ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
#ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵Adduunyada nin dhoofiyooNinkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qadayAan dheef hayn Dhedig iyo laboodba Hawli kama dhamaatee Qof walibaa wixii dhibay Dhafoorkay ku taalaa Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Amba kuguma dhaafeen Haday taadu dheelido eh Maxaa dhacay dhankaagay ?U jiiftaa dhaliishuye Ma dhiirado nimaan garab Wax lagula dhisaynine Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baa u muuqdee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Jacaylkeedu dhuuxiyo Lafaha wuu u dhaadhacaye Dhulkoo doog dhir iyo ubax Dhamaan hadheeyeen Dhawristeeda oo qudha Ayaan dhawr ku qadayaa Wali dhaban mid kula mida Kama dhalanin adduunkeeAna dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaanLa dheeldheeliyaaHeesta : Adduunyada Nin DhoofiyoErayada : Mohamed Ali Kaariye AHUNLuuqda : Maxamed S Tubeec AHN
#ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵
Adduunyada nin dhoofiyoo
Ninkii degan dhulkii hooyo
Nin dhergiyo nin dhowr qaday
Aan dheef hayn
Dhedig iyo laboodba
Hawli kama dhamaatee
Qof walibaa wixii dhibay
Dhafoorkay ku taalaa
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Amba kuguma dhaafeen
Haday taadu dheelido eh
Maxaa dhacay dhankaagay ?
U jiiftaa dhaliishuye
Ma dhiirado nimaan garab
Wax lagula dhisaynine
Nafta dhool hilaaciyo
Dhibic baa u muuqdee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Jacaylkeedu dhuuxiyo
Lafaha wuu u dhaadhacaye
Dhulkoo doog dhir iyo ubax
Dhamaan hadheeyeen
Dhawristeeda oo qudha
Ayaan dhawr ku qadayaa
Wali dhaban mid kula mida
Kama dhalanin adduunkee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Heesta : Adduunyada Nin Dhoofiyo
Erayada : Mohamed Ali Kaariye AHUN
Luuqda : Maxamed S Tubeec AHN