ASC markad video a so sameysid alaabta ad isticmashay waxa fiican in aad ku soo worried magacyadooda iyo tiradooda si o qofki rabo u so gato alabti o sax ah mahadsanid
Unsigaan aadban oga hely wuna fududyahy wuna qurux badanyhy wuna carfa qof baranaya hta Wu samyn Kara alabtisa hata way kobanty laguma warerayo sida dad badan oon arky sidy usamynaya waba ku warer boql shay bay kudarn mashaalllh wad mahdsntihin
Asigo baafka ka gadin aya meshisa ku ha been karta midkale cuudka aya ka tagtay marka dadka wax baresid alaabta dhan waa la wada tusa lkn ani wan aqana e asxabta kale sifican wax ugu sharax
th-cam.com/video/SwfLmiEj_gQ/w-d-xo.html
Asc wll
Asc abyo waan kuu baahanahay ee intee kaala soo xariiraa abyo
ASC markad video a so sameysid alaabta ad isticmashay waxa fiican in aad ku soo worried magacyadooda iyo tiradooda si o qofki rabo u so gato alabti o sax ah mahadsanid
Unsigaan aadban oga hely wuna fududyahy wuna qurux badanyhy wuna carfa qof baranaya hta Wu samyn Kara alabtisa hata way kobanty laguma warerayo sida dad badan oon arky sidy usamynaya waba ku warer boql shay bay kudarn mashaalllh wad mahdsntihin
Abaayo adigoo mahadsan waxyaabaha laga sameeyo ii soo sheeg ii soo qor pls
Masha allah saxibey wax iga soo gaarsii
Whre did u get the ingredients in Kenya
Masha allah abayo iso dhaweyn wa cusubhy❤❤
Ilaahey qeer haku siiyo ahaay laba cunug ayaan kukorsanaa
Labada kuxiga sonkorta iyo biyaha magacyoodada wlloh zooo qor
asc walal wan ku salamay ,waxan raba inan ka weydiyo sualo unsiga ee maa ii so wici gartaa abayo
Masha Allah shukran
Asigo baafka ka gadin aya meshisa ku ha been karta midkale cuudka aya ka tagtay marka dadka wax baresid alaabta dhan waa la wada tusa lkn ani wan aqana e asxabta kale sifican wax ugu sharax
Asc abaayo quruxey noga faaidee adeega lagaga bahanyahay markaad uunsi samayn rabtid
Wllo noosheg plz
asc abayo mcn iisheeg waxa budada ah oo kalakalarka ah
Asc abayo sokorta mida gaduudan ma kasameynkaraa mise wa qasab sokorcad
Abyo waxa kle oo lagu daro intee lagu iibiyaa
Maasha allah
marka u dhalio caml noqda maxa ka qaldan abayo
abayo mcn adigo mahadsan keenya ma joogiye waxan raba bushra iyo lulu baxrenka inta ay jogan kenya many ahaan mahadsanid xbtii
6$ waye midkiba
Abyo miir io usafa mx laga wadaa isheg
mahadsanid walal
Abyo burjika miya kukarise mise gaska?
Asc wll adeega nama tosin aad isticmashay
Masha allah amazing
Abaayo mirta maxaa la dhahaa I fahansiibo
Mirti mahay waye wll
Waxaa arkay dad miski kudaraayo saxmiyaa
abayo mcn iiqor waxalagudardaro please
Runtii wan kaheley anoo wahan is arkey ano talefonka sanka sartey wan is ilaabey
Wax yabaha ad kasameysey ino shek abaayo ado rali aha magacyadoda
Masha allah caadi maha
Asckm masha allaah
M.a
Abyo cadarada lgu daro kee ufcn
Magacyada dhirta noo so qor weligey maba maqline 😮
Abayo ushaqa magac kale igusheg😢
Manshaallh
Mirtuna maxay tahay
Can someone post the ingredients in english
Sugar musk and perfume oils
@@ayankamwana7751 thankyou 🙏
Also water
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Manzhalah
Gabar teytjiyey qaliyey, carsf noqo
Geedka ku daryso isagoo diyaarsn malahelaa mese anaa isku tumYa
Mirta iyo cushaaqa xagee laga helaa
MASHA ALLAH UUNSIGA CARAFTISA ARAGISA LAGA DAREMAYA
😍😍😍
Nice
Aye
m.a
NICE
Ingrediënten inu soo sheg
ممكن الترجمه
Meqa daqiqa kuqalali mcny
ممكن الترجمه بالعربي ما افهم اللهجه
Thomas Karen Martinez Larry Moore Anthony
What the murtah huno ?
Abyo adegyada saa ufahmaa
Clark Sarah Johnson Nancy Lewis Donna
Masha allah
ممكن الترجمه للعربيه
Mirta Meeqo kiilo alabta kuli qiyasta abayo soo qor
Maasha allah
Masha allh
Mash Allah