Adigu Fahan midan nolosha waxaad rabtid ayaad heli doontaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 137

  • @maariyamaxmed4129
    @maariyamaxmed4129 ปีที่แล้ว +12

    Taasa been aheen ilaahay hanaga dhigo ku wii markasta rabiyooda umahad ciliyaa waana ku mahadsantahay wllky sida qurixda badan aad noo soo xasuusisay qeerka ilaahay haka haayo shar oodhan wllky

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah mahadsanid wll ayub dhiragelin aad nasiisaa waqti waliba in ilaahay lagumahadiyaa qur aankiisa yuu noogu sheegay ilaah Alxamdulilaah calaa kuli xaaal

  • @cabdulaahi2879
    @cabdulaahi2879 ปีที่แล้ว +4

    Waa kan ugu aqlaaqda wanaagsan uguna dabeecda wanaagsan noogu sugnaatay in aan ku dayno waa xabiibkeena nabiyul laahi muxamed NKKH

  • @usaame.1m384
    @usaame.1m384 ปีที่แล้ว +32

    Macalin waxa ka Soo Hadashaa Muuqal Dhiri'gelin Ah oo Aan isku Badalo Please Codsigey Ii Tix Geli.🥺💔🙏 Waxaan ahay mid Waqtigisa ku lumiye Baraha Bulshada Haddana Aanba Waxbo Ka Faaidin Haddana Waxaan ahay mid Salada ka Caajisa 🥺💔 Waa hubaa Hadda noloshey Wax Ka Badasho Inaa Ajar ka Heli Doontid plz Murug iima Dhameystirno.🥺🙏 muuqal Iguna Dhiri'geli Iguna Canaano plz Si Aan Mar kasto oo aan Caajiso Ugu Cesh Ceshto .Macalin Please.🥺💔🙏

    • @aamina864
      @aamina864 ปีที่แล้ว +6

      Walalo waa tan koowade isku day social media inaaa iska yareysid sida badan ee aad u isticmaashid kuna badalatid wax yaabo naftaada wax tarikara aduun iyo aakhiroba
      Waa tankale salada isku day oo markasto qalbigaga ku haay hadii mar la gaaro waqtiga salada inaa isku diyarisid inaa masjidka aadid waqti kasto 5 shanta salaadod iyo sunooyinka salada ah istiqfarta inaa badiso saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam Insh allh waxaan ku rajeynaya guul aduun iyo aakhiroba wllkey🥰✊
      Saxiibo xuna hada ledahay inaa ka hartid

    • @maxamedcali7259
      @maxamedcali7259 ปีที่แล้ว +1

      Dabcan haa waan ka sugaynaa

    • @nadra6937
      @nadra6937 ปีที่แล้ว

      Wll 2 saald suno tuko ilaah weydiso in illah qalbigaga jecleysiyo cibadada teda kale hesaha iyo munkaraadka ka fagow tasbiixso siba astagfaarta iyo saliga nabiga aqriso isku day in sheydanka aad ka awood badiso ka jedinayo cibadada insha allah wad libani wll

  • @mahadabdirizaksulaiman7252
    @mahadabdirizaksulaiman7252 ปีที่แล้ว +3

    ka mahadniqida nimcooyinka illahay kusiiyey subixii markaad soo kacdo, waa arin aad u wayn guulo badana kuu horseedi doonta illahay idamkii.
    Gaaladu maanta waxyaabaha ay horumarka ku gaadheen waxaa ka mid ah "AFFIRMATION" waxay ugu yeedhaan.

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا و جزا
    الله يحفظك

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله على كل حال
    شكرا اخي على معلوماتك اليومية

  • @muniiraabdullahi2625
    @muniiraabdullahi2625 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ilaah ayaaba qurankiisa ku dhahy ii mahd celi aan ku siyaadiye mahadsnid wll ayuub 🙏

  • @cabdiwalimaxamedcabdi5859
    @cabdiwalimaxamedcabdi5859 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin ayuub

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 ปีที่แล้ว +4

    You should always been thankful what you have as a gratitude and say Alhamdulillah
    And sadaqa should be good n great but we should be never to expect in return or compare yourself other
    Alhamdulillah

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ayub alle hakuxiftiyo

  • @nasracali316
    @nasracali316 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah usdaad Ayuub Alle ha ku Barakeeyo🤲

  • @jowharatul_qalbi33
    @jowharatul_qalbi33 ปีที่แล้ว

    Wayahan ma dhagaysan wanoyinkaagii cawa am back masha allaah Tabaarakallaah allaha cimriga kuu dheereyo

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman1881 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad ilaah ayaaba quraankiis ku dhahay ii mahad celi aan kuu siyaadiye mahadsanid wll ayuub🙏🏽

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad mahadsanid Allah hakuxafido

  • @mahadkeyow8683
    @mahadkeyow8683 ปีที่แล้ว

    Thank you my brother ayoub
    Waku dhageysta xiliwalba mrc.

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @maxamedcali7259
    @maxamedcali7259 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll ayuub

  • @abdirahmankosar723
    @abdirahmankosar723 ปีที่แล้ว +21

    Summary
    1. DON'T CRITICISE YOURSELF
    2. COMPARISON WILL KILL YOUR DREAMS
    3. LEARN FROM OTHERS BUT DON'T BE A FOLLOWER.
    LASTLY AND THE MOST IMPORTANT
    GOOD FEARING
    TRUST IN ALLAH
    AND THANKFULNESS TO ALLAH.

  • @suhaybmaxamud7307
    @suhaybmaxamud7307 ปีที่แล้ว +3

    I can’t wait 🎉

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 ปีที่แล้ว +2

    Thank you bro

  • @samramahamed5545
    @samramahamed5545 ปีที่แล้ว +10

    What I needed to hear the most for now......alhmdlh ya rabi 💚💚

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 ปีที่แล้ว

    best TH-camr wallahi video walbo waxban ka barta allaha ku sharfo.

  • @lutherking96
    @lutherking96 ปีที่แล้ว

    Thank you for the message 💡

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว

    Shukran jzakalhu khyrul jza ilahay haku xafido wax runaa nosheegtay

  • @suhaadamhusein7334
    @suhaadamhusein7334 ปีที่แล้ว +4

    Praise be to allah🤲❤️

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 ปีที่แล้ว

    Jizakallahu kheyr wllkey xasuusinta aad kheyrka ina xasusisay alxamdulilaah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @muxubomuuse7362
    @muxubomuuse7362 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah ayuub wll aqli kaaka allaah ku daayo aamiin yaarabi

  • @YUSUF-hb2ox
    @YUSUF-hb2ox ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal

  • @liibaansiciid7440
    @liibaansiciid7440 ปีที่แล้ว

    Keep going pro ayuub axmed

  • @mohamedbk364
    @mohamedbk364 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah haku sharfo

  • @jamah7126
    @jamah7126 ปีที่แล้ว

    Jazaalllah khayr

  • @xaafitmodal4138
    @xaafitmodal4138 ปีที่แล้ว

    Thanks for much My Teacher

  • @hanadzyga9619
    @hanadzyga9619 ปีที่แล้ว

    Thnks dear teacher

  • @hipakupdirahman488
    @hipakupdirahman488 ปีที่แล้ว

    Maclin ayuub axmed ale miisanka xasandka hakugu daro mahdsnid wllo👏🥰

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 ปีที่แล้ว +3

    My teacher ❤️ habeen wanaagsan

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waa run wll hadal kaada wixii yar aheesato allah inaku shukriso waye alx

  • @hindaibrahim546
    @hindaibrahim546 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal aqliga illah haku barakeyo wan jeclahy taloyinkadi

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 ปีที่แล้ว

    Illahay hakubarakeyo like your advices

  • @user-cl7yw8pc1i
    @user-cl7yw8pc1i ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah alha ku xafido jisakalaa qeer

  • @asmaabdirahman4004
    @asmaabdirahman4004 ปีที่แล้ว

    الحمد الله دائما وابدا

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 ปีที่แล้ว

    Sax waye wlhi waa mahad San tahay wll ayuub Ahmad

  • @ciilownoor675
    @ciilownoor675 ปีที่แล้ว

    Shukran bro mine I really appreciate

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 ปีที่แล้ว

    M.a allah ku sharfo ustadkyga🙏

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 ปีที่แล้ว

    Allha kuxafiido ustaad wlhi waxabdn kafaadaye oonoolsheed lamiidha jaskumu allha

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi ปีที่แล้ว +2

    Ayuub axmed wll umadda waad anfacday anigana sigaaraa ii anfacday waayo waxaan ahay qof aanan da' waynayn da'da toboneeyadaan ku jiraa inaan aragtiyahaaga iyo kuwa lamidkaana dhagaysto muhiimad gaaray iileedAhay
    THANKS ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO ADUUN IYO AAKHIROBA

  • @ladhan-2247
    @ladhan-2247 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah 🤲 Alhamdulilah 🤲 Alhamdulilah 🤲

  • @sumayasaleban5073
    @sumayasaleban5073 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 ปีที่แล้ว

    Nimcada ugu weyn uu ilahey baxsho waa islamnimada alxm🤲🤲🤲

  • @hiboahmed4791
    @hiboahmed4791 ปีที่แล้ว

    Manash Allah tabarak Allah mahadsandi wall

  • @fartuunmohamed9600
    @fartuunmohamed9600 ปีที่แล้ว

    AlxamdulilaaH for ever thing 🤲♥️

  • @yunnaali3117
    @yunnaali3117 ปีที่แล้ว +2

    إذا ما كنت ذا قلب قنوع ،فأنت ومالك دنيا سواء.

  • @xanaanismaacil4462
    @xanaanismaacil4462 ปีที่แล้ว

    Allah ku bareekayo wllo

  • @cawoomer455
    @cawoomer455 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ayuub axmed Allah khayre ku siiyo side noo tal wangsan

  • @kariimosman532
    @kariimosman532 ปีที่แล้ว

    Alx markastiyo meelkasta Mahadsanid macalin

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 ปีที่แล้ว +1

    Alhamduillah everything I have I am grateful ❤❤

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia ปีที่แล้ว

    Keep Going Teacher

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 ปีที่แล้ว

    Alhamdullillahi rabi calamin

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 ปีที่แล้ว

    الحمد الله على كل حال

  • @omarapdouzofficial753
    @omarapdouzofficial753 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah 💯 Wlhi video ka qiimo badan ma dawan 💯 Alhamdulilah Alhamdulilah

  • @rahmojeen1187
    @rahmojeen1187 ปีที่แล้ว

    الحمد لله علي كل حال

  • @lovelysamawada2560
    @lovelysamawada2560 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah ilhw ada mahad leh Alxmdulilah Alxmdulilah Alxmdulilah Alxmdulilah Alxmdulilah

  • @xamdaxannan1545
    @xamdaxannan1545 ปีที่แล้ว

    Alle haku zharfo wlll inbadn wad na dhiriglizy

  • @muufo1439
    @muufo1439 ปีที่แล้ว

    Ustaad waa mahadsantahay

  • @aziaessa1527
    @aziaessa1527 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah🤲🤲

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 ปีที่แล้ว

    Axl allow ii siyaaaadi caaafimadka irsaaaqadan ii siyaaaadi

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @faysamaxamed500
    @faysamaxamed500 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alxmullah 🥰🤲

  • @ayanmoh4971
    @ayanmoh4971 ปีที่แล้ว

    Waa Ruun wllo

  • @princess_naduu
    @princess_naduu ปีที่แล้ว

    Abdullilah😭❤️

  • @abdikadiradanwarsame2722
    @abdikadiradanwarsame2722 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah

  • @aishaaaaishaaa5429
    @aishaaaaishaaa5429 ปีที่แล้ว

    Alhamdulaah I thank the Almighty Alhamdulaah

  • @Cdninorhashi1605
    @Cdninorhashi1605 ปีที่แล้ว

    AlhamdullaH xaalad walba rabbi baa mahad leh 🤍🦋🤲

  • @zamiirryuuzuf7206
    @zamiirryuuzuf7206 ปีที่แล้ว

    Wll ayuub nolow long life nin aan quuto dhiiri galintiisa waxbadana ka bartey alx🤗🤗🤗

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 ปีที่แล้ว

    Alx Alle mahadiska leh

  • @hassanaden8703
    @hassanaden8703 ปีที่แล้ว

    Kheyr ilahay ha kusiio

  • @ikiramalli7483
    @ikiramalli7483 ปีที่แล้ว

    Allahmdulillah shugri lillah🤲🤲🤲

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi been maaha everyday ilaah ayaan Mahdi yaa Walaahi jazaa kullah♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️♥️

  • @cartanshibis2262
    @cartanshibis2262 ปีที่แล้ว

    Maaha alah

  • @kahaaden8001
    @kahaaden8001 ปีที่แล้ว

    Alhmdulilah

  • @najaxshankaroon2971
    @najaxshankaroon2971 ปีที่แล้ว

    Wadmahadsanty wll

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 ปีที่แล้ว

    Alxamdullah

  • @amiirahirsi4008
    @amiirahirsi4008 ปีที่แล้ว

    Thanks you WLL0 😍

  • @Saciya306
    @Saciya306 ปีที่แล้ว

    ASC wll. Wa. Ruunta Alee. Mahada leh. .ya. Allha

  • @nasriinalimahamuud8981
    @nasriinalimahamuud8981 ปีที่แล้ว

    الحمد الله على كل الحال

  • @anwaramekk
    @anwaramekk ปีที่แล้ว

    Alhamdoulilah ❤️

  • @hodanabdiahmed2145
    @hodanabdiahmed2145 ปีที่แล้ว

    Say alxamdulilah ❤❤

  • @anshaxdarwiish6920
    @anshaxdarwiish6920 ปีที่แล้ว

    Waad Mahadsan Tahay Wll Qiimo badan Ayaad Tahay Alle Miisaanka Xasanaadka Hakuugu Daro🖐🧏‍♂️

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah 🤲☝️❤

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy9802 ปีที่แล้ว

    Ad bad u.hdsndthy wlll maskaxdad Allah kubarakeyo

  • @zamiiramaxamed7318
    @zamiiramaxamed7318 ปีที่แล้ว

    Alx🕊❤💕💚

  • @nawaalmaxamed962
    @nawaalmaxamed962 ปีที่แล้ว

    Allhmdullh 🤲🤲🤲

  • @qalihaji8331
    @qalihaji8331 ปีที่แล้ว

    M.a Ustaad xaqiq waxa radina waxa inaga maqan

  • @farhiadafe2160
    @farhiadafe2160 ปีที่แล้ว

    Nimcada an heysano allaha na tusiyo walal adna wadku mahadsan tahay wacyi Galinta jogtada ah ee ad bulshada u sameyso

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 ปีที่แล้ว

    My brother

  • @coachshakuur
    @coachshakuur ปีที่แล้ว +2

    First comment

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO ปีที่แล้ว

    Shekadaan hada dhow ayan buug an aqrayay ku aqriyay thanks ustaad

  • @Heshaam98
    @Heshaam98 ปีที่แล้ว

    Asc wll ayuub aad iyo aad ayad u mahadsantahy jazakalaah qayr RABI miisanka xasanaadka allaha kuusaaro waxad tahay shaqsi nolashayda wax badan ka badalay dhankasto waxana huba dad badano ila mida inay qalbiga kaaga ducaynayan waxad dadka uso bandhigta wadada guusha aduun iyo mid aaqiro AAD AYAAD U MAHADSAN TAHY