Sidaan nikayga isku guursanay part 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 469

  • @FadumoMahamedbosey-ng5xf
    @FadumoMahamedbosey-ng5xf 7 หลายเดือนก่อน +58

    Abayo xijab xiro xuman igama ahan waa waano abayo waan ku tagera waan ku jeclahay ❤somalia ayan kasoo salamaya ❤❤❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 7 หลายเดือนก่อน +18

    Walaal madaxaaga qarso, illaagayna reerkaaga ha kuu barakeeyo, Aamiin yaa rabi, Wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Mohamedin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤.

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 7 หลายเดือนก่อน +27

    😂😂😂Dadba Adaa Karayey Xayati qaali waa kugu Xirnay❤❤❤ Kuwii Hajka Wada Taga illahey ha idinka dhìgo Insha Allah, Allahuma Aamiin Yaa Rabi ❤❤

    • @KawsarCumar-gz6zi
      @KawsarCumar-gz6zi 7 หลายเดือนก่อน +3

      Aaad io aad

    • @habibaahmef6003
      @habibaahmef6003 7 หลายเดือนก่อน +2

      Asma. Maqurux. Badna. Masawirka. Aad. Soo. Saartay. Adooga. Daamankiisi. Caatada. Ahaay. Foolxumo. Qurux. Daada yaa. Qasaara. Waxaad ku. Qurux. Badney. Wiil Somali. Ah

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@habibaahmef6003 😂😂 Somali Waa Lanacay Uf Yaahuuuu

  • @aminasharif7701
    @aminasharif7701 7 หลายเดือนก่อน +7

    Mar waa la qoslay marna waa la naxay marna waa la qiiroday😂😂😂 walahay waa sheeko cajiib ah

  • @mssinvisible6326
    @mssinvisible6326 6 หลายเดือนก่อน +4

    She's so beautiful masha Allah ❤ noo qari insha Allah ❤

  • @samirr546
    @samirr546 7 หลายเดือนก่อน +15

    Eedo Allah ha kuu barakeeyo ninkaaga ilmo yar oo qurxoon baad tahay ee Diinka Allah labadiinuba barta oo ku dhaqma

    • @suubanjabane219
      @suubanjabane219 7 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah comment quruxbadan.

  • @suubanjabane219
    @suubanjabane219 7 หลายเดือนก่อน +6

    Asmaay walalo xidhiidhi sheekhaa, sheekh wanaagsan buu ahaa, farxad bay utahay isagana reerkaa quruxda badan ee aw dhisay aragiisu farxad wayn bay unoqon.

  • @kaltunahmett1918
    @kaltunahmett1918 7 หลายเดือนก่อน +19

    Asma wlhi qosol baatahy dar ilahy baa ku jeclahy 🥰😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂she is funny and open hearted….Asma Quruxey meel adag baad ka bilowday marku Friday da muslimo…Saturday da or Sunday ayaad wici laheyd odeygaa, but your honest puts you in that situation kkkkk

    • @habonqurux7490
      @habonqurux7490 6 หลายเดือนก่อน

      Ma aragtay 🤣🤣🤣🤣

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 7 หลายเดือนก่อน +9

    ❤️❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂 sheekadaadu xiiso badanaa walal iyoowba weey dhamaataa anagoo xiiseeyneena

  • @nasraxuseen2387
    @nasraxuseen2387 7 หลายเดือนก่อน +6

    Beautiful inside and out side xijaabo uun huno quruxey qof qlpi fcn baad tahaye❤

  • @maxamedmareye7431
    @maxamedmareye7431 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asmo wll funy ayd tahay lkn hal mid kaa codsanayaa wlltinimo madaxa naga astur wll keep going wll❤❤❤❤❤❤

  • @hibaqdiini8373
    @hibaqdiini8373 7 หลายเดือนก่อน +9

    Wlhi Farxad Darteed ayaan ilmeeyey illahay Qoyskaaga Hakuu Barakeeyo ❤😢

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 7 หลายเดือนก่อน +8

    Xariir waxa ogu fiican kan ad illahay gii ku abuurtay laledahay ee matukata salada wajibka ah .

  • @naimaahmed346
    @naimaahmed346 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wlh daacad baan u qoslay aabow nin jimcaha muslimi rabo aan guursana Yaaah Inaa lilaahi 😂😂😂

  • @motiveperson143
    @motiveperson143 7 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo, I really like you, wallahi ❤❤❤❤ May Allah guide you

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asmaay maamadii sababta u e heed isbara shadiina xagey ku dam beesay bal sheekada ku soodar

  • @fatimajamca2561
    @fatimajamca2561 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah allah farxad haku siyadyo qli asma aniga sida hbn iyo maln jcyl iyo muxiibo uraadinaya ninkasta an barto markan kawayo lacarara

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah is astur walaalo waad hagagsan santihiine

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  7 หลายเดือนก่อน

      Inshallah walaalo mcn

  • @user-uf9lk7tr1e
    @user-uf9lk7tr1e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guriga sheekhu guri baraksan weeyi kolba la idinku casuumayaa masha allah

  • @hbogaga3193
    @hbogaga3193 7 หลายเดือนก่อน +7

    Why some ex-husbands go crazy when their ex-wives get another men, why they just can't get over!
    anyways, may allah bless you and your family my sister.

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 7 หลายเดือนก่อน

      she’s the who’s obsessed, 🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️. and keep mentioning that guy qoorgab

    • @hbogaga3193
      @hbogaga3193 7 หลายเดือนก่อน

      @@haniadanshire3740 Maybe he's a loser and she's warning other women about this kind of men.

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 7 หลายเดือนก่อน +1

    ان الله يهدي من يشاء waa runtaa wlo ilaahay baa qofku dooni muslimiya
    Adiguna ajar baad ka helaysa inad ninkaga so muslimisay
    Guulaysta caruurtadana bar diinta islaamka khayr iyo farxad baan idiin rajaynaya

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 7 หลายเดือนก่อน +8

    Viva al Haber Awaliiya 💚🤍❤️ thas why you are such a geesiyaad Masha Allah !

    • @hh6ijgg
      @hh6ijgg 7 หลายเดือนก่อน +1

      Magaca meesha nooga qaad alle xishoodka kaa qaadye😅

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t 7 หลายเดือนก่อน +5

      Maxa isku haysaan?! Labadiinuba macna darraddii HA ayaa soo caddayseen!
      Gabdha idinku shaqaba kuma lihidin ee hooyo wacan oo Oagaadeen ah ayaa korsatay! Xaggee faankiinu ka yimi? Quruxda iyo caqligaba hooyadeed bay kala timi!
      Meel walba faan micna daran iyo fatoosh baa la daf tidhaahdaan!

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t 7 หลายเดือนก่อน

      Gabadhu HA oromadu ku jirto maaha, waa dhiig saxa!

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @hh6ijgg
      @hh6ijgg 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-is2sz5lb8t HA oromo ah miyaa jira dhiigu se maxuu ahaa? Qolo iyo hooyo waxba kuma aha ee waa naag shaqsiyadeeda iyo aftahanumadeeeda wax isaga dhicisa oo alle fariidnimo u dhaliyey sis.

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 7 หลายเดือนก่อน +2

    nin walbo caruurtiisa korsan cidna aabo uma oga waana dhibka heesta farax lugo baasto😢😊😊😊

  • @AaAa-qq5wr
    @AaAa-qq5wr 7 หลายเดือนก่อน +23

    asmaaaa make your videos longer lol also youre the only youtuber i watch in somali. I live in America and youre so entertaining

    • @miskim3673
      @miskim3673 7 หลายเดือนก่อน +1

      Yes exactly!!!

  • @Heyyyyall247
    @Heyyyyall247 หลายเดือนก่อน

    Girl, a little advise at 0:07 pls make sure have secured yourself a qualification in a field that you chose to study in because again and again I keep seeing young beautiful women like you fall in love and they get financially abused by their partner and when they finally end the marriage the women ends up doing undesirable jobs like cleaning, care taker etc just to provide for her kids especially in the Uk we’re I live everything is so expensive.
    God forbid that happens to you and May Allah bless and grow your family.❤

  • @RaxmaRaxma-ic8fy
    @RaxmaRaxma-ic8fy 7 หลายเดือนก่อน +6

    Asmay hadalkagu sidii Faleenbadii buu iigu socdaa qaali ❤️😂. Guuleyso abaayo waanku jeclahay wllshey 🩸❤️

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 7 หลายเดือนก่อน +4

    Inbti ku jecliyaa from bahgeri😊

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaagu waaba cabsi cabsi. E kama casatid miyaa sideed uagseexataa ilaahay hakuu soo hanuuniyo adigana ilaahay hakusoo hanuuniyo

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asmay ada aabaha ka sasiye marku muslimo ayad oran lahayd waxan raba inan arooso nin cadana oo islama markas odaygu ma bodeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 7 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhhh caqli fcn malahan qofta😂

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 หลายเดือนก่อน

    Khayr alla haku siiyo ee xijaab xidho saalada tukada adiga iyo odaygaaga

  • @xabiiboaxmed5482
    @xabiiboaxmed5482 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a❤ waa cajiiba qisada noloshada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abyo waxaa thy qof muhiima Lkn halmid ayaan kugu waaninaayaa abayo mcn maadaama aa thy gabar muslimada markaad fidiyowga noosoo dhigeysid tareexadaada ama qamaarkaaga soo saaro waa iga waano iyo wacdi waxaana kamida ahay asxaabtaada hadaan kugu soobiiray waan kufaraxsanhy noloshaada hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ok by xabiibti diinteenu waa naseexo sida aad adiguna sheegty inaad sheeqii kubeer laxawsaty allahana kuwaafajiyo macaanka xijaabka❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faadumodhoonge9775
    @faadumodhoonge9775 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jimcuhu soo muslimaya😂😂😂😂 Asma waa funny wlhi😭😂😂

  • @nimcomaxmad5191
    @nimcomaxmad5191 7 หลายเดือนก่อน +4

    Walhi odasha na dhalay wa funny 😂😂😂😂

  • @hanidualle
    @hanidualle 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah Horta aniga waan yaabee gabdhaha soomaaliyeed oo cadaanka guursanaayo maxey uarkaan kuwa gaalada lee ah oo walibo foosha xun waxaa jiro niman cadaan ah oo muslinamada doortay Oo Alle hanuunshay oo waliba diinta Aad ogu dhaqmo oo Qurux badan oo waliba iftiimaya waa maxay waxaan horarka ah ee islaamaha wataaan ?😂😂

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo waad qurux badan tahay waxaan Kaa codsanayaa inaad Sida quruxda badan ood afkaaga u ilaalisag diintadana abayo u ilaali waana Ku salami qaali

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi this lady is storyteller 😂😂😂

  • @Mind-youbusiness
    @Mind-youbusiness 7 หลายเดือนก่อน +7

    Asma you’re hilarious 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-ex7tt1sw8j
    @user-ex7tt1sw8j 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abyo madama ninkagu hada somuslimay madax bananida diinta inu kamidtahay ayu umaleynkara abayo noqo qofki udinta kabaranlaha guul baan kurajeynayaa by

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y หลายเดือนก่อน

    Macaaney asmaay waan kujeclahy abyo xijaabka isku hagaaji ❤❤

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 7 หลายเดือนก่อน +4

    Awww you know what!… I honestly have so much respect for her as a person.

  • @zamzamdahir8616
    @zamzamdahir8616 7 หลายเดือนก่อน +1

    aaabahey intuu yaqaanay halmuu reebin kulahaa ilahow asmaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasranalkaa7128
    @nasranalkaa7128 7 หลายเดือนก่อน +1

    😂😅😂😅😅 asma qof jirtaa thy masha alh alh ha kuu barakeeyo reerkaaga

  • @user-jl3yq6fz1m
    @user-jl3yq6fz1m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Odayka waxba helay wallahi 😂😂😂😂😂

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 3 หลายเดือนก่อน

    Asmay love you huuuuuuuno waxan nasiib u yeshy inan 4bilood ka dib dawado shekadan love you to the moon and back you are really beautiful and strong minded woman ❤ sido kle wax tahy habo day kadib marka ogaday qolda tahay 😂 lol

  • @deqashabel5094
    @deqashabel5094 7 หลายเดือนก่อน +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣asma you are so funny masha allah hambalyo ❤❤❤❤

  • @amalismail-js9go
    @amalismail-js9go 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ilaahay haysku kiin barakeeyo wll❤❤

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 7 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo hijabka sara Allah hakubarakeyo inshaAllah.timaha waa cowra hadi aad tustiid ajanibka waa lagucathabgala marka walal amarka Allah qofki qaata janathu galaa.hadi aad didid na wa lugucathab galaa.cathabka wuu xanuun badanyahay waana laguwaari Allah hanasohanunio damanteen ameen. Bal abyo iskudiib hijabka oo duceyso inu Allah kufuthutheyo ameen

  • @nimomohamoud5552
    @nimomohamoud5552 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. I like the point you make.

  • @ikramabati2003
    @ikramabati2003 7 หลายเดือนก่อน +2

    This is my situation aswell I have experienced this my father got a gun when I married a man of different race 😂😂

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂
      Imika wa sidee xalku marka

  • @ayansamatar
    @ayansamatar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahaye guriga gur khery qabaha hakaga dhiigo walaal

  • @MuxuboXirsi
    @MuxuboXirsi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wad quruxadanthy lkn wilsomaliya inaad ugayso quruxdanjeclAyn

  • @muniiramostaphe5187
    @muniiramostaphe5187 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asma daa’uus waxaan rajeynayaa markaan sweden imaado inaan ku arko ❤️🥺🥺🥺

  • @user-ej7vs4zm4f
    @user-ej7vs4zm4f 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walal ninkan gudka leha miyad walbi salimka dorta sharafu dhimata

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asma😂😂😂😂 mid cadaan ahbaa igu wareegayee casharada noo wad aan tips ka raacee

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan qoslaya wlhi asmaay waxaan soo xasuuataya mar Nin sudaan ah i dhahaya waan ku guur sanyaa aabe heeya ayaan u sheegaya muslin miyaa ayuu igu dhahaya haa ayaan dhahaya guurso haduu ku qanciyay ayuu igu dhahaya aniga waxaan sugaayay canaan iyo qeeylo lkn cadi ayeey la eheed sudaan ayaan joogaya markaas hada yurub ayaan imaaday Hooyo waala mida maba kala jecela waalid keega ajaanib iyo somali iyo qabiil iyo qabiila aan muslim miyaa lee muhiim u ah yaab mar mar is dhahaa cidaad maba ku jecela weeya ku neceen😂😂😂😂 marka waan ku qoslaya aabahaa markuu inaalilaa ku dhahaya

    • @amiinasaid8899
      @amiinasaid8899 7 หลายเดือนก่อน

      Ma is guursateen Xbbti mise Waa kala hadheen xbbti😂❤

  • @FadumoMahamedbosey-ng5xf
    @FadumoMahamedbosey-ng5xf 7 หลายเดือนก่อน +3

    Lasoo carar qaybta kale way igu socota shekadada ❤❤❤😊

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah asmay wlhi aad baan kuu jeclahaye adigana allaha ku jeclaado

  • @somaliyajiibiilaysomaliyaj1282
    @somaliyajiibiilaysomaliyaj1282 7 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂 oday xanuunsan oo bila jm ah o darbi jiifti lolosha ka dhacday 😂😂😂😂ayay ku fanaysa😅😅😅😅😅😅

    • @user-dd6pg9dr5f
      @user-dd6pg9dr5f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxu doono ha ahaado noloshu isfahan 😏😏🤫

  • @prettysamera2708
    @prettysamera2708 7 หลายเดือนก่อน +2

    Naa asmay sheekadii qorgaab qalbi xanuun bay ahay tani waa funny❤😂

    • @juweriyaabdillahi22
      @juweriyaabdillahi22 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kaasi somali cali uraye ayu aha 😂

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 7 หลายเดือนก่อน

      @@juweriyaabdillahi22nin somaliyed miya kuso kufsaday dhilo

    • @prettysamera2708
      @prettysamera2708 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@juweriyaabdillahi22
      Nimanka soomaliyeed oo dhan ma xuma ee kaxishood

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allh 🎉❤

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ba'anay maxaan naxay markaan sawirka arkay quruxeeeeeeey aaaabahaa cun😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kirishtanku dhaqan xumaa?

  • @hawoahmed9279
    @hawoahmed9279 7 หลายเดือนก่อน +3

    You’re hilarious girl🤣🤣🤣🤣 odaygii ahaha ahaa dishay Ma wadnaha istagay ban is iri😂😂😂that phrase killed me😂😂

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ mashallh lkin hbo mcn lkin madaxa dabolo inshallah ❤

  • @barwakorashid9625
    @barwakorashid9625 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 wixii dhacayaba dhankisa hayaha , aftahanad bad tahay alle haku sharfo

  • @user-pd2si7ql3r
    @user-pd2si7ql3r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Azmay ilen wxanku jecela ilmader baynu nahyba 🩸

  • @user-pn8vn9wb8p
    @user-pn8vn9wb8p 7 หลายเดือนก่อน +1

    asmo tiktok miyaa lee dahay

  • @Showshire
    @Showshire 7 หลายเดือนก่อน

    Dhal jacayl asma nolosha hakuu qurxanato inta kuu dhiman wllo

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 7 หลายเดือนก่อน +4

    Fariidan yar yaa gurigayga iigu keena ha ii sheekaysee sidaan sheekadeeda iyo shakhsiyadeedaba u jeclay❤️

  • @user-xm4dj3mf1l
    @user-xm4dj3mf1l 7 หลายเดือนก่อน

    ‏cajiib jimcuu soo islaamayaa waatii sheekh raashi kasheekaynayay oo kale

  • @ayaancali119
    @ayaancali119 7 หลายเดือนก่อน

    Xasiloonida iyo farxada alle agtiisey taalaa abyo pls is astur aduunyadu waa dhaldhaal waa laga tagaya

  • @Suliemanabdirahman-nb6cj
    @Suliemanabdirahman-nb6cj 7 หลายเดือนก่อน

    Islaam waad thaye xijaabo wll ilaahay Ayaan kugu dhaarshee

  • @lakiabdi
    @lakiabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Ilhay baa og inu Muslim yahay waa i Muslimay unbay hayan naagahan shuuboyinka ah

  • @Lovesnaturechannel-bc9rz
    @Lovesnaturechannel-bc9rz 7 หลายเดือนก่อน

    Maashallah wlhi abaayo qof dhan ayaa alle gacantada kubadbaadiyy guulayso byo

  • @naimaalimohammed7766
    @naimaalimohammed7766 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn su‘aal ninkaagu hadii uu soo muslimay maxay ahyd geedka Christmas 🎄 ka ee TikTok taada laga dhex arkayey? Ee gurigaaga yaalay Waa su‘aal is waydiin mudan?

    • @sharmarkenuurwarsame4368
      @sharmarkenuurwarsame4368 7 หลายเดือนก่อน

      Waa Sax Walaal Muslinimo Dhab Ah Hadey Jirto Geedka Crismaska meesha lama Keeneen ee Ninkaan iyo Naagtaan ineey is Fuulaan Beey Rabeen waana is Fuulayaan ilaa iyo Hada,

  • @AmaalMursal-er8xg
    @AmaalMursal-er8xg 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo xijaabo siday inkaagu diinta u jaclaado

  • @nasritaabdi4671
    @nasritaabdi4671 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walid inkaar baad tahay
    Dhaqan ahan iyo diin ahanba faaruq baad tahay ee walidkaaga lasoco

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji245 7 หลายเดือนก่อน

    Reer qurux badan aad baan ooga helay sheekada ❤❤ labadii isku duqooba diintana wada barta ilaah ha idinka dhogo

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Maan isku yaacnaaa kulaha ala asmay 😂😂😂😂

  • @hibaaqaxmed3631
    @hibaaqaxmed3631 7 หลายเดือนก่อน

    Jimcuhu soo muslimayaa kulahaa Asma umadeena maaha😂😂😂😂

  • @user-dd6pg9dr5f
    @user-dd6pg9dr5f 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi abyo gabar qalbiga diintu kaga talo atahy m.a lkn abyo plz waxyar korkana diinta kaqaado 😢🙏🥺

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hasbunallah wanimal wakeel 💔💔💔💔🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @prinzhishaam750
    @prinzhishaam750 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asmaay Mixnad soconeysa tahy 😂😂

  • @lojinmaxamad1339
    @lojinmaxamad1339 6 หลายเดือนก่อน

    ههههههههههه قتليني ي سماء احبك😂❤

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 7 หลายเดือนก่อน

    Xijaabkab qaado wiil somalia Aya kaqiimo badan cadaan ka timaha dib u xirtay. Diinta Aya wax kasta Laga hormariyaa abaayo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  7 หลายเดือนก่อน

      Haye waad mahadsantahay

  • @liibaankhasim4070
    @liibaankhasim4070 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa laakiin kudadaal waalidkaa
    Hakucelcelin imasookorsan
    Qayr inshalaah

  • @FaadumoYusuf-vp8jj
    @FaadumoYusuf-vp8jj 3 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabiga scw

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir 7 หลายเดือนก่อน +1

    ya la socda musalsalka😂 wallhi wa jeclhy qoftan

  • @dr.bilanrashid4808
    @dr.bilanrashid4808 7 หลายเดือนก่อน

    Bisadahayagi iyo arimahayaga 😂😂😂😂 i love her walahi , asma am greating all the way from hargeisa ❤❤❤❤

  • @osmaniltirehamina7927
    @osmaniltirehamina7927 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash´Allah Sister

  • @yasminecadey6915
    @yasminecadey6915 7 หลายเดือนก่อน

    Machallah asmay whli aad baan ku jeclahyee ❤❤from Djibouti

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 7 หลายเดือนก่อน +1

    How old is he, He seems over 50?

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kani 37 sano majiro coorcoorkaleh swedesh ka dhalinyaradaa sidaas uma eka Bisinka

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ilahay ubad kaaga iyo reerkagaba ha ku barkeeyo huno ❤️❤️❤️❤️

  • @nimcoabdi5009
    @nimcoabdi5009 7 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂 Asma xaraabo miidhan weeyi ❤

  • @Bushradiamond
    @Bushradiamond 7 หลายเดือนก่อน

    Video ga 2hr ago 55k iyo wx bu aha hddana 56k happy for you 🎉❤❤❤

  • @user-go2fg7pf9o
    @user-go2fg7pf9o 7 หลายเดือนก่อน

    asmaay qof qalbi fcn tahy laakiin wll khamaar xidho oo cibaadada ku dadaal

  • @khaliyaalsweetandfashion1667
    @khaliyaalsweetandfashion1667 7 หลายเดือนก่อน

    Kkk jimcahu soo muslimaya qosol iguma hadhiin

  • @kotharabdirazack3929
    @kotharabdirazack3929 7 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂Naaag noool wlhi wan ku jeclahay asmoooy jab ba wakan dambeyee😂 laso dhoqsooo qalbi❤