unsi cadan ah marna kafey ah hadi aad ka hesho uga faidey walalahaga kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 171

  • @malyonsaeed1716
    @malyonsaeed1716 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ur very sweet person and i love watching ur channel i learn alot of things . Thank u .. 😍😘

  • @samsunggalaxys6edge627
    @samsunggalaxys6edge627 3 ปีที่แล้ว +4

    maashaa Allah Walaalshay Shugri Xaasidnimo Waad Ka dheertahy ilaahay Cimrigaaga Hadheerayo inshaa Allah Aad iyo Aad baan kaga Mahd Celinayaa wax Wangsan Oo aad Adaka lawadagatay Miisaanka Akhiro Ala haku Saaro👍👍👍👌👌👌❤❤❤❤❤🤝

  • @samiirocilmim3833
    @samiirocilmim3833 ปีที่แล้ว

    walaashey macaan janalkaaga aad ayaan ugu xiranahay laakiin weli meeshaad joogto magaranaayo fadlan waa xagee

  • @ورقةورقةعلي-ص8ر
    @ورقةورقةعلي-ص8ر 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك ألله خيرا

  • @SahraKilinbe
    @SahraKilinbe ปีที่แล้ว +1

    Asc xppti shugriyey in aan iibsadaan rabaa uunsiga qli mcnto Allaah ku xafido ❤ Akhiro iyo aduunba ilmo yar yar baan korsadaa markaan killo rabo in aan subiyo sokor intee le eg baan ku daraa

    • @HadiaJama
      @HadiaJama ปีที่แล้ว

      Masoo iibsatay weli wll

  • @ammaraly940
    @ammaraly940 3 ปีที่แล้ว

    Hi i smell Uunsi Bakhoor from a friend and i love it it’s amazing, would you please write for me the ingredients in English,

  • @jawaahiryusuf3132
    @jawaahiryusuf3132 8 หลายเดือนก่อน

    Wallaasheey Shugri Jisaakalaahu Jisaakalaah

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal shugriyeey kani uunsi maahee waaba caraf socota ilaahhay haku barakeeyo

  • @faizoali2918
    @faizoali2918 7 ปีที่แล้ว +5

    wlh caay kuma quuro ha u bixin dadka manka gaaban ee xaasidkaaaa waxey daremayayaan inaaa wax dheertahay wlh aniga ahaaan waaan kaaa fa.iday waxaan ku leeyahay familka allaha kuu barakeyo aduun barwaqo iyo cibaado suuban akhirana janno i love you abaayo wlh waan jeclahay qofka wax i dheeer oo hadana aan iga qarsan ee iiga faideeya jazakallaah khyr

  • @deeqodeeqo7281
    @deeqodeeqo7281 ปีที่แล้ว

    Masha.alaah.wad.qabificantahay.gacamahada.alaha.kubarakeyo

  • @fardowsah1816
    @fardowsah1816 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah unsi loo hagar baxay dadka qaar maba ku daraan waxaasoo cadar ah qaalina wey kaasinayaan gacantaada allaha kuu barakeeyo qof iimaan leh oo ilaahiisa ku kalsoon ayaad tahay maasha allaah meesha ka siiwad abaayo😍😍😍

  • @farhiyogacamey5751
    @farhiyogacamey5751 2 ปีที่แล้ว

    masha allah gacantada allahakubarakeyo walashey

  • @QadraAhmed-hg2lm
    @QadraAhmed-hg2lm ปีที่แล้ว

    Asc xabibtii qabriga Allah kuu wasiciyo

  • @zahramohamed6888
    @zahramohamed6888 7 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Abayo.Jazaka Allah kheir.You are the best.

  • @maryamali6874
    @maryamali6874 7 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تسلمين ياحبيبتي يعطيكي العافية

  • @أقرأابراهيم
    @أقرأابراهيم 6 ปีที่แล้ว

    Shukran sharaf badney alle ku dhaafa gacantaada walaal adigo raali ah nasro telkeyda iyo meesha joogta

  • @wacanchannel1691
    @wacanchannel1691 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walashey gacantada allaha ku barakeeyo

  • @fartuuncaabiofficial6850
    @fartuuncaabiofficial6850 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah abaayo mahadsanid

  • @afaafferesane3119
    @afaafferesane3119 7 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah abayo waxtahay qof sabar badan macnto waxad mudantahay jazakalah qeer wana nofaidesa markasta Allah haka abal mariyo abayo sifiican waxkaga faiday wana kuduceya barakalah fikum qaliyey

  • @raxmohassan776
    @raxmohassan776 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaha kubarakeeyo hananka xikmada guul ayaa kuurajeynayaa

  • @umumuxsin7612
    @umumuxsin7612 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah Abaayo macaan Ilaahay haku barakeeyo xoogaaga ubadkaaga maalkaaga dadaalkaaga aad ayaan oga helaa Mashaa allaah Ilaahay haku dhowro

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 7 ปีที่แล้ว +2

    abaayo mcaan intaan sonkorta qiyaasteeeda waaa intee mida kale macaanto sokorta cad maaa ku karisey qaali iiisooo jawaab

  • @halimamahamed4442
    @halimamahamed4442 6 ปีที่แล้ว

    mshallah walashen allaha kaa ajarsiiyo wanaaga aad inoosoo ban dhigto

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 ปีที่แล้ว

    Ma shallah a waa tijabinaa Nairobi jogaa Lkn Alabaha uunsiga oo raqisa intee Kasoo iibsan karaa qofkiiii re Nairobi haigu caawiyo please sida cambsrka

  • @hafsaabdirahman4130
    @hafsaabdirahman4130 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walee inaadan xaasid ahayn lahay gacantada hakuu barakeeyo shugriyay walalo

  • @samsunggalaxys6edge627
    @samsunggalaxys6edge627 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walaalshay shuri cali anigu af somaliga waa igu adaghay abaayo waxaan ubahnahy lamar kaga aniga waa dubai baan jooga💝

  • @tamamabdirahman9938
    @tamamabdirahman9938 2 ปีที่แล้ว

    Thanks habo 😍

  • @ayaanachannel62
    @ayaanachannel62 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku barakeeyo walashey sharaf bad naga mudantay iyo duco inta wanaagsan ka raac dadku wa duwan yahay sis

  • @madinashariff8154
    @madinashariff8154 7 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah tabaarakallah 👌

  • @realisticqueenquee1545
    @realisticqueenquee1545 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xbbti Lahey qeer badan Lahey hakusiyo amiin yaa rabi

  • @hoyo5163
    @hoyo5163 4 ปีที่แล้ว

    m.allah gacantada allaha kubarakeyo

  • @dheymanxassan182
    @dheymanxassan182 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah qali jazakal allah

  • @jshhfjejjk4386
    @jshhfjejjk4386 4 ปีที่แล้ว

    Asc Maasha Allah was ka baxsatay ilaahay qeer hakusiyo waxaan u baahanahay cutuuratk sad ugu fiican loo isticmaalo

  • @fatimaahmed6261
    @fatimaahmed6261 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay waxad jeceshahay hakusiyo oo khyra shukran aad ayan uga helay

  • @جوهرعبدالله-ب8غ
    @جوهرعبدالله-ب8غ 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah jazakalaah qeer ❤

  • @FatimaAli-qx7ls
    @FatimaAli-qx7ls 2 ปีที่แล้ว

    Qoryaha magac maleh miyaa mag yadooda noosoosheeg

  • @farhiyahassan3959
    @farhiyahassan3959 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah kuxifdiyo waxaan raba usigas ad karsay inta kahalikara

  • @bumblebear4113
    @bumblebear4113 4 ปีที่แล้ว

    Shugraniyeey hargeisa uunsigan ma ka helaynaaa

  • @ayanfuad9219
    @ayanfuad9219 7 ปีที่แล้ว

    Shugri wllo noo soo gali qadarayn jidhka oo caraftiisu daganty mahadsanid alle haku xafido

  • @faadumoaxmedindho6052
    @faadumoaxmedindho6052 7 ปีที่แล้ว

    Illaahay xoga haku barakeeyo wllo hargaysa wanan ku ducaynaya wllo ilaahayna misaanka xasanad hakugudaro xbbti

  • @cookbookbysadia6447
    @cookbookbysadia6447 4 ปีที่แล้ว

    This is such a lovely video, will definitely follow up for future videos. The presentation was really nice too. Cant wait to try it out soon. good luck for future my friend :)

  • @ishwaaqishwaaq7305
    @ishwaaqishwaaq7305 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illahay haku barakeyo wax badanaa no faideysay qaali

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah shukri masala thanks quruxey

  • @fardosamohamed8783
    @fardosamohamed8783 4 ปีที่แล้ว

    Illahay khayr haka siyo Abayo mcn

  • @umurayaancali2490
    @umurayaancali2490 7 ปีที่แล้ว +1

    asc xabiibati waan ku salaamay waana kaaga Mahad celiyay mida kale aniga reer muqdishaan ahay halkeen ka heli karaa ii soo sheeg

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Umu Rayaan Cali qali wan ku so diraya

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Umu Rayaan Cali 0715825636 isowac

  • @asmaaxuseen2018
    @asmaaxuseen2018 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah abyo shugran wax kasta oo aad jeceshahay Allah kuu sahlo dadka ayaa caawisaa horey usoco qaali

  • @faizoali2918
    @faizoali2918 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran jazakallah ilaahey hakuu barakeeyo gacantaada

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah qali thanks

  • @xaliimaaxmedishcaley9600
    @xaliimaaxmedishcaley9600 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qeer alle haku siiyo

  • @lulmoha8729
    @lulmoha8729 6 ปีที่แล้ว

    Walashey shukri macanto aad aya u mahadsanthy walashey😇😇

  • @naciimo83cali91
    @naciimo83cali91 7 ปีที่แล้ว +2

    Shaqa fican ad no heysa Qali mahadsanid ajar alle hakasiyo sharafey

  • @hawaozman7383
    @hawaozman7383 6 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah xbbti shugri Allah no kaa xifdiyo

  • @ruqiyosalax5480
    @ruqiyosalax5480 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jisakalaah qayr xabibti

  • @whitecrystal1792
    @whitecrystal1792 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka allah waa kaa faaiday abaayo mcn aad ayaa u mahadsan tahay.

  • @fc9782
    @fc9782 7 ปีที่แล้ว +1

    Jasagallah kheer abayo illah hakuxifdiyo insha Allah runta kuku jeclahey illah kheer badan hakusiyo mcnti

  • @hodanbadbado8783
    @hodanbadbado8783 6 ปีที่แล้ว

    Shukri xbbti qayr allaha ku siiyo abaayo waxan ku waydinaa mira la aan ma la karin karaa uunsiga

  • @xamdixiis4769
    @xamdixiis4769 7 ปีที่แล้ว

    Saxiibey aniga carafta salaan aan kuugu saaray alle haku dhooro

  • @البساطةفيكلشيء
    @البساطةفيكلشيء 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allahمشاء الله

  • @sadionuur5040
    @sadionuur5040 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc shukri abaayo sonkorta biyo miyad lasaartay

  • @nestehaali1449
    @nestehaali1449 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah abyo wlhi ninkii kuhelo wlhi naag dhameestiran uu helay isha ibna aadanka alle hakaa qabto

  • @fartuuncawaale9406
    @fartuuncawaale9406 7 ปีที่แล้ว +2

    Shugri masala qurux gacanta illah haku barakeyo mansha allah

  • @samsunggalaxys6edge627
    @samsunggalaxys6edge627 3 ปีที่แล้ว

    woow abaayo mhad sanid

  • @siraadhassan4116
    @siraadhassan4116 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH GABAR QALBI FCN BAA TAHY ILAHEY HAKU XAFIDO

  • @nuuraabdi1696
    @nuuraabdi1696 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahow kuu barake gacantada qali quruxey ❤❤❤

  • @omarmahmoodkasim5677
    @omarmahmoodkasim5677 7 ปีที่แล้ว +1

    Mshlaah hawo qeyrka sameyay jndtulfardowso ilaah hakgu badalo 💖👍💝

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh 💓💔💓👄💞👄

  • @kaltunaden6197
    @kaltunaden6197 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah abaayo ilaahey ajar hakaa siiyo daacad nimadaadaa kugu jeclaadey mahadsanid

  • @ubaxabukar1561
    @ubaxabukar1561 4 ปีที่แล้ว

    Mamo ayan kudhahy itus wey ididay shugri ayaba itusty mahad sanid abayo

  • @munanataasha3976
    @munanataasha3976 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allh abayo jasakla khayr

  • @jeancibien5357
    @jeancibien5357 6 ปีที่แล้ว

    Hello Shukri masala! Great video and your bakhoor looks amazing. Could I live in London, do you sell your bakhoor and how much? Thank you. Jean

  • @barsanexassan5347
    @barsanexassan5347 3 ปีที่แล้ว

    macantooy was mahadsantahay

  • @naleya6550
    @naleya6550 7 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allaha Allaha ku xafido

  • @saciidojamal8234
    @saciidojamal8234 5 ปีที่แล้ว

    shugran macanto cimrigaga allah dhereyo waxan rabaa nambarkaga inaa kul saxibaa rabaa

  • @deqoabdullahi3168
    @deqoabdullahi3168 5 ปีที่แล้ว

    Shukri cml hadeey umada ahaan lahayeen soomali oo dhan heer gaari lahayeen wlhi ayadoo gadooso waxeey taagan tahay waku baraa sida lo kariyo iga gado ama suubso maro hoosteeda kuma sameeyso guuleyso shugri abaayo mcn kuma aqaan lkn wanaagaada kugu jeclaaday

  • @fardowsaali8791
    @fardowsaali8791 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah shukri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashoabukar7579
    @caashoabukar7579 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid dhalo caday daacad nimada kugu jeclahay😚😚😚😚😚

  • @xamdixiis4769
    @xamdixiis4769 7 ปีที่แล้ว

    Carfinta gurika oo shidan ayaan kaa codsaa

  • @NazuBbe
    @NazuBbe 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugri walashe anigaba waa sameya lkn waka si kordhisanaua

  • @umuaishasahal761
    @umuaishasahal761 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah qali

    • @astahildiriye7249
      @astahildiriye7249 6 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo waad mahadsan tahay biyaha iyo sokorta qiyaastooda noosheeg

  • @fadumoAdeykacadey
    @fadumoAdeykacadey ปีที่แล้ว

    Abayo biyo kumadarin somah

  • @fadumoyussuf9376
    @fadumoyussuf9376 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo allah ku barakeeyo gacantada kama daallo dawashada

    • @warkaleexo6369
      @warkaleexo6369 6 ปีที่แล้ว

      Abooyo roswatarka iyo car fisada kiiladiii inteeen kukarinaa mesha biyaha looga kariyo galaaas

  • @deeqaaabi2944
    @deeqaaabi2944 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hargeisa ma kahelayaa qaaliyeey

  • @ijaabocabdi1431
    @ijaabocabdi1431 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukriyey gacmahaada caraf badanaaaaaa

  • @kiinhuno6713
    @kiinhuno6713 7 ปีที่แล้ว +1

    Mash alah qali ale ajir iyo xasanad haka siyo wan jeclahay inan barto sita logariyo unsika wana ku raja weynahay inan barto mar un

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukri abyo uunsiga magadeesa marka caraftiisa inta ka dareemooyaa

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Ayaan hashi haaa qali 0715825636

  • @mohamedgacal8686
    @mohamedgacal8686 6 ปีที่แล้ว

    Wll cushaar maxa la dhaha xbbti

  • @hamdimohamed8143
    @hamdimohamed8143 7 ปีที่แล้ว +1

    Can feel the sweet smell...MaShaAllah

    • @nimcaabdi1124
      @nimcaabdi1124 4 ปีที่แล้ว

      Walal wan ku salaamaya khuri mamasalo

    • @nimcaabdi1124
      @nimcaabdi1124 4 ปีที่แล้ว

      Walal waxan donaya unsi cad siida lo sameeyo

  • @zahracumar4297
    @zahracumar4297 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahey haku barakeyo abaayo mcn

  • @yasmiinyasta6894
    @yasmiinyasta6894 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh illahay gacanta haku barakeeyo wll Shugri ❤❤❤😚😚

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 7 ปีที่แล้ว +1

    lkn shukri intey laga helaa cadaradan anigo jooga jabuti iso jawaab mahadsanid

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      saousan didar wan ku so diraya +254715825636

    • @saousandidar3234
      @saousandidar3234 7 ปีที่แล้ว

      shukri masala madsanid qaali

  • @jamaalcabdi6714
    @jamaalcabdi6714 ปีที่แล้ว

    Hbo masha allh

  • @barsanexassan5347
    @barsanexassan5347 3 ปีที่แล้ว

    cadarada aad ku darta magacyadooda iisheeg adoo raaliya

  • @nimcoabdiraxmanxuseen958
    @nimcoabdiraxmanxuseen958 5 ปีที่แล้ว

    Lambarka muqdisho aankaa sugayey mana ujeedo

  • @hawosalad4265
    @hawosalad4265 6 ปีที่แล้ว

    Biyo malagu darayo miya abaayo

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa

  • @kadosoboy2452
    @kadosoboy2452 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo sideen ku fahmaa in u bislaaday

  • @alleyaqaan3429
    @alleyaqaan3429 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Alllaah Alle haku barakeeyo insha Allaah ❤️

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 7 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaan ingredientga ama waxa uu ka koobanyahay soo qor.
    Mahadsanid.

  • @sadionuur5040
    @sadionuur5040 7 ปีที่แล้ว +2

    Shukri abayo cadarada badan caraftooda sanka kaxiro waxaa laga yabaa in hadhow dhib kuu keeno illaah ku caafiyee

  • @xiisxasan7390
    @xiisxasan7390 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abayo allaha kuu barakeeyo cilmigaaga ❤