DOOQA GABDHAHA TEAM27 YAA KU SAFANAYSAA DAACI MUNA ama DAACI BILAN hhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @ZahruujAli
    @ZahruujAli 23 วันที่ผ่านมา +938

    Inta marka dhaafin rabtay xayeysiinta paysi ee markay xayeysiin cusub arkeen soo laabtay😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 23 วันที่ผ่านมา +11

      Ani cml😂😂

    • @hamdahussein2206
      @hamdahussein2206 23 วันที่ผ่านมา +12

      Ani wllhi 😄😂

    • @NiciimaMaxamed-ko3of
      @NiciimaMaxamed-ko3of 23 วันที่ผ่านมา +16

      Bismillah wlhi wad iga qoslisay keligy is modayee ma ila mid thiin😂😂😂

    • @Sowda-cq5sh
      @Sowda-cq5sh 23 วันที่ผ่านมา +3

      Ani😂😂

    • @cfataaxfoorman5943
      @cfataaxfoorman5943 23 วันที่ผ่านมา +2

      way kan

  • @xaawoluull3716
    @xaawoluull3716 23 วันที่ผ่านมา +77

    Qebta udambeeso inta ku cesh ceshaty like isar 😂😂

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 23 วันที่ผ่านมา +469

    Ku qurxi habeenkada iyo maalintada saliga nabigena suuban scw ❤❤❤

    • @MaxamedMaxamedclaahi
      @MaxamedMaxamedclaahi 23 วันที่ผ่านมา +4

      Scw scw scw

    • @freepalestine520
      @freepalestine520 23 วันที่ผ่านมา +1

      Scw

    • @AbdullPess2024
      @AbdullPess2024 23 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw ❤

    • @Shamosa-TAIF
      @Shamosa-TAIF 23 วันที่ผ่านมา

      Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ❤️❤❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @user-qy3lr5bi2z
      @user-qy3lr5bi2z 23 วันที่ผ่านมา

      Scw

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 23 วันที่ผ่านมา +89

    Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana run badan nabi muxamad scw scw scw scw❤❤❤

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 23 วันที่ผ่านมา +338

    dadkeegii isoo duceeya inuu cafimaad taam ah inuu Alle isiiyo😢😢😢

    • @SuadAbdullahi-xb6qn
      @SuadAbdullahi-xb6qn 23 วันที่ผ่านมา

      Allaah SWT ,caafimaad taama haku siiyo

    • @jimcalejirdeasmarka
      @jimcalejirdeasmarka 23 วันที่ผ่านมา

      Alle haku caafiyo

    • @MiiraUmuanhaar
      @MiiraUmuanhaar 23 วันที่ผ่านมา

      Alle ha ku caafiyo wllo

    • @user-cq1lt7kb2k
      @user-cq1lt7kb2k 23 วันที่ผ่านมา

      Rabbi cafimad taam ah hakusiiyo abaayo😊

    • @suuuuuusuuuuuuu
      @suuuuuusuuuuuuu 23 วันที่ผ่านมา

      Ilahey haku cafiyo walashei

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 23 วันที่ผ่านมา +58

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤🫶🏻

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy 23 วันที่ผ่านมา +303

    Hadi aad galtahay wad dhafe saliga nabigeena scw❤❤❤

    • @RaxmoAsad
      @RaxmoAsad 23 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw❤❤

    • @user-zq9vi9oc8w
      @user-zq9vi9oc8w 23 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-zr1gv5rd5f
      @user-zr1gv5rd5f 23 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw ❤😊

    • @user-qy3lr5bi2z
      @user-qy3lr5bi2z 23 วันที่ผ่านมา

      Scwscwscwscwscw

    • @IlhaanIbrahim-qu7ul
      @IlhaanIbrahim-qu7ul 23 วันที่ผ่านมา

      Salalahu Aleyhi wasalam❤

  • @abdirisakabdinur1999
    @abdirisakabdinur1999 23 วันที่ผ่านมา +43

    Waaca qosol iguma harin wlhi sheikh Cali dheere afka maba kasoo bixin hal qof meesha ma joogto😂😂😂

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 23 วันที่ผ่านมา +131

    Daci muna 💋❤️lacag la,aaan cidna ma nolaateen beenta nafta lagu sab saba hala iska dhaafo🫡😂😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 23 วันที่ผ่านมา +3

      Yaa lacag la aan ku dhahay lacagta shaqee rabta Wana la shaqeeya Adna iska calacale 😂😂😂

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 23 วันที่ผ่านมา +6

      @Halaazi10 yaa calacalaya wll hda lacag la,aan ma qasho in adi lagu xama umaleysa miya adi kuma heysto is dajiya lacgna cidna kma rabte canjelada hooyada iska cun👍😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 23 วันที่ผ่านมา

      @@ikraam_72 koole ani runta ku shegay anaa ninkan canjeero la siiyo Waka weene alx. Lacag aa Ani shaqeesto cuna lkn adi nin lacagtiis hapeen kasta what's app ka barye si oo kugu soo tuuro bahidil intaas kugu filan 😭💔

    • @Zaafi11
      @Zaafi11 23 วันที่ผ่านมา +1

      Adiga side wax u fahanta daaci bilan Kuma eysan dhihin lacag la'aan ku raac ee waxey ku dhahday wax isku darsada ama ku raac waxa yarka uu heysto wax fahan yqe😊

    • @iammohan2420
      @iammohan2420 23 วันที่ผ่านมา

      Lacagta mxa idin diide idinka😂😂

  • @Hanaan_Mohamed
    @Hanaan_Mohamed 23 วันที่ผ่านมา +80

    Alla caawa waa dhintay saa u qoslaye iga tag sheekh cali dhere kulahaa😂😂😂

    • @Makaftanto2
      @Makaftanto2 23 วันที่ผ่านมา

      Yaa la dhaaha sheekhcali dheere

    • @Maryamodagan80
      @Maryamodagan80 23 วันที่ผ่านมา

      Fakatax kadhacday😂😂😂😂

    • @NajuuPpe-xe2cd
      @NajuuPpe-xe2cd 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@Makaftanto2shabab wye😂

    • @user-wf2cv3lc6d
      @user-wf2cv3lc6d 22 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 fakatax

    • @Makaftanto2
      @Makaftanto2 21 วันที่ผ่านมา

      @@Hanaan_Mohamed miyaa wayka kala carareen waxaan is yidhi:ma Ethiopian baa yaab...!!

  • @muhiimaabdi-m1v
    @muhiimaabdi-m1v 23 วันที่ผ่านมา +186

    dunidaan masoo Marin ruux ka qeyr badan nabi muhamed NNKHA ❤

  • @SOMALIcomedy-es7em
    @SOMALIcomedy-es7em 23 วันที่ผ่านมา +35

    Plz ISO duceeya wllha Muslimkah, xanuuna ihayo inu ilahy I cafiyo😢
    Idinka ilahy ha idin fudeydyo hawlaha aduunka...

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 23 วันที่ผ่านมา +185

    Xayeesiin cusub maa nokeentay asadow peysi qaati ka taagnen😂😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 23 วันที่ผ่านมา +42

    Ayyy gabdhahaygii isku dookhaa nahay wlhy♥️ Omg the one and only my fav songer legend ABDIKARIIN ALI SHAAH 👑👏👏🔥🔥👑🙏

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh 23 วันที่ผ่านมา +113

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊🫶🫶🤲

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 22 วันที่ผ่านมา +1

      صل الله عليه وسلم ♥️😘😘😘😘😘😘😘😘💕❤️❤️💕💕❤️❤️

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 23 วันที่ผ่านมา +33

    Waaaaw caaawa xayaasiin qurux badan waan ka reysaneynaa paysii 😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 23 วันที่ผ่านมา +173

    Waxaa laga yaabaa iney tahay markii ugu dambaysay ee aad sooqori doonto saliga nabigena N.N.K.H 🥹😥🥺😢🕋🕋😘

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 23 วันที่ผ่านมา +48

    Samia kula macalin dugsi wu isoo garaacay 😂😂😂😂

  • @MuhaCumar
    @MuhaCumar 23 วันที่ผ่านมา +126

    Hal mar aan kusalino xabiib keena muxamed scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-wn9dk6wr6f
    @user-wn9dk6wr6f 23 วันที่ผ่านมา +29

    Ku saliya Rasulkeena صلى الله عليه وسلم

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 22 วันที่ผ่านมา +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuskiileHassan
    @NuskiileHassan 23 วันที่ผ่านมา +61

    Samia iyo cadnaan Allah isku barakeeyo aamiin ❤❤

  • @WadanooleAli
    @WadanooleAli 23 วันที่ผ่านมา +32

    Saamiya Ahmed is the best acting ❤❤❤❤❤video ay ku jirto MA laga waayo❤❤

  • @MuxidiinCalidhuux
    @MuxidiinCalidhuux 23 วันที่ผ่านมา +101

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤

  • @MuwahipIsmaiil
    @MuwahipIsmaiil 23 วันที่ผ่านมา +56

    Ma noqon kra gbdha ugu liketa igu bdn😭❤️

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan 23 วันที่ผ่านมา +53

    runted weye samia sharafbadan habenki wa halis😂👍👏

    • @mudaneguure8521
      @mudaneguure8521 22 วันที่ผ่านมา

      Xog.xogasho io xodxodeyn kuma haysatid miyaa

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan 22 วันที่ผ่านมา

      @@mudaneguure8521 may my maxa haben wax kastaba wayka surtowda faaraxe

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 23 วันที่ผ่านมา +17

    Aan ku salino nabigeena muxammed ﷺ ❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 23 วันที่ผ่านมา +385

    TEAM KOKO ONE LIKE 🎉

    • @MunocaliMunocali-n5i
      @MunocaliMunocali-n5i 23 วันที่ผ่านมา +9

      Cumeero

    • @MunocaliMunocali-n5i
      @MunocaliMunocali-n5i 23 วันที่ผ่านมา +10

      Like iisaar 😢❤😂

    • @maxa81
      @maxa81 23 วันที่ผ่านมา +1

      My poi 400 dollar isku sacida sharcii aya igaga xiran ❤❤

    • @ZakibinaxmedMaxamed
      @ZakibinaxmedMaxamed 23 วันที่ผ่านมา

      Cumeer the best boy in the wold

    • @LibanMarquinhos5
      @LibanMarquinhos5 23 วันที่ผ่านมา +1

      Team cidi 🇩🇯

  • @Rayma4567
    @Rayma4567 23 วันที่ผ่านมา +73

    Alla caawa qosol igumaa harin😂😂sheikh cali dheere markay maqleen say u rooren 😂😭😭

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid 23 วันที่ผ่านมา +7

      Wey isla ogYen 😂

    • @barliin01
      @barliin01 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@ikeaamkhaalid aad ya aad

    • @HoodoKaappa-fk2dn
      @HoodoKaappa-fk2dn 23 วันที่ผ่านมา +1

      Cali dheera ma kii juudanka ahaaba

    • @Deeqoabdulqadir-zg9or
      @Deeqoabdulqadir-zg9or 23 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@HoodoKaappa-fk2dnshababki waye😂😂😂

    • @user-jc3re7yp3h
      @user-jc3re7yp3h 23 วันที่ผ่านมา +1

      Sheikh Ali dheere iy🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 23 วันที่ผ่านมา +57

    Ku Sali❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 22 วันที่ผ่านมา +3

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 23 วันที่ผ่านมา +34

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MMA-lk7ir
    @MMA-lk7ir 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waxa ay gabdhahaan sameeyeen wax fiican ma aheen sawabtoo ah Alle kaliya ayaa ah kan laga cabsado.
    Aad ayaan ugu xumahay inaa qof bini aadam ah ka cabsataan😢 waxaa muujiseen daciifnimo iyo dulinimo.
    Ogaada sh cali dheere inuu ka cabsado wiilal yar yar oo maalinkasta kasii cararo godna uu ugu jiro asoo nool.

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 23 วันที่ผ่านมา +121

    TEAM SAMIYA AXMAD ONE LIKE ❤️‍🔥🩵🤍😍😘🫶🏻🫶🏻

    • @CabaasNuur-n1k
      @CabaasNuur-n1k 23 วันที่ผ่านมา

      Cumer I want to learn your self

    • @ahmedmohamedyussuf7983
      @ahmedmohamedyussuf7983 23 วันที่ผ่านมา +1

      Waraa cumer number kaan igasoqawo nio wankutageraaa❤

  • @mursal.abdi1280
    @mursal.abdi1280 23 วันที่ผ่านมา +16

    Sheekh Cali dheere st' not easy😂😂😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 23 วันที่ผ่านมา +25

    M.a❤ keep going my brother Asad inshallah coming soon Mr 3m 🎉 Team dumarland isn't Easy yaqay ❤

  • @Dekkahabdi3
    @Dekkahabdi3 23 วันที่ผ่านมา +22

    Sh Cali dheere iyoh marku dhahy asad🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️ kadhacday😂😂

    • @user-dy8in6ok6o
      @user-dy8in6ok6o 23 วันที่ผ่านมา +2

      Cawa kuwan qoslbey igu dilen qofka kale xata lama sugin fakatax ka dhacday😂😂

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 23 วันที่ผ่านมา +2

      @@user-dy8in6ok6o 😂😂haaa anba qosol kabixi waye😂

    • @drhd1043
      @drhd1043 23 วันที่ผ่านมา +1

      Wayna isla oogaayeen😂😂😂

  • @1212du
    @1212du 23 วันที่ผ่านมา +25

    😂wll ilaahay kabaq ee iisaar❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 23 วันที่ผ่านมา +10

    Alhamdulillah Asad jadu pysi naga badaley 😂😂😅😂

  • @Abaaz-ot8bj
    @Abaaz-ot8bj 23 วันที่ผ่านมา +38

    Asadow caawa gabdhaha jarnjartaa kutirtirtay see kolbadhinac ugusikaayeen😅

    • @sundusali8340
      @sundusali8340 23 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂😂waryaa ciylka xafada miya saa ugu masixi jirtay😂

    • @FaisaMahad-mx8xs
      @FaisaMahad-mx8xs 23 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 23 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @EstarMohamed
    @EstarMohamed 23 วันที่ผ่านมา +14

    Alla hoyoy qosolkii iga dhamaday ala geesi sanaa😂😂😂

  • @user-ot4wc5ht8s
    @user-ot4wc5ht8s 23 วันที่ผ่านมา +24

    Waa qof 1aad ee arkay video kan
    Ismuujiya team 27😂

  • @NalkaCabdi-d2i
    @NalkaCabdi-d2i 23 วันที่ผ่านมา +10

    Alla qosol badnaa wlhi funny waaye kuwaan sheikh sa loka orday lee ani miyaaa😂😂

  • @Yaasiin--sacad
    @Yaasiin--sacad 23 วันที่ผ่านมา +44

    Nabiga halagu saliyo scw❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 23 วันที่ผ่านมา +32

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu 23 วันที่ผ่านมา +6

    Manta asad wajigisa ma,arag 😢 horay usoco asad cadowgaga cagta hose😊

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 23 วันที่ผ่านมา +6

    Muhiimadu Ma Ahan Kaliya Inaad Noolaato! Balse waa Inaad U Noolaato Si Wanaagsan.🙏💞

  • @osamadagaa5314
    @osamadagaa5314 23 วันที่ผ่านมา +14

    Team 2.5 million one ❤ legenow hore
    Usoco saxip 👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @nashaadnaxamed
    @nashaadnaxamed 23 วันที่ผ่านมา +13

    Xayeysiinta paysi maanta laguma bilaabin maantaa waa dhameystey xayeesinta 😂😂😂

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 23 วันที่ผ่านมา +5

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 22 วันที่ผ่านมา +2

    Team asad one like 😊😊😊🎉❤

  • @fatmamohammed1701
    @fatmamohammed1701 23 วันที่ผ่านมา +12

    ASAD WAJIYADII HORE AYANU RABNAA AMIIRA KOKO CAYDA CUMEER DADKAAS NOSO CELI IYO AFKAGA ISKU DIL BOSS CHANLENGE 😢

  • @nasteexacabdiraxmaan5122
    @nasteexacabdiraxmaan5122 23 วันที่ผ่านมา +10

    ladan io kiki ilahey amrkiis waaba iska jeclhy😂😍

  • @LibanMarquinhos5
    @LibanMarquinhos5 23 วันที่ผ่านมา +4

    Team laden cidi one like 🇩🇯

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 23 วันที่ผ่านมา +15

    Inta ku faraxsan in cawaale aadan fanka ka baxay like saara❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 23 วันที่ผ่านมา +8

    Wow 👌 ❤❤ gab dhaheena waad wada shidan tihiiin 😅😅 muqal qurux badan

  • @Xamda-x3d
    @Xamda-x3d 23 วันที่ผ่านมา +5

    Jah gabdhahena sidey wadan kena u doorten🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muscabyaasir2897
    @muscabyaasir2897 23 วันที่ผ่านมา +21

    Kusali nabiga... صلى لله عليه وسلم❤❤

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 23 วันที่ผ่านมา +11

    waxmeey ku fadhiyaan mise jaranjaradaa lee ku fadhiyaan😂😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 23 วันที่ผ่านมา +1

      Jaran jaradale

    • @BishaaroXusein
      @BishaaroXusein 23 วันที่ผ่านมา

      Haa lkn jarjartan kabo lalama maro wa nadiif

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 23 วันที่ผ่านมา +14

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @IfraaxMaxamed-z7g
    @IfraaxMaxamed-z7g 21 วันที่ผ่านมา +3

    Team samiya axmad one like ❤❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 23 วันที่ผ่านมา +22

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 22 วันที่ผ่านมา +2

    😂wexeeyga isku daah malahan aniiii😂waanii sheeggay

  • @abdikanikeyse1883
    @abdikanikeyse1883 23 วันที่ผ่านมา +4

    😂😂nio waydinka kolpa dhinac udurkaye jaranjartu dhaqid uma pahna😅😅😅😅😊

  • @saadiaaden4514
    @saadiaaden4514 23 วันที่ผ่านมา +5

    I like how samiyo is running 🏃‍♀️ 😂🎉

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 23 วันที่ผ่านมา +6

    Saamia Ahmed waan ku wataaa waleee viva Farmaajo❤❤❤❤

  • @nashaadnaxamed
    @nashaadnaxamed 23 วันที่ผ่านมา +7

    Sheikh cali dheere is not easy cabsi cabsi👽😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 23 วันที่ผ่านมา +5

    qofka ugu danbeeya markii la maqlay waala orday ani xataa waa yaabay see cml Asadoow 😂😂😂

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 23 วันที่ผ่านมา +11

    Farmajo madaxweynaha mustaqbal dal INSHALLAH

  • @namuush
    @namuush 23 วันที่ผ่านมา +7

    😂😂😂 beerka icasade maxad la yaacden ninku ma malesia idinku imanaya😂

    • @ina-goud
      @ina-goud 23 วันที่ผ่านมา +1

      wadanky rajo ka qabn myee

  • @user-kb5te9ho5d
    @user-kb5te9ho5d 16 วันที่ผ่านมา

    Waxan khaasee ku hamiyaa inan arko asad iyo teamkiisa alle ayaa ina kulan siin doona dhamaanteen❤❤

  • @bukayosaka1788
    @bukayosaka1788 23 วันที่ผ่านมา +14

    Team samiya one love

  • @MssCeejiso
    @MssCeejiso 22 วันที่ผ่านมา +3

    Sheikh cali dheere😂waxbaa baalaha iga yaacay😂😂

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq 23 วันที่ผ่านมา +2

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 23 วันที่ผ่านมา +5

    Ugu dambayn Paysii waaa nalaga badalay😢😂😂

  • @FardowsaMohamed-d8e
    @FardowsaMohamed-d8e 21 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh Ali dhere is not easy wlhi. Malesia qarax idinkugu keena wllh😂😂😂😭😭

  • @FadumaMohomed
    @FadumaMohomed 23 วันที่ผ่านมา +13

    Team samia is muujiya

  • @RaxmaFaarax-dy5ok
    @RaxmaFaarax-dy5ok 23 วันที่ผ่านมา +8

    asdowb waxa no so sameysa iyago jingad korka saran ama iygo geed sarn😅😢

    • @Samia5-v8w
      @Samia5-v8w 23 วันที่ผ่านมา

      Ala manooli balaayo ku heshay😭😭😭😭

  • @user-jf9mj6sl2p
    @user-jf9mj6sl2p 23 วันที่ผ่านมา +8

    Qofkii uhoreeyay ahay caawa hambolyo iso dhaha🎉

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 23 วันที่ผ่านมา +7

    Team cadsaam only like💋🙌💗

  • @abdihakimfargab1107
    @abdihakimfargab1107 23 วันที่ผ่านมา +12

    Samiya Raga somliyed hadan nahai wakuwadana adiga kiliih aya nohili daman gabdihi saxipada waxai Dorten mamada daci muna so team samia one like

    • @SadiaAbdiMohamed
      @SadiaAbdiMohamed 22 วันที่ผ่านมา +4

      Raga somaliyed ha dhihin hada miskiinkoo faqiir ahay dheh 😂😂😂

    • @Qa.70
      @Qa.70 22 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@SadiaAbdiMohamed Hadalkaas allow uusan beerka ku dhufan maskiinkan😂😂

  • @nimcoqurux7956
    @nimcoqurux7956 23 วันที่ผ่านมา +5

    Shiiq cali dheere iyo xuf😂😭😭😭

  • @NafisoHassan-up8in
    @NafisoHassan-up8in 23 วันที่ผ่านมา +3

    Asadow waan daalany saa u sugeynay qeypta 2aad ee ha is disho naga so dhaqso😂❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 23 วันที่ผ่านมา +1

    Asad wa runtaa sh Cali dheere hal kaliya ma'ahan wan garanaynaa keep going walaal

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 23 วันที่ผ่านมา +8

    Aniga waa kiki inta iku raacsan❤

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 23 วันที่ผ่านมา +2

    Asad xayeysintan cusub wad nagu gaadey inan channel kale ku qaldamey ayan u haystey markan arkey 😂😂😂😂
    Paysi ayey dhaguhu la qabsaden
    From hargeisa somaliland ❤❤

  • @IsmaaciilSiciidaxmed
    @IsmaaciilSiciidaxmed 23 วันที่ผ่านมา +31

    Wiilash Marka xiga inta iraacsan one like👍

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 22 วันที่ผ่านมา +1

    1:50 Jacayl, inyar kadib11:45 Daci Muna🙏
    Been bay naftoda usheegeen lkn isma oga🙏
    Only Saamiya is Honest and Decisive one🙏

  • @CadnanCali-dx2on
    @CadnanCali-dx2on 23 วันที่ผ่านมา +7

    Markeekela cararareen😂😂😂😂😂

  • @AmiraAhmed-h7m
    @AmiraAhmed-h7m 19 วันที่ผ่านมา

    Abaha team ka marking layso iibiyay Ayan kugu turay substance ❤❤❤❤

  • @hamdahussein2206
    @hamdahussein2206 23 วันที่ผ่านมา +4

    Inta habeenkii jecel shukaansiga 😄😄

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 23 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkk gabdhaha saaq ha gelanin asadow , Hebelow cali dheere dadkeena wuu dhameeyey magaciisa in lasoo qaado ma mudna daalimka.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 23 วันที่ผ่านมา +4

    Mnsha Allah Asad hagio waxkhtiga la shaqeeenyaa

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 23 วันที่ผ่านมา +2

    Kiki murasade ah xataa waa carartay dadka say cali dheere u naceen 🤣🤣🤣

  • @yahye_252
    @yahye_252 23 วันที่ผ่านมา +19

    Caawa paysi managa tagte😂😂😂

    • @maxamedyare04
      @maxamedyare04 23 วันที่ผ่านมา +1

      Waa noo soo badal yay sxp😂😢

  • @ShukriShacni-y2b
    @ShukriShacni-y2b 21 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh way iga qosliyeen kuwaan wlhi saaid ban u taageeraa team 27 uu ugu horeeyo asad xaajiyow allaha dhawro dhamaantod

  • @bintimoha4768
    @bintimoha4768 23 วันที่ผ่านมา +3

    Intaa markey notification team 27 usodoco islaa marki sogalan yutuber

  • @kadra1kadra757
    @kadra1kadra757 23 วันที่ผ่านมา +1

    Sax ladan cidi sax hadi aykaliyed kohagy magibata jirta ilen wamadaxwenehena djibouti hanolato❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 23 วันที่ผ่านมา +8

    Ala wadnaha asadow waad naga nixisay markaad sh cali dheere dhahday
    Allow naga soo qabo kaaas 😢

  • @user-qq6qh6wh3y
    @user-qq6qh6wh3y 23 วันที่ผ่านมา +3

    Markasta iyo waqti walbawa dalxoreye cadaw gaga hajabo jacelka aan ku qabo ma malesan kartit abo mcn cimri dher iyo cafimad sareca an rabi kuwey diye 🕋☝️cadaw badan bad ledahay rabi haku dhinac marsho ishoda iyo xasad koda waxba kama badali karan balse wey is dhibayan inolow abo mcn 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ishuuppe6569
    @ishuuppe6569 23 วันที่ผ่านมา +7

    Team 27 anoo fırsan hurdu mba iga so dhcdo inta ila midka ah like