Timahayga saliida aan mariyo iyo wajigayga.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 248

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 11 หลายเดือนก่อน +30

    Aduun wa imtixaan ee salaada hala ilaaliyo 😊

  • @baxsan698
    @baxsan698 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah qurixey alaabtan aad wajiga ku radisey mad isoo qortid an isku radiye intenkahela iyo magaca bigjarka mahadsanid Qali ❤

  • @RahaAhmat-ih5cq
    @RahaAhmat-ih5cq 16 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much sis for the hair butter it’s helping my damaged hair. It still is a working progress but my journey has started and I’m loving it although it’s early days on the journey of trying to repair my damaged hair. Can you please put down the names of of all the products you used sis?Thanking you in advance beautiful 🙏🏾😘💕💕

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 11 หลายเดือนก่อน +8

    Abaayo ilaahey raaligali. Quruxdaas kusiiyey

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Tabarakallaah you so glowing ❤❤ when I use all that then sleep like that morning time same thing
    Before I go outside I wash right

  • @xasanrikoor672
    @xasanrikoor672 11 หลายเดือนก่อน +10

    Qamaar yar hadaa xiran leheed sidan waadkasii quruxbadnaan leheed maasha alaah

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      💜💜💜💜💜

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Asmadaaus
      Imisa jir baad tahay asma

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 11 หลายเดือนก่อน

      InshaAllah wey xirane.

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 11 หลายเดือนก่อน +7

    Asma wa gabdh caqli badan inshallah way xijaban donta waxana kacodsana inad xijabato qali ado amarka allah fulinayo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +5

      Inshallah 💜💜💜💜

    • @sabarin1999
      @sabarin1999 11 หลายเดือนก่อน

      Allahumma amiin

  • @bisharaali6692
    @bisharaali6692 11 หลายเดือนก่อน +10

    Asmay walalo qamar xira illah hakubarakeyo amiin.

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +4

      Inshallah qaali

  • @samiiraaliamin2447
    @samiiraaliamin2447 11 หลายเดือนก่อน +1

    Please , how can I find this all and do you have a linking so I can follow so I can buy this oil for my hair because I lose a lot of hair

  • @farhaaden01
    @farhaaden01 27 วันที่ผ่านมา

    Djibouti ayaan joga walal saliida iyo vitaminada wajiga ma kaa heli kara?

  • @275modelBusiness
    @275modelBusiness 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo alle haku barakeye noloshu way gaabantahay wllo quruxdadan qarso alle haku barakeye wlhi god yar oo madow ayaa ka danbeya oo laynagu ridaya waxas oo dhamina way hadhayan waxa kaliye ku raacayana waa camalkaga iyo waxad ka tagto oo camal ahna oo adunka korkisa ah haday danbi yihiin way kuu sii soconayan haday wanag yihiina way kusi soconayan walal alle ha ina soo hanuuniye ilahay darti adon cidna waji kaga doonayan is astur oo jidhkaga quruxda badan qarso wll

  • @mamahooyo9379
    @mamahooyo9379 11 หลายเดือนก่อน +15

    Mashallah qurux ilaahay wuu ku siiyay asturnida kudar qaaliyey🥰

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +3

      Inshallah walaalo mcn 💜💜💜

  • @barwakoh1767
    @barwakoh1767 11 หลายเดือนก่อน +3

    Manshallah abayo you answered my question thank you talk about you’re body care, hand care

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Next Friday I will post body shimmers and body lotions that are effective for stretch marks 💜

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 11 หลายเดือนก่อน +1

    ...MashAllah anigu Af'Somaligaaga ama saadu ugu haddasho ayaan iska dhagestaa.
    Markaan waxaa na asuusiday inaa nafta laga warqabo.

  • @tagbroluqmangaming5824
    @tagbroluqmangaming5824 11 หลายเดือนก่อน +3

    Can you please write down all the names of the products in the inbox for those of us who live in Sweden.

  • @shukrixusen6558
    @shukrixusen6558 หลายเดือนก่อน

    Quruxdaan qarso ku xamdi rabigaa oo ku shukri rabbi ka cabso

  • @cabdirasaqdawlad8499
    @cabdirasaqdawlad8499 11 หลายเดือนก่อน +1

    wllo mashalah mashalah adbad uquruxbadantahay lakiin wllo qurux daa ilahay kaga baq waayo akhiro aya ina sugaysa wllo

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 11 หลายเดือนก่อน +9

    Wll mansha alaah lkn waxan kugula talin laha quuruxda iyo cafiimadka aad ku faraxsantay Allah hi bilaash kugu siiyay ee an wax lacaga kasin adeec oo amarkisa qaado abaal laawe hanoqon❤
    Bal waxad qiyasra marka xanuun yar ku qabto iyo marka ad cafimad qabto ee ad bodayan.
    Qofki Allah adeeca ee u mahad celiya wa u sii badiya nimcada.
    Wa talo kaga walal kula jecel wanag akhiro iyo aduunba. Goo,anka ada iska leh.

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +2

      Inshallah walaalo mcn

  • @halimah7164
    @halimah7164 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah habo allaha ku barakeeyo lakiin retinol kii baa kaa sugaayee

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Isniinta soo galinayaa

    • @halimah7164
      @halimah7164 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@Asmadaaus haye habo thanks

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i 11 หลายเดือนก่อน +1

    qurx waa u dhalasho wale you soo beautiful allahuma bariik ❤😊

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asma Huuno magacyada productska oo dhan magacyadooda qayba commentiha noogu pingaree
    Caadi looma arkee
    Mahadsanid ❣️

  • @ameeraabdirahman4619
    @ameeraabdirahman4619 4 หลายเดือนก่อน

    Timaha way kaasakadeen caadada khafiiftay cadaynaysa 😊

  • @shukrixusen6558
    @shukrixusen6558 หลายเดือนก่อน

    Asmaa ilaah ha ilaawin quruxdaan

  • @leylaaliomar2312
    @leylaaliomar2312 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saliida wllo afrika jogaa intee kahelaa

  • @zelrow8622
    @zelrow8622 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah quruxley asma Allah ha ku xafido

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin walaalo thanks alot 💜

  • @maskiinta90
    @maskiinta90 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha tnx quruxey😊

  • @HindaAli-ms1be
    @HindaAli-ms1be 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asmaay productiga timahaaaga iyo waliba kuwaa facekaba shipinkan la baxayaaye qiimaha soo sheeg sxp hargeisa

  • @The4a.m
    @The4a.m 8 หลายเดือนก่อน

    Retinol ki video giisi waan weysanahay link ga igu saacideeya

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalllah Asma quruxeey biotin muxu tara kaso hadal PLZ ani Timaha wey iga sii sibanan😢😢😢

  • @acacius9903
    @acacius9903 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 She is hilarious, talks a lot and fast. Probably from Somaliland.

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 11 หลายเดือนก่อน +1

    m.n asma thanks ina adeer gacmahaan wajiga ka cadna noo soo sheeg maxad marisa m.nlaaye. gacmo madaw baa na dilaye😂😂😂in wax lakala faaido ceeb maahe😂😂

  • @nemoahmed6823
    @nemoahmed6823 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you walalo asma do you use collagen powder?

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Yea in the mornings walaalo I can talk about it in my next videos 💜

  • @Samia-s60
    @Samia-s60 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jecliyaa dadka qalbiyadaxorta ah leh hore usoco

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      💜💜💜💜💜💜💜

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah asma quruxlay naftaayda kaa heesha wllo❤❤❤

  • @nazraadem-wu3js
    @nazraadem-wu3js 11 หลายเดือนก่อน

    Wll mahasanid asmaay lkn xbbti jidhkaga astur alle haku jeclaade

  • @shukriismaaciil8362
    @shukriismaaciil8362 2 หลายเดือนก่อน

    Habossawirkakusoyaraceli manshalaa sweden xagelagahelaa habo

  • @ayaanmahad9239
    @ayaanmahad9239 11 หลายเดือนก่อน

    Asmo wllo vitamins c and vitamins E maa la iskudarikaraa

  • @Nina55870
    @Nina55870 11 หลายเดือนก่อน

    haddii aad leedahay dust mites allergic lacag ha iskaga qasaarin snails mucin’ka

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 11 หลายเดือนก่อน

    Asma qurux Allaahuma
    Baarik , walaalo Asmaay timuhu ili qabatin bay leeyihiine qarso, dhawr aroos oo dumar keliya ayaan siidaayey Walhi waan ka shaleeyey.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 11 หลายเดือนก่อน

      Isha waa xun tahay.

  • @Saynab2023
    @Saynab2023 11 หลายเดือนก่อน

    Asmay aduunkan aynu joogno waynu kategaynaaye ilaaahay kabaqoo cawradaada astur ilaahay kuumabanayn inaad qaawisee ileen ragbaa daawanaaye risaaqad kale ilaahay waydiiso ootan iska dhaaf abaayo ama walaal ama hooyo wax kale ookakharbafan ilaahay way diiso oois astur scww

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye walaalo mcn

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 11 หลายเดือนก่อน +1

    How many times a week sis? Midakale bahasha bada magaca kuqoran please isoqor

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alh wad udhalatay quruxda qof folxun waxkama tartee qali😅

  • @lifeishardeverytime9627
    @lifeishardeverytime9627 11 หลายเดือนก่อน +1

    Naa asmaay muuqaalkaagu imaba dhaafi karaan ❤waan ku jecley huuno❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      💜💜💜💜

  • @kawsaraidid5196
    @kawsaraidid5196 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah asma you are beautiful wall❤ moisturizer ka magaciisa ii sheeg qaali

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 11 หลายเดือนก่อน +1

    Quruxey Indha korkoda imadow bal ila tali

  • @samiraabdi2659
    @samiraabdi2659 11 หลายเดือนก่อน

    How long do you leave this products on your face sister? Do you do it morning and night or just morning?

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      I use it twice daily morning and evening

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh 5 หลายเดือนก่อน

    Maniga ka dawada doon wadheeli

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 11 หลายเดือนก่อน

    Asmaay walal xageen ka helaa please ii sheeg

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 10 หลายเดือนก่อน

    Asma don't overwhelm yourself walaal. Somalidu dhar bey kaga dhagtay i would advice you since it seems adigay kaa goantahay ( saw some of your replies) to start with Salaada. Pray what you can initially then built it up to where you pray more regularly all the five prayers and with khusuuc. Tusbax soo iibso if you haven't got. Do dhikr and salawaat on Rasul Allah. Read whatever you can of the Qur'an. I would only encourage you inaad markaad gym aadeysid aad shaadh dheer xidhatid oo candhadaada qarinayya. That's all of you want to wear more then its your choice or less even. Don't do it because the community is pressuring you.

  • @Asmaib800
    @Asmaib800 11 หลายเดือนก่อน

    Asma ka soo hadal gabdhi yarde ad korsaten pls

  • @Kadranura
    @Kadranura 11 หลายเดือนก่อน

    MshaAllah weeye skin care ku qaali xabibtideydii madaxa inoo qariyoo qli il iyo cawrina waa jirtaaye

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      💜💜💜💜

  • @faiso1cadeey397
    @faiso1cadeey397 หลายเดือนก่อน

    Filtarka yaree adigo rali ah saan ufaideysano adigo rali ah

  • @yumna4675
    @yumna4675 11 หลายเดือนก่อน

    The ordinary maxa kaledhay waliga ma istacmashey

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 14 วันที่ผ่านมา

    Asma timaha ma jilcisa ku marsan

  • @zahrabouraleh5771
    @zahrabouraleh5771 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asma is thus your natural hair?

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haa sis

  • @zzzzz67
    @zzzzz67 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah Asma abaayo Swedan ayaa jogaa waxaa ku wareeray shampoo timaha u fiican iyo balsam ka ma nala wadaagi kartaa.

    • @user-kaamila
      @user-kaamila 11 หลายเดือนก่อน

      Salma hared kuqor o muqalka timahay so dhigtay shaanbada ay sheegayso iibso qli

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 8 หลายเดือนก่อน

    Vit c mask wa inad iska meydhiid , sifican uso aqrisp 😅

  • @shikuriBudul
    @shikuriBudul 13 วันที่ผ่านมา

    Asma saliidaha Caruurta mahaysaa

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo colour fiican oo timaha goyn ii soo sheega

  • @zahrinaboss1015
    @zahrinaboss1015 11 หลายเดือนก่อน

    Mash alah ❤I liked it

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo macan Allah kacabsa oo hijabka sara cathabka Allah wuu xanunbathanyahay Allah hanagabadbaadiyee

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Aamin walaalo mcn

  • @deqadirie5919
    @deqadirie5919 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @ayaanjama8102
    @ayaanjama8102 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 you made me laugh. Go girl do your thing.

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks sis 💜💜💜

    • @sharafabdiwali2676
      @sharafabdiwali2676 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Asmadaausquruxee sceen care or product maa ii soo dhibtid walashaa ka yar aan ahy kuna tagertee ' adi wax kuma dhibeyso anina wax bdn iga cawineysaa ❤ thnk you

  • @bintukamamachannel9099
    @bintukamamachannel9099 11 หลายเดือนก่อน

    Asma quruxey wllo gacmaha maxad marisaa please noso gele

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye qaali

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 11 หลายเดือนก่อน

    Asmay sida uqurxantahay kaaswaba ma taro mansha allah

  • @munomohamed1331
    @munomohamed1331 11 หลายเดือนก่อน

    Hbo Qurux kaso hadal Biotin ❤❤❤

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaaha habo ❤❤❤❤

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 11 หลายเดือนก่อน

    Isku roon ma ruqdo " 🎉🎉🎉🎉

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkll alla habo hada islaamahaad ka waalin very funny afsomaliga aad baad u taqaan Mansha allah

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      💜💜💜💜

  • @JeestoAbdi
    @JeestoAbdi 11 หลายเดือนก่อน

    Kiniga kaso hadal qali❤

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 11 หลายเดือนก่อน

    Asma sister Canada ayaan jooga sidan u heli karaa please i so sheg

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      1: Anua Heartleaf 77% Soothing Toner 2: snail 96 mucin power essence 3: vitamin C Glow Revealing Microdermabrasion 100 ml 4: No7 Radiance+ 15% Vitamin C Serum 5: Kallpressad E Vitaminolja Ekologisk 6: Mjukgörande kräm 20% glycerin, 200 ml Google it sis the website should come out korean skin care

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo halkee laga helaa mugdisho ayaan joogaaa

  • @NaimaNayma-h8y
    @NaimaNayma-h8y 11 หลายเดือนก่อน

    Alle haku xafiido mcnto

  • @fardusjama5656
    @fardusjama5656 11 หลายเดือนก่อน

    Ka soo hadal kiniinku waxa uu qabto

  • @saidabdullahi4358
    @saidabdullahi4358 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo pls waxyabaha kale ed marsato nosogali pls pls pls wa badan ka fa idaynaa

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye qaali 💜💜💜

  • @amranosman1999
    @amranosman1999 11 หลายเดือนก่อน

    Walaal Amozon ma laga Helaa

  • @salmaabdi3611
    @salmaabdi3611 11 หลายเดือนก่อน

    Wll asmay Finland saliidaha malaga helaya

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haa qaali Snapchat igala soo xidhiidh

    • @salmaabdi3611
      @salmaabdi3611 11 หลายเดือนก่อน

      @@Asmadaaus asma Wn kugu so darsdy wll I aqbl

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo I need the oil

  • @ummuaxlaam203
    @ummuaxlaam203 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asmaay thanks baayo waxa inoo hadhay waa jidhka waxyaabaha loo isticmaalo iyo waxyaabaha qarqaraxa ka bi,iyo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye qaali 💜💜💜💜

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 11 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi asmaay 😅

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye walaalo mcn

  • @KhadiijoSalaad-o9s
    @KhadiijoSalaad-o9s 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bioti kasoo hadal pls

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haye qaali

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo jidhkii qurxisayee qalbigana mid kuqudisa qowlkii ebe alahakadhigo

  • @AniisaMaxamuud-v2j
    @AniisaMaxamuud-v2j 11 หลายเดือนก่อน

    Bal bari bada han kasoo gurto😂😂😂

  • @drkhansaindhadeeq1445
    @drkhansaindhadeeq1445 11 หลายเดือนก่อน

    Linkigaaga laga iibsanaayo meeyay walaal?

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Asmaaoai Snapchat ka soo dalbo 💜💜💜💜💜

  • @hibojama-z6y
    @hibojama-z6y 11 หลายเดือนก่อน

    Walal asmay goljano waliga ma aragty

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haa walaalo

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤👍

  • @bisharosalad8596
    @bisharosalad8596 11 หลายเดือนก่อน

    Kareen ka xageelaga helaa dada riday nalasoogar

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asmay mcn isoo dir 100 aan siisto Ana wa ubaahne 😢waa galap jimce ahe aan kuu duceeyo mcn❤

    • @liina3528
      @liina3528 11 หลายเดือนก่อน +2

      Shaqyso wlo qof shaystay gacanta lama horsadee

    • @june6206
      @june6206 11 หลายเดือนก่อน

      @@liina3528Adi aqli gu Ha sheqeeyo ma aday ku weydii sater inay heli karto mad ogtahay

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 11 หลายเดือนก่อน

    Toner ka qof wejigiisu saliid leeyahay ma mar san karaa

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Haa waliba wuu u fiican yahay qofka oily skin leh 💜

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 11 หลายเดือนก่อน

    Kadib miyaad lagu seexan karaa mise waa la dhaqi wajiga

    • @Suuban225
      @Suuban225 11 หลายเดือนก่อน

      Waad ku sexaneysaa ama kusoco

  • @bilanehoussein2709
    @bilanehoussein2709 11 หลายเดือนก่อน

    Naya why you delete the video before this video

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      I didnt it was removed by youtube because the music copyright

  • @anabise5112
    @anabise5112 11 หลายเดือนก่อน

    Assalaamou alaykoum abaayo,
    See loo dalban karaaa saliid timaha bixiso

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Asmaaoai Snapchat iga soo wici kartaa 💜

  • @nazzy809
    @nazzy809 11 หลายเดือนก่อน

    Asmaaa 😂😂😂😂 you make me laugh 😃

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️❤️

  • @sweetieinahassan4153
    @sweetieinahassan4153 11 หลายเดือนก่อน

    Asma abyo snap imaso baxaye alaabta timaha wan donaya

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Asmaaoai

  • @Kadranura
    @Kadranura 11 หลายเดือนก่อน +1

    Snapka maxa kgu qoran wll Saliida sideen ku helnaa USA bn joga

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Asmaaoai Snapchat iga soo qabo 💜

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t 11 หลายเดือนก่อน

    Naa heedhe wll 28 jiraa wxn dareemayaa in wajigeeygii ma giigsan sidii hore waa yaabanay inana wn ahay yaaaap

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      Video ayaan soo galin sida loo giijiyo wajiga 💜

    • @Hibo-e6t
      @Hibo-e6t 11 หลายเดือนก่อน

      @@Asmadaaus hye qli wn daawn

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 11 หลายเดือนก่อน

    Salidada somliland mka helaya

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 11 หลายเดือนก่อน

    Mash Alaah ❤❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน

      💜💜💜💜💜💜

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 11 หลายเดือนก่อน

    Wn ku jeclahay wll ur soooooo positive ❤❤❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks walaashay mcn 🙏🏾

  • @iphaaan
    @iphaaan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asmaay ayeeyo yaa heen waa isku mid
    Aniga Ayeeyadeey baadhahdo isku roon maruqdo😂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 หลายเดือนก่อน +1

      Ayeeyooyinku way yaqanaan kuwa naftooda u roon 😂 😂

    • @iphaaan
      @iphaaan 11 หลายเดือนก่อน

      @@Asmadaaus taas baa beentaa ahayn waliba iyadaaisoo korisay oo sifan bey iitaqaanaa alle hanoodaayo🥰