Masha allaha habo jazakillahu kheyr waxa kaa codsanaa inaa no so geliso saabuun marista dharka lagu dhaqo sida loo sameeyo mar kasto oo aad wax sameyneyso wax yaabaa aad ka semeyheyso sawirkooda iyo meelaha laga soo iibsado si fiican noogu faahfaahi adoo mahadsan
Masha allaah Wlhi waa ii kow caream la sameynayo an arko wax badan ban ka faaidey Jazaakallaha qeyr wan isku dayidoona ina gacanteyda ku sameysto insha allaah naago meshan Ba nagu waalay heblaayo herbal caream oo magacyadooda kusoo wada qortay wanka reysandona carem ay naag ino soo qasqastay Wax laga sameyayna an ogeyn! Waa cajiib xirfadaada allaha ku barakeeyo cilmigaaga iyo caqligaaga❤️🙏
Waligey maarkin qof oo sirta maxfican shegayo mashaallah
جزاك الله خيرا
Masha allaha habo jazakillahu kheyr waxa kaa codsanaa inaa no so geliso saabuun marista dharka lagu dhaqo sida loo sameeyo mar kasto oo aad wax sameyneyso wax yaabaa aad ka semeyheyso sawirkooda iyo meelaha laga soo iibsado si fiican noogu faahfaahi adoo mahadsan
Mahadsanid Abaayo School noofur aad Nagu bartid waxyaabahan meelaha aan kahelidoono ama inaad keentid adiga aad gadid
Mshallah shukran abyo xageen kala soo xiriiraa
Masha Allah shukri masalla ayn Ka socdaa in an wax ka barto rabaa
Mashallah tabarakallah gacanta rabbi hakuu barakeeyo from shukriyeey masalla
Maasha Allah abaayo allaha ku barakeyo insha Allah
ها شا الله تبا ر ك الله
Masha allah masha allah
Scwrwb xabiibtii sideen Kugu Heli karaa toos xageed kaala soo xidhiidhaa aadbaan uga helay sida aad horumarka noo lajeceshahay alaahumabaarik aadbaan uxiisaynayaa inaan kuhelo talooyin ayaan kaarabaa inshlaah waan kafaaiidaystay waxbadan mashalaah walaahi intaan samayn kareemo ayaan rabaa inaan kulatashto barakallahkiikum mashalaah tabaarkalaah ilaahay mizaanka xasanadka ha kuu saaro haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba ilaahaw Ku xifdi aduun iyo aakhiraba cilmi kuuziyaadi cumriga cibaado kuugu dheeree mashalaah alaahumabaarik xabiibti plz waan ubaahanahay taladaada jazkslaahu khayr
Wxaa sameysay aadban uga helay habo inkasto waxyabaha qaar aan somalia laga helen sida pola wax ka lkn ur best wlh cream fcna kaso saarte
Ramla wl subscribe isar
Masha allaah Wlhi waa ii kow caream la sameynayo an arko wax badan ban ka faaidey Jazaakallaha qeyr wan isku dayidoona ina gacanteyda ku sameysto insha allaah naago meshan Ba nagu waalay heblaayo herbal caream oo magacyadooda kusoo wada qortay wanka reysandona carem ay naag ino soo qasqastay Wax laga sameyayna an ogeyn! Waa cajiib xirfadaada allaha ku barakeeyo cilmigaaga iyo caqligaaga❤️🙏
Nafaqo aya isugu tagtay cream kaan caadi ma'aha mashallah tabarakallah
Masha alaah walaashey sacdiyo jazaakumalahu qeyr wa jizaaa
Masha Allah Habo qali keep going
Abyo mcn waxan dalka ma laga helaa❤
Wnkugucusbahay habo mcn from shukri masala waxan rajeyna iney riyadeydi irumodo waxan jeclhy inan gacantayda wax kusameya wadmahadsanthy habo mcn 🙏🙏🙏
mashalha sacdiyo shaqo fiican wada hore u soco abaaye. video doobo dhibkiisa sifican u aqaana siiba ado ilmoolee ah jazak allha kheer. xirfad fiican waaaye qofki ka faaideesana.
Ma sha allah muqalada kale dhan saan cml kadhig o gramyada cabirkoda nogu so dul qor😍
Masha allah xabibti dadaalkaga illahey ha kula garab galo Chanel kaga wa laga fa'idaayo
Masha allaah tabaraka raxmaan aqoonta rabi hakuu barakeeyo abaayo waxbadan oo naga daah soon ayaad noo bidhamisay insha allaah wan kula soo xariiri doonaa
Aamin abaayo thanks welcome mar walba
Wlo noosheeg dawada ka ilaalimaysa inuu halaabo creamku magaceeda
Masha Allah mashaa Allah Allah gacmaha hakubarkiyo
Manshaaa allah abayo illahay ha ku xafido
Abaayo macan waxan kaa codsana preserves ka example inaad iga siiso muucyada aan ka isticmali Karo ❤
Inta lag so xira ayabyo ina kula so xiro ayan raba
Meel aan kaala so xariiro ubaha nahay deg deg ustadi🥰
Maasha Allah abaayo ilxun kuma aragto
masha.Allah tabarakallah xbbti Allaha kuu barakeyo gacantada
Aaamin xabiibtii thanks 🥰🥰
Naaa walaloyaal alaabahaaz xageen kahelaaa😊
Masha alaah sacdiyo waxan raba inaan barto alaabtan xageen kala xariira
Abaayo telkaan +254722303155
Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe ii sara suscribe thank you my dhiigega Somalia maxamed plz plz
From shukri masala ama
Masha allh abayo aad ayaad umahadsantahay from shukri masala
From shukri masala
Welcome,🥰🥰
Me too, from mama shukri
Masha allah
Asc abayo xaga lala so xirira pls
masha Allah habo sacdiyo ilahey haku xafido mahadsanid ❤💯
MashaAllah..how I wish u had English translation
Www m.a hawo mcn allaha haku dhooro
Aaamin habo thanks
Mnsha Allaah tabarakalaah inaan barto waa rabaa lkn salidaha wabsiga ma garanayo please sawirka so qaad
M.a abaayo waddanka qofka uu ubaahamyahay waa adiga m.a
masha allah from shukri masal horey usoco sis
Masha Allah abaayo gacanta allaha kuubarakeeyo
Masha allh abayo alle haku barakeyo
Mmsha allh quruxey waxan kaaraba wax timaha bixiyo
Asc wll nambar kaaga baa ubaahnaa adoo mahadsan .
Both wax afsomali ku sharax
Hbo masha allah inaa kula soo xariiro ayaa raba intee kasoo wici karaa hbo jazaklh kheur
+254722303155 habo Kan igala soo xariir
Masha allah shugran 🥰❤️😍
Mansho alah dear shambadana nosogali Inshaallah
Ok thanks, next video is herbal shampoo
Muqdisho ayn jogaa
Masha alalah habo gacntdada allaah ku barakeyo😘😘😘
Shukran habo macan🥰🥰🥰
ASC WLLO XAGEED JOOGTA
Abayo inte ka helenaa Kareem kan ani waji qalal ayaa ahay sxb dukan maad ledahay so jawab
Bees wax maisticmalikara dear
Masha alah sacdiyo wa qof wax bartay
Thanks qaali Ka faaideysta,🥰🥰
@@SacdiyaCitySoap wl subscribe isar wan kusaray
Qof wajiga saliida leh ma marsan karaa
Abayo shukri ayn kasocdan
Welcome xabiibtii
Asc abayo mahadsanit
Masha Allah ganahaada allahku daayo
Thanks qaali,🥰🥰
Asc abayo wad mahad santahay
from shukri masala
Asc habo mcn add ayan uxiseya maiga cawinkarta adigo ralii ahh wllhi add ayan ujeclhy wankubarya Nairobi ayan jogaa🙏🙏🙏🙏
Habo wan kaa caawinayaa insha'Allah adigana dadaal🥰🥰🥰
Mansha allaah
Welcome qaali ♥️
Abayo lambarkaga ayan uu bahanahay iso dir
Intee laga hela ingredients
Xagee joogtaa
@@SacdiyaCitySoap Nairobi isli
Xageen ka hela waxyabahm oo dhan
Qaali telkan iga la soo xariiir +254722303155
Karen waitinleh sogali abayo
Asm wll sidee ayaan u samaysan karaa cream white ah qofka cadaynaya sida ku wan aanu suuqa ka soo gadano ah e.g chandani
Wan so gelinayaa abaayo Insha,allaah
@@SacdiyaCitySoap haye wll qali isagoo white badan leh oo lagu cadaanayo noo soo gali inshaalah
@@SacdiyaCitySoap wajiga ah
Asc wll xagenka laso xidhidh naa
My dear hore usoco
Siden ubaraneynaa waxyawah adkusameysid xagee laga helaa
Asc
habo sacdiyo nosoo gali plz saliida timaha oo fcn
Haye habo thanks 🥰 🥰
Abaayo mcn waa ka helay LKn abaayo soomali nogu sheeg arabta ama sawiradeda soo saar
Abaayo waa dadaaalaa wax yaabaha waar afsomali looma haayo
Inaad fahantaan ayaan Ku dadaaalaa
Sacdiya City Soap shukran abaayo hadaa awodid qalbiyay
Tim shugri masalo 😍🥰🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴
Waxatahay dayaxsobaxay macanto
Lambar ka maamada
Abaayo soomaali waxa lagu dhahao qalabka kusheeg si loo fahmo
Walaal whatsup igu soo darso meesha aad fahmin kusoo diree 0722303155
From shuri masala