ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAA GABAR GUUR BADAN SOO MARTAY SHEEG QOFKA OO NIYADA KU QABSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe หลายเดือนก่อน +444

    Hada nahay Team Asad dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like faqiired 😂👍

    • @AaminaApdikadir
      @AaminaApdikadir หลายเดือนก่อน +12

      Like tajireda haya makuu saraa😂😂

    • @Sihaammostaphe
      @Sihaammostaphe หลายเดือนก่อน +8

      @@AaminaApdikadir saar haaye 😂

    • @ClraxmaanMaxamed-ol1vu
      @ClraxmaanMaxamed-ol1vu หลายเดือนก่อน

      Nbarkad iisoodhig waa kuraba ​@@AaminaApdikadir

    • @XamseMahad-yt4dk
      @XamseMahad-yt4dk หลายเดือนก่อน

      CF😅

    • @KhadarBulale
      @KhadarBulale หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊​@@XamseMahad-yt4dk

  • @kingmohan1
    @kingmohan1 หลายเดือนก่อน +314

    Kii koonka ugu sharaftabadnaa subanehiinii muxamed ku Sali scw❤❤❤❤

  • @ALMAZAXUURIMADOWMUGDI
    @ALMAZAXUURIMADOWMUGDI หลายเดือนก่อน +98

    Hal mar aan is xasuusino rasuulka scw

    • @ALMAZAXUURIMADOWMUGDI
      @ALMAZAXUURIMADOWMUGDI หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @AyanSoumeya
      @AyanSoumeya หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw ❤❤

    • @Samiaaahmad
      @Samiaaahmad หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @faraxmoha2589
      @faraxmoha2589 หลายเดือนก่อน +1

      عليه افضل الصلاة و سلام

    • @user-cb1yh1cq9n
      @user-cb1yh1cq9n หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +89

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🤞

    • @maankabeeso7716
      @maankabeeso7716 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه و سلم

    • @UmalkhayrmusaAxmed
      @UmalkhayrmusaAxmed หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

    • @NajiipXuseen
      @NajiipXuseen หลายเดือนก่อน

      Asc

    • @solar.system5885
      @solar.system5885 หลายเดือนก่อน

      Naya samiya waxaan ahay Messi waxaa na Kara baa lacagkareyso 222bilyan is mujiya lacagta boobsiya eskadaya baqeltimata 🫡🫡🐐🇦🇷💯💯❤❤❤❤❤

    • @sahrosheikhjeylaani9888
      @sahrosheikhjeylaani9888 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED หลายเดือนก่อน +138

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

    • @AishaMaash
      @AishaMaash หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @hindahassan2615
      @hindahassan2615 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @UmalkhayrmusaAxmed
      @UmalkhayrmusaAxmed หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤❤

    • @NasraAli-vj9uc
      @NasraAli-vj9uc หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @sayidSaleban2208
    @sayidSaleban2208 หลายเดือนก่อน +76

    Asad dhul somaliyeed ayuu uga jeeda hargeisa lkn. Wuu aqoonsan yahay somaliland💚🤍❤️from dadki cafimadka qabay Hargeisa

    • @ZahruujAli
      @ZahruujAli หลายเดือนก่อน +4

      Wle waa yaab🤣🤣🤣

    • @simanjamac7784
      @simanjamac7784 หลายเดือนก่อน

      Jabuuti xitaa somalia uu kadhigay dhul somali dagto yacni

    • @user-ov9oy2fm6o
      @user-ov9oy2fm6o หลายเดือนก่อน +1

      Oo ma dad cudur qaba jira😂

    • @muxamedmakicabdullaahi8422
      @muxamedmakicabdullaahi8422 หลายเดือนก่อน

      Nin wax fahansanbaa tahay legend 🙌

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 หลายเดือนก่อน +2

      Dhul somaliyed oo oroma degda waku qanac sandihin miya hada tm qudaar😂

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty หลายเดือนก่อน +85

    Dunidan ma soo maa rin ruux kasharaf badan kana ruun bada nabi muxamad scw scw❤❤❤

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli หลายเดือนก่อน +85

    Ilaa goormee ka cararee saliga saliga scw ❤

  • @MuunaAbdillahiOmar
    @MuunaAbdillahiOmar หลายเดือนก่อน +38

    Asad hagio Hargeisa soomaliya maaha waa somaliland bro dhiga haygu kicin from somaliland ❤🤍💚

    • @abdirahmaanak9611
      @abdirahmaanak9611 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂iga daa ciyaarta 😂😂😂

    • @daauus-i9h
      @daauus-i9h หลายเดือนก่อน +3

      kuus kuus noqotaya kilyo barartaya kor uqaraxdaya waa yeelkadaa😂😂😂

    • @simanjamac7784
      @simanjamac7784 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😂😂

    • @FaisaMohamed-s3k
      @FaisaMohamed-s3k หลายเดือนก่อน +1

      @@MuunaAbdillahiOmar aaway calankagi wll emoji aad meelaha la wareygeyso iga daaye hdad wadan thy calan la imaw🤣 anigu waa kaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @HafsaAli-e7r
      @HafsaAli-e7r หลายเดือนก่อน +1

      ​@FaisaMhamed-s3k

  • @MaxmuudXasan-i7r
    @MaxmuudXasan-i7r หลายเดือนก่อน +124

    Igu la sali nabigeena muxamed scw

    • @LeyloIsaq
      @LeyloIsaq หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤❤❤

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan หลายเดือนก่อน +77

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
    Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

  • @user-bt1jm4fj2f
    @user-bt1jm4fj2f หลายเดือนก่อน +54

    Asad samiya ayaa hor sheegtey wllhi❤😢

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 หลายเดือนก่อน

      Muhiim maaha waayo iyada ayaaba badisay

  • @Karellaabdii2y6
    @Karellaabdii2y6 หลายเดือนก่อน +67

    Amiirada 2aad e team 27 wlhi wa kiki smart girl ❤😂

    • @Kiki__1433
      @Kiki__1433 หลายเดือนก่อน +1

      Been mahn😂😂

  • @asmaidris7920
    @asmaidris7920 หลายเดือนก่อน +59

    Somalia marku leyhy asad dhul somali oo dhan bu u jedaa cawa dhan wan yabana dib baan ka fahmy lkn 😂😂 from hargiasa somaliland ❤️❤️

    • @hudaahmed4639
      @hudaahmed4639 หลายเดือนก่อน +1

      Waban xanaqay anu😂

    • @hamdadirir6857
      @hamdadirir6857 หลายเดือนก่อน +1

      Inu ifiirsado ayy ahyd

    • @Niama-nalka.871
      @Niama-nalka.871 หลายเดือนก่อน

      ​@@hudaahmed4639wlhi aniguba kula mid ahey waa ka xanaaqey somaliland iyo Somalia ha kala saaro waa laba wadane

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน

      ​@@hudaahmed4639hhhhh washamsi miyaa ku qaadi rabty

    • @user-vg6hp6kg1w
      @user-vg6hp6kg1w หลายเดือนก่อน +1

      Wan xanaqay amba

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 หลายเดือนก่อน +44

    hargeisa somalia maha ee waa somaliland mida kale tan samiya la yabanahay ku haysa somalia hargeisa gabadhaas kaleba waata leh jabuuti maha somalia

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 หลายเดือนก่อน

      de sota somalia ka mida😂

    • @user-qh8eb7cl9b
      @user-qh8eb7cl9b หลายเดือนก่อน +2

      Haa wad o ogty reer borma somli uu haysta hargysa wa bila damir inder Ty

    • @filsan_abdiqaadir143
      @filsan_abdiqaadir143 หลายเดือนก่อน

      De wa sax jabuti somali ma ahan

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. หลายเดือนก่อน +4

      Saamiya runteed weeyi hargaisa waa Soomaaliya.

    • @mssquenyyy
      @mssquenyyy หลายเดือนก่อน

      Horta doqonta xun ma aragtey

  • @user-uu1dc1oh3z
    @user-uu1dc1oh3z หลายเดือนก่อน +7

    ASADOW WAXAY DEE SOMALIYA AYAAD KA DHIGAYSAA HARGEISA ❤️🤍💚 HA ISKU QALDIN SOMALIYA IYO SOMALILAND

  • @ShaymaXaaji-ti7zq
    @ShaymaXaaji-ti7zq หลายเดือนก่อน +28

    Hargeisa waa somaliland ee maah somaliya wah

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do หลายเดือนก่อน +20

    Hargeysa madaa somalia ka dhigay somaliland dheh asadow hanagu qaldamin❤🙏🏼

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

      Abayo dhul somaali dhan buu ula jeedaa jabuti somalilnd somali meshii somali dagto dhan raxma xasan soo rer jabuuti mahan arag siduu ugu sharaxayo

    • @CawilCancel
      @CawilCancel หลายเดือนก่อน

      Djabuti dhul soomaaliyeed maha miya​@@afnaanmohamed9765

  • @cabdishakuurmaxamed3645
    @cabdishakuurmaxamed3645 หลายเดือนก่อน +19

    saliga nabiga Gacanta ugu raaxey scw❤❤

  • @Fathihaazhi44
    @Fathihaazhi44 หลายเดือนก่อน +27

    Hargayza waa SomaLiLand somlia maaha plz qaladka nagadaa AsDow wanku Taager naaye

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Lander kaw 😂xaalka dajiya

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim หลายเดือนก่อน

      ​@@Hagarlaawe-l3c Isdajinayba 😂

    • @user-ov9oy2fm6o
      @user-ov9oy2fm6o หลายเดือนก่อน

      ​@@Hagarlaawe-l3casad weye uma qabaneyno

    • @CumarInziini
      @CumarInziini หลายเดือนก่อน

      Aamus qudaarti ku dhashy waze 😂😂😂

  • @Queensuniira
    @Queensuniira หลายเดือนก่อน +56

    Hargeisa soomaliya mahan ee waa soomaliland asadow

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +1

      Hada shulka somalidu dagto buu ula jeedaa wllo

    • @hamdadirir6857
      @hamdadirir6857 หลายเดือนก่อน +1

      Hakkla saaro oo hawfiirsado

    • @Abuhishami9487
      @Abuhishami9487 หลายเดือนก่อน +2

      Waxas micno malahan

    • @user-qb2es2lo6m
      @user-qb2es2lo6m หลายเดือนก่อน +2

      Ķkk ijiid aan ku jiido waa gacama daalis hadiiba aad fahantey luuqada u ku hadlaayo somalia 🇸🇴 ayaa tahay somalia somaliba leh

    • @allinonechannel-foreal
      @allinonechannel-foreal หลายเดือนก่อน +2

      Hargesa wa gobal somaliyo kamid ah 😂

  • @apdifatahaaro6431
    @apdifatahaaro6431 หลายเดือนก่อน +32

    Dhul somali manta dhan maka wadey hargeysa somaliland ❤

  • @mustafemaxamed2587
    @mustafemaxamed2587 หลายเดือนก่อน +33

    hargaysa somalia ma ahan asadow naga xisho

    • @shaxaariyada
      @shaxaariyada หลายเดือนก่อน +3

      Luqada dhiga wa somaliye😂

    • @Somlilander65963
      @Somlilander65963 หลายเดือนก่อน

      Jabuti luqada ha dhigto waye ​😂👌@@shaxaariyada

    • @Qureyha
      @Qureyha หลายเดือนก่อน

      @@shaxaariyadasax dhiga dheh 😂😂😂

    • @shaxaariyada
      @shaxaariyada หลายเดือนก่อน

      @@Qureyha sas wye😂

  • @maryamasaleban-cb4bb
    @maryamasaleban-cb4bb หลายเดือนก่อน +57

    reer somaliland aan is dejino qlpiyaal dhul somali oo dhan buu sheega ilaa djibouti ilaa somaliland ilaa dds ilaa somalia dhaman 5ta somali 🥰

    • @CabdiMaxamed-tl2ts
      @CabdiMaxamed-tl2ts หลายเดือนก่อน +12

      Waxba hasdajine imka xanaaq kolay maryahaga Dhafi mayside😂😂😂😂

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน +2

      😂hadalkaasaa I mara ileen qadaad weyn ma arki karee

    • @libanahmed5374
      @libanahmed5374 หลายเดือนก่อน

      ​@@Hagarlaawe-l3cnacala washak qowdhanoow siyad bare miyaa qadweyn modaa😂😂

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 หลายเดือนก่อน +2

      Hye qlbi 😂😂😂qadaadweyn weynagu waasheene

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      @@libanahmed5374 oo maxay is dhaamaan qadaad weyn iyo faqash, waa isku mide 🤣 magac yada uun baa kala duwane, wuxupa waa dulin

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 หลายเดือนก่อน +16

    Hargeisa somalia maha asad Hargeisa Somalilnd dhe

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน +30

    Hargaysa soomaaliya maaha waa somaliland taasa sax ah waanu ku taageernaa lakiin jooji soomaliya maninihin

    • @hamdohussein9853
      @hamdohussein9853 หลายเดือนก่อน +5

      Wll qaali somaliyo waaye malintaa Aqoon si heshano markas waat kadodi kartaa

    • @Miamiamerique12
      @Miamiamerique12 หลายเดือนก่อน +5

      Waa tahay diid ama yeel😂😂

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 หลายเดือนก่อน

      Anoo comantiskina radinaayo marku somalia dhahe finlly wan hele 😂😂😂😂

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Lander dhapa❤

    • @najaxabdi8578
      @najaxabdi8578 หลายเดือนก่อน

      Yaaa tihiin wll😂

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb หลายเดือนก่อน +55

    anaga waxaan sugeene samia ladan iyo kiki waxey cilaanka usarteen oo cadnaan suud soo xirtey xitaa koko wey ku jirtey asad video gaas rabaa

    • @Hdiamond118
      @Hdiamond118 หลายเดือนก่อน +1

      Xagee kusoo aragtay videogas wll

    • @sundusdaahir12
      @sundusdaahir12 หลายเดือนก่อน

      isku fikir waxa naha ada ka arkey😂

  • @Amiira252
    @Amiira252 หลายเดือนก่อน +48

    Igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏼❤

    • @UmalkhayrmusaAxmed
      @UmalkhayrmusaAxmed หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون

    • @futtcrazy
      @futtcrazy หลายเดือนก่อน

      Scw ❤❤️‍🔥🤲

    • @SaynabMohamed-tp5te
      @SaynabMohamed-tp5te หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @MohamedAhmed-he1ob
    @MohamedAhmed-he1ob หลายเดือนก่อน +25

    Asad hajio zxp noo badi wliba wiilasha kuso dar zxp king ceyda kuzo soo dar iyo arimaheena

  • @amiraali6860
    @amiraali6860 หลายเดือนก่อน +8

    Somaliland maha somalia ok halka inaga sax hadanad waxkale ujeedin

  • @Ashraf22-p3m
    @Ashraf22-p3m หลายเดือนก่อน +43

    Ilaa goormee kacarareesaa saliga nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedIbrahim-my1py
    @MohamedIbrahim-my1py หลายเดือนก่อน +8

    Keep going my brother asad hagio from Djibouti 🇩🇯

  • @Queensuniira
    @Queensuniira หลายเดือนก่อน +22

    Show asad markuu leeyahay hargeisa soomaliya ayay joogataa wuxuu uga jeeda dhulka soomalidu dagto heatkaa igaadhi rabay asadoow😂

    • @ABDIMALIKAM
      @ABDIMALIKAM หลายเดือนก่อน

      Lkn ogu danbayn waa fahantay inuu dhul somali dhan kahadlayo😂

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน

      Hhhhh hargeisa sow soomaali madagto

    • @ABDIMALIKAM
      @ABDIMALIKAM หลายเดือนก่อน

      @@user-wu9co6wj9p mayee Ethiopia ayay dagtaa show😂😂

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน

      @@ABDIMALIKAM hhhhhhh

    • @ABDIMALIKAM
      @ABDIMALIKAM หลายเดือนก่อน

      @@user-wu9co6wj9p ma saxnahy dee😂😂

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 หลายเดือนก่อน +13

    Asadow caawa waa see wadankayagii Somaliland 🔴⚪️🟢 waad dafirtee

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Wey kaga dhacday odeygee😂

  • @SuishAdam
    @SuishAdam หลายเดือนก่อน +28

    Ku sali xabiibkeena mohamett Scw❤️

  • @faraxbaashe2549
    @faraxbaashe2549 หลายเดือนก่อน +10

    Hargeisa somalia mahan Somaliland weye qof walba qadiyadisa ku tixgeli

    • @caynabyare3133
      @caynabyare3133 หลายเดือนก่อน

      Waan ognahay wll lkn waxan waa game 😂

  • @samiaabdi1892
    @samiaabdi1892 หลายเดือนก่อน +18

    Asad ma hargaysa ayad leedahay waa Somalia, abti hanagu qaldamin wan ku daawana ee nagu ixtiraam waxa aanu nahnay

    • @user-xe4ld3iy1c
      @user-xe4ld3iy1c หลายเดือนก่อน

      Somali land micnaeeda bas fahan😂

    • @FaisaMohamed-s3k
      @FaisaMohamed-s3k หลายเดือนก่อน

      @@samiaabdi1892 oo maxaa thy marka wll 🙄

  • @YAAYAOFFICIAL
    @YAAYAOFFICIAL หลายเดือนก่อน +24

    Asad kusali nabiga S.c.w noisla weyni😑❤️

  • @HealthandHealth-chennel
    @HealthandHealth-chennel หลายเดือนก่อน +13

    Yaab Anagaa aragnay Somalia kutee Hargeisa ku jirta...Dadka kaan ku rabin laguma raad joogo👊👊Asad waanu ku taageerna ee xad gudubka naga daa edo

    • @hebohseen2939
      @hebohseen2939 หลายเดือนก่อน +1

      Ooo miyaad didantihiin inaad somalia tihiin anuu hargysa gudaheedaan jogaa somalia waa somaliya hargysina waa kamid ama diid ama dood

    • @HealthandHealth-chennel
      @HealthandHealth-chennel หลายเดือนก่อน

      @@hebohseen2939 Santibaanad joogin Hargeisa ee afka dalka nooga dhig.. Mida kale sidaa aan dalkayaga ugu faanayno uga faana kiina camal aan hargeisa ahaynba maydaan hayn maxaa nakiin dabo dhigay..Dhulkiina idiin baahan ee dhista oo ka shaqeeya

    • @FaisaMohamed-s3k
      @FaisaMohamed-s3k หลายเดือนก่อน

      @@HealthandHealth-chennel ma anagaa camal aan idinka aheyn laheyn🤣 iska kama war heysid wll iska daa wax klee waa nagu wacdisaan habeen iyo maalin cuqdad idin dishay somalia iyo xamar dadka loogu wacdiyaa tihiin oo hadeyna sheegin waxpa qabsan Karin 🤣🤣🤣

    • @HealthandHealth-chennel
      @HealthandHealth-chennel หลายเดือนก่อน

      @@FaisaMohamed-s3k cuqdadaasaan idiin qabna wax qarsoona maaha habeen iyo maalina way nagu sii siyaada lagama yaabo sidaan nacaybkiina ugu soo koray ayaan ilmahaan dhalana ugu korinayaa. Dadkayagii iyo wadankayagii intaad baabiisan miyaad rabtaan inaan idiin calool xaadhnaano oon walaalaanahy idin dhahdo h.w.see cagtayada hoosteeda idinkama aragno futo ayna waan idinka necebnhy hadaanu awoodnona siday diinasoortu aduunka uga madhatay ayaan idiinka madhin lahayn ee nadaaya qudhunkaad tihiin wasee.

  • @bobatoba1124
    @bobatoba1124 หลายเดือนก่อน +4

    Hargeisa Goorma Somalia Noqotey

  • @MuostapheAbdiiismail
    @MuostapheAbdiiismail หลายเดือนก่อน +41

    Asad ladan u fur you tube sobbto ah waa gabadha kaliya ree Djibouti ah adna waku salamaya

    • @Saalaxgaabkaf36
      @Saalaxgaabkaf36 หลายเดือนก่อน +1

      Wey ka dhisayaan isna wuu ka dhisayaa

    • @CanabCudoon-zc5bb
      @CanabCudoon-zc5bb หลายเดือนก่อน

      Wali macaan bixin sug

  • @user-rg4bx7zb1l
    @user-rg4bx7zb1l หลายเดือนก่อน +10

    Hargeisa somalia maaha please jooji waanu ku tagernaa

    • @FaisaBella
      @FaisaBella หลายเดือนก่อน

      😂

  • @Ayaanohismail-wi3bu
    @Ayaanohismail-wi3bu หลายเดือนก่อน +22

    Lkn asad hargaysa somalia maha ee waa somaliland ok

    • @amranhajji
      @amranhajji หลายเดือนก่อน +5

      😂car wataase dadka islamed hakaa is aqbalan wxs somaliland wax la dhaho ma yaqanan dadku hays ceebaynina

    • @hudaahmed4639
      @hudaahmed4639 หลายเดือนก่อน +2

      @@amranhajjiwaa la yaqana mesha buuqa kala tag

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน +3

      ​@@amranhajji😂necebkii wa kaa soo dareeray, waligiinba fursad gaad ayaad tihiine

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf หลายเดือนก่อน +3

    Asad hagio waa maxay sidani hargeisa ma Somalia mise waa somaliland ha unoqon qaladkaa wax Samia sheegata boorama sidey waxan udulqaadataa tag

  • @jibriilupdy2160
    @jibriilupdy2160 หลายเดือนก่อน +11

    My brother Asad hagio waxaan kugu ixtiraamayaa wanaaga aad nagu dhex leedahay adiguna na ixtiraam Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland waa laba waddan oo jaar ah yuu hadal kaa tagin 🤝

    • @YasineApdallah
      @YasineApdallah หลายเดือนก่อน +1

      Nac nac 😂

    • @nuurmirenuurmire
      @nuurmirenuurmire หลายเดือนก่อน +1

      hargesa was casimada lawad e somalia

    • @Yaskahaji2233
      @Yaskahaji2233 หลายเดือนก่อน

      Caasimada labaad ee soo maaliya waa jeclahy 😂

    • @dheemanmahamet2145
      @dheemanmahamet2145 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 hargeysa. Waa casimada labaad ee somaliya

  • @CawilCancel
    @CawilCancel หลายเดือนก่อน +4

    Asad Hargeisa somalia maxa ka dhigay Hargeisa soomaaliland weye Asad 💚⚪❤️

  • @user-KAARTO
    @user-KAARTO หลายเดือนก่อน +11

    Reer qudarland buuqa joojiya hargeisa waa dhul somaliyeede 😂💔

    • @Miamiamerique12
      @Miamiamerique12 หลายเดือนก่อน +3

      Commentige ictiraaf ka dhex radinayaan family 3emoji😂😂

    • @hudaahmed4639
      @hudaahmed4639 หลายเดือนก่อน +1

      @@Miamiamerique12Remember shuan the sheep

    • @Barwako6
      @Barwako6 หลายเดือนก่อน

      Niicda yare nio xalane family

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      ​@@Miamiamerique12ciyaalkii uu amison tu dhashay buuq badanaa😂

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds หลายเดือนก่อน

      ​@@Miamiamerique12😂😂😂😂😂

  • @user-eg2yk9lz8r
    @user-eg2yk9lz8r หลายเดือนก่อน +8

    Hargeisa xilimay somalia noqotey asadkw 🤔🤔🤔

    • @AishaFarah-c9k
      @AishaFarah-c9k หลายเดือนก่อน

      Caac warwaa magaalo Somalia 🇸🇴 kamida 😂😂😂

    • @hudaahmed4639
      @hudaahmed4639 หลายเดือนก่อน

      @@AishaFarah-c9kgoogle ku macalina nayaa

    • @user-eg2yk9lz8r
      @user-eg2yk9lz8r หลายเดือนก่อน

      @@AishaFarah-c9k na ma foolba ku haysa in dhilooy wadigan caac da haaye

  • @FatuushTeeena
    @FatuushTeeena หลายเดือนก่อน +12

    Wllyal iso duceeya muraad ban leyhy in uu ilaahey ii fududeeyo🤲🙏

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 หลายเดือนก่อน +50

    Qofka 5 naad ee comments soo baxsho baan ahay, ee walaalayaal aan is cafino sidokale dadka xanuun san aan u duceyno in alah caafimaad taama siiyo, inta shaqo la,aanta ah shaqo wanaagsan rabi ha siiyo ❤
    Like 👍 igu sharfa muslimiin baan isla nahay❤

    • @LeyloIsaq
      @LeyloIsaq หลายเดือนก่อน

      Qofka afaraad ayaa tahay walaal❤

  • @Nasra-le4fj
    @Nasra-le4fj หลายเดือนก่อน +13

    Somalia maxd kawDey hadana waa hargeisa kullahaa soomaliland mXa kudiidey

    • @LeylaYuusufAli
      @LeylaYuusufAli หลายเดือนก่อน

      Somalia iyo Somali land mexey isdhaman😂

  • @Farha-o4l
    @Farha-o4l หลายเดือนก่อน +7

    Somalia iyo hargysa mxaa isku xidhay asad😂

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Dhul somalidu dagtto ayuu ka hadlayaa 😂😂ee aan xaalka dajino

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 หลายเดือนก่อน +12

    Kkkkkkhhhhhkkkk
    walhi waa gema macan soo badi asad😂😂😂😂😂

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 หลายเดือนก่อน +10

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @aliyaesse
    @aliyaesse หลายเดือนก่อน +15

    Somaliya iyo hargaysa mxaa dusha iska saaray

    • @ZiyaAli-dx2lf
      @ZiyaAli-dx2lf หลายเดือนก่อน

      Somalia waa wadan hargeysana waa casimada Somalia 😂🤫

    • @aliabdallamoalim2137
      @aliabdallamoalim2137 หลายเดือนก่อน

      😅😅War waan ku dareemi karaa Somaliland ayaad so wadaaye lkn Inta Ictiraaf Ka heleyso Waaaa Magaalo Somalia kamid ah Marka dag daga naga daaa

    • @DeeqaDegan-bu4it
      @DeeqaDegan-bu4it 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@ZiyaAli-dx2lfquruxey caasimada somalia waa muqdisho yeena kaa hoos bixin🥵

    • @ZiyaAli-dx2lf
      @ZiyaAli-dx2lf 9 วันที่ผ่านมา

      @@DeeqaDegan-bu4it somalia sadex casimad ayey ledahay 1. MUQDISHO 2. HARGEYSA 3. KISMAYO. wax baro marka

  • @Samiyaagmed
    @Samiyaagmed หลายเดือนก่อน +5

    Kusalia Nabi Mohammed saw❤❤❤

  • @hothoqueen2797
    @hothoqueen2797 หลายเดือนก่อน +4

    Samiya wayku saxsantahay najma nashaad guur hore way soo martay caruurna way dhashay

  • @Somalilander-y
    @Somalilander-y 11 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa waa Somaliland respect for us Azadoow❤

  • @Arawelomer
    @Arawelomer หลายเดือนก่อน +5

    Asad wanu ku ixtirmana kuna dawana weliba saiiid marka adna naga xisho oo fadlan nagu ixtiraaam hargeisa not somlia

  • @romal_kinda2023
    @romal_kinda2023 หลายเดือนก่อน +6

    Oo markaa hargeisa ma somalia ayay ka mid tahay?

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      May ,laakin umuu jeedine

    • @romal_kinda2023
      @romal_kinda2023 หลายเดือนก่อน

      @@Hagarlaawe-l3c haa waan gartay

  • @user-tb6zn7vq3c
    @user-tb6zn7vq3c หลายเดือนก่อน +14

    Short filim sugayney😔😔😔😔😔👀

  • @YurubyuusufXuseen-zs9pl
    @YurubyuusufXuseen-zs9pl หลายเดือนก่อน +12

    Hargaysa waa soomaliland naga. Xishood asadow

    • @fatuumohamuud6286
      @fatuumohamuud6286 หลายเดือนก่อน

      Somaalia no dhig land un qaado 😂😂😂

  • @Caziizacalicabdi
    @Caziizacalicabdi หลายเดือนก่อน +24

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @rayaana6144
    @rayaana6144 หลายเดือนก่อน +4

    ASad waa khaldan thy hargeisa soamliya mhn

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Odeyga waan taageernaaye 😂yaanu qadaadweyn nagu soo dhisin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-ci1rn5cn5l
    @user-ci1rn5cn5l หลายเดือนก่อน +2

    Asado amira fillim so sameya noh plz

  • @user-jj9ik7cn9y
    @user-jj9ik7cn9y หลายเดือนก่อน +3

    Xamaasad AAd ubadan ayuuleeyahay game kan🎉❤😂

  • @user-ci7sx1mn6b
    @user-ci7sx1mn6b หลายเดือนก่อน +7

    Asadoooow somalia way bdn thy ma hargeisa Wxy hargeisa wa Somaliland ok

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 หลายเดือนก่อน +2

    Hargaysa Somalia maaha waa,somaliland 💚🤍❤✌

  • @fathumapazhir1912
    @fathumapazhir1912 หลายเดือนก่อน +6

    Hargaysa ma,soomaaliya😂😂

    • @user-ov9oy2fm6o
      @user-ov9oy2fm6o หลายเดือนก่อน

      May waa somaliland🎉

  • @MahamedShariifmahaef
    @MahamedShariifmahaef หลายเดือนก่อน +2

    Hadan nahay team asad wax aan isku
    ❤❤❤❤❤❤❤ aynu kusalino rasuulkena maxamad scw

  • @IsmaliZoola
    @IsmaliZoola หลายเดือนก่อน +4

    Ku sali Nabigena Muhammad scw ❤

  • @SaacidCr7
    @SaacidCr7 หลายเดือนก่อน +21

    Inta nabiga jecel like❤❤

    • @UmalkhayrmusaAxmed
      @UmalkhayrmusaAxmed หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

    • @user-mx6ce9td5m
      @user-mx6ce9td5m หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @ahmedyussuf-xf5in
    @ahmedyussuf-xf5in หลายเดือนก่อน +3

    Kusali nabi Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenanzher858
    @queenanzher858 หลายเดือนก่อน +3

    Samio hore shegtee 😂😂srry

  • @FilipinHussen
    @FilipinHussen หลายเดือนก่อน +2

    Hargeysa waa Somaliland jileeca hanola Iman waarya

  • @NuuraCeyn
    @NuuraCeyn 13 วันที่ผ่านมา

    Kusali xabibkeena muhamed scw ❤

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah samia you have smart mind but I am big fans from France 🇫🇷 Europe keep going Asad •

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน +18

    Hargaysa somaliland✅
    Hargaysa soomaaliya❌

    • @user-jg7cv9yr5d
      @user-jg7cv9yr5d หลายเดือนก่อน +2

      Buuqa meelahz la aaad😂

    • @siciidsheelkh744
      @siciidsheelkh744 หลายเดือนก่อน

      caacda nga wareeji awowo qazb somlia kuma noqonyne​@@user-jg7cv9yr5d

    • @caynabyare3133
      @caynabyare3133 หลายเดือนก่อน +2

      Markaasaa godadka kasoo baxdaan😂😂😂😂😂

    • @CawilCancel
      @CawilCancel หลายเดือนก่อน +1

      Muqdisho Ethiopia 🇪🇹

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 หลายเดือนก่อน +16

    ku sali xabiibkeena maxamed scw😍

    • @user-mw1em5gp1x
      @user-mw1em5gp1x หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰

  • @user-xw3yx9se3k
    @user-xw3yx9se3k หลายเดือนก่อน +7

    Walhi caaw beerka i xanuunay borama iyo Hargys maxaa isku keenay

  • @PANTHER-gl5vd
    @PANTHER-gl5vd หลายเดือนก่อน +5

    Asad mafia game so same inta igu raacsan like 😂🔥

  • @EL.OMAR.DE.JR.47
    @EL.OMAR.DE.JR.47 หลายเดือนก่อน +6

    Team 27 nolosha idhin ma xumeyso 🤲🤲😩

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 หลายเดือนก่อน +5

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @hothandegan8622
    @hothandegan8622 หลายเดือนก่อน +2

    Asadow macanhaagu wa somaliland ma aqoonsani naga da qaladka wanu ku tageernaye😡😡😡😡😡😡

  • @yaxyexiis1666
    @yaxyexiis1666 หลายเดือนก่อน +3

    Samia hor shegty❤😂

  • @user-cz4sm3hk5n
    @user-cz4sm3hk5n หลายเดือนก่อน +3

    Hargiesa somaliland wlhi heatka igaadhay caawa maxaa qaldan😅

  • @Mabsuudaxmedyuusufco
    @Mabsuudaxmedyuusufco หลายเดือนก่อน +7

    M.a asad qof qalpi wanagsn

  • @hariza9384
    @hariza9384 หลายเดือนก่อน +2

    Asad taageeran kuu nahay adaan nahay reer somaliland naga daaa ciyaarta 💚🤍❤

  • @SabrinMohamud-lq8li
    @SabrinMohamud-lq8li หลายเดือนก่อน +5

    Samia dayax ku hor marty kiiki dalnurshe kusii darsaty kiiki:3 ledahay samia:6 ledahay😂😂

    • @user-cd3et7bm5u
      @user-cd3et7bm5u หลายเดือนก่อน +1

      Haa wllhi waa dulmi 😢 saamiya kaga hor3ysey wllhi

    • @SabrinMohamud-lq8li
      @SabrinMohamud-lq8li หลายเดือนก่อน

      ​@@user-cd3et7bm5uHaa lkn dhib malahan hdaba ayda badisay

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 หลายเดือนก่อน +6

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq หลายเดือนก่อน +1

    Asad the boss plz this game is interesting plz add more

  • @user-gk5bj5jh9r
    @user-gk5bj5jh9r หลายเดือนก่อน +6

    Nio kiki❤ waan iska jeclahy u sheeg bal Asadaw

  • @abdihakiimalbishar
    @abdihakiimalbishar หลายเดือนก่อน +5

    Asad waxaad wado jooji hargeisa inay somalia tahy dagal ayan ka xigna dhul somali dagto adeegto balse somalia hargeisa joogji

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      😂waad heat in a wada gaadhee

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c หลายเดือนก่อน

      Odeygu inagama uusan xishoone

  • @OMARAHMED-Talyani
    @OMARAHMED-Talyani หลายเดือนก่อน +3

    Jiijo: Asadoow
    Asad: Hee
    Jiijo: See dareemoosaa
    Asad:Beelo lee
    Jiijo:Maxaa dhocooyo
    Asad: Afuufaa dhocooyo
    Koko: 👀yaaah
    Asad:Qabowbaaa jiro
    Koko: Hub celisaa jiro abtiyoow
    😂😂😂😂

    • @nimcoxiis2112
      @nimcoxiis2112 หลายเดือนก่อน

      Mxa kwadana waxan xge laso dhigy 😂

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq หลายเดือนก่อน +1

    ASad hagio very interesting game ..need a lot of this game ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fv2rm5ty9f
    @user-fv2rm5ty9f หลายเดือนก่อน +1

    Asadaw waxaasi waa gaf hargeisa waa Somaliland ee maaha somaliya ee nagadaa hoos galinta

    • @FaisaMohamed-s3k
      @FaisaMohamed-s3k หลายเดือนก่อน

      @@user-fv2rm5ty9f somaliland mxaa la dhahaa wll😳

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx หลายเดือนก่อน +4

    Goat of youtubers asad hagio reply 😮

  • @caaishonasiib9706
    @caaishonasiib9706 หลายเดือนก่อน +7

    Asad hagio yuutuubkii buu waalay ❤❤❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน

      Cumeer na dadku waalay

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds หลายเดือนก่อน

      ​@@user-wu9co6wj9p ane ada ku walaa😅😂😂😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Anigana comantigan waalay😂

  • @FadumoAhmedMohamed
    @FadumoAhmedMohamed หลายเดือนก่อน +2

    Naga xisho asadow hrgaysa somaliya kama tirsane wxy hdl jilaycu 😮