Suugaan Bile
Suugaan Bile
  • 211
  • 2 543 954

วีดีโอ

Heesta Hibo | Ismaaciil Aaden | Qaraami
มุมมอง 289วันที่ผ่านมา
Barnaamijka Qaraami Heesta: Hibo Codka: Ismaaciil Aaden #BileMedia #suugaanbile
Barnaamijka Waayaha Fanaanka I Xasan Aadan Samatar
มุมมอง 25221 วันที่ผ่านมา
Xasan Aadan Samatar waayihiisa fanka Barnaamijka Waayaha Fanaanka #suugaanbile #BileMedia
Barnaamijka Waayaha Fanaanka I Hiba Nuura
มุมมอง 20528 วันที่ผ่านมา
Hiba Nuura waayeheeda iyo maalmehedii fanka Barnaamijka Waayaha Fanaanka #suugaanbile #BileMedia
Heesta Dooyo Waa Dushee | Saalmi amoore | Heesaha Banaadiriga ee Bile Media
มุมมอง 1.9Kหลายเดือนก่อน
Heesaha Banaadiriga ee Bile Media Codka: Saalmi amoore Heesta: Dooyo Waa Dushee #suugaanbile #biletv
Heesta Libaan Maleh Adduunyoo | Dahabo Dagan | Qaraami
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
Barnaamijka Qaraami Heesta: Libaan maleh adduunyoo Codka: Dahabo Dagan #BileMedia #suugaanbile #biletv
Heesta Neefsadee | Siteey Qosol Wanaag | Heesaha Banaadiriga ee Bile Media
มุมมอง 9K3 หลายเดือนก่อน
Heesaha Banaadiriga ee Bile Media Heesta: Neefsadee Codka: Siteey Qosol Wanaag #BileMedia #suugaanbile #biletv
Heesta cajabeey | Cabdulqadir tubec | Barnaamijka Qaraami.
มุมมอง 1.5K3 หลายเดือนก่อน
Heesta cajabeey | Cabdulqadir tubec | Barnaamijka Qaraami.
Heesta alla maanta ayaanta | Cabdiraxman timo | 2024
มุมมอง 5353 หลายเดือนก่อน
Heesta alla maanta ayaanta | Cabdiraxman timo | 2024
Barnamijka Qaraami - Heestii Arar- Ismaaciil Sheekh Aadan - Suugaan Bile
มุมมอง 8384 หลายเดือนก่อน
Heestii: Arar Codkii: Ismaaciil Sheekh Aadan Barnaamijka qaraami #Suugaanbile #BileMedia
Barnamijka Qaraami - Heestii Hibo - Abduqadir Roobow & Nabiiha Ibraahim- Suugaan Bile
มุมมอง 3.6K4 หลายเดือนก่อน
Heestii: Hibo Codki - Abduqadir Roobow & Nabiiha Ibraahim Barnaamijka Qaraami #bilemedia #suugaanbile
AAMIIN YARE | RIYO BEEN AH | HEES CUSUB 2024
มุมมอง 4.5K5 หลายเดือนก่อน
Hees Cusub | Riyo Been Ah Fanaan | Aamiin Yare 2024 Showga Ciidda & Fanka 2024 ee Bile Media #BileMedia #eidmubarak #suugaanbile #aamiinyare
QAMAR SUUGAANI | SACABADA QALBIGA KUGU SIIYAY | HEES CUSUB 2024
มุมมอง 2.7K5 หลายเดือนก่อน
Sacabada Qalbiga kugu Siiyay | Qamar Suugaani 2024 Hees Cusub | Showga Ciida & Fanka Hees Cusub | Sacabada Qalbiga kugu Siiyay Codkii | Qamar Suugaani 2024 Hees Cusub Showga Ciida & Fanka ee Bile Media #bilemedia #biletv #somalia #qamarsuugaani #ciidwanaagsan
AAMIIN YARE | SOO MA OGID | HEES CUSUB 2024
มุมมอง 3.4K5 หลายเดือนก่อน
Hees Cusub | Sow Ma Ogid Codkii Fanaan | Aamiin Yare 2024 Showga Ciidda & Fanka 2024 ee Bile Media #bilemedia #eidmubarak #suugaanbile #aamiinyare
AAMIIN YARE | TOLOOW MA ANAA KU WAAYAY | HEES CUSUB 2024
มุมมอง 133K5 หลายเดือนก่อน
Heestii | Toloow Ma Anaa Ku Waayay Codkii | Aamiin Yare 2024 Hees Cusub Showga Ciidda & Fanka ee Bile Media #bilemedia #eidmubarak #suugaanbile #aamiinyare
QAMAR SUUGAANI | NOLASHA KUMA XUMEYSO | HEES CUSUB 2024
มุมมอง 4.4K5 หลายเดือนก่อน
QAMAR SUUGAANI | NOLASHA KUMA XUMEYSO | HEES CUSUB 2024
Hees | Waa Ciidee Ciida Maanta
มุมมอง 7595 หลายเดือนก่อน
Hees | Waa Ciidee Ciida Maanta
Dayaxii Reer Makka | Qasiido
มุมมอง 3526 หลายเดือนก่อน
Dayaxii Reer Makka | Qasiido
Suugaan Bile waxa ay idin kugu bishaareyneysaa bilashada bisha barakeysan ee Soonqaad.
มุมมอง 2396 หลายเดือนก่อน
Suugaan Bile waxa ay idin kugu bishaareyneysaa bilashada bisha barakeysan ee Soonqaad.
Barnamijka Qaraami - Heestii Maba tallaabsan karo- Hodan badbaado - Suugaan Bile
มุมมอง 4.9K7 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Maba tallaabsan karo- Hodan badbaado - Suugaan Bile
Nadiira Nayruus I Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
มุมมอง 16K7 หลายเดือนก่อน
Nadiira Nayruus I Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
Barnamijka Qaraami - Heestii Tawaawac - Dahabo Degan - Suugaan Bile
มุมมอง 54K7 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Tawaawac - Dahabo Degan - Suugaan Bile
Barnamijka Qaraami - Heestii Jamaadeey - Ismaaciil Aaden - Suugaan Bile
มุมมอง 21K8 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Jamaadeey - Ismaaciil Aaden - Suugaan Bile
Barnaamijka XiddigahaI Heesta Soomaalunaa anti Al-amal I Cabdirashiid M. Kaalmooy
มุมมอง 4758 หลายเดือนก่อน
Barnaamijka XiddigahaI Heesta Soomaalunaa anti Al-amal I Cabdirashiid M. Kaalmooy
Barnamijka Qaraami - Heestii Waaqlo - Abdiqadir (Tuubec yare) - Suugaan Bile
มุมมอง 9K8 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Waaqlo - Abdiqadir (Tuubec yare) - Suugaan Bile
Falaqeeynta Fanka I Lamanaha Fanka iyo fannaaniin kale oo heeso cusub soo qaaday toddobaakaan
มุมมอง 6218 หลายเดือนก่อน
Falaqeeynta Fanka I Lamanaha Fanka iyo fannaaniin kale oo heeso cusub soo qaaday toddobaakaan
Cabdirashid Kalmoy | Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
มุมมอง 4588 หลายเดือนก่อน
Cabdirashid Kalmoy | Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
Falaqeeynta Fanka I Fanaanka weyn ee Jaajumow iyo fannaaniin kale oo heeso cusub soo qaaday
มุมมอง 5768 หลายเดือนก่อน
Falaqeeynta Fanka I Fanaanka weyn ee Jaajumow iyo fannaaniin kale oo heeso cusub soo qaaday
Barnamijka Qaraami - Heestii Meedey - Cabdiraxman Filfil- Suugaan Bile
มุมมอง 14K8 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Meedey - Cabdiraxman Filfil- Suugaan Bile
Barnamijka Qaraami - Heestii Badidood Bil Caantaan - Saalim Amoore & Binti Beelo - Suugaan Bile
มุมมอง 49K8 หลายเดือนก่อน
Barnamijka Qaraami - Heestii Badidood Bil Caantaan - Saalim Amoore & Binti Beelo - Suugaan Bile

ความคิดเห็น

  • @hodannoor6048
    @hodannoor6048 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqoradii Xadaaradii Banaadiriga Asalkii waabari ❤❤

  • @SumayoCabdicasiis-t2k
    @SumayoCabdicasiis-t2k 2 วันที่ผ่านมา

    Asad hajio inta ikenay😂

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 4 วันที่ผ่านมา

    Afkiina caanolaguqabay

  • @RaaxoabaasiidAbaasiid
    @RaaxoabaasiidAbaasiid 5 วันที่ผ่านมา

    .❤❤❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 วันที่ผ่านมา

    #ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵ Adduunyada nin dhoofiyoo Ninkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qaday Aan dheef hayn Dhedig iyo laboodba Hawli kama dhamaatee Qof walibaa wixii dhibay Dhafoorkay ku taalaa Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Amba kuguma dhaafeen Haday taadu dheelido eh Maxaa dhacay dhankaagay ? U jiiftaa dhaliishuye Ma dhiirado nimaan garab Wax lagula dhisaynine Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baa u muuqdee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Jacaylkeedu dhuuxiyo Lafaha wuu u dhaadhacaye Dhulkoo doog dhir iyo ubax Dhamaan hadheeyeen Dhawristeeda oo qudha Ayaan dhawr ku qadayaa Wali dhaban mid kula mida Kama dhalanin adduunkee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Heesta : Adduunyada Nin Dhoofiyo Erayada : Mohamed Ali Kaariye AHUN Luuqda : Maxamed S Tubeec AHN

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 5 วันที่ผ่านมา

    Wiilka Waa in lagu soo badalaa Mid cod guux ah leh

  • @macab6141
    @macab6141 8 วันที่ผ่านมา

    Codkiisa caadi mahan❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 9 วันที่ผ่านมา

    Nafiso magoosha nool MaashAllah

  • @AxmadXasan-s3g
    @AxmadXasan-s3g 10 วันที่ผ่านมา

    Hala hala hala geel maxaas kuul ka kasaa kurtunkoo ku ruktaa aaway reer waaberi ma jiifteen see ahaan

  • @BufowBuffer-dy7ct
    @BufowBuffer-dy7ct 11 วันที่ผ่านมา

    NINKAAN CAADI MAHA WALAAHI XABIIBI SHARAAB ASIGA KAGA FIICAN BAABA XABIIB XANAAQ HADA😂😂😂

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 12 วันที่ผ่านมา

    Waa ka baxsaday alfanan waayeel

  • @Badbaadochannel-h5i
    @Badbaadochannel-h5i 12 วันที่ผ่านมา

    Reer waqooyi yaa ufasira😢😢

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 13 วันที่ผ่านมา

    Heestan aya 5m aya oo qalmataya hada ayan kaso argi tiktok 😂😂 asxbta tiktok kuso ciya

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 15 วันที่ผ่านมา

    Hi

  • @MohaCaaqil-n4t
    @MohaCaaqil-n4t 19 วันที่ผ่านมา

    Waa fanaan ugu wey ee abid

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 20 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah wiilka iyo gabadhuba waykenen heesta

  • @DayibxasanCumar-q8x
    @DayibxasanCumar-q8x 24 วันที่ผ่านมา

    F

  • @hassanhussein7520
    @hassanhussein7520 27 วันที่ผ่านมา

    From asad hajio

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 28 วันที่ผ่านมา

    Yes ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 28 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah wiilkanwuukeenay heesta

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 28 วันที่ผ่านมา

    dahabo dagan jacaylkeeda yaa igadaway naya kun naag baan kaxushay alow yay dhshaa 4 wiil sideeda u xoogwayno

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน

    Hye haye

  • @camuuweyn195
    @camuuweyn195 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @naimaisseofficial4384
    @naimaisseofficial4384 หลายเดือนก่อน

    🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shucaac2
    @shucaac2 หลายเดือนก่อน

    Wooow bal argto qiimaha iyo qaayaha uu layahay fanka soomaliyeed rabiyoow adiga mahadaas leh afka hodanka ah nasiiyey

  • @BarkhadXasan-r1s
    @BarkhadXasan-r1s หลายเดือนก่อน

    Masha allha

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ..🌷🌴🌷

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 หลายเดือนก่อน

    ❤Thanks sxb wllhi mamada codkeda dahabiga ahaa isma bedelin❤

  • @ShukriWadani-u7b
    @ShukriWadani-u7b หลายเดือนก่อน

    Masha Allah binti bella❤

  • @MaidoAbdullahi-rf4jy
    @MaidoAbdullahi-rf4jy หลายเดือนก่อน

    Ayyy ish calaa cod masha allah 😢

  • @aminanurashireh5043
    @aminanurashireh5043 หลายเดือนก่อน

    I love you Saliim, you are a great singer, great voice, amazing performance ❤❤❤

  • @MaxamedAli-on5hs
    @MaxamedAli-on5hs หลายเดือนก่อน

    Saalim killer❤

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 หลายเดือนก่อน

    Codkada waa heer sare ee afkada MAlab halagu qabto walaashey❤

  • @JacksonBandons-b5l
    @JacksonBandons-b5l หลายเดือนก่อน

    Perez David Anderson Margaret Garcia Thomas

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    waxan so xasustah xamar 1986 markan ku nolah nabadah xamar waxaa so galay moryan qawan o kah yimid g/dhaxeh dowladih burburiyay sorry xamar

  • @ShafalHafal
    @ShafalHafal หลายเดือนก่อน

    Ahmed sharif mama luula idinka ma tilikar y🎉 msh allh 😢

  • @DidaIskalaji-h8r
    @DidaIskalaji-h8r หลายเดือนก่อน

    3

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 หลายเดือนก่อน

    Hayeey Tooxow aa ku raadineyso

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 หลายเดือนก่อน

    Lafta green iyo Xasan aadan Samatar hadeey ku Afka Ayey kaa garaaci lahayeen

  • @MohamudGurayXiddo
    @MohamudGurayXiddo หลายเดือนก่อน

    First comment ßig fan sugaan ßile ❤❤❤

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 หลายเดือนก่อน

    Waqtigii heestaan soo baxeysey soomaaliya dowlad ayey laheyd waqtigaa rabtid ayaa soconaysaa magaalada muqdisho waxey aheyd meesha ugu nabad galyo badan ee africa sheekh sulfa ayaa lagu xasuustas heestaan boqorka fanka maan sheekh weyn waaye

  • @ABdolazezNasr
    @ABdolazezNasr หลายเดือนก่อน

    Masha allaha😢😢😢😢

  • @mubaarakidan5826
    @mubaarakidan5826 หลายเดือนก่อน

    Haday nahaysataa taasi

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน

    Allayaraxma raximiin mamada😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    FAMILYY REERO QOYS teen ahey Nicmaturabi Nicmaturabi sahrascadayyareey murwodumaroo gabadha Qataray Qiimobadan dagan fariidad bataatanba lakiin murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey dumar Naago haween uhu Qayobadan Qiimobadan murwodumaroo ooriyareey lagufarxeeeey .

  • @hamdahassan8802
    @hamdahassan8802 หลายเดือนก่อน

    Laban wayay libiqsan wayay wa mid iga lixad way 😢😢

  • @beyenebogale4756
    @beyenebogale4756 หลายเดือนก่อน

    WOW

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq หลายเดือนก่อน

    Heesta Qarad waa qiso run ah.

  • @ExcitedBabyTurtles-ow3zb
    @ExcitedBabyTurtles-ow3zb หลายเดือนก่อน

    2024/8/10 😢😢😢😢

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 หลายเดือนก่อน

    Mukulaal meehi mac u yaal ey ku macluushaa, FANKA waa lagu macluulaa shaqaa sharaf leh. Legend alaha kuu barakeeyo shaqadada HARQAANKA Shimaaliyow