Madaxweyne Xassan Maskaxda In Laga Baaro Ayuu U Baahan Yahey 🇸🇴🙏 Xanuun Ayaa Jiro Isagana Saas Ayaa Laga Rabey In Uu u Sameeyo Ummadda Soomaaliyeed Uu Xukumo Ma Aheyn In Uu Hooyooyinka Barakiciyo 😭😭😭😭😭
Doowlad nimo taasaala dhahaa Mwsbare Alaah h u naxariisto Maasaaba ku filaan weeydeye Ma cidkalaa xamilinaa Malmaxaa loo dumiyey doowladii waxtarka laheeyd Nintii la odhan lahaaba isagaa isyiri Waamucjiso
Darood one janis one gool war wadanka dold kama majirto meeqo dold ka jirto mdx qalad mlhn sida kale mdx siyaada bare wadanka Somalia 🇸🇴 dold ka jirta 😢😢
Kursigii uu kufadhiyay dowladii wax soo barty ninkii ogu sareyay ayuu kufadhiyaa e maanta maxuu sameyay schoolkii caruurta ayuu gaty hoyooyinkii ayuu gaty guryahodii dumiyay wuu kujees jeesay wuu u faanay Ma aha nin u qalma madaxweyene mana naqaan cida nagu soo celisay 😊
Walee dowlad aya sharaf leh , war arka siduu ina sheikh maxamud u amanaya dowladii Jaale Siyaad Bare. Dowladii sidas uqurxda badned Hawiye waa burburiyen.
Hada kahorbaa college aan dhigto ayaan macalinadaydii waxaan ku iri wadankayga wax barashadu free bay ahayd markaasayturi maxtaa jaamacad markaasaan iri haah markaasay tiri macquul maaha Africa waxaas kama dhici karaan markaa saan iri way dhacday xitaa tan lagu barto caafimaad saan iri xitaa cisbitaaladu ma free bay ahaa yeen markaasay tiri waan baarayaa ok ayaan iri marka wadankeenu reer galbeed waxba uma ogayn
Xasan shiikh inlahabaadho io in la dhaliilo toona uma baahna, waxa laga yaaba in xanuun jiro, wuxu ubaahan yahy okalita in gacanta laga qabto. Meeye lataliyaalikiisi miyaanay adhkayn waxa uu ku hadlayo io dalka uu isku dhex qasayo, mise dadkan waxbaa lacabsiiyey??? Wax wayn ayaa khaldan, Allaha sahlo
Siyaad bare Allaha janatul fardoosa Allaha geeyo wadanka iyo dadka wax badan ayuu uqabtey
That is true
Aamiin
Aabe maxamed siyaad Barre
Allah ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲
Aamiin aamiin
Madaxweyne Xassan Maskaxda In Laga Baaro Ayuu U Baahan Yahey 🇸🇴🙏 Xanuun Ayaa Jiro Isagana Saas Ayaa Laga Rabey In Uu u Sameeyo Ummadda Soomaaliyeed Uu Xukumo Ma Aheyn In Uu Hooyooyinka Barakiciyo 😭😭😭😭😭
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waxaan ku weydiiyay dowladii markaas jirtay wexey iheed dowlad somalia oodhan katalisa dhaqaale heysatay. Maxey heeysaa dowlada hada jootaa?maxey arday kubixisaa.
Runtaa, yaab iyo amankaab
Xasan shiikh maxamuud asagana maanta asagoo madaxweyne ah ayuu hooyada soomaaliyeed ku leeyahay dabaqyadeyda wax kaama geline cunugasga wax barasho u raadso .
Horay ayaan idiinku sooqoray inuu afkiisa ka sheegay inuu dowlada siyaadbare wax kusoo bartay waxbarasho lacagla'aan ah asaguna wadankii wada ganacsi ayuu ka dhigay
War kani xasan shiikh la Lee yahay haku danbaabina waa doqone dhibaatana isagaa isugu filan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ada c xarmajo iyo sa xasan labada nin qeyrmalahan wa laba tuug wa laba XIMAR illahey gargurte hana dhafs OIL yo aamiin yarabi
Mw xasan nin mas,uul ah miyuusan aheyen Gacantiisa ayuu isku Toogtay wax kale kuma qiyaasikaro Taarikhda ayey u gashay Elleyen Ceeb looma dhinto Baan maqli jiray
HASAN IN DALKA LAGAQABTO SI DEG DEG AH WEEYE
Illaahay hanadhaafsiyo
Hanuunka raba haya mid dhaama rabi haku badalo
Allaahumma aamiin yaa Rabbi.
Iskool, isbitaal, jamacad wax waliba free buu ahaa siyaad bare allaah ha u naxriisto
Aamiin
Ninkas ba Professor sheganaya 😆😆😆
Masha Allah ciraan allah kuu kordhiyo caqligaada saafiga ah mahadsanid
Ilahayow niman wax ogeeyn ha cadabiin
Magafayasha yaqaban kara waa shaqala dowlada saree waxay ushaqeyaan madaxweynaha gabadhisaa wuna ogyahay car yaa kudhaca,
Maxd siyaad barre allaha unaxariisto xasan xataa masugaayo allaha unaxariisto sababtoo ah waxba umadda uma hanbeeyn
Xasan SOOMAALI IN AY DAD AAN FIICNAYEN YIHIIN AYUU UGU SOO NOQDAY . HADII SOOMAALI DAD FIICAN TAHAY XASAN OO KALE MADAX UMA NOQDEEN .
Amiin yaa Allah
Asagaa iskeenay lakiin waa nin fiican wayo qofku markuu sheego abaalka loo qabtay waa la toosinkaraa
Walaahey hooyadey ayaa iyana SaaS ii sheegtey dhowr iyo 70kii in ay iyana SaaS wax ku baratey iskuul bilaa lacaga caafimad bilaasha LA barey saabuunteeda meeshey seexaneysey LA siinayey qurux ayey ahed illaahey how naxariisto madax Weyne siyaad
Doowlad nimo taasaala dhahaa
Mwsbare Alaah h u naxariisto
Maasaaba ku filaan weeydeye
Ma cidkalaa xamilinaa
Malmaxaa loo dumiyey doowladii waxtarka laheeyd
Nintii la odhan lahaaba isagaa isyiri
Waamucjiso
Xasan sheekh nolosha u KU Soo korey u quuri waaye somali da dhibatada ka bin
Allah SWT ha naga qabto dhibtiisa uu ummad Soomaali ku hayo 😢
Soomaaliya waxay ka horumarsaneyd mareykan iyo yurub
Waayo iyaga jaamacadahooda lacag waaye.
nasabnimo kamadanbeyn marexan inyarba xalala ilahayow kunaxariiso wadani halyeeya 🤲🤲🤲😭😭😭🙏
Maanshalaah Alaah TAAsa lagu sheegikara
Msbare Alaaah ha unaxariisto
Xasan shiikhoow sidii adigoo agoon ah ay kuu soo garwb qabatey dowladii soomaaliyeed u garsb qabo caruurta soomaaliyeed wixii karaankaaga ah
Waa Taas aabe siyaad baa Taas u diyaariyay muxuu haysa isolation uu siyaad caruurta u dhisay buu ganacsi ka gadayaa
Hadalkas wax qalada ugama jeedo dowladi hore ayuu amaanaaya
Wuucaayey kumuu dhihine Asagana waxaa lagarabaa inu caruurta soomaaliyeed waxbaro oo unaxariisto intuu awoodo isduu asagaba waxkubartey ee maaheyn inuu yiraahdo gurigeyga xaakagaley hooyada cunugeeda waxbarashada utabta
Sidii siyaad barre muu dalka free ka dhigo wax walba umbaa la leeyahay
Wallee somali hadey kubagasho balaaya kuqaaday😂😂😂😂
Subxanllah shayna aabahay baa taajibuu ahaa buu lahaa.
Scw❤️❤️❤️❤️❤️
Walaahi waxan umaleyn inuu xanuunsan yahy war ninkan ehel dhaqtar geeyo maleh miyaaaaa
Madaxweyne xasan Sh. Allaha toosiyo. Madaxweyne Mohamed siyaad Barena Fardose Allaha ugubishaareeyo asaga iyo intii samawadayaasha ahaa oo wanaaga kula shaqeynjireen dhamaantood. Aamiin yaa Allah
Amiin
agoon tuugo owadnki xraseyey xasan tuug llhio nga gabo
Wixii dawlada burburiyey kuligood dawlada burburiyey baa dad kadhigtay
Xasan ilahey hanoga roonaado Wlh Xasan wax badan kaqaldane
dameer yunufoonka xataa dawladaa bixin jirtay😂😂
Waa in uu iscasilo ...kani waa ..100%0000
Waa faysal cali waraAbe somaliya
Darood one janis one gool war wadanka dold kama majirto meeqo dold ka jirto mdx qalad mlhn sida kale mdx siyaada bare wadanka Somalia 🇸🇴 dold ka jirta 😢😢
Xasan asaga markhaati isugu filan kaligiis baa gool.iska.dhaliya.⚽👀🤣🤣
Xassan 😡😡😡😡😡😡👎👎👎👎👎🤛🤛🤛🤫🤫🤫
Madaxweynaheyga aan aaminsanay ilaa iyo hada waa mohamed siyad Barre Naxariistii janno allaha ka waraabiyee
Allow xaqa u hiili waxaas oo hadala aakhirana waa lagaa qoray xasanow Allaha kuu danbi dhaafo
Haybada soomaaliyeed uu xanbaarsanyahay maxay tahay Laa xawla walaa quwata ilaa billaaah dad iyo dalba Waa Baabiiyey ilaahay umada haka qabto
Kuwa xanuusanaha Ee markiiba Qabiilka U badalaya ilaahay hasoo hadeeyo
Maxuu ugu abaalguday?
Agoon dadaleh dhee
Agoon jeesjeesaya dhee
Agoon ilowsho dhow dhee
Agoon NASIBDARO dhee
DAALIM ALLAHA KUSO DIROKUEO KA SAARA DALKA
Kursigii uu kufadhiyay dowladii wax soo barty ninkii ogu sareyay ayuu kufadhiyaa e maanta maxuu sameyay schoolkii caruurta ayuu gaty hoyooyinkii ayuu gaty guryahodii dumiyay wuu kujees jeesay wuu u faanay
Ma aha nin u qalma madaxweyene mana naqaan cida nagu soo celisay 😊
Madaxwaynaha waba ka qaldan sida Trump syuu noqday isaga iska hadla😢. Ilahayow ku naxariisto Siyaad bare
Haye asagu maxuu sameeyay maanta
Madaxweynaha Allaha na naafiyo
Qof khamri ama daroogo cabsan & qof dhimirka looga jirana arkayoo, hadalkiisa waxaan garab dhigo waan waayey wallaahi.Hadalkiisaas Maskaxdeydu waa diidey.
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤
REERKA HAWIYE MA RABAAN DOOWLAD. WAXNA KAMA YAQAANAAN DOWLAD. ILLAAHAY HA FAHANSIIYO DOWLAD NIMO QIIMAHA AY LEEDAHAY
WAXAAN AAMINSANAHAY WIILKAAYGA HADII MADAX YAHAY OO DADKIISA U FIICAN YAHAY ANIGANA WAA II FIICNAAN KARAA,BALSE HADII DADKA U XUN YAHAY ANIGANA WAXBA IMA TARIKARO.ALXAQIIQA
Daalin bin daalim ilaahay ka Guray!!🙈🙈🙈
Subxaanalaah laah
ilahayow dhulka lajar calamo kamuuji aamiin munafaq tuuga🤲🤲🤲🤲👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇☝️🙏
Ilaahay hanaga qabto
INTAA AAD ADIIGA GARTEEY ISAAGO KA WEEN MUXUU UU GAARII WAAYEEY
Madax wayne lama dhihi karo umada iyo dalka Allaha dhaafso
Ninkan yaan waxba laga qorin aniga taladeyda waa taas
Asc weliba farmaj habeenki dadk oo hurdan ayuu soo dira qarawad
Mw iyo muuse biixi xitaa dowladii somaliya bay ku soo barwaaqoobeen ayaga iyo kuwo badan lakin sidii loogu lisey umadooda uguma aysan hanbeyn
Kosmao ogaa 1091kii markey kismayo qabsadeen hawoye aaboor ayaa modaa meel walba waa jabsadeen
Walee dowlad aya sharaf leh , war arka siduu ina sheikh maxamud u amanaya dowladii Jaale Siyaad Bare. Dowladii sidas uqurxda badned Hawiye waa burburiyen.
Allaha unaxariistee waxtabac kumajirin lkn dadka iyo dalkuu ushaqeyjirey lkn Xassan wuusooshaqotagey meeshuu Abaalgudilahaa
Saax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha unaxariisto siyaad bare nin wadani ayuu ahaa laakiin xasan shiikh ilaahay hanaga qabto waxaad moodaa inii madaxa kajiranyahay waa mental dhegihiisa iyo afkiisa isma maqlaan miyaa xasan waxba madeeqaan xoolihii dadwaynaha ayuucunay cuquba kugu dhacday
Marka ogeen iyo masaakiinta danta yar muxuu guryahooda uga barakiciyey oo uu wax ugu qaban waayey asaba waa lasoo gacan qabtee
Scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DHAXALKA EYGA WAXA ISKA LEH ABAAL LAWAHA
MARKA
XASAN MUNAAFAQ WA ABAL LAAWE
Hada kahorbaa college aan dhigto ayaan macalinadaydii waxaan ku iri wadankayga wax barashadu free bay ahayd markaasayturi maxtaa jaamacad markaasaan iri haah markaasay tiri macquul maaha Africa waxaas kama dhici karaan markaa saan iri way dhacday xitaa tan lagu barto caafimaad saan iri xitaa cisbitaaladu ma free bay ahaa yeen markaasay tiri waan baarayaa ok ayaan iri marka wadankeenu reer galbeed waxba uma ogayn
Madaxweyne nooma aha munaafaqa
Kuwa Asaga Dad Uxiga Ayaa Ugu dhibaato Badan.
Afweeyne ma garbahaareey buu ka keenay xoolaha waxbarashada lagu bixiniyay at reerkaano caqlixumaa
Madaxweyne dalxureye alaha noxafido cadawgiisa wubadanyahee alaha Kaqabto😂
Waa kusaxanyahay maxa ku jaban Hadu dawlada baan waxkusobartay Hadu yiri
Xassan
Agoonta wax u qabo allaah ka baq
Qabiilkaga marka dhimata kudugayaan
Kkkkk waa igaqoslisey fagato waalaheshey wlhi
Xassan Gabadha ay iskuhooyada uihiin Marka lagareebo waxaa Jira Hal Ninkale Ee ay isku Aabo yihiin.
Hawiyooow wakaa.brfsr..kiinii?ee ufiirsada.filada maad kasaartaan.
Dee manta dawlada maxad uu dhisi ladahay ood Ethiopia uudaba nashleyn dulliyohow
Qabiil ahaan baad umucaardaysaa
Madax bura ugutala aya ladhahaye dhamej amegarsisay ahaa wariskumahayo wayaab
Waa laga nabsi galay dowladi madaxda ka aha siyad bare lkn aqow isku dhufte ada u dhutin
Samaxa lagadhaxlay hadi dawladu kugu dadashay maxad ubarakicisay ardaydiyo
Masakinta ilahay hakaso Qabte.
Axsan ilen ninka rfd
Warkiisa maxaa kaxun oo aad soo qaaday mise makax waalan ayaa d doonayaaa inaan kaadhagaysano war nin yahaw qabiilkaaga bahdilan u orod oo u dood
Maxaa saqajaan yar madiaha dhuuso nala hoos fariustay! Eygaan yar caynaya madaxweyne professor ah,jaamacado sameeyay,macallin noqday,AS ladagaalamay!!cashuurta laga qaado dadweynaha Abgaal ayuu kusoo koray! Afweyne maxoow heystay??
Haa
Xasan shiikh inlahabaadho io in la dhaliilo toona uma baahna, waxa laga yaaba in xanuun jiro, wuxu ubaahan yahy okalita in gacanta laga qabto.
Meeye lataliyaalikiisi miyaanay adhkayn waxa uu ku hadlayo io dalka uu isku dhex qasayo, mise dadkan waxbaa lacabsiiyey??? Wax wayn ayaa khaldan, Allaha sahlo
SaaS.bay.iskaraban.habaran.maxay.horomar.kakasayan