Biloowga Iyo dhammaadka Safarkayga !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2023
  • Si gooni ah Iigala soco Snap chat oo aan ku cusbahay.
    www.snapchat.com/add/xaliyeal...
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin iigu soo dir Telegram.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast: podcasts.apple.com/us/podcast...
    GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
    SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 302

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  8 หลายเดือนก่อน +48

    Macalinka wuu il baxay Snap chat ka igala soco.
    www.snapchat.com/add/xaliyealii?share_id=pkh9kjxDEH0&locale=en-GB

    • @kaamilAye
      @kaamilAye 8 หลายเดือนก่อน

      Teacher

    • @Updisameddd
      @Updisameddd 8 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅

    • @mataanciided2731
      @mataanciided2731 8 หลายเดือนก่อน

      Xaliye waan idin salamay naga daa nio asc na dheh dad muslimiinana nahee

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 7 หลายเดือนก่อน +14

    Wan ku tageeri jiray lkn kuma dhagaysan jirin wayo hadan nahy qadijooyin waxanu aminsanayn wuxu idinku diray farxyadi lkn marka an ku dhagaysaty wan ka helay fekerkaga iyo taloyinkaga iyo garashadad. Hore uu soco brother cadawgaga uu nolow insh allah guulayso🎉❤

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 8 หลายเดือนก่อน +27

    waa kaa qaaday xaliye wax badan baan kula socday sababtoo ah waxaan ahay hooyo haysato wiilal dhalin yaro ah hore usoco XALIYE

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 8 หลายเดือนก่อน +1

      MnzLh HooyO CiyaaLkaada ka Fikireysa Baad THY
      Runtti NiN Karmeed Baa NiNkaN Dhageysta

  • @user-df1nc2mu5n
    @user-df1nc2mu5n 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wallahi Waxan Modayey inad Aniga ilahadleysid Od iga War Haysey Xalada Nolasheyda Macalin Walahi Dhinacyadeyda Ayan Fiirfiiriyey Waxanba Modey inaad ila Jogtod ila Hadleysid Xaalada iheysatana Aad Kawarqabtey Runtii Hadalkagasina Waa Hadal Runa Cidina Kuuma Maqna Ceelna Kuuma Qodna Safarkuna Waa Kuu Kaliga Waa hadal idhiiri Galiyey Runti Xalada Maanta Aan Ku Jirana Waanadadu Dhiiri Galin Ayuu ii Noqdey Saacadan Aan Comment tiga Soqorayo Laga Bilaabo isbadal iyo Dadaal Badan Ayan Muujin Donaa insha Allah Alle Ha igarab Qabto insha Allah

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 8 หลายเดือนก่อน +17

    Anoo dumar aa kuugu xeran🫡
    The goat🦁 Ustaad🤌

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 7 หลายเดือนก่อน

      Yareey kabax meesha

    • @Buneeste
      @Buneeste 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-ju8ee5tg3disku xishow bro

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 8 หลายเดือนก่อน +15

    Annu waligay daanyeer ma noqon, sidaa oy tahay waxyaabo badan ayaan macalin xaliye ka faaiiday,
    Dadka moodaya in macalinku kaliya ka hadlo arimaha dumarka way qaldan yihiin, xaliye wuxuu xooga saara horumarinta nafta, isagoo Qodobo badan sharaxaad fiican ka bixiya si dhalinyarada ku xidhan uga faaiidaystaan.
    Horay u soco ustaad, 100k subscribes is coming soon 🎉

  • @Saddamahmett
    @Saddamahmett 8 หลายเดือนก่อน +11

    Xaliye hogamiyaha dhalinyarada somaliyed guleyso awoowe!
    Love isaara somali weyney💪🔥

  • @user-nm2fs1nk9e
    @user-nm2fs1nk9e 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ustaad abdisamad waxbadan ayaa nolosheyda kabadashay guuleyso

  • @ALBA324
    @ALBA324 8 หลายเดือนก่อน +9

    Safarkaan intaa ku jirtay waxa kugu bartay waa wado saxan, laalaab ma taqaanid awoowe waxa uqalantaa in lagula saaxiibo, xilligaan la joogo dadka badankood waa 2wajiile, lkn adigu hal dhaqan lee dadka kula daqantaa hal nooc lee uhadashaa iskama gado qof sidaa ah xilligan lama helo.

  • @Mohasongs
    @Mohasongs 8 หลายเดือนก่อน +4

    macalin waad ku mahadsantahay cashurada aad dib ubiloowday

  • @zakilyrics11
    @zakilyrics11 8 หลายเดือนก่อน +47

    Ustaad Mahadsanid Runtii wax badan Baa kaa bartay oo Kusaabsan Saan isbadal nololeed usamayn lahaa waxaana Kamida:
    1: Fahanka Dabciga Dumarka
    2: Selfie discipline and Motivation
    3: Samaynta Daqliga Iyo Time 🕰️ Management.
    4: Qaabka ugu wanaagsan oo Wax loo aqriyo
    Runtii Aad iyo aad baan kuugu faaidnay hadaanahay dhalinyarada somaliyeed Mahadsanid Ustaad Bashar wanagsan baa tahay .
    Tankale ustaad Waxaan kaa codsanaynaa inaad barnaamij yadaan soo socda inaad noosoo badisid.
    1: kalsoonida nafta
    2: Barashada Dabciga Naagaha iyo qaabka ay ufakaraan
    3: Daqli Samaynta
    Always Mahadsanid ❤👏 11:54

    • @theironlady6009
      @theironlady6009 7 หลายเดือนก่อน +2

      Kawaran hdaaa baratid dabcigaaga intaad raadin lahyd gabar dabcigeeda waxyaaabha ugu muhiimsan nolasha waaa inaaad bartaa naftaada not tan dadka

  • @zihaamzhiike
    @zihaamzhiike 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ano gabara talotinkga qatay Kuna fa idey gulayso macalin❤

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 8 หลายเดือนก่อน

      aad UweyN uStaadka TaLooyIN DhiNac Walaba Buu Bixiya👋

  • @user-vc7ob6jf7f
    @user-vc7ob6jf7f 8 หลายเดือนก่อน +67

    Xaliye is real legend wlhi I was big danyeer he help me out❤

    • @fatimamohamud1003
      @fatimamohamud1003 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @bahdonapdi1863
      @bahdonapdi1863 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Dhuxul9
      @Dhuxul9 4 หลายเดือนก่อน

      Waa iga qoslisay walaahi 😂

  • @hamudmohyadin2151
    @hamudmohyadin2151 8 หลายเดือนก่อน +7

    Awoowe, dadkaaga ayaad ushaqaynaysa, anakuna waanu kaa baranayna, soo badi sxb macane muqaalada iyo fikradahaaga ❤

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf3829 8 หลายเดือนก่อน +14

    Waad ku mahadsan tahey, aad baad ugu mahadsantahey dhammaan hadalladaada wanaagga iyo dhiirigelinta leh. I am proud of you Xaliye podcast 💯

  • @user-nl6qu2ly3e
    @user-nl6qu2ly3e 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi aad ban kaga mahad celinaya teacher garab istaga aad nagarab istagtey aniga shaqsiyadeyfa iyo dhaman dhalinta soomalisa. .... cimri dheer iyo cibado suban baa ku rajeenaya insha allah 😢🤲

  • @NN-ye4fi
    @NN-ye4fi 8 หลายเดือนก่อน +17

    A living legend prof. Xaliye🥇

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nin adag oo nolosha wax badan uso joogaa tahey Macalin Sheekadada xiiso gooniya ayey ii lahayd ani dhowr jeer ayan kuso ceshtay "Waayo arag aragti dheer.

  • @SheikhMohamud-cl1jx
    @SheikhMohamud-cl1jx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin caqli leh aqoon karti iyo orator ah weye nimanka cawiyo runtana kahdlo xaliye keep going kuwa kaxun h

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 8 หลายเดือนก่อน +4

    Xaliye wlhi wa nin legend ah anigo gabar ah ayabo ka hele hadaladisa i am proud of you legenow waxabo moda niman bdn an aqano inow la hadlayo 😊

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wxn ka mid ahaa kuwa Kula yaaban lkn markii danbe wxn xaqiiqsaday inaad ka hadlayso xaqiiqada nolosha .

  • @OpthirahmanRomeo-ud5zz
    @OpthirahmanRomeo-ud5zz หลายเดือนก่อน

    Best teacher macalin xaliye 8 qodob oo muhiim ah🙏✊

  • @yacqubfaras7594
    @yacqubfaras7594 8 หลายเดือนก่อน +2

    Awoowe Waxan Ahy Ardaydaada Mid Ka Mid Ah Waxan Casharadaada La Socday Wakhti Gaadha Saddex Sano In Badan Waan Kaa Bartay Magacaygu Waa Yacquub Faras Waan Rajaynayaa In Aad In Badan Iaragtay Ustaad Waan Kuu Mahad Culinayaa.❤

  • @yusrra.
    @yusrra. 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ano dumar eh kugu xidhan wx badana wka faaiday mahdsanid Xaliye❤️

  • @maxamedmustaf3500
    @maxamedmustaf3500 8 หลายเดือนก่อน +35

    Thanks for you dedicated us to Suggest your thoughts ❤❤
    Soomaalida wexey dhahdaa : "Rag waa arin keen iyo aqbal keen, Xaqiiqateyn marka laga hadlo waxaad keentey arrin aan keeni laheeyn Rag Awoowe Iyo awuulan noogu aadan ,

    • @shiikhmuuse824
      @shiikhmuuse824 8 หลายเดือนก่อน

      War hadaba dayerbaan ahaye maxaad Naga badashay managaha uu nabigeenu yidhi scw macmacaanka siiya

    • @hoobanxoog7868
      @hoobanxoog7868 7 หลายเดือนก่อน

      anigu ruux muslim ah ayaan ahay cilmi igu filan diintayda ayaan ka heley taasoo tilmaamaysa sida haweenka loola dhaqmo ama xaas kaaga dadka aad leedahay daayeer baad u tahay illahay wuxuu ku tilmaamay kalgacal iyo naxariis baan dhexdooda dhignaa, markaa maxaad ka badalikartaa cilmi diimeed malihid diintaada baro markaa dadka wax u sheeg

  • @SuudiKabiir
    @SuudiKabiir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nin rageed hoowl kar ah hormar wacan uztad xaliye🤝👍👍

  • @abdikalif1012
    @abdikalif1012 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid Waxaad kumanan raga ujexday wado Mustaqbal leh 💪🙏

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 8 หลายเดือนก่อน +4

    Bodkastiga Ana like iyo comantyga ugu horeeya❤🎉

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 8 หลายเดือนก่อน +6

    Xaliye is good men❤🎉

  • @ahmednuurdhagacaleen329
    @ahmednuurdhagacaleen329 8 หลายเดือนก่อน +2

    My role model the legend haliye guleyso❤

  • @user-ib9gd9zp4g
    @user-ib9gd9zp4g 8 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin waad mahadsantahay
    Waxan kaa faiiday cashiro badan oo faaiido leh nolasheydana wax badan ka badalay.

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wax badan Baan kaa faa,idey macalin alle haku sharfo 🔥 💪

  • @futtsom
    @futtsom 8 หลายเดือนก่อน +4

    Xaliye my goat 🔥🐐

  • @goobaanleganeey7061
    @goobaanleganeey7061 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb guuleyso hori usoco gul insha allah❤

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wayna soo gaarte istaaad fariintada wana ku mahadsan táhay ❤

  • @user-nk2ww8jm8m
    @user-nk2ww8jm8m 8 หลายเดือนก่อน +5

    You really helped me understand when I was struggling.

  • @XogRaac
    @XogRaac 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hab fikirkeyga nololeed wax badan baad ka badashey mahadsanid macalin

  • @gentelman6768
    @gentelman6768 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wax badan baa ka faidy abaal baan ku hayaa sxb❤😊

  • @TIMACADEMohamed
    @TIMACADEMohamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    meel.kasta way joogtaa naag qurxooon 🥰 awoowe fahan shaxda

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 8 หลายเดือนก่อน +4

    You are very active person in our society

  • @ammarhassan8247
    @ammarhassan8247 8 หลายเดือนก่อน +2

    TALOYINKA Macalin Xaliye 1-kuadkayso wadada aad goansatay ind qaado 2-dadku markasta wayhadlayan waa caadi haujoojin 3 -dadka kugudhow wakuwa lugaha kugudhagaya 4-iskuqab aaminaanan nafeed 5- ind yeelato cadaw & dad kuneceb waa cabirka kaliya eed kuogaanayso saameyntaada wa cadi haunixin 😂 6- bilow hawsha kadib dadku waykugosoobiiri 7- wainaad yeelato maqaar adag hadi kale guriga hooyo joog 8-safarku waa kugu kaligaa ✊

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin❤

  • @cxakiinaxmed2305
    @cxakiinaxmed2305 6 หลายเดือนก่อน

    M,a macalin

  • @wll_mount9227
    @wll_mount9227 8 หลายเดือนก่อน +3

    GOOD DAY USTAAD

  • @tigerfaraxkiller8009
    @tigerfaraxkiller8009 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @user-si1ys9rl7z
    @user-si1ys9rl7z 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks macalin xaliye

  • @nastexoahmed392
    @nastexoahmed392 8 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid 😊

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad Xalliye.

  • @NaimaYusuf-jm7pf
    @NaimaYusuf-jm7pf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid macalin

  • @MadaalePromax-lj2dy
    @MadaalePromax-lj2dy 6 หลายเดือนก่อน

    Xaliye nin nool baan noqday
    Markaan fikradahaaga ku xirmay.
    ninkii guul rabo waxaad tahay gardaadiyihiisa .
    Thanks macalin .

  • @abdiqanimohamed209
    @abdiqanimohamed209 8 หลายเดือนก่อน +4

    The only alter legend🎉

  • @MohamedMohamed-jb4me
    @MohamedMohamed-jb4me 8 หลายเดือนก่อน +3

    This man is absolutely legend

  • @BULLEBAARI
    @BULLEBAARI 8 หลายเดือนก่อน +1

    HORAY USOCO BABA

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso xaliye pofcast wax badan ka faidnay❤️🙏

  • @mohamedshiino
    @mohamedshiino 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid dr.xaliye

  • @the_prince_abdulkadir
    @the_prince_abdulkadir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soolaabasho wacan macalin

  • @abdirahmanhussien5319
    @abdirahmanhussien5319 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustad xaliye.

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid awoowe

  • @akdream5313
    @akdream5313 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll
    Ilaahay Ayaa noo soo kaa Diray wlahi

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin wan ku aaminsahay waxyaabo badan waad ibartay🎉🎉

  • @user-hy4hf3nn1h
    @user-hy4hf3nn1h 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ guul macalin xaliye keep going ❤

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin wax bdn baan iska badel horey na waan usocdaa

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xaliye waa kula socona💯❤

  • @user-cl6jn6oc2t
    @user-cl6jn6oc2t หลายเดือนก่อน

    Macalin xaliye waa mid kuleel soo maray

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a waa Safar aad u qiimo badan.

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin xaliye thanks 💥

  • @YONKA22
    @YONKA22 8 หลายเดือนก่อน

    Xaliye The Best teacher wax badan ka fa,iday mahadsanid macalin❤👍

  • @user-fj9fu4cr7s
    @user-fj9fu4cr7s 3 หลายเดือนก่อน

    Big respect ustaad

  • @Gymmotivations230
    @Gymmotivations230 8 หลายเดือนก่อน +1

    Halyeyga Nool Thank you Professor Xaliye.

  • @cabdiraxmanmaxamad7865
    @cabdiraxmanmaxamad7865 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ustaad 👏

  • @Mohaoffici1
    @Mohaoffici1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xaliye wad mahadsantahay wlhy ani mar waliba aan adikudawado dhirigalina darewma

  • @mr-ed7kv
    @mr-ed7kv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi xiligii hore inaa waalantahay aa kuu maleen jiray lkn dib ayaa ka ogaaday xaqiiqada

  • @Fiyoooooore
    @Fiyoooooore 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wayn 8 qodob oo muhiim ah mahadsanid prof xaliye🐐✅🔴⚫

  • @nasserudeenmohamednor2938
    @nasserudeenmohamednor2938 7 หลายเดือนก่อน

    Thank u Dr Xaliye

  • @samawado9647
    @samawado9647 8 หลายเดือนก่อน +1

    Top G mr xaliye

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks mudane

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku mahad santahay macalin thank you

  • @Maahirzayinmaahirzayin
    @Maahirzayinmaahirzayin 3 หลายเดือนก่อน

    Xaliye aabahaa alle ha unaxariisto

  • @RealAbdalla110
    @RealAbdalla110 8 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin wadmahadsanta i will meet with you one day

  • @user-qq7ik6it6v
    @user-qq7ik6it6v 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin guuleso Mar kasta 🎉❤

  • @abdiwaxidadanabdi3972
    @abdiwaxidadanabdi3972 8 หลายเดือนก่อน

    Xaliye qofka aan isku dheerigaliyo vedio yadisa thanks xaliye

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xaliye awoowe aadban ku salamaya good job 👏 thenks alot

  • @maxamedadan3219
    @maxamedadan3219 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad soo dhowoow

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 8 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going legend..

  • @AbdilahiQuule
    @AbdilahiQuule 3 หลายเดือนก่อน

    mcalin xaliye kug maalnay macalim❤

  • @user-zt8nk8sb1h
    @user-zt8nk8sb1h 8 หลายเดือนก่อน

    Haliye macalinkii ragga wanku taageeraa wallahy wan ku mahadcelinayaa

  • @princes2224
    @princes2224 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤xaliye wlhi waa legend ❤️ 😮koley rag bdn waxn rjenaa iney wax kaafaiden inshallah 🙏 😊

  • @maxamedhassan5711
    @maxamedhassan5711 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks for you advice teacher

  • @AbdilaahiAdan-xr3dx
    @AbdilaahiAdan-xr3dx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin xaliye ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro waan lacajabay runtaada sidii loolayaabanaa iyo sida hada aankuu aaminay

  • @GuuleedAhmed-vk1kz
    @GuuleedAhmed-vk1kz 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaadunaa cimaamada waan kugu tuuray❤

  • @samirasuoleman2808
    @samirasuoleman2808 7 หลายเดือนก่อน +2

    Je suis vraiment heureux de savoir que tu es spéciale pour nous continuer ❤

  • @daauudcabdi3507
    @daauudcabdi3507 8 หลายเดือนก่อน

    yeelo maqar adag sida macalin xaliye .

  • @ApdiqaniMaxamed-tr9sf
    @ApdiqaniMaxamed-tr9sf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul io goponimo ku rajenya mclin

  • @CabdikaafiCabdulaahi-tk5vf
    @CabdikaafiCabdulaahi-tk5vf 7 หลายเดือนก่อน

    Tanks

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 8 หลายเดือนก่อน +2

    Macalinka ragaa xaliye legends..❤❤❤

    • @iqradahirnaxar14
      @iqradahirnaxar14 8 หลายเดือนก่อน

      Anigoo xaliimo kuusey ah ayaa la socdo xalqada 😂😂😂😂

  • @wwdaawocom
    @wwdaawocom 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r 6 หลายเดือนก่อน

    Teacher xaliye waxbadan aakaabartay thank you Markale

  • @Updirahman-ts3ve
    @Updirahman-ts3ve 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks teacher❤

  • @AbdinajiibMohamed-vb1rw
    @AbdinajiibMohamed-vb1rw 8 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare ustaad

  • @user-yb8zp8jx8e
    @user-yb8zp8jx8e 8 หลายเดือนก่อน

    Hal mid oo muhiim. Ah aya jirto
    Intaa dad kale ku mashquuuli laheyd ku mashquul naftaada