Gabadhan inan ka fa iiideysto Ayan raway oo sharaxad iga siiso business yar inan bilawo an raway lkn wey iga gabsatay si an wax ugu fa iideysanin magaran Karo ujedkas Somalia wa tan is gacan qawan jirtay
Walaal afsomali yan kugu sharaxay ,caawimaad noocee ah bad raadineysay,qof ubad u shaqeysata ban ahay,alaabta an isticmaalaya haddii Adan ka heli karin meesha aad joogto soo dirso ban ku iri,wixii aan video kaaga saneeyey oo sharaxay afsomali bad dooneysaa inaan dib kugu sharaxo yaa waqti u haayo 🙏
ilhayow rabiyow raxmaanow janatul fardowsa ku abaalmari yarabii ❤
Maashalah aad ayaan oogu farxay markan arkay gabadh somali oo warshad la,an sabun samaynaysa waa macalimad wayn allaha barakeeyo
Maxee ku dartaya weli ma fahmin
Masha Allaah
Guuleyso
Masha allaah abàyo jazakalaah wankafaaideysty ❤️❤️❤️
Manshaallah abayo ana inad ibarto ayan ka raba please ❤
masha Allah waxan u bahanahay wll inad ana ibarto sida losamaynayo ad ika fa idayso
Lkn maryaha cAdcad sida shatiyasha kalarka maku milmaya
Maasha Allah well come back sister
Masha Allah qurux
MashaAllah abayo Allah hakubarakeyo
Masha allah
Masha Allah tabarakallah keep going sister 😍😍😍
Jezakalahu kheyr
Alaabahaan xagaa kaheli karaa
Gabadhan inan ka fa iiideysto Ayan raway oo sharaxad iga siiso business yar inan bilawo an raway lkn wey iga gabsatay si an wax ugu fa iideysanin magaran Karo ujedkas Somalia wa tan is gacan qawan jirtay
Walaal afsomali yan kugu sharaxay ,caawimaad noocee ah bad raadineysay,qof ubad u shaqeysata ban ahay,alaabta an isticmaalaya haddii Adan ka heli karin meesha aad joogto soo dirso ban ku iri,wixii aan video kaaga saneeyey oo sharaxay afsomali bad dooneysaa inaan dib kugu sharaxo yaa waqti u haayo 🙏
Xagen kalasoxariira Wanubahanahay
Asalamu calaykum ina abti meel aan kaala soo xidhiidho ii sheeg
+254722303156
AAD baad UGU faa'ideysay walaalahaa soomaaliyeed...MAHADSANID nin badan.
Masha allaaah habo allaah ku xifdiyo🥰🥰🥰
AAAMIN habo thanks♥️♥️♥️
Shukran habo qaali
Mansho alah
Wll qalabka. Iyo dawada xageenka helaa somaliland
Course online ma bixisaa
ان الكذب يهدي الي الفجار الفجار يهدي الي النار
M.a m.a❤❤❤❤❤
thanks❤😊
Ma Sha Allah abaayo
Wll saabuun adag ma noqoneysaa
Intee kahelaa wll waan rabaa qalabka muqdisho ayaan jillogaa
Chemical anaa igq hele
@@shukrimohamed1684waalal chemical sabunta Ayaan ubahanahay lamabarkaga what's upka isoo dir
@@shukrimohamed1684 nabarkada so sheeg
Xagee joogtaa@@shukrimohamed1684
@@shukrimohamed1684abyo Inte laga hela
❤❤❤❤
Asc abyo waxaan ubaahanahay barashada saabùunta iyo shaambaa xageen kahelaa xabiibti igu caawi
0:01 Ana iga helee qaali
Caaga inte kahelay iyo alabta laqasayo wll
Muqdisho qaali
Muqdisho qaali
@@hamdi2233abayo Inte lagu gada alabta
Mashaallah wshy xageelaga helaaa hydrogen ka
Maxaa kasameysay
Wllshy waxa logo sameyo
Walashey sabunta waxa lo isticmalo manoshegin
Chemicalka xagee laga helayaaa
Sodium hydroxide soomalia maa malaga heeli kaara qofkii soomaliyaa joogaa oo meel lagu haayonyacaan Haa isoonsheeego
Waa lagahelaa bakaaraha
@Saabuunta xaage kala.sooxariira
In badana wan kula so xidhadhay wllo sacdiyo saabunta dharka sida loo samery noo soo duub
Exactly 💯
Mashallah tabarakallah
asc sacdiyo waan kusalaamay waxa aad iisheegtaa miyey jiraan wax kale oo saabuunta lagu fadhiisiinkaro ooaan sudium hydro ogxide ahay
Maya abaayo 🥰🥰
@@SacdiyaCitySoap abayo xagen ka heli kara sodium hayadr ogsedka iyo biyaha dhaman waxad ka samysay xamaran joga sen ku hela abyo iga cawi
@@aasiyanuur9600iso sheg qali marki lagu shego
Wax lagu carfiyo mala helaa
Markaa qalajinayo Ma Qorax dhigaaaa mise
Mashallah abayo Waxan rabaa caga xage laga helah
Muqdisho qaali