Agree with him. Waxa la yidhaahdaa af Ingiriisida Tenor, , waa qofka meel sare ka heesi karaya, isaga oo aan u neefneegsan. Beri hore ayaan naftayda ku odhan jirey, "talow miyuu jiraa qof wida Kuluc u heesi karayaa?" Ilaahay ha kuu naxariisto, Ustaad.
Xudaysi Allah ha u naxariisto Ninkaa baadariga ahi ujeedkiisu ma ahayn inuu Afsoomaali ga soo saaro ee wuxuu diidayey inaad afka carabiga qaadataan waayo afka carabigu waa afka diinta muslimka.
Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqorkii cuudka xudaydi
Alaha u naxaristo fananinti iyo abwaninti geeriyooday.
Agree with him. Waxa la yidhaahdaa af Ingiriisida Tenor, , waa qofka meel sare ka heesi karaya, isaga oo aan u neefneegsan. Beri hore ayaan naftayda ku odhan jirey, "talow miyuu jiraa qof wida Kuluc u heesi karayaa?" Ilaahay ha kuu naxariisto, Ustaad.
Tubeec baa number 1 ahaa
Allaha u naxariisto odayga, Laakin Soomalida badankeedu MS Tubeec Ayeey u yaqaaniin Boqorka codka.AUN Tubeec iyo Kulucba!
Xudaysi Allah ha u naxariisto
Ninkaa baadariga ahi ujeedkiisu ma ahayn inuu Afsoomaali ga soo saaro ee wuxuu diidayey inaad afka carabiga qaadataan waayo afka carabigu waa afka diinta muslimka.
Boqorka codka wuxuu maxamed saleeban laakiin dooqa dadka wuu kala duwanaan karaan sidaasoy tahay fanaaniinti waaberi waxay ahayeen kuwa asn kala dhicin runtii
Tubeec ma gaaro