Ninkayga sidaan isku guursanay part 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 351

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 7 หลายเดือนก่อน +21

    Maashaa Allah...Asma ..gabar wanaagsan oo qalbi fcn baad tahay...Allaha ku dhowro, kaliya 2 qodob oo sixid u baahan..
    1. Aabbe xiriiri, si kastoo uu xaqaaga u dayacay, kiisu kaa dhici maayo...
    2. Xijaabo huunno, alle dartiis!!!❤❤

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 7 หลายเดือนก่อน +13

    Subxanallaah dadka qaar wxeysan ogeeyn beey iska shegayaan abaayo haduu xaajigaaga muslim yahay oo shanta waqti tukado ayagaa ku dhib qabo oo danbi idink qaaday waxba ha u arkin waan ku jecelnhay ❤❤❤❤

  • @araweelohaji5333
    @araweelohaji5333 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah sh ibrahim va min quran lärare han är så genuin

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 5 หลายเดือนก่อน +2

    “Nasabiyad buu yidhi” 😂😂😂😂😂 waan suuxay wllahi! “ Ninku uu foolxunyahay “ “ anaa qurux badan “ 😂😂😂😂. Amen to that absolutely , crying for 😂😂😂❤❤🫡

  • @fo7033
    @fo7033 7 หลายเดือนก่อน +5

    Honestly, you are so smart. Don't worry about those useless folks…live your authentic life!

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 7 หลายเดือนก่อน +15

    If they only knew how lucky you are someone becomes muslin because of you ❤that’s jannah right there masha Allah Allah bless your family ❤

  • @Mohaclwali
    @Mohaclwali 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asmay waxad I xasusinaysa walashay San u jeclahay xitaa ilmaheda carurta familka ilama mid ahan wa sax jacaylka familku wa unconditionally walahi ad ban u jeclahay walashay ❤

  • @habade3290
    @habade3290 7 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤ MashaAllaah laaquwata Ilaabilaah, Alxamdulillaah habo Mulimidu waa hadiyad Ilaahay bixiya,Idaayada ku adgeyso adiga iyo Ninkaa Baarikalaahu fiikum dhexdiin Ilaahay khayr ha yellow,inshaAllaah habo Raac wadada Sun aha Nabigeena caleysalaatu wasalaam ,only habo seek knowledge ,Xijaabku waa Quruxda Hablaheen si ay ugu qariyaan jidhkooda dhemanka ka qaalisan ,waana waalid ee xidhiidh,Samirka ogow,

  • @fayroozaqaliofficial2381
    @fayroozaqaliofficial2381 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wll horta ilhay reerka haku barkeeyo somalida waxba hala wadaagina talabaad wll abaaha xiriirkiisa ha goynin waa waalid walidkaana xaqiisa ma godi kartid marka la hadal wll oo ka ducayso ma libaano qofka walidkee kuu xun iska saamax wll thanks alot ❤❤❤ really ila malinkii aan kugu arkay tiktok ila hada waan kuu tageera gabadh fican waad tahay hore oo soco wll qali ❤❤❤❤❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 หลายเดือนก่อน +1

    Beautiful creature created by Allah indeed you're asma you a good heart beautiful soul t praise Allah trillion Times say Allah thank you very much and ask Allah to guide your steps and our steps congratulations to you marriage

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 7 หลายเดือนก่อน +58

    asma abayo. abayo abahaa xariri abayo hada nolosha ad rabtay wad ku gulesade rer kaga allha ku barakeyo abayo lakin abayo abo radi o xariri abayo wa warid abayo

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 7 หลายเดือนก่อน +1

      Abha isga marki hore makaso baaxi waa Maya qofka markan abho sokursan waa diib

    • @hasmah8018
      @hasmah8018 7 หลายเดือนก่อน +1

      Rageeni waxa qayral masuulka ka dhigay waa dadkaa leh aabo aan kusoo korsan oo maalintad hiil iyo hooba uga baahnayd ku garab istaagin xidhiidhi hadii kale waad danbaabi, ilaahay adoomihiisa ma dulmiyo

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asma qurux horey uso abaayo noloshada Ilahey haku xifdiyo adiga iyo reerkada Amiin ❤

  • @sahrajama5663
    @sahrajama5663 7 หลายเดือนก่อน +1

    Habo waxaa tahay gabar yar oo caqli badan fariid ah sheekooyinkaaga waan sugaa runtii aadna waad kuu jeclahay maasha alaah ilaahayna aqliga ha kuu daayo
    Runtii wax badan ayaad u soo kordhisay soomaali dhega la
    Hore u soco hana ka niyad jabin horumarkaaha❤

  • @janedl6728
    @janedl6728 7 หลายเดือนก่อน +1

    You’re so beautiful and brave habibty. Don’t care about toxic Somali behavior

  • @Mariamitio
    @Mariamitio 7 หลายเดือนก่อน +4

    Machallah proud of you inader ❤. God bless you

  • @billanahmed8462
    @billanahmed8462 7 หลายเดือนก่อน +2

    We love you, Asma please don't stop making videos.

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah, Aad baad iiga qoslisay. Dariskaaga dagaalkaaga rabaa digaaga iga ceshuu ku yiraahdaa

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabaraka Eedo fariid baatahay hadalkana sifiican baad utaqaanaa maadan bedeli luuqadadii

  • @Haywdle
    @Haywdle 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbi saliim uu ku jeclaa asma waad fahmi wayday😂

  • @nadanuura5870
    @nadanuura5870 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asma dadka tigtoka live ka caytama waa habraha stress ku hyo nolosha quruxda bdn dadka u quudhin ha u joojin anaga jecel sheekadada hanaga joojin ❤❤

  • @AhlaamMohomed
    @AhlaamMohomed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mshlh nolow wllo qaali Alle moye Ciid uuma baahnid maanta Alle hakula jiro qof Alle kabaqayso islaamaad ayaad tahay nolow qaali kuma ciisho noloshu waligaa

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sami you're so Honest ❤❤❤❤❤

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 7 หลายเดือนก่อน +2

    ASC sister you have a beautiful family so be happy all time who cares about the other people 👋

  • @awoikran
    @awoikran 7 หลายเดือนก่อน +1

    I’m so sorry sis whoever said this stuffs they are sad
    May Allah protect you and your family xx

  • @Israadamibrahim
    @Israadamibrahim 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaw amazing ,we love you asma ❤❤❤❤❤ waiting next part 😊

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 7 หลายเดือนก่อน +4

    Finally asma quruxey wll hanaga lasoo raagin bal mardanbe❤

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah diinta ayaa muhiima.
    waa in uu sii practices gareeyaa oo uu aad u sii bartaa.

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Diinta lagaama xigo diintan Allah baa leh alle cidna Kama xigto alle ku xirnaaw iyo rasuulka Mohamed’s NNKH Aaban xiriir abaayo pz iska daa tuu ku dayava alle baa isga weydiinayo Tisa ee adiga taada kasoo bay oo xariiri walidkaa. Waan idin jecelahay adiga iyo xajigaaga caruurtada ❤❤❤❤🎉

  • @user-cq7hb3jt4n
    @user-cq7hb3jt4n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asma wll very srong women aaan arko abid bathy walahi qali wan ku tagera noloshada farxad ku dhameyso best youtuber ba itahay anigaba wil cadana oo muslim ah ban kuducaysta ifahma sida kaga oo kale riyadeyda alle h iirumeyo guulayso intey nolol jirto❤

  • @nasra591
    @nasra591 7 หลายเดือนก่อน

    Qalbi Salim wan arkay sawirkisa mashallah wu qurux badnaa Mustafa la dhaha

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadha hadalkeda yaan la bad badelin fariid weeyan asma Daauus
    Guulayso wlo qlih if iyo aakhiroba guul baan idiin rajaynayna ❤

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa waalidkaaga abaayo iska xariiri diinta wxey leedahay waalidkaaga haduu gaal yahay xitaa xiriirin io naxariis ayeey kaa raban tan ah in nasabiyadana wx ka horeysa diinta muhiimada waa diinta saas wax u fahansii aabbe

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha ALLAAH samir imanlinana ILLAAH ha in xafido Amina yaa ALLAAH

  • @nasraabdirhmn4487
    @nasraabdirhmn4487 7 หลายเดือนก่อน

    Asma qli qisadada wax badan baan ka faa'idey
    Thank you qli

  • @jawaahiirindho
    @jawaahiirindho 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asma qurux inadeertay somalida haw joojin inta ku jecel ka raaac❤

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asmay teamkaazi waa qoorgaab ha u joojin aniga first kutageera I love you 🥰

  • @suususharaf7353
    @suususharaf7353 7 หลายเดือนก่อน +3

    Xaraam weyaan inaad abaha xidhidhkisa goysid qofki walidkisa Casiya ma libaano Dib u la xirir abaha 😢

  • @sayno3600
    @sayno3600 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahaay ha kuu so xifdiyo adiga iyo reerkagaba

  • @user-xd4tx9qr5w
    @user-xd4tx9qr5w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll QaaLi xijaabo Xijaabku waa jib in shaa Allah nolashaaada in ta kuudhiman alllah farxad hakuufudha meeyo in shaa allah walidkaagana marwalba xidhiidhi ilaahay kasakow iyagaaa kukeenay aduunkan aad kuraxaysanaysid Wabilaahi towfiiq

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 7 หลายเดือนก่อน

    Labadiinuba waad qurux badan tihiin sido kale caruurtinu waa qurux badan tahay maasha allaah 😊❤
    Wlo aabahana xidhidhi oo u dulqaado

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 4 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaa qurux badan ninku waa bani.aadam laakiin qurux kale ma lahan

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Asma guulayso ❤❤❤

  • @bornleader1653
    @bornleader1653 28 วันที่ผ่านมา

    Anagu qoorgaab iyo hebel saliim garan mayno wll, wxaaga aday kugu yaalaan ee please diintaada ilaali waayo dhimanaysaa, farxadda maalmaha kooban ah haku mashqulin

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 7 หลายเดือนก่อน +3

    San qabil u kala lenahay bey qabil u kala leyihin lkn sidena ayaney ugu dhaqmin dad an qabil lahayn adunka ma jogan

  • @fatxiyamuxumed-cc8tg
    @fatxiyamuxumed-cc8tg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walashay Macaney cadawgaga dhag haw dhigin hore uga soco Inadero Qaali waxad tahay ruux daacada dadka imika joogaa way necabyihiin Runta waxad tihiin qoys muslina muslinimana reer ku dhintay hore u soco
    Laakiin Hal codsi ayan wataa wllshy Mcn timahaaga astur Fadlan Waayo waxad cadho galinaysaa Rabigeena

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 หลายเดือนก่อน +1

    MaanshaAllaah ha u joojin hadal dadka nagetif 👏

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll fariid bad tahay allah haku xafido quruxdu waa qalbiga qofka qurux ka shekeynaya isga foolxun marka kaliya is astur wllo walhi wanku tagera topics adka hadsho waa muhiim goaankaas ad qadatayna wa kaga wadna ku fiday

  • @samiaahmed3875
    @samiaahmed3875 7 หลายเดือนก่อน

    Yes mashalah kheekh khayra Allah ha siinyo diinta kuu soo dhoweeyo diintu waa naxaris

  • @umomar2743
    @umomar2743 7 หลายเดือนก่อน +2

    haw joojin habryar anigu waan kudhageestaa gabadh yar oo qurx badan caqli badan runbadan aadbaan kuutaageeraa laakiin habaryar jacaylaka ilaahay uxidho xijaabka alaa ku amray habaryar wuxuuna kuugu amray maskaxadaada xidho xijaab

  • @kyyy6515
    @kyyy6515 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash’s allah
    Guuleeyso

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka ha u joojin inta xun ee dhageyso dadka inta fiican❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤asma cadeey

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 7 หลายเดือนก่อน +2

    Inshaa'Allaah mar kastoo ka hadlayso wax inaad samayn rabto ama samayn doonto.
    Nasab waxaa la dhahaa qofka in la yaqaano aabihiis, awoowihiis iyo faraciisa ee uusan wacal aheen. Nasabka saxda ee diinteena ka hadashay waa kaas. Caddaanka xataa waa loo baahan yahay inay fulfil gareeyaan that category. Muhiimada waa inuu qofka abtirsigiisa la yaqaan. Hanuunka Rabbiyaa bixiyo oo qofka haduu Muslimo cafallaahu camaa salaf. You are wrong to cut off your parent. Don't do please no matter what he is your dad. u s oo Alle u bari oo xiriiri. U dulqaado, cafi oo dhaqaalee berri ubadkaa maanta ku dhimanayso si ay baari kuugu noqdaan. Caasi haku noqon waalidkaaga iyo riximkaaga waligaa hadaa rabto in Alle jannadiisa naxariistiisa kugu galiyo.

  • @abdiazizmuhudin5563
    @abdiazizmuhudin5563 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allh couples qurux badan. Ayaa tihiin mash allh baraara kuwaara Insh allh❤

  • @ayaanqueen
    @ayaanqueen 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah keep going my sweet heart ❤

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asmay waxan kugu la taalinaya inaad aabaha xidhidhiso wll diintena maacan ee muslimku waxay ina faraysa inan qarabada la gooyn waa habo iyo eedo iyo wixi lamida bal ka waran walidki ku dhalay hadad janno rabto maanta ayu nool yahay ee la hadal ma ogid inaad si wada nolaneysan iyo in kale waxan kula taalinaya daar ilaahay wll

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 7 หลายเดือนก่อน

    Asma qurah allah haydin barakeeyo allah hayna soo hadeeyo dhamaanteen aamiin

  • @ladannorway6938
    @ladannorway6938 7 หลายเดือนก่อน +1

    eedo macaan horoo soco qaaliyaay fariid ha werwerin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤farxadaad ilaa sh o iyo caruurtaada ❤❤❤❤❤❤

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 7 หลายเดือนก่อน +1

    Macaaneey plse madaxa daboollo diinteenu way xaaraan tinimaysay inaan madaxa faydano sidokle jirka oo dhan illaa callaacala iyo wajiga mhne.plse asma you remember qabri madow oo 2meters ah galaysaa kalidaa .. 😢😢😢😢😢abaayo xijaabo wan kujeclhy inna hooyo mcneey 😢😢😢

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 7 หลายเดือนก่อน

    Habar yar soomalida waxay ku dhaahan dhag ha u dhigen
    We love you sweetheart

  • @asdafhaji7377
    @asdafhaji7377 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah asma qof qalbi wanaagsan illaahey ba ku jecel wll adna hidaaya ku weydiinana

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka qaarba xun huuno anagu waanu ku jecelnahay dadka malayacniga wax ay ka hadlan waayeen adi kugu mashquuliya aragoo iska dhaaf ❤❤❤❤

  • @khadraxusenxasan5989
    @khadraxusenxasan5989 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaallha asma ilhay ku barakeeyo reerkaga

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 7 หลายเดือนก่อน

    mashalaah wllo gabadh adag oo farida.oo caqli badan ayaa tahy mashalaah hanbalyo
    lkn waa inaad xijabataa wayo xijabku waa amar ILAAHAY iyo Rasuulkisa ay ina amreen hadan nahay muslimiin ❤

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 7 หลายเดือนก่อน

    Asma gabadh qalbi wanagsan oo daacada ayad tahay abayo dadkan qalbiga ka uskagay oo resist ga ah waliga wax hakasoo qaadin waxay rabaan hakaa sheegan sidaa aad tiri ilahay baa samada kaa og uma baahnid banii adam inad raali galiso waanad ku saxnayd goaankaga aragtidayda noloshaada adaa leh farxadaada adaa yaqaan qofna ha u joojin aabaha adaba xaq ku leh oo yaraantasi aanu ku korin haduu isagu doortay inuu ku gooyo na dambi kuma lihid nasiib wanaag inaad hooyo fiican haysato waan ka helay sheekadaada i love u ❤

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah habo ilaahey haku xifdiiyo dhamaan❤

  • @DaryelDantaada
    @DaryelDantaada 7 หลายเดือนก่อน +2

    As-salam alaykom asma.
    Waxaa ku dhihi lahaa noloshada adaa xur u leh, hore ugu soco dhag na jalaq ha u siinin dadka aqlaaqda la heeyn. Dadka dhahaayo qof muslim ah gaal dambigaas ayaga dusheeda tahay oo malinta qayaamo ka jawaabidoona. Ilaahey qurankisa
    wuxuu ku sheegay in qof la weeydiin doonin qof kale
    dambigeeda.
    Ha jiro jaceylka swedishka iyo kan Somaliga ah ❤.

  • @SahroMOHAMEDABDULLAHI
    @SahroMOHAMEDABDULLAHI 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo dadka ma qancin kartid ILLAHAY qanci naftada ku xigto hormar wacan mcnto

  • @sweatypump-_-6757
    @sweatypump-_-6757 7 หลายเดือนก่อน

    Asma caade don’t worry 😉 about they other people, horo oo socoo huno

  • @ifrahmahamedsougeuh6427
    @ifrahmahamedsougeuh6427 7 หลายเดือนก่อน +1

    Macha allah Asma qali

  • @Hazeeeeeeeel
    @Hazeeeeeeeel 7 หลายเดือนก่อน +6

    We proud for you qli keep going you're strong women walahi 😊

  • @nurae2280
    @nurae2280 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Asma quruxeey haw joojin xbbt dadkan maskaxdu daciiftay ❤❤❤

  • @justzainab01
    @justzainab01 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yeah you right you are beautiful darling ❤👏

  • @fartuncabdi3782
    @fartuncabdi3782 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo gabar karti leh baatahay iyo goaan masha allh lkn labo Arina ayaan kugulatalinaa wanaag ayaan kulajeclahay inaad tinta daboolato iyo inaad aabo xiriiriso waayo waa waalid hadii owsan masuuliyadiisa kasoobixin waalidnimo adi hakudayan ee taada wiilnimo kasoobax sidaas ayaana kuukheyrbadan noloshaadane kugu sii qurux badnaanee waa iga talo thnk u

  • @hodanabdullahi9630
    @hodanabdullahi9630 7 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah abaayo dont worry about what another people says

  • @mohamedcali8612
    @mohamedcali8612 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh waxakaliya I kugu dardaarayayaasturaadA

  • @f.n6491
    @f.n6491 7 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah TabarakaAllah ❤

  • @zamzammahamud
    @zamzammahamud 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asma abayo nin kaaku heybtisa waa svensso waxen u qireyaa i nu yahay qofe waneg sen wayo ma dhac do swden u tege ayyeydi soboqdey waligey man arege waxan ka shen jirey elder bowende marka alaaha ku barekeyo rer kade abayo ❤❤❤❤😊😊

  • @kaltoumrobleh4291
    @kaltoumrobleh4291 7 หลายเดือนก่อน

    we love you asma quruxley .......dnt trust people coz this days alot of them are jealous and hypocrits .....one more time i love uu so ,much walashay 😘😘😘😘😘from djibouti

  • @miftiganna4084
    @miftiganna4084 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo asmaay dadkani waa dad iyagaaba diinta in lagu so daro u baahane wllo anagaa ku jecel oo sheekadaadu noo tahay musalsale noo wad wllo

  • @faraxabiib5342
    @faraxabiib5342 7 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salamay wllshy qali runtii waxad tahay qof qalbi fican nolasha ficn aad haysatana alle haku barakeeyo lkn hal mid ayan kugu talin lahaa pls xijab xidho allena haku fududeeyo

  • @naum644
    @naum644 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaaleey diintu ma odhan jara waalidka even if he’s bad waad ku qasbantay xidhiidhintiisa
    Ilaahay waxa kaliya uu isku xigsiiyay waa waalidka

  • @qamarabdullah8239
    @qamarabdullah8239 7 หลายเดือนก่อน

    Asma am love dadkaloo ila mida oo kujecelna wey jiraaan xbbti dadka qaluubtooda narcissistic tahay plz haka dalin ninkaaga haduu Muslim yhy naftiisu uyhy iyo ilahay somali uma aha aabaha haduu is badalay la hadal lkn haduu is badalin yeelkadiis xbbti noloshada horay uwada you strong plz dadka xun ee jahilnimada indhahooda xirtay waxba haka shaqeesan naag adag isku kalsoon inaa tahay weekaa muuqataa ❤ you so beautiful wlh

  • @faizofaizo1973
    @faizofaizo1973 7 หลายเดือนก่อน

    mcn cidna uma nolid waligaa ha ubixin dadka nolosha kadhacay warkoda inta xun ita fican kuilaw wakujclhy ani qas ahaan abaayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @naima854
    @naima854 7 หลายเดือนก่อน

    We love you Asma ha u joojin soomalida waxa ku jira qaar aan caadi ahayn. Hore u soco ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iminka waynaatay aabo la hadal plz isna astur timaha gaar ahaan wll

  • @Zm7268
    @Zm7268 3 หลายเดือนก่อน

    ASC Habo anigu waxaan kugu la talinayaa. Inaad Somalida warkeeda ka gudubto, hadii kale way ku waali donaan. Dantaada ka raaco.

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 7 หลายเดือนก่อน +1

    Diinta islamka tiri ninka hadii la islamiyo uso galo dinta wad guursan kartan.no matter .lkn Walidka wllo waliga lama goyo qalad iyo saxba walid wa walid

  • @hiboahmet3773
    @hiboahmet3773 7 หลายเดือนก่อน +1

    Don't care about them qalbi noo wad anaga ❤❤❤

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 7 หลายเดือนก่อน +1

    Habo somali waxay tidhaahdaa nin durbaan qaaday ilaaq dalbay markaa waxaan kuu sheegayaa mar hadii aad hadashay waa lagu maagayaaye oo Somali waxay ka samsysan yihiin negative markaa how joojin cidna

  • @khadarhassandahir389
    @khadarhassandahir389 7 หลายเดือนก่อน

    As Masha allah ilaahay haku xiftiyo qof caqli ilaahay kumaystaty tahay bes lnkn habo in aad timahaaga quruxdabadn asturtid ood diinteena macan baratit ayaan kugu baraaru jin lahaa xataa in aad diinta jeceshay way kaamuu qataa hadaad barato diinta adaaba iskaga usamay naya wixii kaadhiman ilaahay hakuufudu deeyo ilaahay reerkagana hakuu barakeeyo sharafeey

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 7 หลายเดือนก่อน

    Asma sharaf baad leedahay abyo ignore waxay dadku kuleeyihiin hortaada u soco ❤

  • @SuhuurKulmiye
    @SuhuurKulmiye 7 หลายเดือนก่อน +1

    U r amazing

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw 7 หลายเดือนก่อน

    Alhamdillah all you need is Deen.

  • @hamdijama445
    @hamdijama445 7 หลายเดือนก่อน

    @Asma daus pls ha dhagysan there will always be some negative ,jelous people. Keep doing the good job dear. Ignore those idiots

  • @IlwaadAhmed-u3f
    @IlwaadAhmed-u3f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaagu wu qurux badan yahay abaayo salma wad ogthy cos of wa digaa jecel dadka kle idont care dheh

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r 7 หลายเดือนก่อน

    Wax walbaa oo ilhaay ogyahaay mahaa inaad tidhahdoo ilhaay baoog oo washegaya somali waxaba lomashego lakiin walaal timahagaa asturo❤

  • @SaynabCabdilaahi-t5o
    @SaynabCabdilaahi-t5o 7 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah❤❤❤❤❤

  • @NajmaHaaji-n4h
    @NajmaHaaji-n4h 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo aabahaa xiriiri waa waalidkaa melna ha oga harin😢 Gar iyo Gardaro waa waalidkaa😢 walidka xuman Malaha gabara dhashay bari wax xun ok dinta kabaxsan iney sameyso majeceshahay wa may😢 yesan ilmahaga Caasi kugu noqonin habaar waalid wa xaqe aabe ulaabo😥 ninkan nasib isku kiin daray bari nasiibkaa niikala wadi Karo mrka walidkaa haku caasinin xaq kugu leyahay aabahaa dinta islamka nama fareeyso inaa waalidken ku caasino😿😭

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 7 หลายเดือนก่อน

    Asmaay qof dhan ayaad so muslisey inan kalena waad korsateyy fariid badtahay plz tinta qarso apaayo 🙌👸🏾

  • @NajmomuseHussein-bo8me
    @NajmomuseHussein-bo8me 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iska daaay abyo danbiga ayay ka dhaqayaan noloshadane adiga xor u ah wixi illahay ku qorayne wad mareysaa marka ha ujawabin

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 หลายเดือนก่อน

    Sh Ibrahim qeyr Allaha siyo dinta islamka culeys ma ahan lakin culumada qar ba adkeya lomana bahna