FAADMA RIYADEEDA AAN URUMEEYAY OO FARXAD DARTII LA OYSAY😭/ WALAALNIMO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 961

  • @user-vx6sw1uu4x
    @user-vx6sw1uu4x 7 หลายเดือนก่อน +552

    Amiira qurux gaar siiyaa 1200M yaa igu raacsan😢😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 หลายเดือนก่อน +479

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢

    • @amran2010
      @amran2010 7 หลายเดือนก่อน +7

      صلي الله عليه وسلم ❤

    • @dahaboosman1228
      @dahaboosman1228 7 หลายเดือนก่อน +1

      Salawatulahi calyhi wasalam ❤

    • @SalmoMaxamed-wv2sm
      @SalmoMaxamed-wv2sm 7 หลายเดือนก่อน +3

      Scw❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Umukaafiya
      @Umukaafiya 7 หลายเดือนก่อน +1

      Salaallahu calayhi wasallam

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 7 หลายเดือนก่อน +469

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

    • @NimcoBade-vb3nt
      @NimcoBade-vb3nt 4 หลายเดือนก่อน

      ALLAAH SUBXANAHU WATACAALA

  • @asmaabdullahi5856
    @asmaabdullahi5856 7 หลายเดือนก่อน +284

    Fadma nasiib badna
    Hadeba amiira ladhalatay❤ Masha Allah

    • @XafsaQaali
      @XafsaQaali 7 หลายเดือนก่อน +6

      M.a❤❤❤❤ilahy ha udeysto

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 หลายเดือนก่อน +160

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

    • @user-xr4lb6hh3c
      @user-xr4lb6hh3c 5 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉❤❤❤👯🚔✨️🎁🎇♥️Walsoken mcn HOOYO MACN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

    • @madiinaahmad2683
      @madiinaahmad2683 5 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน +100

    Amiira Asxaabtaaduba walaalnimo dhamays tiran bay kaa heleen oo garabka walaalnimo ayad u buuxisaaye qof kula dhashayna maxa u maleysaa masha Allah Alle ha isku kiin daayo saa Adiga iyo Adna saxib u tihiin waa ogaa ilmaha kalena markay malaysiya imaadeen baan ogaaday inaa kuli saxibo tihiin ❤❤❤

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 7 หลายเดือนก่อน +52

    Abaayo dharka kugudhagan iskada haxiran wlshey dhar xogga nafis ah kisho haay abaayo waa ika talo walalnimo abaayo wanakujeclahay qlbyy ❤❤

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ma sha allah wa runta mcny ❤❤❤❤

    • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
      @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 7 หลายเดือนก่อน

      @@filsanmohamed4670 tnsk queen

    • @Qureyha
      @Qureyha 7 หลายเดือนก่อน +2

      Sax wlhi said dharkeeda dhaganashaha

  • @SleepyPastry-ph2vg
    @SleepyPastry-ph2vg 7 หลายเดือนก่อน +33

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋👍😢

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 7 หลายเดือนก่อน +29

    Inta aaminsan in amiira ay adna ka horgaari doonto 1m

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 หลายเดือนก่อน +83

    MashaAllaah walhi ilin aya iga imaaday amiira khyr ilahey haku siiyo walsha sidad uga farxisay alle hakaga farxiyo amiin yarabi ❤❤❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 7 หลายเดือนก่อน +48

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤

  • @RiyaaBeauty-xm8bq
    @RiyaaBeauty-xm8bq 7 หลายเดือนก่อน +173

    Manshallah AMIRO QURUX THE REAL QUEEN 👸 ❤

  • @user-qu9qx5om6z
    @user-qu9qx5om6z 7 หลายเดือนก่อน +43

    Masha Allah waxad tahay Walal Aad u fican oona qalbi wanagsan leh ❤❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 7 หลายเดือนก่อน +113

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน +42

    Amiira Ani Faatma maalintii ugu horaysay ee aad malaysiya kusoo dhawaynayseen ayada iyo sumaya iyo Cimraan ayan ka helay ilaa hada waan ku haystaa noh 😅 meelo badan ban iska shabahnaa oo dagnaanta iyo farxada ka mid tahay so waan ku faraxsanahay saa uga farxisay ❤❤😢

  • @sihaamshariif3254
    @sihaamshariif3254 7 หลายเดือนก่อน +32

    Amiira qurux abayo plz gaari wadoo baro wllhi team amiira hadaa nahey waan kugu dhiira galineenaa i.a waana ku farxeenaa plz plz😢

  • @aminaislow512
    @aminaislow512 7 หลายเดือนก่อน +13

    Amira qurux waxa tahay gabar alle uu u dhamaystriyay dhankasta dabecad karti naxriis masha allah waxa tahay qof walid iyo walal Saxiib intaba ay jecelyihiin walhi marwalbo wan dawada video yada aad so galiso anigo ku raxaysanayo hore u soco xabiibti allaha ku xifdiyo

    • @muscabcali6601
      @muscabcali6601 4 หลายเดือนก่อน

      Ee waa hooyo gabar maha

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 7 หลายเดือนก่อน +44

    Masha allah Hambalyo Fatma cafimad ku isticmal walalnimada wa shey qali ah Amira wll qali ah❤🎉

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 7 หลายเดือนก่อน +26

    ASC hooyo macan heesta haku bilaabin quran ku aqriya Babur cusub waye

  • @user-we6tq2hu4b
    @user-we6tq2hu4b 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhy markaan vediogaan dawada waan iska ilmeyay😢😢😢bcz meysn ila dhalan abaayo frxd iyo murugaba ilaqeybsaneyso😢😢riyadeyda iyo rajeydana ii rumeyn karto ama ila rumeyn karto😢😢abaayo Allaah isku kiin deystoh dhamaantiin m.a❤❤love you amiira😊❤

    • @idalifestyle
      @idalifestyle 7 หลายเดือนก่อน

      Abaayo anibo kula mid ehe anigaana wllsha eh ❤😢

    • @rahmoiidow9462
      @rahmoiidow9462 7 หลายเดือนก่อน

      Mulj

  • @Realman1430
    @Realman1430 7 หลายเดือนก่อน +58

    Congratulations amira for gifting your sister 🎉🎉

  • @user-oq6fm1xi4r
    @user-oq6fm1xi4r 24 วันที่ผ่านมา

    fadma wlhi wll fiican ayaad heysataa ee Alle hanii wada xafido dhamaan tiinbo inta ilajecel farxada fadma like 👍

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 7 หลายเดือนก่อน +13

    Anaaba ooyay walaal iyo aabo, iyo hooyo❤ sheekaadaas dhan hadan maq oohin aan jabsanaa ma ana aqaan sababta intaba way ii nool yihiin alx❤

  • @Nuurto1980
    @Nuurto1980 7 หลายเดือนก่อน +60

    Masha allah Amiira gaariga quran kubilaaw gabadha Masha allah dhaha gaariga marku cusubye waa ina quran kudaarta

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 7 หลายเดือนก่อน +2

      aad iyo aaad wllo🙏

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 7 หลายเดือนก่อน +7

      Haaa heees ki bilawen bo walahi dadka qar manta jogo farxadoda wuxu allah ka caronayo ku bilawan rabiyow inti Muslim ah ka hanunin xumantas ku caro galineyso

  • @nimohaji8446
    @nimohaji8446 7 หลายเดือนก่อน +9

    Gaariga quraan halasaaro markuu cusubyahya quraan.lasaraa❤😊

  • @arrawelaahmed6261
    @arrawelaahmed6261 7 หลายเดือนก่อน +28

    maa shaa Allah hambalyo faatma. Amiira gabadha iyo gaariba haloo duceeyo qur'aan u aqri wax cusub in lo duceeye ku fiicanye you are best Sister❤❤❤❤❤❤

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sax amiira ducadi dhiman

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan 7 หลายเดือนก่อน +106

    Masha allh wllnimo waa macaan markii aad heesato wllo aad isfahansantihiin runtii isoduceya allh meshan kujiro muradban leeyhy inow alle iisaqiro aanhelo please ❤❤❤❤❤❤

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 7 หลายเดือนก่อน +5

      Allah haku saqiro mcny anah iso ducey wn le yahy inu allah i saqiro

    • @Khadiijoabdiosmaan
      @Khadiijoabdiosmaan 7 หลายเดือนก่อน

      @@filsanmohamed4670 xbbti jizaakallaah qeer adigana allh kusaqiro insha allh wad heli

    • @raxmaadan440
      @raxmaadan440 7 หลายเดือนก่อน +2

      ilahay ha kuromeyo walll

    • @Khadiijoabdiosmaan
      @Khadiijoabdiosmaan 7 หลายเดือนก่อน

      @@raxmaadan440 amiin yaarabi xbbti jizaakallaah qeer

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ani wajeclahy inaa barto lkn somalia ilahey nawad hakadhigo😢😢

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 7 หลายเดือนก่อน +15

    Wlhi bilaahi amiira qof qalbi fiican ayaad tahay wllo❤ from hargeisa

  • @RamlaAbubakar-fr3pk
    @RamlaAbubakar-fr3pk 7 หลายเดือนก่อน +18

    Waaw mashaallah fadmadeyda wad farxisey xbbti shukran runtii wlhi ani fadmà wan wanjeclahy walshe mcn ❤❤🎉

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 7 หลายเดือนก่อน +50

    Annaga ku daawana hadyadeena waa kaaga fadhinaa Amiirow.😂
    Masha'Allah Noolaada oo isu noolaada Amiiro quruxey.❤❤

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h 7 หลายเดือนก่อน +19

    Mansha allah gadhiga wadooga dadka jecel isku team ban nahay insha allah anaga wey noo gadhi😅😂

  • @Aishamahamed26
    @Aishamahamed26 7 หลายเดือนก่อน +19

    Dadka la naaiib badan ane midka ila dhashay mobil ii keen mudo 1 sano ka barjoya 😢💔m.a amiira the bestie walaal🎉❤😢

    • @MaxamadYare-vi9yx
      @MaxamadYare-vi9yx 7 หลายเดือนก่อน +4

      Oh sorry abyo mcn wad helaysa abyo qali niyada qeer u sheg xabiibti adigana dadaal badan samay xifrad baro isku day badan samay 😢

    • @hibocali3002
      @hibocali3002 7 หลายเดือนก่อน +1

      Inshaa Allah abayo wada heli wax jaceshaayy niyada kheyr u sheeg wax sameysa labo rukuco tuko istiqfaarta iwm akhri inshaa allah alle ka farxinaa mobilka jaceshahay wada heli alle u bari alle aya ka farxinaa 😍❤️

    • @Aishamahamed26
      @Aishamahamed26 7 หลายเดือนก่อน

      @@hibocali3002 tnx byo mcn 🥰

    • @Aishamahamed26
      @Aishamahamed26 7 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamadYare-vi9yx tnx wll mcn🥰🥺

  • @haweeyahonesty2727
    @haweeyahonesty2727 7 หลายเดือนก่อน +40

    Aniguna mobile la'aan ahy dadna wa kuwaas masha allh tabaraka raxmaan alle haydin siyaadiyee😂😂❤

    • @Kamil_yare
      @Kamil_yare 7 หลายเดือนก่อน

      🤣😂

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 7 หลายเดือนก่อน +8

      Adine Waa Helee abayo Ilaha lenahy maho Inaa Walwalno Maha

    • @haweeyahonesty2727
      @haweeyahonesty2727 7 หลายเดือนก่อน

      @@maidahassancabdulhi635 insha allh qlbi waynu heli

    • @An-kusheekeyo
      @An-kusheekeyo 7 หลายเดือนก่อน +2

      Isku illah lee nahay 😂😂

  • @Ifraax31
    @Ifraax31 7 หลายเดือนก่อน +6

    Maashaa allaah tabarakallah
    Qiimaha wllnimada awgeed ilin ayaa iga imaatay amiiraay ilahay haku xafido wll qali gabadh fariid ah baa thy maashaa Allaah dedaalka bartaas kasii wad gaadhiga iyo fatmana haloo duceeyo insha Allah

  • @FardowsaAlimahamed
    @FardowsaAlimahamed 7 หลายเดือนก่อน +9

    M a ala nasiib badana fadma 🎉❤amiira illhay haniii daystoh🎉 fadma waa iska jeclhy gabdhaan❤❤

  • @SalmoMaxamed-wv2sm
    @SalmoMaxamed-wv2sm 7 หลายเดือนก่อน +12

    Alle ha,ubarakeeyo anixitaa wan jeclahay gaari yar lkin alle ayn karajeenaa ilaah idinkiisa malin uun waan helidoonaa I.a haduu alle igaarsiyo alle ayn kasugaa❤❤❤❤Allena haubarakeeyo abayadada❤

  • @user-yr9vd5kd1m
    @user-yr9vd5kd1m 7 หลายเดือนก่อน +7

    Fatma say Alhamdullah you have the best sister ever 😢 Mashallah

  • @ismapoi708
    @ismapoi708 7 หลายเดือนก่อน +102

    𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐥𝐨 𝐢𝐬 𝐣𝐚𝐜𝐞𝐥 ❤❤🎉

    • @ifraxmohamed9774
      @ifraxmohamed9774 7 หลายเดือนก่อน +1

      Amiroqurux

    • @ifraxmohamed9774
      @ifraxmohamed9774 7 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-nf4su9mt7d
      @user-nf4su9mt7d 7 หลายเดือนก่อน

      Masha allah good luck insha allah Ilahayo haysu kin barakeyo❤❤❤❤

  • @amran2010
    @amran2010 7 หลายเดือนก่อน +66

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 7 หลายเดือนก่อน +10

    Ayy walaahi fadumo waan jeclahy ilaahoow ku dhowr abayo mcnto🎉

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 7 หลายเดือนก่อน +53

    Wow 😊❤🎉 congratulations fatma

  • @user-qg7lk3cq7l
    @user-qg7lk3cq7l 7 หลายเดือนก่อน +46

    But when you find a brother who loves you, he will stop ❤

  • @Iqlaas-p3c
    @Iqlaas-p3c 7 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi team markan dawado Ina lajogo isgu maleya😢😢❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 7 หลายเดือนก่อน +29

    فاطمة ❤ مبروك مبروك ألف مبروك حبيبتي 🎉❤

  • @HindaMaxamed-ce5zl
    @HindaMaxamed-ce5zl 7 หลายเดือนก่อน +9

    Amiira waa qof wanaagsan waa iska Ka jeclahay❤❤

    • @abduraheem397
      @abduraheem397 7 หลายเดือนก่อน

      Habmbalyo iyo Shacrtaro😅 Aqiran Cumer kucamiraten Faraxad kuwara❤

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 7 หลายเดือนก่อน +4

    M.a very proud 😊🎉amiira qalbi wacan from duriyadda asim edooyinkii😂❤❤🎉

  • @sabirinjamac
    @sabirinjamac 7 หลายเดือนก่อน +31

    Masha allah congrats Fatma ❤️😍😍😍

    • @nouramowlid4170
      @nouramowlid4170 7 หลายเดือนก่อน

      Magaca waa faatumo ogan baa loo qurxiyy fatma kuye

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน +51

    Amiira Funny Surprise kiiba Cumeer bay ka dhigtay Amiira dhib badanaa Cumeer is hiyaa kulahaa ar Adiyaa 😂😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 หลายเดือนก่อน +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @user-vb3tj2vj8l
      @user-vb3tj2vj8l 7 หลายเดือนก่อน

      Wa ku caawina number kaga iso qor😢

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 7 หลายเดือนก่อน +15

    Masha allah dream it's come true hambalyo hambalyo hambalyo fatma❤

  • @Haider_Mohamed.
    @Haider_Mohamed. 7 หลายเดือนก่อน +7

    Faadil iyo Faadumo prank ku samee wey is jecel yihiin dheh magacyada ayaa isku mid ah😂😂

  • @umuikhlaas9189
    @umuikhlaas9189 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah fatma hambalyo Riyadeda wad u rumesay Amira qurux qof qalbi fiican ayaad tahay ❤ ❤❤

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 7 หลายเดือนก่อน +8

    Adina baro markada mesha aad rabto in aad ku aado 😢❤

  • @hibaqaali1040
    @hibaqaali1040 7 หลายเดือนก่อน +5

    m.a ilaaahay hkuu dhaafo wlaashaa 🥰 tn kle aqwaaan gorgorad xiro hda kdib xuman igama ahan wlasha wnaag kula jecel ayan ahay mahadsanid.👸🏻❤

  • @user-fo5gk1of8s
    @user-fo5gk1of8s 7 หลายเดือนก่อน +38

    Manshalah amiro❤❤🎉🎉🎉

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 7 หลายเดือนก่อน +21

    Mashallah beautiful sisters Amir qurux is the Queen ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @kaligeedtaliso1
    @kaligeedtaliso1 7 หลายเดือนก่อน +14

    Dadka ben wye dhahaayo gaari maa lacag badan eh😭😂

    • @user-xc1kh8rr7k
      @user-xc1kh8rr7k 7 หลายเดือนก่อน +4

      Yaa dhahy waxaan day adaa dhihi rabo noh dadka aa ku marsiyoonee miyaa

    • @kaligeedtaliso1
      @kaligeedtaliso1 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@user-xc1kh8rr7k comments ka hoose fiiri dhaadhansanaa wxu 😂

    • @kaafisoyarey8844
      @kaafisoyarey8844 7 หลายเดือนก่อน

      kuwa tiktok joga iga yabiye ani xitaa 😂😂😂

    • @user-xc1kh8rr7k
      @user-xc1kh8rr7k 7 หลายเดือนก่อน

      @@kaligeedtaliso1 adaa dhaadhaan ah

    • @IqraMohamed-gr1lv
      @IqraMohamed-gr1lv 7 หลายเดือนก่อน

      Anh been taada moodaa ee wxu ma raqiis baa meeqo wyh ishg😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    gaadhiga dua lagu akhrista inta aadan dhaqaajin somaliyaay wana maasha Allah ilahay ha ku barajeey walashana khayr ha ka siiyo

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 7 หลายเดือนก่อน +14

    🎉🎉maan shaa Allah gabadh qalbi wanagsan ayaad tahay balse waa prank uun Naga illaali🎉🎉

  • @hawokayf1795
    @hawokayf1795 7 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allah Aamiir walal hooyo sxb wanagsan intaba waatahay allah haku daayo cadowgaa unoolow🎉🎉❤❤ Tariikhdaa ku xusidoonta

  • @ghhh8377
    @ghhh8377 7 หลายเดือนก่อน +22

    ماشآءالله تبارك الله الف مبروك 🎉

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asc Maasha'Allaah Tabaarakalaah amiira walaalnimada waakaas adna gurigaad uga nasanee .Amiirooy adoo raali ah walaaleey iska daa dharkaan kugu dhegdhegan .Wallaahi xaaraam jirkaadoo sawiran.Fiiri koko kuma dhagana .Maasha'Allaah mideeda kale intaas ragbaad ku dhex jirtaa .Atleast dhar waasaca xiro .Amiirooy maalin waxaa imaanaysa layskugu labisaayo .Kafan aadan hadli karin.Hooyaa tahay uxamaalanaaya reer .aduunyada qof wax ku siiya waad arki laakiin qof ku waaniya helimaysid ..

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 7 หลายเดือนก่อน +19

    Amiiro inta ila jecel like ha ugu adkeynina😂❤mxaa idinka siya

  • @RayaanAbdirahman-rc9lx
    @RayaanAbdirahman-rc9lx 7 หลายเดือนก่อน +7

    Manshallah amiira qurux keep going abaayo qof bini aadan ka ah waxoow wax ku yahay dadkiisa iyo family kiisa ❤❤❤

  • @amiiraali1872
    @amiiraali1872 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo masha Allah ilahay hanigu amansado babuur cusuub waaye quraan ku,aqrii gariga ❤❤❤❤

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq 7 หลายเดือนก่อน +54

    Wow c vraiment beau de voir des sœurs qui s'aiment comme ça Amira t'es vraiment une reine ❤ from djibouti

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 7 หลายเดือนก่อน +15

    Masha Allah tabarka laah you're great sister amiira❤❤❤❤

  • @LikeyMaxamed-zn6fe
    @LikeyMaxamed-zn6fe 7 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo amiira dharkaan oo kugu dhagan oo qafiifka ah oo jirkaaga laga daremaayo iska dhaaf abaayo ilahey wuxu dhahay dumarka ha xijaabtaan ilahey kabaq dharkaan jurkaaga dhan waala daremaa weykaa yar yar yihiin dharkaan

  • @user-ms4wd4xt5c
    @user-ms4wd4xt5c 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wahi dada aan jeclahay aya tihiin fadima aamiira qurux

  • @naturechannel950
    @naturechannel950 7 หลายเดือนก่อน +3

    I like amiira qurux see u jecezhy inee u garzizo hor mar wllehed m.a❤🎉🎉🎉🎉

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 7 หลายเดือนก่อน +4

    I aamina lacagtaan gaariga lagu gaday anakaaaa kadanbeeni wayo unuka hadaa daawan lahayn mee lacagtaan heli lahayd waa maya😂

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad 5 หลายเดือนก่อน

      Wllo ilhy baa arsaqda qory hadynan dawan xtaa wa lo ibinlha kolyba

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi wafarxay in ani laikenay cml farxada lilmeyay jah walikina sas isku jeclada isha biladanka alle haidka qabto data jeclaha tihin amiira ❤

  • @Fardows85
    @Fardows85 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ala walhi ani xita wala oyay😢😢😢❤❤

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 7 หลายเดือนก่อน +9

    Amiira hada kadib sakoyinkan cml xero qurux kutahay aqwaan

  • @NaagKarmet-zw2sv
    @NaagKarmet-zw2sv 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maamo calawiyo lacgta bixisay saxaafa soogaday amiro tiri anaabaa soogaday kashekeey hee😂😂

  • @hoodoabdirahman6344
    @hoodoabdirahman6344 7 หลายเดือนก่อน +4

    Suu dareemaa qofkii aaan gabar la dhaln oo kaligiis ah😢💔

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 7 หลายเดือนก่อน

      Anaa kula dhashay quruxey ❤

  • @zouhoursabri5456
    @zouhoursabri5456 7 หลายเดือนก่อน +8

    Amira je suis fière de toi du courage ma reine from Djibouti 🎉

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 7 หลายเดือนก่อน +20

    masha allaah alle haydiin siyaadsho farxadiina ifkaa lagu yahay wll❤😢

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 หลายเดือนก่อน +1

    Asc faadumo wallaasha allakaamaqaado aamiin

  • @user-nr2lz3ou7b
    @user-nr2lz3ou7b 7 หลายเดือนก่อน

    Fadma wallhida gaadhi wax ka qaalisan ayaay u qalantaa waa zuldaamad 👸

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 หลายเดือนก่อน +54

    Allah is One propHeTt mohameD SCw❤😊

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 7 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira wa Boqorad an la wada haysan❤🎉♥️👑

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @user-db8hf8wr1g
    @user-db8hf8wr1g 7 หลายเดือนก่อน +41

    Astaqfurulaah
    Subxanalah
    Alxamdulilaah
    Lailaha ilaalah
    Allahu Akbar 😢😢😢

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 7 หลายเดือนก่อน +31

    Mashallah fadma markasta dheh بسم الله الرحمن الرحيم
    مبرووووك الف الف مبروووك السيارة
    تستاهل كل الخير يا فاطمة ❤😊

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal nimo😢 Amiiro is the Best Queen in the world 🌎 ❤❤ like fatma is the Quen❤

  • @hudahanna999
    @hudahanna999 7 หลายเดือนก่อน +7

    Masha'allah walaalo is jecel Amiira qalbi wanaag ❤

  • @Abdidoller
    @Abdidoller 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wllshy amiira qurux ❤ sharafta hablaha wllshy sharaf iyo karaamo ayaan kuuhayaa

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wallahi my sister Amiira Waaba iga qiiro siisay m.a 🚘🔥😘❤️💯

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 7 หลายเดือนก่อน +56

    Allah is one 😢☝️

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 7 หลายเดือนก่อน +10

    Omg inta la faraxdy😂❤

  • @Aasiyaiiraan
    @Aasiyaiiraan 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waaw amiir qurux waxaa taha walaal fiican saas aa fiican ❤

  • @istarise1773
    @istarise1773 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ala farxadeda masha allah wllnimo ❤🥺

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 7 หลายเดือนก่อน +15

    Fadma congratulations qof dadalaya ayad thy ❤🎉

  • @faatimaabdi6323
    @faatimaabdi6323 7 หลายเดือนก่อน +8

    Dadka caanka iskuwalalo manihin 😢😂

    • @ruweydoruweydo1472
      @ruweydoruweydo1472 7 หลายเดือนก่อน

      Wllhi benta mahin 😫😁😁😁

    • @rahmag.g314
      @rahmag.g314 7 หลายเดือนก่อน

      Gaariga meeqa waaye

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 7 หลายเดือนก่อน +11

    M.a amira waa qofwanaagsan m.a 1m kabadan uqalantaa aqwaan❤❤❤

  • @caydaruusmaxamed6747
    @caydaruusmaxamed6747 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah wll adiga Allah haku xafdiyo Amiir qurux❤❤❤

  • @AmiiraMohmed-rk8je
    @AmiiraMohmed-rk8je 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤No soo sheeg gariga wax ku sabsan iyo sidii AA u gaday dhamaan noga so hadal codsi gariyaa iibsan lehenee

  • @asiamohmed3871
    @asiamohmed3871 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xafadoo Dhan baa u ibisay si ay ugu shaqayso mashallah