Jazaakalaahu khayr I am mum of two living in a Western country I was postponing my maths revision that I needed to pass on June but I am gone do it now Insha allhu .
*Talo* Wll aad baad u mahadsan tahay. Balse dadka aad wax u sheegeyso waa Somali ee English ka faraha badan ma fahmayno ee afsoomali sax ah inoogu soo gudbo barnaamijyada. Waad mahadsan tihiin
Jazaaka laaah ❤🎉wll wan kugu xiranahay si wanaagsan waliba inaan is badalo wan rajaynaa insha allaah ilaahay khayr hakugu badalo dhiiragalintada qiimaha ku salaysan ❤
Wa runta Abowe wixi la jogteyo wa lagu gukeysts for example hada kahore diet ayan bilabay waxan goansaday in an is cateyo on one bound malinti iska jaro marka waxan jogteyay in aan cuno cunto healthy ah Onan wax kale ku badaleyn uniform i ah everyday Alx goldkeygi wan garay marka wa run goan adag iyo sabir aya lo bahanyahay hadi ad rabto in ad gold kada garto
qofku waa inuu bulshada wax faa'iido leh usoo gudbiyo haduuna soo gudbin karin waa inuu kamid noqdaa kuwa ka faaii'deeysta casharada ay soo gudbinaayaan dadka wax macnaha leh soo gudbiya. Sida kaa muuqata adigu labadaas nooc midna matihid waxaana lagu oran karaa waxaa tahay qof u baahan maan dhis iyo hagis balaaran ugu damayn ninkaan wuxuu soo gudbiyaa casharo aad u qiima badan talooyin aan schools iyo jaamacadaha lagu baran iyo macluumaad runti heerkoodu sareeyo hadaadan ka faaii'deysanyn edeb daro hala soo reads dadka waxgalka ah mahadsanid.
@@Ogaalsidee wa runta lakin waxay ku xiran tahay qofka aad wax ka maqlaysiid marka jaahilkan wuxu youtubada ajanabiga ka maqlo bu run moodaa marka wa jaahil umada jaar ka tuuraaya
Jazaakalaahu khayr I am mum of two living in a Western country I was postponing my maths revision that I needed to pass on June but I am gone do it now Insha allhu .
Guul
*Talo*
Wll aad baad u mahadsan tahay. Balse dadka aad wax u sheegeyso waa Somali ee English ka faraha badan ma fahmayno ee afsoomali sax ah inoogu soo gudbo barnaamijyada. Waad mahadsan tihiin
Haa xabibi macn
Mashallah really waxbdn ka faiday ❤❤
shukran fadlan share and follow for more
Mahadsanid wax bulshada faaiido u leh oo muhiim ah ayaad ka hadashey kuwii ka faa iido dhiiri galintaada Allaha naga dhigo.
Thanks teacher
Thanks
good points
Keep going brother
shukran walal,
Masha alaah watusaale fiican walaahi walalaale ilaahay adookale hanoobadiyo kuwa waxa kuqaato hanaga dhigo🎉🎉🎉❤❤
Jazaakallahu kheyr allaha nagu anfaco
ameen walal
Thanks dhiiri galintaada ❤❤❤❤❤
rabbi hanoo aqbalo ducada udambaysa rabbi hakaa abaalmariyo dadaalka aad kubixinayso bulshada si ay unoqdaan kuwo waxtar leh oo naftooda bulshadooda iyo umaddahakaleba bada abaalkaaga janno inshaa allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍🙏
Good point
thank you
Masha allaah shukran wll jasak allaah
shukran walal
Wll aad iyo aad baa u mahsantahy inoo soo badi arimahan oo kale si aan ugu qaadado dhiirigalin excellence ah
dhiyaar walaal
fadlan u gudhbi dadka kale
War sxp aad baad umahad San tahay sabab too ah waad idhiiri galisay sxp thank you 👍👍👍👍👍👍
shukran walal
Waa mahadsantahay walaal ajar allha ka siiti
thank you aamiin
Jasaakalah ustaad❤
Thanks ustaad barhaan
Aad iyo aad baad ugu mahad santhy
💯
adiga ayaa mudan walal
Thanks brother keep going
salma ustaadii
Mahadsanid sxb❤
Waa loo baahanyahay umadaan wax baraarujiya
shukran walal u gudhbi dadka si ay u baraarugaan
Mahadsanid macalin
ماشاءاللہ
Waamakan🌜
Mahadsanid ustaadkey
waa ku mahad santahay zxb sida qurux badan ee noo dhiiri galisay
adiga ayaa mudan walal
Masha allah
thank you
Jazaaka laaah ❤🎉wll wan kugu xiranahay si wanaagsan waliba inaan is badalo wan rajaynaa insha allaah ilaahay khayr hakugu badalo dhiiragalintada qiimaha ku salaysan ❤
aamin walal shukran fadlan i gudbi dadka kale
waxaana rajeenayaa in aad isbedel dab ah sameeyso
@@bbnetwork024 insha allaah wll qaali dad badnaa u shere garaynaa hadii ilaahay raali ka noqdo ❤️🕊
Good points. Thanks
You're welcome
Xabibi
As.w and baa umahadsantahay ustaad farhan
shukran walal
Mahadsanid wll
Thanks brother
❤❤❤❤❤
Biyaha ❤❤❤
Good ❤
Thanks
Thanks wll
Welcome
Mahadsanid teacher ❤
Mhdsanid ustaad
Mahadsanid ustaad
❤
ustaaadka qarniga allaha kuxafido
Is kuday in lugu fahamo
Ok walal
Wlll masha allah waaya muuqaladaada lkn editor fiican maheeysatid hadaax rabto qof editor ah waxaan ahay l video editor
shukran
Waan rabnaa inaan is bedel sameeyno hadana ma qabsoomin weli
waxaan bixinaa course kobaca walal whasapkeena +254113111175
Wa runta Abowe wixi la jogteyo wa lagu gukeysts for example hada kahore diet ayan bilabay waxan goansaday in an is cateyo on one bound malinti iska jaro marka waxan jogteyay in aan cuno cunto healthy ah Onan wax kale ku badaleyn uniform i ah everyday Alx goldkeygi wan garay marka wa run goan adag iyo sabir aya lo bahanyahay hadi ad rabto in ad gold kada garto
mashaa Allah walal
Wll income ka sidan umarayn lahayn noso gali fadlan
th-cam.com/video/h6cRyPEtvRs/w-d-xo.html
mhdsnid
Waad mahsantahy lkn walalhi aad iyo aad Ayaan isugu dayaa in waxa joogteeyo lkn wan yabanahy waxba ma joogtana
wax kasta tilaabooyin baay ku bilaawdan ee tilaabo qaad si tartiib aah
M.a realy
shukran walal
Tafsiir maa aqrinoosaa. Afsomali lee nooga dhig kkkk
Wiilkan ayan gaaba wiilka gursaday miya mase anuu ila ekatay walaha yaqana
Ma ahan
wan ku qosla kan walaahi salida cunta bu wajiiga so marsada si lo moodo nin nastay 🤣😂wuxu sheegaayo 89% wa qurafaad wa jaahil wuxu so maqlo run mooda
kafaaa idayso adigu
qofku waa inuu bulshada wax faa'iido leh usoo gudbiyo haduuna soo gudbin karin waa inuu kamid noqdaa kuwa ka faaii'deeysta casharada ay soo gudbinaayaan dadka wax macnaha leh soo gudbiya. Sida kaa muuqata adigu labadaas nooc midna matihid waxaana lagu oran karaa waxaa tahay qof u baahan maan dhis iyo hagis balaaran ugu damayn ninkaan wuxuu soo gudbiyaa casharo aad u qiima badan talooyin aan schools iyo jaamacadaha lagu baran iyo macluumaad runti heerkoodu sareeyo hadaadan ka faaii'deysanyn edeb daro hala soo reads dadka waxgalka ah mahadsanid.
@@engsayidmohamed7527 qurafaad weeyan wax laga faaidaysto ma jirto wa tuug wuxu sheegaayo wa manipulation lacagta in u masaakinta ka haado bu raba
Wlh adi amal aa umadeena kujiro ma qof aan wax dad kasoo maqlin sheega maa jiro
Adi hal sheyna lagaa faaidin dad waxkasheegee
@@Ogaalsidee wa runta lakin waxay ku xiran tahay qofka aad wax ka maqlaysiid marka jaahilkan wuxu youtubada ajanabiga ka maqlo bu run moodaa marka wa jaahil umada jaar ka tuuraaya
Masha Allah
shukran walal
mahadsanid mudane
Thanks brother
Shukran walal fadlan la wadaag dadka kale