wuxu waday ma yareen
Mansha allah gabadh wanagsn oo daacad ah daacadina ma hungowdo sheeko cajiiba somalidu lacag jacayl bay inaanta ku dili gaadhena alxmdulilah Ilahay ba garansiyey inay so badho
She not that beautiful too,but she has a self worthy wow ,girl you are a queen
SHE IS BEAUTIFUL 😍 MANSHA ALLAH
She’s beautiful with beautiful smile
Aad bay uqurux badanty adigu makii baa thy😂😂
Maa Shaa Allah waa gabadh yar oo quruxleey ah Allah baa garan siiyay inay tiri waan ku baarayaa haduusan waxba isku ogeyna ma diideen in la baaro. Walaal Allah baa kaa badbaadiyay shartiisa Allah Haku xafido nin ka qeyr badan oo ilmaha Kula koriyo Haku siiyo Aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️.
Walis baraya 2da qofbu wa iney isbaran mar hadey xarir leyihin
Alla gabdhaha somaalida hoormee abuseka ka bixi doonaaan😢😢😢😢
Mash allh. Allihii badbaadiyay ba mahad leh.
FG. Habluhuu cilmiga diinta ha bartan, madama abahed jogay ma cid kale oo bixin karta ama wax laga waydin karo ayaa jira. Teeda kale adeer ka waxa ka horeya awowaha iyo walalka hadii saddexdaa la wayo ayuu aderku so gali karaa.
hadii uu abheed wakiisho waacdi walloh hadu dhaho waan idiin wakishey
WAalays wakiilan karaa hadii la heshiiyana kii joogaaba waa bixin karaa walaalkaa oo jooga ayuu adeerkaa kubixin waa hadii wllkaa raali kayahay ka somali ahaanna ixtiraam dartii hduu aabuhu dhinto awoowga ama adeerka ayuu wiilku utanaasulaa
Masha allah tabarakallah ilahay ba ku badbaadiyay wuu bugay
Masha allh asma gabdha she’s so smart 😊❤
Thank you abaayo gabadhaas ila soo xiriiri waa fariid runtii
Masha Allah tabaraka Allah
Good girl ❤❤❤❤❤❤❤
Dadka somalida waxay dadka ku qiimeeyaan waa lacag uun .
Waxkale oo is barasho ama dadnimo lagu qiimeeyo ma jirto.
Asc asma Sln kadib aduunkan waa lagatagayaa ee Abaayo masha Allah waad quruxbadantahy ee Insh Allah waxan rajeynayaa inaan aragno sidaad ugu qurux badantahy hijaabka ❤❤❤
She is so beautyfull
Runtii foolxumo iyo dad la.aan in aad ku aqbasho lacag baa kugu kaliftey lakin cudur Baad halis u gashay fadlan abaayo dooq iyo daacadnimo ku guurso lacagtu qofna lamay dhalane ragana ha ku edeynin damacaagii kuu geeyey qiyaanoolaha mahadsanid.
Masha allha waa gabar aqli badan👸🥰 allha ha ku xafido najma
Kkkkkk asmaay tayari waa ciyal 40ka ayay qofweyn moodaysaa.
Naa kuwa 25ka kuu sheegtaa afartan ah, hadiiba da, ka muuqato waa 50 ama ka sareeya.
Aydba qof weyn oo caruur dhowr iyo toban jir ah heysato
We support you Asma
Ninkaas waala ceebeeyay,lacagtiisii oo banaan kaga baxday,social media laga ceebeeyay safar dheer oo uu soo galay.ragoow meesha aad joogtaan dumar ka eegta hadiikale naago soomaaliyeed ma jiraane malaysian ama indonisian waa muslim fiican raadsada.
Walaal waa wanaag inlays baaro labada dhinacba
Waar raga somalida dumarka somalida Ee sharfata leh badan koodu haku dirin 👀🤞🤔
Halaysbaaro nin diiday wxbu isku ogyhy muu isbaaro caafimadka wxkamuhimsan majiran
@@filsanmaxamed5576 waala is baari karaa dhibaato maleh.laakiin gabadhan baadhitaanka excuse bay ka dhiga naysay.hore u tidhi markaan arkay qalbigaa i jabay tiiyoo video kala hadshay intaana lacaagtiisa cunaysay.dumaroow ilaahay ka baqa.waata leh sabab aan kaga cararo ayaan rabay hadalkeeda dhagayso.raga ajaanijbta soomaalida shaabuug bay la dhacaan lacagna ma siiyaan walee dumarka soomaalida kuwaas baa ku fiican
Maansha Allah , Allah baa ku solonsiiyey❤️❤️❤️
Hablaga somalited midwalba waxa haysata dhibato alle ha ka dilqado
Asc asmay ka waran dumarka raga ku xuna ilay rago dhami ma xume
Habo asma xijaab xiro plz Madaxa qarso ❤❤❤
Waxaan idin idhi fariidi haday jirto waataan ❤ mashallah 😊
NAA WAXUU AHAA KUWA DADKA QASHA.ILAAHAY BAA KU BADBAADIYAY.NAA HOOY GABDHOOW YAANAY LACAG LAYDIIN LULAA NAFTIINA IDIN WAASIIN.😢😢😢😢😢😢😢
Gabdhaha dhibka Ku dhacaya dhan Africa u badanyhin dulayste africa Uu awood Ku leeyaha ilaahow Adaa wadan Qayr qaba kaa barina
SHE IS CALM .
Illahay ayaa kaa badbaadiyey balaayadii la gurmanayey.
Asmaay waaxay noloshan Akhdarka ah guurkii baaba kasii baqaynaa saan jabkaan udhagaysanaynee😂
😢😢😢
😢😢😢
Ilahaay baa ku badbaadiyey alxamdulilaah dheh
Waa labaaraa anoo baaraa buu nag gursaday lkn wan ka dabo tagay wanaa katagay alx intaa yartahay iskaa fiirii qof kaadaa lanoshahy 😊
Hadii uuqurux badnaan lahaa
May baadheen.
Alx illahay baa waafajiyay.
Qisadii igu dhacday markaan 21 jiray weli qalbigayga kama go'in😢😢😢
Ka so sheeke 😢
Walhi waa fariid allah baa ka qabtay oo haduu doono hiv buu qabay
asmaay this vidoe codkaaga wuu gaabanyahay use mic. plz
Illaah towfiqda ku wafajiyay
Wlhi waa arin cajib ah indr ilahayba ka badbaadiyay
Wa gabar caqli badan wlhi mnsh allah horay usoco walashay ❤
Qisoyinka saana nooso badi wllo asmey
Thanks yaqe xapiipti anigaa nolasheyda nin aaan aqoon u leheen gursani rabaye😂
Masha Allah
Walhi asmaay program kan waa muhiim gabdho badan baa digtoonaanaya
Hhhhh nadiif baanahey boqokiiba hal raga soomaaliyed weeye adiga badhis ubahan gabdhayahow
Strong women waaye wlhi gabadhaan yari❤
bismillaahi raxmaani raxiim xasbunallaahu wanicmal wakiil ilaahow na amaanso yaa allaah subxanallaah
Lacag iyo deg deg waxbo ma taran ee naagow nimanka iska baara oo wax badan ka ogada hadii oohin baa ku danbeyso 👍
Dear Asma how do U do
Walhi waa cajib walaal cadanka iska kursada iyo ajanibka waa sida rabtin xumanta fafinasan
Wll mxaa ajaanib ah ma inantaa been sheegaysa aduu inantaada ama walaashaa ma siin lahayd nin cid loo raaco aan lahayn oon dalka deganayn mise gabadha pageka leh baad sideeda uhaysataa inader
Asma this program is very good but don't you ever treat all men like they are same equal no difference's cus generality is the language of ignorance people. Thanks have a nice day
Must of the men is like that they not loyal
Akhy not All men are bad bt some
Alxmdlh ilaah kabdbadiye
Beerkaaga iyo kelyahaaguu rabay.
Asma you so beautiful ❤️
Waxan malin melkadhageestay nin qabo hiv ee leh waxan tahay muqdisho 3gabdhod ayan ku gursaday hotel hadane mid ilmo le aya iga daba order waxa uyiri waxa i qadsiiyay gabar an gur qarsoni ah gursaday mar an xamar tagay ana waxan siqad siyay xaaskegi gabadhas ilmaha hesato waxan is yaqanan xaskeega lknma oga in an xanuunsanahay oo waxay leedahay wan kujeclahay waxaytiri iskadaa
Cudur bu isku ogaa ilahay ba ka bad baadiyey
QAXOOTIGA CUSUB EE SWEDEN NOOGU YIMI. WAA NOOCAN.
Malmihii indho la,aantayda markan xasusto waxan mooda inay riyo ahayda lkn waa cashro aan waligood iga hadhaynin ✍️✍️✍️✍️✍️😭
Asma abti ma farxiya Cabsiya oo kale noqotay Asma abti wan Ku dhagaysta GABAR sheeko macaan Aya tahay lkn fadxiya sidereal ha noqon
Fadxiyaa mxd ugaa xanqeeysaa maa duleeystee ayd thy duleeystee ayaa kaa xaanqee 😅
Jag vill gärna ha personlig diskussion med dig så va god respons If U don’t mind
alla wuxuu rabay in uu cudur kurido
Lkn haduu quruxbadnaanlahaa maad baadhilahayn markaa foolxumadiisaa ku badbaadisay😅
alle ayaa kaa celiyay
Sheeko fiican baad cunisay laakiin adba qurux ma lihid ee taa ogow walaahi
Allaha ma keliyaha ayuu kaala bixi
rabaa
Alla hoogney taa iscajbisey wa ilko boqol ilko kutiro badana 😂😂😂
Adi ma badh baa kaa maqan
Kkkk viewers raadis waaye
Waxba kama jiraan warkaas
Waalida naagaha reer waqooyi xataa sawir dhamays tiran may waydiin lacag jecelaa
Waa heeran kii😂
Ma Ciyaal Ayay Usheekaynaysa Naagtani Waa Beentiiyo Lugo Leh Waxni😂😂😂
Asmaay qisadaada makan eegay waxan ogaaday inaad nabsigashay oodkagashay kii aad hargaysa ku joogjoogtay qoorgaab hortii ee kuu ooyay😢
Thanks
Kkkkkkk😂wallaashay xishod inamka ha ceebaysan
Naa bal aniga isoo qabo qisaan ku dhibane Asmaay
Asmo ninkaa wuxuu ahaa Jin wayo lacagta isiiya ayuu Oran alaha marka jinka irbad Laguna mudo SaaS U fahma
Walalo asma wan ku taagera ❤love you
Sudaness weeye afsomali kuhadleso
Qurux iyo Lacag laiskuma haysto 😂😂
Somali lacag baa waashay illhahy iimanka hawsoceliyo lakiin gabdhan waa caqli miidhan
Alx labo dumaro Fariida ayaad tihin.😊
waa in raga las ka baaraa waa sax
Walaahi Rag iyo Dumar Kalla adkeeysi Badan Waxaa Jiro Rag Dhibaatada loogeeystay Nolosha Oga dhacay Hadana Aanan wax sheeg sheegeeyn Mida kalle Billahi Caleeykum dumaroow Hall Suaal iiga Jawaaba Memory giina dib u celiya Meeqo Rag ah oo Daacad idiin ah ayaad ku cayaarteen ? Qofbaad Noloshiisa ku Cayaareeysaa Adiguna Waxaa dooneeysaa in Taada la wanaajiyo Xagee Lagu Arakay??
Dumar xun way jiraan ragguna malaaik ma ahan
Fadlan isbaadhida dhaqan halaga dhigto iyadoon la faquuqayn dadka lanool xanuunada kala duwan. I advice for my community to check their wellbeing before marriage!. Akhyaareey iskawarhaya wlalayaal
❤
Ninkaa Hiv buu faafinayaa
Meeshan ma naaga la soo nacay ayaa isku yimaadah🤣🤣🤣
waa sax
Wiil aan qaraabo nahy 2 malin ka hor maalintii meherka ayuu guurkii ka noqdey waalidka gabadha oo dhaqan xumaa darteed... 5 kun oo dlr na wuu isaga tagey oo uu hore u dhiibey.
Aa hade sida midkaan isbaar ladhahay ow isqaraa oo cidii kacararay
Asma shaydaan
Bismilahi 😢😢😢😢
Ben badan ayay shegaysa nagtan adiis waxlacag dollars lamasodhafiyo madarka jigjiga waba khatar 100 xata laguguma arki karo 30k kulahaa xata baska adiis taga 1000 jer labadha woaahi borso lacaga kulaa😅
I’m number one asmay❤
Salaamaad ninkaaasi wuxuu iila egyahy nin lacagtaas soo xadey. Cudurna weyna qaba😮😢
🥺🥺🥺🥺
Ilmderyalow camalkena ilahay kama dhigin nin e nolol yeesha o hanyeesha ha nicina ninoo dhane wada jeclado 😂o kolba mid ku dhagso
Haday han yaraan laheed kaligeed aa raaci lahayd
Asc quruxi